Тёмный

TUESDAY RESET MOTIVATION CLEANING " Malinka Taladada I yo Nadafad Dhiirogalin 

Nimco life channel
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@jamaadmohamed3848
@jamaadmohamed3848 7 месяцев назад
Wcs walaal nimco. Jazaka allah abyo. Hadi aad taqaano wax lagu nadiifiyo kuraasta fadhiga ino so sheeg abyo❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 7 месяцев назад
Inshalah
@لولومحمد-ح1ت
@لولومحمد-ح1ت 7 месяцев назад
Basal maaaguriga kubuufinaaa yaaa alaaaah dhib waaye😂
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 7 месяцев назад
MashaAllaah tabaarakaAllaah❤❤❤❤❤❤❤
@cafiifocafiifo4441
@cafiifocafiifo4441 8 месяцев назад
Masha allh quruxey mahadsanid
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 8 месяцев назад
mansha allah wcs waa dhawnay❤❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤❤
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 8 месяцев назад
Masha alaah nicima quruxay keep going ❤❤❤❤
@Umcabdallah
@Umcabdallah 8 месяцев назад
Burduhu waa nabi amaan Siday uyaqaanan suufiyado balse waa shirki walaalo waxa kujira qasiidada abyaat badan oo ay nabiga ku magan galayan (sida adigaa adiga na badbaadiya barkay dhibaato na haleesho) adiga soo Baar Mana banana cidan Allah ahayn in gargaar iyo kaalmo lawaydiisto
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Manshlah mahadsanid
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 7 месяцев назад
Waa sax santhy waa in la iska saxo carabiga luuqadeena maaha acuudu bilaah shirkigu waa xun yahay
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 8 месяцев назад
Wcs Mcnto masha Allah Mcnto
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 8 месяцев назад
masha allah nimco qurux ❤❤❤❤ gaari dumar lovely family allow idin barakey
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Amen 😘
@jazmiiyahmad1739
@jazmiiyahmad1739 8 месяцев назад
Mashaallah ❤
@zeitunadan
@zeitunadan 8 месяцев назад
MashaAllah ❤❤❤
@aaminahassan3469
@aaminahassan3469 8 месяцев назад
❤masha allah tawarska llah abayo alla ku desto faaiido socota thy ani wan kafaidy jasaka llah
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
😘mahadsanid
@Umayma12
@Umayma12 2 месяца назад
Ok one time miya mise dhowr maalina heesana
@hodandahir8111
@hodandahir8111 8 месяцев назад
Masha Allah abayo adun Barbara ba ogu nimcya Guri O an Barbara lahay ban jikada Ku shubsy sunta baran barta
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 8 месяцев назад
Mahadsanid macanto malaga dhisikara bananka hadi guriga dhisanyahay mise marki guriga kow ladhisayo aya kufican ma itusi karta qabka ow kugu dhisanyahay mac
@kamiila365
@kamiila365 8 месяцев назад
❤❤❤❤
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 8 месяцев назад
Masha Allah tabaaraka allah qaali luula Allah haku barakeyo aamiin yaa rabi ❤❤❤❤
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Amin yarabi 😘
@NasraMahamed-w6p
@NasraMahamed-w6p 3 месяца назад
Abaayo bakaaro waan karadiyaya cagaga bùufiska
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 3 месяца назад
@@NasraMahamed-w6p qeybta dawada tag
@HindaIsmaaciil-wj2nn
@HindaIsmaaciil-wj2nn 8 месяцев назад
Maashaalh allehakubarakeeyo xbti.
@ayaanahmed6114
@ayaanahmed6114 8 месяцев назад
Abaayo naciimo dooliga sidee loogu dilaa bakin sowdada iiso jwb abaayo waa idhibay wlhi caagadaha xita wajara
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Inshalah
@faaduumoliibaanmaxamed9712
@faaduumoliibaanmaxamed9712 8 месяцев назад
Musqusha ma lagu isticmaali karaaa
@naimaahmed3268
@naimaahmed3268 7 месяцев назад
Dhilqaha mxa dila abyo 🙊
@boqoradacadar
@boqoradacadar 8 месяцев назад
Nimca dagan jiir baa iwaalay ani xitaa safiidka wuu ku jiraa
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 8 месяцев назад
Baranbaro guri an ku nolahay ilaahey uga magan galay inta guri ay dhibtayna alaha ka qabto suratul baqra ku shida subixi guriga shaqadana ku qabso
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
😘👍
@nstexomohmd248
@nstexomohmd248 8 месяцев назад
😂😂😂😂doolimaa lahdlaa
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Hhh haa
@Farxiyocadow321
@Farxiyocadow321 7 месяцев назад
Abaayo Ani dhilqaa idhibay seen yeelaa walaalayaalow hadaan sumeeyo xitaa waa soo noqonaa
@marwodumar3093
@marwodumar3093 8 месяцев назад
Eco 20c abayo maxaalaga wadaa inta kale wan fahmay mahadsanid ❤
@meimunshacni7991
@meimunshacni7991 7 месяцев назад
Reduce the energy energy ayu dhaqalena abayo
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 8 месяцев назад
Abayo side ayu kugu dhisanyahay mesha dharka lagu dhaqo gudaha ayey itala makinada wey ficantahay badhanka inlagu dhaqo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Qol an banan uga sameyay
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 8 месяцев назад
Baran baro baa naftii noo keentay
@falxadomohamudosman3810
@falxadomohamudosman3810 8 месяцев назад
Abaayo alaabta fariijka kuwa waxlagu shash to qabaclaha ah intee kaso gaday
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Midnimo supermarket
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 8 месяцев назад
Aniga I dhibeen wasakhada Kana cabsadaa
@isdihaaradde1492
@isdihaaradde1492 5 месяцев назад
Tubada jikada inteey kasoo gaday
@isdihaaradde1492
@isdihaaradde1492 4 месяца назад
Abaayo jwb majirto Tubada jikada kugu xiran xageey kasoo gaday
@xamdiapdi2646
@xamdiapdi2646 8 месяцев назад
Abaayo jiir baa nafta igu dhibay fadhigii qudaarti waa iga dhameyay Mida kle qudaartaa meel aan gashto ma hesto shabaq bu igu jiraa Wana so jumlesta 2isbuuc oo suuq Ima dhawa magalada banankeda degnahay
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 8 месяцев назад
Abaayo salada daboolka leh isticmaaal
@HaniHanixasan
@HaniHanixasan 8 месяцев назад
Wlhi bahashan bulaca aduunka iyada ugu necbahay hada guri walbo an dago wey jooga sidan ukaarsado habenka arko si klan noqda hada guri an biloyin daganahay markan so dagayey ma joogin hada hbnkii darbi walba wey saran tahay ani shaki walwal istres ayeyba ugu heysa mel walba amay jogata waxan amay tabatay was was nafta ikeeney nadafadna waan ku dadaala waxaa kenayo ma aqaano iyda io baran baradaba 🥲😢😢😢😢 hadayba kubaxayso wan so tijabinaya ina so duceya inu illahay igu so celin adna ajar allaha kasiiyo hadan ku faaido wankuso jwb celin
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 8 месяцев назад
Abayo aniga sas idhibi jirtay suntan kanecada oo ilmaha yar ku sawiranyahay aya ku bufiyay hada waka nastay alx
@HaniHanixasan
@HaniHanixasan 8 месяцев назад
@@RumanAhmed-hh1mb wanku buufiya lkn weyka ka ordee melaha dhow dhow lena garee
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Inshlah abayo
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb 8 месяцев назад
@@HaniHanixasan abayo aniga jikada igu dhibtay iyo musqusha jikada xabada ku arkaba sida ugu bufinayay alx.hada wa iga dhamatay ma arko
@fartuundhiid3085
@fartuundhiid3085 8 месяцев назад
Baran barada waweynta hadey tahay waxa ubadan musqusha dhagaxa ah an lasarin saxanka am tunjiga ee musqulaha bananka kuyalo hadey jirto iska sar
@argsanjaburi6660
@argsanjaburi6660 8 месяцев назад
Bakin soodo kan burka lagu qasto miyaa abaayo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Haa hada weyso kan nadafada kan burka isticmal
@BadraJacvar
@BadraJacvar 8 месяцев назад
Namco Allan urteeda see lagu ad Kansas oo urteeda in maha lasoo ridaysa😂😂
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Iska jir hada ur ledahay
@nicmaaburahman9238
@nicmaaburahman9238 8 месяцев назад
Abyo nalka armajada kushinka kugu dhegn xage kaso gady
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Suqa bakaro
@sagalcaliabshir1272
@sagalcaliabshir1272 8 месяцев назад
Nimcoy Qasaladan dharka lagu tukaanayo ma daahirin kartee se la yelaa
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Yaku dhahay abayo weydahirine
@sagalcaliabshir1272
@sagalcaliabshir1272 8 месяцев назад
Ee dharka wala isaga Rida hadhowna aso qalela lagaso saraa marke qalajiso kadib mala daahirinaa
@AllFAMILLY
@AllFAMILLY 8 месяцев назад
sister saseyba dahir kugu noqdeen dhaqida iyo daharada wey isla socdan ogow@@sagalcaliabshir1272
@yartaweynxusen4970
@yartaweynxusen4970 8 месяцев назад
Soma daahirineyso abaayo
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
@@yartaweynxusen4970 haa
@RaxmoAliAhmed
@RaxmoAliAhmed 8 месяцев назад
Nimco dhilqaha ma dilee
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 8 месяцев назад
Alahu aclam abayo ku barobe
@Feyla731
@Feyla731 8 месяцев назад
Haa bakin kalorin iyo dettole dareraha
@xubi696
@xubi696 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 444 тыс.
На самом деле, все не просто 😂
00:45
SIDEE KA DHIGAY JIKADEYDA #CUSUB2025#dhaqalaha
15:27
Просмотров 13 тыс.
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 444 тыс.