Тёмный

Trying Dhaanto Dance for the first time 

Qays Qeyser
Подписаться 583 тыс.
Просмотров 162 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 370   
@zameHD15
@zameHD15 10 месяцев назад
Mansha'allah walaal aad baan kaaga mahad celinayaa inaad markan daawado Jig-jiga dhulkeygii inkastoo dhulkasta oo soomali leedahay dhulkeyga yahay hadana halkan waan ka maqnahay salaama walaal qays qeyser ❤💯🙏
@muhiiz4728
@muhiiz4728 10 месяцев назад
Dhulkeyna Mar uun Waan soo ceshanana i.a
@Jesuslovesyou337
@Jesuslovesyou337 9 месяцев назад
Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa Ciise Masiix inuu la heshiiyo nafsaddiisa, inaynu isaga xaggiisa nolosha weligeed ah ku helno. Ilaah uma soo dirin inuu xukumo aadanaha laakiin wuxuu u soo diray inuu badbaadiyo. Ma doonaysaa inaad isaga u heshid sidii Rabbi iyo Badbaadiyaha noloshaada?@zameHF15
@Jesuslovesyou337
@Jesuslovesyou337 9 месяцев назад
​​@@muhiiz4728Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa Ciise Masiix inuu la heshiiyo nafsaddiisa, inaynu isaga xaggiisa nolosha weligeed ah ku helno. Ilaah uma soo dirin inuu xukumo aadanaha laakiin wuxuu u soo diray inuu badbaadiyo. Ma doonaysaa inaad isaga u heshid sidii Rabbi iyo Badbaadiyaha noloshaada?
@jibrilaliaato8344
@jibrilaliaato8344 8 месяцев назад
Qeysar ha laa waaso
@Amiinyare4567
@Amiinyare4567 10 месяцев назад
Buurta kaaraa mardha waa tii diyaaradihii somalia kakici jireen 77kii duuliyaashii uu ku jiray muuse biixi😢😢❤
@asmatahir1848
@asmatahir1848 10 месяцев назад
Deetana😂😂
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 10 месяцев назад
😂😂😂 fawdada xamda quruxey
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 10 месяцев назад
Ayeeyday waxay isku salami jireen ❤ Salan sida cadarka uu udgoon _sida ciida ubadan_sida cirka uu qurxoon kashka iyo laabta kaso goday ❤😂
@user-gd5qj9lj9j
@user-gd5qj9lj9j 9 месяцев назад
Kusoo dhawow jigjiga somali galbed wllky qays qasysr ❤
@namelos2963
@namelos2963 10 месяцев назад
Dhaanto+dheel=Fitness free❤🎉❤noloosha dhabtaa waa taa waa xoolo dhaqato iyo xaabo la shidayoo xoogaaga ad ku shaqeesanayso
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 месяцев назад
اللهم انصر فلسطين على الظالمين ❤🇵🇸
@maxamednour3742
@maxamednour3742 10 месяцев назад
Traditional customs are very important to know❤
@layladheman6534
@layladheman6534 10 месяцев назад
Qays qaysar youtuber aan aad iyo aad uu tageero mnsha allah mustaqbal fiican ku talaabso insha allah waxa thy qof naziib leh ilaahay ha uu ku fudaydiiyeey dalxiiska anaguuna qalbiga iyo indhahaanu kale dalxiisna❤❤❤
@Ahmedmohamed115-po1xv
@Ahmedmohamed115-po1xv 10 месяцев назад
Qays qayser the one and only RU-vidr keep going bro ❤
@Mohaa930
@Mohaa930 10 месяцев назад
Legend qeys qeysar waad ku mahadsantahay muqaalka quuxda badan magalada kasoo diyaarisay wadanku waa wadankaagii ku raaxayso landhere❤
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 10 месяцев назад
Jigjiga somali galbeed ❤
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 10 месяцев назад
Laandheere
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 10 месяцев назад
Jigjiga ❤ Manzha Allah ilahay nimcada ha usiyaadiyo wll ❤
@MR.POIKA..
@MR.POIKA.. 10 месяцев назад
Qeysow wllhi sadad uso dhigty ana us hor galy nio horumar wacan only reer jigjiga🎉😂❤❤❤
@ibrahimadanafrax2734
@ibrahimadanafrax2734 9 месяцев назад
Macallaa galkaad cuneeysaa ayaan kuqoslay 😅😅😅 qeys qeeysar legend ♥️
@abdirahman877
@abdirahman877 10 месяцев назад
Gabadha xaabada xanbaarsan quruxsanaa allow faraj khayr u fur❤️
@hakimi247
@hakimi247 9 месяцев назад
yow wlhi you really good at this mnsha allah video aad ufiican ka diryarisay mgalda keep up brother 🖤
@abdikareimck9406
@abdikareimck9406 10 месяцев назад
Jigjiga waxay ka midtahay magaalooyinka ugu qadiimsan geeska Africa waana meeshii uu ka talin jiray ninkii la odhanjiray garaad wiilwaal xiligaaso ahayd 1800
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 9 месяцев назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم سدد رميهم ووحد صفوفهم اللهم اشف جراحهم اللهم تقبل شهداءهم اللهم اجعل عسرهم يسرى
@safahomer.
@safahomer. 9 месяцев назад
Mashallah this is breathtaking😭👏🔥🔥
@cabdirashidmaxamed-cy9xw
@cabdirashidmaxamed-cy9xw 10 месяцев назад
Masha alaah dhulkaygii quruxda badnaa❤❤❤❤
@OmaarKamaluk
@OmaarKamaluk 10 месяцев назад
My favorite qays qaysar❤
@abdoww861
@abdoww861 10 месяцев назад
Aad ban ugu faraxsanahy inan manta dawanaya muqaal csimda jigjiga la ga so duubay inta bdn wan ka sugaynay lkn hadad duubtay alxm somali westland somali galbeed my homie🇬🇶🙏
@amiinloxos381
@amiinloxos381 10 месяцев назад
Mnsha allaah mahadsanid qaysow
@Susuomar-123
@Susuomar-123 10 месяцев назад
Aad buu qurux badan yahy video ❤ well done
@badrimohamednadir5399
@badrimohamednadir5399 10 месяцев назад
One of the greatest RU-vidr in Somalia 🇸🇴 🙌 👏 👌
@zaramoh588
@zaramoh588 9 месяцев назад
Somaliland wll
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 10 месяцев назад
Amazing view thank you bro Qays Qayser 😍
@Saalim_Lyrics
@Saalim_Lyrics 10 месяцев назад
The one and only youtuber I interested ✊️🔥❤️
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r 9 месяцев назад
Walalhayi Dhazhi awubare hore u zocda walalhayi😊
@user-ge1io5yb3k
@user-ge1io5yb3k 10 месяцев назад
M.a waa muqaal qurux badan jigjiga
@Intelgenzverweigerer
@Intelgenzverweigerer 4 месяца назад
Walhi meel ka xalwad macaan ma arag dhulka soomaaliyeed xalwada fooqdheere❤ markii iigu dambaysay 2014 ayay ahayd.
@AliPharahismail
@AliPharahismail 10 месяцев назад
Qays Qeyser ❤ Keep going 💪
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 10 месяцев назад
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
@RoobleCade-py5dl
@RoobleCade-py5dl 9 месяцев назад
Jijiga video badan kasoo duub legend qays qeyser
@munahfarxan3964
@munahfarxan3964 10 месяцев назад
Qays the first guy i enjoyed his content i would love if you try and go to other african countries and look for the somalis living there and their life and difference
@xusenadenosman460
@xusenadenosman460 10 месяцев назад
Best video ❤🎉
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 10 месяцев назад
Jigjiga somalia aad ban kaga mahad celina qeys muqaalka qurxoon ad noga so duubtay dhulkeena hooyo
@mukhtaarmaxamed9997
@mukhtaarmaxamed9997 10 месяцев назад
Legend qays qaysar guuleyso ❤
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq 10 месяцев назад
Cabdiraxman cabdiwali keep going prather ❤
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 10 месяцев назад
Allow I tus jigjiga oo soomaliyi xukumayso dhamaanteedba ❤😢
@abdoww861
@abdoww861 10 месяцев назад
Lagama yaabo somalia in ay xukunto anagana rabin in ay na xukunto somaliab xukunked muxu no tari anaga somalidi dhaladka ahy ayaba lagu leyahy somali ma tihid muwadin somali tihid maxa marka xuuquqda aan ku lahayn kol haday dafiren maxa hadan ethiopia ka go,ono anaga dal gaar ah noqonayn oo somali westland la dhaho somali galbeed🇬🇶❤️🙏
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd 9 месяцев назад
@@abdoww861 wAan ogahy in ay soomali xukunkeedu waxba taraynin lkn mar walba waxa aan jecelahay in aad adigu wax jira noqto oo aad cadkaga goosoto soomali galbeedey 🤌🥺💯
@user-ll6di8qj4p
@user-ll6di8qj4p 9 месяцев назад
Somalia kuwa ay hada xukunto wax ha utarto wll jigjga dadki lahaaba dhistaye waliba 20 Sano aya lagu dhisay
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 9 месяцев назад
​@@abdoww861 dagalka 1977 dadkii ku geeriyooday ma balaash bee u geeriyoodeen? ina adeer kulahaa Somalia iney na xukunto ma rabo😂
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 9 месяцев назад
​@@user-ll6di8qj4po Somalia maxa ku diiday ina adeer
@yurubmatan7814
@yurubmatan7814 10 месяцев назад
Thanks wllkey qays qaysar ❤🙏
@ubahmahamed5631
@ubahmahamed5631 10 месяцев назад
Keep going brother qays
@user-qw1iz8kj6y
@user-qw1iz8kj6y 10 месяцев назад
Magaladydii xarshin soo mar qaysow😂
@mohamedosman462
@mohamedosman462 9 месяцев назад
Xarshin iyo Harta sheekha soo mar sxp
@MohamedabdiMohamed-dg7xk
@MohamedabdiMohamed-dg7xk 9 месяцев назад
Xarshin harta sheekha iyo gaashaamo iyo badhan soo mar
@NimcoAbdi-zi6td
@NimcoAbdi-zi6td 10 месяцев назад
Qays qaysar hore u soco inshallah horumar wangsanku rajaynayaa bro
@gulied_abdirashid875
@gulied_abdirashid875 10 месяцев назад
Jigjiga magaalo soomaliyed❤
@CawilCilmi
@CawilCilmi 10 месяцев назад
Jigjigaa 🇪🇹🖐️❤️
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 10 месяцев назад
Bro is land of Mali's 🇸🇴 🔛🔝 Not a Amhar
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane 10 месяцев назад
Jigjiga mahan magalo Ethiopia ee waa magalo cagdheer🇬🇲✊️😊
@user-qz7bs1jn5f
@user-qz7bs1jn5f 10 месяцев назад
Qays mad iska noqotid wariye qabkii wariyada bad wax uso bandhigtaye😂❤
@cabdifataax3739
@cabdifataax3739 10 месяцев назад
Waa muuqal aad u qurux badan
@shifaabshir
@shifaabshir 10 месяцев назад
That’s amazing ❤
@kafaayaabdilahi
@kafaayaabdilahi 8 месяцев назад
Maanta qaysow ma na so sallaantay 😊
@Vizard.aiclips
@Vizard.aiclips 9 месяцев назад
Ogaden nasab weeyi😂😊😊❤❤❤❤
@user-gq4kg9yd1p
@user-gq4kg9yd1p 10 месяцев назад
Qas kayga reer soomlilaand😂❤❤
@HipoXasan-cc4yl
@HipoXasan-cc4yl 10 месяцев назад
Qays qaysar best RU-vidr
@hamudi--6140
@hamudi--6140 10 месяцев назад
Peace and love ogadenia❤❤❤
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- 10 месяцев назад
Love 💕 Jigjiga
@abdifataxcasayr9323
@abdifataxcasayr9323 10 месяцев назад
Qaysow aan Ku saxee malaa 1890 kii ayaa la aasaasey, maadama 1977 aynu dooneyny ineynu xoreyno. Waxaad noo sheegty 1980 kii.
@milgosare3448
@milgosare3448 8 месяцев назад
Jigjiga Xaruntii Dawlada Deegaanka Somaalia💞💞💞💞💯💯
@Mehbub_636
@Mehbub_636 9 месяцев назад
Jigjiga magaalo soomaaliyeed❤🎉
@user-cn8bn6lb7m
@user-cn8bn6lb7m 5 месяцев назад
Sawdiga ciyaarti ku jaasay mesha waad qastay 😅😅 manshallah ❤
@rawdary8507
@rawdary8507 9 месяцев назад
❤❤❤❤ just don't have word to express that 😂🎉 Qays qeyser ❤
@user-nu2ys4gm3p
@user-nu2ys4gm3p 10 месяцев назад
Waar caawa ma jigjigaad ku caweenaysaan😂😂😂😂❤❤❤❤
@saqawadiin4855
@saqawadiin4855 9 месяцев назад
Qeys qeysar I'm tiktokadA pro Reply
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 10 месяцев назад
MashaAllah beautiful ❤
@kahagure3075
@kahagure3075 9 месяцев назад
Ha nicin comment wan soo bixiyey horey u socow❤❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 10 месяцев назад
Reer Jigjigoow Waxaan Idinku Salaamayaa salaan Ka Qurux Badan Laamiga 05 laamiga aayar Daga laamiga Jaamacada iyo laamiga sheekh nuur ciise kan waraabo salaam iyo kan seelada ✌️😮Wax Garadka Unbaa salaantayda Fahmi 🫡😘
@user-lj8nl8jm1k
@user-lj8nl8jm1k 10 месяцев назад
Waxan u fahmay in ay magalada Hormartay
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 10 месяцев назад
@@user-lj8nl8jm1k Absolutely 👍 🫡
@amiinloxos381
@amiinloxos381 10 месяцев назад
Legend waan kaa hayna anagoo reer 05 ah
@mustafeismaaciil1112
@mustafeismaaciil1112 10 месяцев назад
Yaaaaaaaah 1980 miyaad tidhi mise waan moodayaaaa qaysow Taariikhda iska ilaali saaxiib 1980 iyo saylac kaladaa
@ismailapdy1269
@ismailapdy1269 10 месяцев назад
Keep going my Brother qays Qeyser ❤
@ayaansaleban8463
@ayaansaleban8463 10 месяцев назад
Fooq dheere hariisafiisa iyo xalwadiisa mac 💋💋
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 10 месяцев назад
Free Palestine 😠
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 10 месяцев назад
Orad qabo falastin maxay meeshan kenay falastin somalia 🇸🇴 ayaa la joogaaye
@user-xz3wc1rs2q
@user-xz3wc1rs2q 10 месяцев назад
​@@abdihakimhassan5907waryaa xoolo waa free Palestine 🇵🇸 ma yahuudi baad tay adigu
@npa_player
@npa_player 10 месяцев назад
​@@abdihakimhassan5907hooyadaa Qays w**😂
@user-tt1el7lg6p
@user-tt1el7lg6p 9 месяцев назад
​@@abdihakimhassan5907 subxanallah
@aminomame5911
@aminomame5911 9 месяцев назад
@@user-xz3wc1rs2qgo and free them nalaye
@user-jg3ti9nn1y
@user-jg3ti9nn1y 7 месяцев назад
Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suhuurdhiblay
@suhuurdhiblay 10 месяцев назад
Qaysow wll zerp soo marmar an ku arke❤😂
@naanaayare1814
@naanaayare1814 9 месяцев назад
Qays qaysar keep gown pro manta iyo jawi kale
@ShuaybMohumett
@ShuaybMohumett 10 месяцев назад
Welcome jigjiga brother
@yartanuura
@yartanuura 10 месяцев назад
Jigjiga my home ❤❤
@HIDIG18
@HIDIG18 10 месяцев назад
Cafwan wll qaysar talayar aan kugudarsado markasta ood waxtilmaamayso kuqabo meesha aadkahadlayso sida markaad joogtay buuta kaaramardha iyo markuu wiilkan magaalada jigjiga kawarbixinaayo kaduw kamirada oo meeluuhuukahadlaayo kuqabo siaan uaragno shukran
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 10 месяцев назад
Remember meeshu xor maaha lama ogola kamarada in meel walba lagu qabto. Inshallah way xoroobe.
@khalilnour1005
@khalilnour1005 10 месяцев назад
@@SomaliLandViews cidLaaD Ka BaqaYsaH
@ahmeddeeq7000
@ahmeddeeq7000 10 месяцев назад
Qeys for ever ❤
@yousufibrahim1208
@yousufibrahim1208 9 месяцев назад
1:40 that’s our old rizz😂😂
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
@cabdisamadrashidgalicom-yc3rt 10 месяцев назад
Qays qayser the best RU-vidrs 😂❤
@hodanabdiqani1498
@hodanabdiqani1498 10 месяцев назад
Heesta bar bilowgi ima cajabin somali bn ka jeclnlaha
@abdirazakmohamoud7297
@abdirazakmohamoud7297 10 месяцев назад
Qays qaysar waanu ku faraxsanahy inaad jigjiga soo gaarto Legend baa thy lkn sidii cabdiraxmaan timaha inoogu xiir ileen waawaynka baad ka tirsanthy ee
@user-mm6kv7uw6k
@user-mm6kv7uw6k 9 месяцев назад
يا أخي قناة جميلة جدا رجاءاًقمبأضافة اللغة العربية حتى تستطيع العرب مشاهدت فديوهاتك
@user-hb7up7uy8q
@user-hb7up7uy8q 10 месяцев назад
Keep going bro❤
@Zulaiman_Ahmeth-9
@Zulaiman_Ahmeth-9 9 месяцев назад
Abdirahmaan qays i liked in your vedios❤
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 10 месяцев назад
Jigjiga waaa magaalo isaaq 🎉😂
@MaxamedJeeko-bx8tm
@MaxamedJeeko-bx8tm 10 месяцев назад
Ha inaga walin waa magalo somaliyede 😂
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 9 месяцев назад
Adeer meesha maxa qabilkeenay meesha Somali ma deganthy haa ama Maya😡 7:16
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 9 месяцев назад
@@SaalaxYare-vx8ht adigu maxa dooni
@user-kb8fk3rl6w
@user-kb8fk3rl6w 9 месяцев назад
​@@QAWDHANKA1 hadak fiucan inaad tidhaahdo ayaa fiican intaad xasaradda baadhaydo waa la ogyahay jigjiga waxay tahay . Mahi reer jigjiga oo burco ayaan ahay . Fadlan inaga daa waad ogtahay waxaas inaan waxbalaga faa iidayne
@xamdacabdi9403
@xamdacabdi9403 10 месяцев назад
Masha allah ❤❤🎉
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 10 месяцев назад
QAYS QAYSAR BEST RU-vid IN THE WORLD 🌎 ♥️ 👌
@boqorbayle2667
@boqorbayle2667 10 месяцев назад
Qays qaysar best youtber In somali
@ABDUL-6s
@ABDUL-6s 9 месяцев назад
Wow fooqdheerre xafadahayaga 03 😅😅❤
@user-st5du3fn2o
@user-st5du3fn2o 10 месяцев назад
Mashalah ❤
@rRdwanmaxamud
@rRdwanmaxamud 10 месяцев назад
Keep going qays qayser❤
@yusraxaaji8972
@yusraxaaji8972 10 месяцев назад
Jigjigaay dhulkayagaay🥺❤
@XamdaLuul-wf1wh
@XamdaLuul-wf1wh 10 месяцев назад
Mnsh allh Abti videos inbe caadi maaaah hore u soco
@DECOVICDARAJO-yb1er
@DECOVICDARAJO-yb1er 10 месяцев назад
Qeys Qaysar "jig jiga waa magaalo taarikh weyn leh waxana la aas aaseey 1980". 1980kiina anigaaba dhashey😅😅😅
@user-cz4sm3hk5n
@user-cz4sm3hk5n 10 месяцев назад
Adoo xiligaas dhashay maxaa meesha ku dhigay orodo cibaadayso wll😅😅
@NewsFusion24
@NewsFusion24 10 месяцев назад
@@user-cz4sm3hk5n orod adba cibaadayso, ma ilaahaybaad kuu damaanad qaaday inaad sii jiri doonto. ninkani waa 43 jir soo cibaadaystay.
@user-cz4sm3hk5n
@user-cz4sm3hk5n 9 месяцев назад
@@NewsFusion24 adi ku lama hadlinbee qudhacnimada igala kortag khasiisadyhy
@mumtazkhadar3750
@mumtazkhadar3750 10 месяцев назад
My home 🏡 jigjiga jano ❤
@tiger__official
@tiger__official 10 месяцев назад
Allow dhulka noo barakee❤
@abdiraxamaan1464
@abdiraxamaan1464 10 месяцев назад
qays qeyser❤️🤝
@xusaariupdirahmanofficial5252
@xusaariupdirahmanofficial5252 10 месяцев назад
❤Jigjig 😮
@CabdiNasir-rl2cs
@CabdiNasir-rl2cs 9 месяцев назад
ZXP GOOJACADE MUQAL KASO DIYARI
@Hamda-rt4sv
@Hamda-rt4sv 10 месяцев назад
Qays wll dire dhawa imaw
Далее
Qisadii Jacayl Bodhari | iyo Dalxiiskaygii berbera
15:02
TUULADII AWOWGAY DHISAY
13:57
Просмотров 258 тыс.
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer
18:46
Просмотров 42 тыс.
Dhulka Africa ugu Hooseeya | The Lowest point in Africa
10:04
Buurta Gacan Libaax
13:30
Просмотров 183 тыс.
Boorama iyo jawigii ugu quruxda badanaa
12:14
Просмотров 300 тыс.