Тёмный

Turkiga oo markab ay jecel yihiin u diray Shidaalka Soomaaliya, filashada & Saameynta ka dhalanaysa? 

Gaylan Media
Подписаться 384 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Turkiga oo Markab ay jecel yihiin usoo diray sahmin & soo saarida Shidaalka Soomaaliya,saameynta ka dhalanaysa & maxaa laga yaqaan Oruc Reis?

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 69   
@MohaIbro-gv9oy
@MohaIbro-gv9oy 2 месяца назад
Ilahay baa garanaya sida khayrka noogu jiro ee Ilahay hana waa fajiyo
@fatimabarre936
@fatimabarre936 2 месяца назад
Aamiin🤲🏼
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 месяца назад
Aamiin ya rabi
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 месяца назад
Ilaahey haynaga qabto kuwa XABASHIDA lasocda, badana iibinaya wadankana kala qaybinya aamin 🤲🇸🇴❤
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 2 месяца назад
Waa kuwo damiirka kadhintay iidoorland , xabashi oo aan cashar udhignay 1977 beey kuleeyihiin saldhig milatari iyo bad baan siineynaa, ma nin baahan baa aqoonsi kusiin kara oo raba 120 milyan inuu bad usoo dhufto
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 месяца назад
​@@mazatoshi7501kuwaasa idindhaamo oo wax qabsaday saacadana dowllad isku sheegeysaan oo tuugseysiin
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 месяца назад
Aamiin ya rabi
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 месяца назад
@@mazatoshi7501 amisom yaakubaday iney idiinkala ilaaliso kkkkkk
@jamiilaJama-c5c
@jamiilaJama-c5c 2 месяца назад
@@user-sr86ui3xsuexi amisom iney idiinkala ilaaliso yaakubaday 32sanno maxaa wax unoqonwetseen
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 2 месяца назад
Military adag wuxuu ubaahan yahay dhaqaale adag, Guul Somalia, guul turkiye
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Insha Allah Somalia Wey Ka Guuleysan Cadowga iswata ee Emirates iyo Ethopia Shiidaalkena iyo Qeeyradka Kale ee Badda iyo Dhulkena Somalia ka Buuxo ❤❤ ❤
@cabdirixmanabshir
@cabdirixmanabshir 2 месяца назад
Guuuuul soomaali 🇸🇴🇸🇴
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Guul iyo Gobanimo Somalia 🇸🇴
@AbdullMataa
@AbdullMataa 2 месяца назад
M..A guul soomaalia
@Shaciyemaxamud
@Shaciyemaxamud 2 месяца назад
Mnsha alh
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 месяца назад
Aniga Somali umbaan ahay Somali qabilkaynada madagana waxaana jeclhy Somali methowday ❤❤❤ waxfahamtaan 🧠🧠🧠
@hassanomar6943
@hassanomar6943 2 месяца назад
Qabiil somali ah oo aan somaliya deganeyn miyaa jira?
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 месяца назад
Haa😂 maxaa dagodia murla gara wax degan ah kumalihiin Kenya Ayan sidax gonal kulenahay
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 месяца назад
Insha Allah dhabihii barwaaqada qaadi doonaa
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 месяца назад
Awalba gaalo ayaa na dhacaysee, walalaheen turkiga hanadhacaan haday rabaan iyagaa inoo dhaama gaalada.guul turksom
@ABUKE8
@ABUKE8 2 месяца назад
Gaalada ku dhaceysa wa ayo mida kale xoolahaga side loo dhici kara daciifnimada intaa oa eg ee ka muuqata bal eeg
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 2 месяца назад
Manshalaah waxan sugila,hay on xisaa weyn uqabaa in howshas uu turkigu bilabow waxan ku faraxsanahay in walaalaheyo somaliyed inay isku filnaadan oy shidaal soosartaan oy cadowgodaa ka saraa maran. Alaah guleyo
@Sharma-t5d
@Sharma-t5d 2 месяца назад
Guul
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 месяца назад
Guul guul guul guul guul turkish
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 месяца назад
Turkiya❤❤❤
@abdulxamid-kd3en
@abdulxamid-kd3en 2 месяца назад
Shidalka halaso saaro cidamada nah halagu xojiyo waxaynu kunolnahay duni lagayaqano cida awooda leh
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 месяца назад
Marki maskax duqowday ku talineyso waa iska ceenka ee qeyr ka alle hana wafujiyo ❤
@laaska0014
@laaska0014 2 месяца назад
soomaaliyey dalkeena aynu badbaadsano inta ay goorgoortahay dalka waa laxaraashay turkiguna xagiisa Ayuu kaboobayaa
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 2 месяца назад
Awdal.ayaa.ka.muhiimsan Baafhitaanka.imika.la.bilaabayo.waayo.2800.ooceel.ayaa.diyaar Oo.1988.laga.helay.badana 1900 Inkabada.ayaa.kujir.didey.shafroon Sheegtey.laakii.siyaasi..ibaanla.a.ayaa.soomaali.cadhka.dhigey.ilaahow.naga.qabo...aamiin❤❤❤❤❤❤
@Shaciyemaxamud
@Shaciyemaxamud 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 2 месяца назад
Khayraadka somaalida hadu dal nooli laaha turki ha cuuno
@CabdulihQasiin
@CabdulihQasiin 2 месяца назад
Guul soomaliya maaliya
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg 2 месяца назад
Xasan Sheekh waxba kama soo saari shidaal iyo gaas dabiiciga waayo waxaa lagu bartay musuqmaasuq Qamyaalad,iyo caddaalad la,aan.
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy 2 месяца назад
Waxaso bxi dona daqli xasan ba cunya
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 месяца назад
Illaahey turkiga halajiro
@hamse3021
@hamse3021 2 месяца назад
Ilahay itoobiyana hanaga qabto oo hanna nasiiyo dawladayadii 26 june 1960
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
soomaaliya qabiiladu hailaashaden xeebahoda iyo dhulkoda inta xasan sheekh meesha dhaafayo midakale wadanka khayraadkisa lama taaban karo ilaa dowlad lahelo
@fathisoobe7745
@fathisoobe7745 2 месяца назад
Dee qabiiladu badaa ha galeen, xoolo dhaqato is eryanaysa ayaad u haysata dad bada ilaalin kara
@KhadarKhuubaro
@KhadarKhuubaro 2 месяца назад
Allow addunkuuu hagardameeyaa shidalka ooqoonsiiga somalilnd kasoosar
@sayidali8142
@sayidali8142 2 месяца назад
Hhhh😊
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
waa in lagah I laliyah moryantah u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family siday u bobin xolahah umadah waxan u shegayah qabiladah degah xebahah somaliyah in xogah saran in u kah bobin khayradkah umadah xasan moryan iyo villa family
@sour.candly7868
@sour.candly7868 2 месяца назад
Amnigi ayaab Halis ku Jira Xabashaa Wadanki Qabsaneysa........MW Xassan Dhulalki Guud iyo Gaarba wuu soo liqay Haddana wuxu ka Gaarsiinayaa Shidaalki.......Waa waxlala yaabo........Xabashada Wadanka ka Saar ....Ciidamadi Soomaaliyeed aad Cuntayna Banaanka keen ............❗❗❗❓❓❓
@MaxamedCabdiraxmaan-r3p
@MaxamedCabdiraxmaan-r3p 2 месяца назад
Somalia ku soodhawoow
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 2 месяца назад
Xasan munaafaq iyo mooryaanta wadankii waa iibsadeen
@adenismacil6351
@adenismacil6351 2 месяца назад
Gumaystayaasha caalamiga ee kala maraynkanka iyo engelska ma ogola in ay ummadda soomaaliya gaajada ka baxaan waxayna u adeegsandoonaan dullaaliin soomaali ah oo carqaladeeya in ay ummadda soomaaliya horumagaadho
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 месяца назад
Labaa qiyaano un midqaado 😢
@mohahussein1761
@mohahussein1761 2 месяца назад
CBB da Xassan Sheikh qabilka dartis u naceb wadnaha aya go’aya markay waxan arkan😂 iska caytama gacantadan goyn karin wa la dhunkadaaye😂Somalia gacan aamin ah❤Birmade🙏
@AnnoyedEagleRay-rj4fx
@AnnoyedEagleRay-rj4fx 5 дней назад
Lkn xasan shiikh 1sano udhiman dalkaan nin aan asaga aheyn oo maamuli karo lama arko mar 3 ilaheey hano so celiyo❤
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 2 месяца назад
Hadii Aan Nahay Soomaali Waxaa Wakhtigii Aankuluminay Inlacaayo Kulba Cidii Ladoorto Iyo Balaa Dhacaysa Hadii Sidaalayeelo Waynadaashatay Dalkeena Khayraadbaa Kabuuxa Intaan Maalgalinayno Wadamashisheeye Aanmaal Gashano Dalkeena Hadii Dalshisheeye Aan Aamini Lahaa Waxaan Aaminayaa Dalka Turkiga Inuu Maalgashado Dalkani Buuxa Ee Dadkiisuna Baahida Udhimanayaan Alaah Mahad Leh
@mohamedwaaberi7463
@mohamedwaaberi7463 2 месяца назад
Wxaan u rajeynayaa turkigu in somalia uu gaarsiyo barwaaqo
@Diidnay
@Diidnay 2 месяца назад
Xasanow kusoco in shidalka laso bixiyo turkigana so bixiyo lkn musuqa ka ilaali oo dadka somaliyed cadaalad ugu qeybi
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 месяца назад
Xasan gurguurte waa fashilmay
@HassanHassan-sp4yw
@HassanHassan-sp4yw 2 месяца назад
Walhi hadii turkigu xataa laso boxo waxba kama qabo
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 месяца назад
Away turkey bad noodifacaya beentii ilmo yaxaas ee teamka xasan gurgurteh Reer muqdisho usheegayey Turkey Somalia waa kashaqaysanayee Wxba uma tarayo wlee
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 месяца назад
Somalida waxaa fara ba,an kuhaya wadamada dariska iyo reer galbeedka oo is baheestay reer galbeedkana carabtee ku xiran yihin oo kala dileen qaarna la shaqeestan somaliya qeeraadkoodana waxa diidan waa carabta oo imarat iyo sacudiga kow kayihin, shirkadaha reer galbeedkee lacag siiyan waxe dhahan shidaalka ha qodina ka saxiixda dowlada somaliyana lakin haqodina. Marka lawa wajiilnimada reer galbeedka cidna meel uguma xirnaan doonto dunida waa isbadalasesa dalalka awoodooda kor usookacday baa hishiis danteena kujirta lagalena sida turkiga oo diyaar u ah sanad 2025 inee bilaawan soosaarista 3 ceel oo badda kujirta wabillahi towfiiq
@N5Mrg54
@N5Mrg54 2 месяца назад
P
@mohazat5009
@mohazat5009 2 месяца назад
Turkigu isagu dan buu leeyahay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
oo wadanki wuu ba bur buri rabaye oo dagaalo qabiilo iyo snm oo amxaaro kaiibisay awdal ba taagane ee turkigu ba boob iyo dhac bu usocda
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 месяца назад
Somaliya waxdhibata kumanoqonayso kaliya waxainaka hortagna darbiyar ogunaystuhu inakuxiray sikaydkisa mustaqbalka inokadhito awoduma adegsan inagu isukendiray hadi turkigu jabiyodarbigas abal anlagudikarin buinogalay gumaystuhuna dokhkale malaha ankahayn inusoyaco isaguna calamadisi qodid kubilabo wasodhowaynayna dhamantod kaliya waxainoyala wainan heshiska laynaguqaldin iyo inansifican ugafaidaysano heshiska iyo kafaidaysiga 2daba dawladihi inakahoreyay anwaxkabarano
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
ilaa snm laso afjaro soomaaliya silic kabixi meyso waayo snm wa buundada cadowga soomaaliyed soo raaco oo itoobiya kubur buriso soomaaliya ee snm hadi laga saaro meesha barwaaqa dhaceysa
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 2 месяца назад
Alle idinka Ha idin so afjaro waxaad tahiina cadowga ugu xune Ee Somaliland leedahay kuwaso kaso horjeeda jiritankeeda dufax Ku Bax
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
​@@ilkacaselyricslyrics2723idinka allaah haidin soo afjaro soomaali waad dhibten aamiin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
​@@ilkacaselyricslyrics2723snm wa jabhad daalimada dulmigeeda ba soo afjaraya inshaa allaah wayna kusi dhowdahay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 месяца назад
Adigoo alshaab ah Ayaa Lagu soo afjari Wlee cadawga Geska Africa oo dhan ayaadthy
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Wax walba oo Somalia ka qaldan waa mamuul xumada Xamar iyo hogaan la aanta, ila xamar caasimad laga badalo waxba hagaagin maayan, isaaq waa hal reer wxy ka faideeysteaan siyasiyiinta liita ee konfur
@AbdullMataa
@AbdullMataa 2 месяца назад
M..A guul soomaalia
@AbdullMataa
@AbdullMataa 2 месяца назад
M..A guul soomaalia
Далее
#kikakim
00:17
Просмотров 8 млн
Paint Projects
00:17
Просмотров 4,1 млн