Тёмный

tradebot TBT: Daawo shan sabab oo aan u maalgashtay applicationka tradebot 

Bulsho Academy
Подписаться 2,7 тыс.
Просмотров 3,7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@someagle39
@someagle39 7 месяцев назад
Mahadsanid eng adiga waxii jiro ayaad sheegtay lkn ninkii wax dhacaya ama rabo inu wax dhaco cid ka hor istaagi malahan adiga waxaad qiimeysay siduu udhisan yahay appkan
@Binmohamed31
@Binmohamed31 7 месяцев назад
😂😂waa ku salaamey
@zakiomar-g7g
@zakiomar-g7g 7 месяцев назад
Bot ama rebot maba kala fahansana qofkasta kaamiro iska soo fadhiisanaaaa
@Binmohamed31
@Binmohamed31 7 месяцев назад
@@zakiomar-g7g wllhi 🤣
@abdiabdiwahabismail9155
@abdiabdiwahabismail9155 7 месяцев назад
Hhhh barnamujkani waxa uu la.mid yahay sadex barnamuj oo aan hore u soo aragnay tusale ahaan Cj , tians, dhanka kale video's ka youtube ka ku jira oo dhami waa last 1 months kii u dambeeyay yaan laydin dhicin waxa uu ku shaqeynaya multiples marketing wax la yidhahdo oo odhanaya dad keen hadii aan dad la keenin wax lacag ah lama.helayo hh aniga layma khiyameyn karo bro
@bulshoacademy
@bulshoacademy 7 месяцев назад
Haye
@xerilaliye
@xerilaliye 7 месяцев назад
Beenta iska dhaaf waxa dadka u shegeyso caden uma heysid 3 jeer ban kala baxay wlh ano dad iyo waxas kenin
@FartuunXuseen-s1e
@FartuunXuseen-s1e 7 месяцев назад
Dad ayaana qalbi madoobaad qabo oo aanan waxbo fahmen waa ninkii sheekha ka dhagaystay geel sàka kama baxdo oo anan sugin ilaa u shan ka gaaro . Kuwa meeshan ah ayagoo waxba dhamaysan ayay iska soo qaylinayan ordo waxbarta
@mohamedabdikarin1552
@mohamedabdikarin1552 7 месяцев назад
Anoo og in leysku yaaci doono ayaan maal gashtay😂😂😂😂
@ablaal1037
@ablaal1037 7 месяцев назад
Shp legend baa tahay
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 7 месяцев назад
Meeqo dhigatay waa lagu yaacee 😂😂
@mohamedabdikarin1552
@mohamedabdikarin1552 7 месяцев назад
@@King_Safwaan10 May wax badan ma dhiganin $60 umbey aheyd
@RamlaCumar-hn2bx
@RamlaCumar-hn2bx 4 месяца назад
Hada masocdaa apkaan mise waali wuu xiranyhy
@WalaalCadde
@WalaalCadde 7 месяцев назад
Zxp Ban giyada caalamiga makadiiwaan ga shanyahay Midakale halkee laga leeyahay Mahadsanid.
@abdirahman125
@abdirahman125 7 месяцев назад
Kkkkk kkkk faa ido badan baan rajaynayaa inaad ka wabatay😀😀
@YusufKhadar-t3n
@YusufKhadar-t3n 7 месяцев назад
@Buubshe
@Buubshe 7 месяцев назад
Waxaa vadeyn iigu filan ma jiro company website kiisa uu afsoomali kusoo muuqdo 😅😅
@MohamedAbdi-x9f
@MohamedAbdi-x9f 7 месяцев назад
Kkkk
@cabdifitaaxaxmedcali5399
@cabdifitaaxaxmedcali5399 7 месяцев назад
😂😂
@AHMEDMAHAMED-qk8qb
@AHMEDMAHAMED-qk8qb 7 месяцев назад
😮waow
@abdullahiismailyussuf9035
@abdullahiismailyussuf9035 7 месяцев назад
Kwran Banamijkan Tradebot Pro
@ablaal1037
@ablaal1037 7 месяцев назад
Anaa mudo 3 bil is ticmalooyo shp
@JaabirMohamed-zx5oj
@JaabirMohamed-zx5oj 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂hada kawaran
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 7 месяцев назад
Wll Barnaamijkan waa xaaraan haddii aanad hore u ogayn, hadaad badheedhsan thyna ugu yaraan dembiga dadka kale haku darsan.
@bulshoacademy
@bulshoacademy 7 месяцев назад
Siduu xaaran kuyahay bal noo sheeg
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY 7 месяцев назад
@@bulshoacademy 1) lacagta lagu siinayo waxa laga qaaday dadkii dambe ee shirkada soo galay ee meel kale kama imanayso. Taasina waa khiyaano 2) hadaad dadkeento waa lagu dalacsiinayaa, lacagna waad ku helaysaa taasina ma banaana. Waa sidii jiif oo jaq Note= waa sida culimadu dheheen hadaad RU-vid ka baadhona waad helaysaa. Magaca shirkaduna muhiim maaha ee waa system ka ay u shaqayso, Kuma lihi iska jooji ama sii wad keliya waa iga nasteexo iyo in aan alle agtiisa wax kaga helo.
@bulshoacademy
@bulshoacademy 7 месяцев назад
@@SOMALIBADBOY sxbow waa ka maqan tahay qalad ayaadna ufahantay dadka ushaqeyo shirkadaha wawayn oo marketing ah oo mushaarkodo kuxiran yahay dadka ey kenan ma xaaranba maa laga hadlo tan kale suaasha sheekha waxkasta oo ka shabaha arimahaas waa qaadasho waaa culumadena lkn tan shardi ma ahn inaa kentid lkn level way kujiraan taasna shirkadaha caadiga ushaqeyaba leh in qofka macmiil badan keno dalacayo
@Buubshe
@Buubshe 7 месяцев назад
​@@bulshoacademy Tuugo is baheysate inaa tihiin war ma sell iyo puy baad ku qaldeysaa umada War qof aana aqoon shuruucda suuqyada xita saan uma hadlo
@Gaaldiid
@Gaaldiid 7 месяцев назад
Wll waa ribo calaamadihii ribadana way leedahay Walina waa ribo nisii,a. nabiga (SCW) waxa uu yidhi xadiis macnihiisu ahaa; ribada, sinada iyo khamriguba way faafi doonaan waxaana iman doona wakhti qof waliba ribo cuno oo ka ugu yar boodhkeedu soo gaadhi doono. Wakhtigaas oo ribada, sinada iyo khamriga dadku u qaadan doonaan ilbaxnimo iyo horumar
@bulshoacademy
@bulshoacademy 7 месяцев назад
Shukran wll waa qaadasho wanaadaada
@hamseabdi4049
@hamseabdi4049 7 месяцев назад
Wll siday kutahy ribo Bal isoo faahfaahi wan kujiraa inan iska dayo ayaan rabaa
@ablaal1037
@ablaal1037 7 месяцев назад
​@@hamseabdi4049 account kaaga ani isii hadaa dhaafeyso😂
@Qaabtur
@Qaabtur 7 месяцев назад
Warka isii hee 😂😂
@zakiomar-g7g
@zakiomar-g7g 7 месяцев назад
Waxbaro dadka ha lugoonine😊
@bulshoacademy
@bulshoacademy 7 месяцев назад
Intaad taqaanid in kabadan ayaan naqana sxb . Dadka facaa ah meel kasta waa kaga horeyan sidaad waxkasta dood uga kenaysay
@zakiomar-g7g
@zakiomar-g7g 7 месяцев назад
Bal maanta see dareemaysaaa kugu tiigdan maayo tradebot waa ku daayay
@bulshoacademy
@bulshoacademy 7 месяцев назад
@@zakiomar-g7g waxbo ma dareemaya sxb muuqaalka horay ayaad ka daawate dhameyso kadib waxaa darema mesha ka ogane
@calimofficialchannel5872
@calimofficialchannel5872 7 месяцев назад
war waxan waa scam wana xaraan maalinta lacagtaa la dhaco ayaad ka shalanysaa
@AbdullahiAli-u1t
@AbdullahiAli-u1t 7 месяцев назад
Walaa dhacay
@kawsarmohamed9552
@kawsarmohamed9552 7 месяцев назад
Anoo 15 keenin wxba mashaqeysan karo miyaa
@Liibaandaacad12
@Liibaandaacad12 7 месяцев назад
Waa kashaqayn kartaa ee ila soo xariir anaa ku sharaxaayo
@gaaridiiguntuuciishaay
@gaaridiiguntuuciishaay 7 месяцев назад
​@@Liibaandaacad12isheeg baal wll
@faashochannel1963
@faashochannel1963 7 месяцев назад
Odey hye kuwa wax dhace ma kamid tht
@SayidMaxamed-y9h
@SayidMaxamed-y9h 7 месяцев назад
War dadka beenta kadaa😅😅
@FaranfarYaska
@FaranfarYaska 7 месяцев назад
Beenaale
@someagle39
@someagle39 7 месяцев назад
Aabahane waad dhihi lahayd dadka ka xishoo neefyahow
Далее
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 341 тыс.
Shaqo Aad Maalintii $ Ka Sameyn Kartid.
7:56
Просмотров 265 тыс.
SOMALI HIGH SCHOOL!
22:36
Просмотров 1,1 млн
calafka iyo quudinta xoolaha |   Axmed Taakoow
48:17
Просмотров 6 тыс.
SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo
14:25
Framing Headroom? waa maxay headroom?
4:30
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37