Тёмный

Turkiga : Sh Siciid Raage Muxaadaro Cusub | Soomaalida iyo Doorka Dhalinyarada ee isbedelka Ummada 

kalshaale channel
Подписаться 291 тыс.
Просмотров 216 тыс.
50% 1

Copyright : Kalshaale Channel
Muxaadaro Cusub [ 2020 ] Sheikh Siciid Raage Doorka Dhalinyarada ee isbedelka Ummada
Muxaadarada oo lagu qabtay magaalada Ankara waxaa sidoo kale ka Qayb galay Sheikh Mustafe X. Ismaaciil iyo Dr Cali Maxamed Saalax.

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 258   
@leilacaynab6305
@leilacaynab6305 4 года назад
Maansha Allah saciid iyo wadadaba soomaali qaxooti ayey wada yihiin alle ha noo gargaaro aameen
@alhudaislamiconline6307
@alhudaislamiconline6307 2 года назад
Asc
@ruweydatiktokchannel8687
@ruweydatiktokchannel8687 4 года назад
Sheekh raage ilaahay dartiis baan kuu jeclahay xaaskaaga talyaanigasna waan soo baran doonaa insha alaah!!!
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Maasha Allah tabaarakalaah sh. Shiciid Raage Allah SWT ha kaa abaaliyo anagana ha nagu ANFACO dhalinyaradana sidaada kuwii noqda ha nooga dhigo
@هبهعلىمحمد
@هبهعلىمحمد 4 года назад
Sh saciid raage sheekha da'da yar ee dhalinyarada ah allaha xafido
@AhmedAli-xl7pd
@AhmedAli-xl7pd 4 года назад
Dhalinayoroy aniga aya europe jooga meshan cadaab aduun aya taala hadad i rumaysanaysan hadi aad waxbaratay isku day inaad dhulkeeni ku laabatid insha allah aniguna wan so socda dhulkeena nimca taala
@aishaibraahim5124
@aishaibraahim5124 4 года назад
Asc mashalaah tabaarakalaah ilaahayow dalka noo deji.ilaahaw xaqa nagu dug aamiin
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 4 года назад
Africa gaajo ma aha laakiin dadkeedaa khayraadka kujira kalasoo baxayn oo fakhriga indhaha lagasaaray. Soomaaliyana waaba kasii liidataa Africada kale dadkeedaana ugu wacan.
@fadumoxasan9345
@fadumoxasan9345 4 года назад
Maasha allaah. Allow culumada nooxifiti
@mohamudbaashe
@mohamudbaashe 4 года назад
masha allah siciid raage waa sheekh aan tageero u hayo alle ha xafido ifka iyo aqiro
@keynanadawe224
@keynanadawe224 3 года назад
0 P
@xogtamedia2562
@xogtamedia2562 4 года назад
Manahalh sheekh saciid Allah haku xaayo wax wanagsan ayad bo shegtay
@foos7330
@foos7330 4 года назад
Asc sheeq raage magacas shabaab waxan unacay kuwa dadkooda dhameynaayo Waanada ilaahey ha kaa ajarsiiyo 🤲🤲♥️🌹
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 4 года назад
Wll kuwas dadkooda ma nihin cida xaq daro qof muslim ah ku disha waxba inagama dhaxeyow xirirkoda Allaha ha gooyo
@zerpwron8696
@zerpwron8696 4 года назад
Mnsha allah culumadeenaa soomaliyeed Aale haa noo barakeeyo amiin😍😍
@aishaabshir3018
@aishaabshir3018 4 года назад
Zer prwon mamiq
@ahmed-bv7fh
@ahmed-bv7fh 4 года назад
Amiin
@kunkaroonabdullahi1664
@kunkaroonabdullahi1664 4 года назад
Amiin allehanoo daayo🤲🤲🤲
@simanhajj4703
@simanhajj4703 3 года назад
Amin thuma Amin
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 4 года назад
Wataciyahaa udunun waaciyah= dhagihii waansan baa waansama sheekh Saciid Raage jazaaka allaahu khayran
@farxiyoaxmed5417
@farxiyoaxmed5417 4 года назад
Masha allaah jizakallh kher shiq siciid
@aliwarsame6184
@aliwarsame6184 4 года назад
اللهم اجعلنا شابين نشاطين راشدين امتهم الي الخير
@hafsahafoosa5463
@hafsahafoosa5463 4 года назад
ربنا لاتزغ قلوبنا بعد اذهديتنا
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 4 года назад
Masha allaah illaah hakabalaa mariyo mahadsanid sheekh siciid
@rodamoha208
@rodamoha208 4 года назад
Masha allah allwu noo xafid culimadena
@hilwaali7994
@hilwaali7994 4 года назад
Maasha Allah ilahay ha idinka abalmariso anagana hanagu hanuuniyo aamiiiin
@mahmedciise9268
@mahmedciise9268 2 года назад
جزاك الله خير 🥰
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Ilaahow culimda noxifti aamin aaamin ilaahow janada gee aamin
@user-ey6ub2jd9m
@user-ey6ub2jd9m 4 года назад
aamiin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 года назад
Masha'Alllaah Sh Saciid raage Jazakallah khayr👍💕💝
@abdi-seniorsenior295
@abdi-seniorsenior295 4 года назад
Masha allh sheekh alaah hakugu anfaco
@aminacabdullaahixaashi2007
@aminacabdullaahixaashi2007 4 года назад
Comment
@aminacabdullaahixaashi2007
@aminacabdullaahixaashi2007 4 года назад
Like
@sumayosumayo827
@sumayosumayo827 4 года назад
Asc mashalaah tabarakalaah culimadena ilahowinoxifdi dhamaantod amian amiin yaalaah
@siciidjava4216
@siciidjava4216 4 года назад
Aan dadaalno dhallinyaro jazakallah shiikhana
@abdikaofficialhassan9051
@abdikaofficialhassan9051 4 года назад
Mashaallah sheikh said raage God bless you janatul firdowsa and forgive your evils and given you long life
@shukriceynab6887
@shukriceynab6887 4 года назад
Masha allaha sheekh siciid raage
@saabirmaxamed677
@saabirmaxamed677 4 года назад
ماشاء الله
@abdiraxmaankhaliij3763
@abdiraxmaankhaliij3763 3 года назад
فتح لله لك
@sadamadan4268
@sadamadan4268 4 года назад
Jazaaka allah ustaad
@asiyayusufasiya7546
@asiyayusufasiya7546 4 года назад
Sheekh seced rage masha allh
@faafikheyrka3758
@faafikheyrka3758 3 года назад
MASHA ALLAH
@hawomohammed2221
@hawomohammed2221 3 года назад
Allah ayaa mahadleh oo muxadaradan iga qeeb galshay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥺
@Amiinkaramo6575
@Amiinkaramo6575 4 года назад
mash allaha Masha Allaah Masha Allaah Masha Allaah Masha Allaah Masha Allaah Masha Allaah Masha Allaah Masha Allaah ilaahay culumadeena .💖💖💖
@yusramohamed4462
@yusramohamed4462 4 года назад
Soomaliyey dardaaran sheeq saciid allaha xafidee hadal wuu idiin dhameryay hadaa qadaneeysaan
@fatuunhappy3253
@fatuunhappy3253 4 года назад
Mansha allah culumadeena allah haidiin xafiido melkasto ad adunka kajogtaan waxaan allah habaryeena inow cimrigiina allah haidiinsiyadiiyo
@ubahguled96
@ubahguled96 4 года назад
Subaxanalah Somalidu Turkeyeey ka buuxan waxaan oo dad ah ma dalkan bey ku nool yihiin.
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 года назад
ubah Ibrahim Ali kkkkkk anigaba waan yaabay illahayow dhulkeenii Nagu celi nabad nooga dhig
@marrymohamed1589
@marrymohamed1589 4 года назад
Mashaa allaah
@halimoomar7529
@halimoomar7529 4 года назад
Somaliya.Wadankeeda weey nacday. Somalidu wadaniyiin maaha. Wadamada shisheeyaha,ayeey jecelyihiin
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 года назад
Allow ku xifdi I love ❤️ this sheikh May Allah bless him
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 4 года назад
Maasha allaah allaaha dhamaatiin allaaha idin xifitiyo
@layladhemanmaxamuud8411
@layladhemanmaxamuud8411 4 года назад
Mansha allah ilaahay ha xafido culimada somaliyed
@MOHAMEDALI-yl7yc
@MOHAMEDALI-yl7yc 3 года назад
Addunka waa meel imtixaan. Allow nabadbaadi. Aamin!
@bumblebear4113
@bumblebear4113 4 года назад
Jszaalah sheikh said
@bushraibraahin6281
@bushraibraahin6281 4 года назад
Mnsha Allah Sheikh Zeit Raege wan iska JeclaHaY
@anabapple3411
@anabapple3411 4 года назад
Ilaahay ha ku xiftiyo sheekhanaa
@abdiazizahmed8247
@abdiazizahmed8247 3 года назад
Mashallah ilahow ajar iyo xasanad ka sii
@ibadofarah2148
@ibadofarah2148 4 года назад
Mnsha allah
@Rashiiddaljir
@Rashiiddaljir 4 года назад
Masha allah sh siciid raagge alle ha ku xifdiyo shiikhunal
@zeinabali9342
@zeinabali9342 4 года назад
Masha allah my sheikh said rage I supported you 🌸🌺👍💔
@kinsiismail9545
@kinsiismail9545 4 года назад
Sheikh said rageah masha Allah walaal
@nastehamohamed6040
@nastehamohamed6040 4 года назад
Mansha Allah alle haidin xafitho
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do 4 года назад
Jasakallaah kheyr sheekh
@abuuanasalxarbi3424
@abuuanasalxarbi3424 4 года назад
sheekha carabkaa kaboobay, saxaabadu may heesi jirin,
@umuamiin1433
@umuamiin1433 4 года назад
Amiin aabo waad mahasantahay
@abdirahmanibrahim1094
@abdirahmanibrahim1094 3 года назад
Masha Allah sheik said rage
@mdirie1874
@mdirie1874 4 года назад
Somalida meel walba halaga soo masaafiriya .haddi kale dalku madagayo .nin walba dalkii ayaa kasoo hayaamay dhulka ajanabi ayaa qabsanaya iyo oromo.
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 года назад
Xqq meel fog baad ka hadashay geesi
@hoodomoha2113
@hoodomoha2113 4 года назад
Waxa qarxinayana waa ajanabi Soomaalaay taas iga qora Xerada xalane yaa inoo jooga
@user-pk5jh9xt2r
@user-pk5jh9xt2r 4 года назад
Haddayba haystaan ajaanibku
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 4 года назад
@@hoodomoha2113 waxaa noojooga jini iyo obolos
@maryambrahim82
@maryambrahim82 4 года назад
Hoodo Moha nin wax qarxinaya waa soomaali balse dadka fund garaynaya waa ajinabi ha ahaate waa uun soomaali waxa dhulka qarxinaya
@alisharif4657
@alisharif4657 3 года назад
Ya Allah protect Somali Youth and Forgive Please YA ALLAH. Amiin.
@hibohaginur9874
@hibohaginur9874 4 года назад
Yaa Alaah🤲
@sudaysi7327
@sudaysi7327 4 года назад
🌹🔖📖 Markaska barashada 1- Qur'aanka. 2- Culumta sharecada. 3- Higaada (qaacida nuuraaniyah). 4- Qaybta qiraa'aatka. Wixii faah faahin intaa dheer lambarkan : [ +966-59-802-7503 ] 🚩🔖🌹
@adansantur4677
@adansantur4677 4 года назад
Good job, however, the Somalis will not change, we are the Godless tribal, the Somalis want money that’s all, and majority of us useless,and lazy.
@umumohamed2399
@umumohamed2399 4 года назад
Mash allaah baraka laah
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 года назад
@@adansantur4677 waaa runtaa 🙄🤔
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 4 года назад
Manshallah walaahi somali waa ku bateen turky 2013 arday uunbaa joogtay iyo tahriibayaal
@abdikadirahmedburji3081
@abdikadirahmedburji3081 4 года назад
Waa run wll somali aad uyare ayaa joogtey xiligaas 2013
@mohammeddahir4981
@mohammeddahir4981 4 года назад
Waxaan ku noolaan jiray Ankara 2009 ilaa 2012 kii Soomaalina waxaa ahayn ilaa 100 qof oo ragg u badan maantana kumanaan cajiib
@zainabgarad289
@zainabgarad289 3 года назад
Sheekh siciid rageh xafidulah
@ashaibra2686
@ashaibra2686 3 года назад
Mashaallah tabarallah ilahey habarakeya wallahi runta ayu shegay
@sagalam1177
@sagalam1177 4 года назад
Alle ha barkeeyo
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
Diamond golka iyo dhagaxayaada qaliga africa ka soo gurtaan
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 4 года назад
Somali way qaxday walahay intas oo qof ayaa kaso qayb gashay
@mawliidmashaallahilahayhad4742
@mawliidmashaallahilahayhad4742 4 года назад
Maasha allah shekh sacid raage waa caalim soomaliyeed
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
Islamka xata hooyada leh ka ku xiga hooyaa ka ku xiga hooyada leh xaqaa caruuurta laftooda xaqwayn leh islamka waayo ninka waaxa lagu amaray inu quudiyo dumarka iyo caruuurtaa inu ilaaliyo inu wax baaro inuu koriyo aniga waxan aaminsanahay mar walaba ilaahy xaqa dumarka iyo caruurtuu siiyay muhiimda wayn ninka ha eegina dharkiisa iyo gadhkiisa eeega sidu ku yahay caruurtiisa iyo reerkisa la yidhi hadna ninka koriyaa habalo janaduu galaan ee waanaag iyo diin ku koriya hooyada janada lagu taga marka islamka xaqa na siiyaay xataa lakiin canada xaq ugu wayn raga leh waayo raga shaqada lacagta badan la siiyaa dumarka haday isku meel ka shaqeeyan isku wax qabanayan hada ninka lacag badan hada lakiin way dedaaalayan raga xooga wayn dumarka dhiba ayay ka qabatan ragii somalida caruuraahooda ay ka yaacene bay u koriyaan
@abdullahimohamedomar2468
@abdullahimohamedomar2468 4 года назад
Salallahu calayhi wasalama
@ikhlasnur3637
@ikhlasnur3637 4 года назад
Mashallah ilaah haku xafido sheikh saed💞
@Abdulkga
@Abdulkga 4 года назад
Somalis were destroyed by the following things: 1- Wahabi ideology spread by ignorant Wadaads brought us : lack of education, extremism and intolerance . Qat brought us: mental illness, poverty and laziness. Qabyaalad brought us: injustice, corruption , bad governance and wars.
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 4 года назад
Lol@ wahabism, Somalia was destroyed by the likes of u,western and gaal ass licker
@abdulhakimahmetali8410
@abdulhakimahmetali8410 4 года назад
very true
@deeqayusuf9945
@deeqayusuf9945 4 года назад
Mashaa alaah
@dahir4122
@dahir4122 6 месяцев назад
Masha Allah
@abu3aalya
@abu3aalya 3 года назад
Isbeddelkan ugu horreeya ee ay tahay inuu sameeyo markuu tixraacayo aayadda waa inuu ka digo dhagaystayaasha sharkan xun, oo ah isku darka ragga iyo dumarka. Ilaah dhammaan waa shar iyo masiibo isku dhafan. Waxa kale oo aan aaminsanahay in wacdiyeyaal badani aanay jeclayn inay iska hor yimaadaan dadkaa ama jumhorkaa, gaar ahaan inay reebaan xumaanta si aanay sumcadiisa u lumin. 🙏🙍
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
bal ha noo sheegan kalshaale waxay ula baxeen iyagoo wadaado isku sheegaya akhas caleek wale horumar idinka dheer haday good muslim yihin kalshaale magac kama dhigteen magac wanaagsan bay samaysan lahayeen waa qaabiil iyo qudhun waxay ula baxeen yaay ku walin siciidow isaga soo bax walahay adiga ku ximiinayan aakhirka
@fowsiomar9245
@fowsiomar9245 4 года назад
muntazay iyagoo safara wadaadadu oo u socda shirwaynaha islaamka ee ka dhacaaya malaysiya oo ay caawaba ku suganyihiin ayay nageeyeen ooy yidhaahdeen dadka noo wacdiya yaan turkiguna na nicicine walalo culimadeenan somalilanderka ahi waa caalami oo malaysiyaa lagu marti qaaday abaal marimo caalamiyana way haystaan
@aminacabdullaahixaashi2007
@aminacabdullaahixaashi2007 4 года назад
Comment
@aminacabdullaahixaashi2007
@aminacabdullaahixaashi2007 4 года назад
Share
@aminacabdullaahixaashi2007
@aminacabdullaahixaashi2007 4 года назад
Comment👆
@aminacabdullaahixaashi2007
@aminacabdullaahixaashi2007 4 года назад
Like👆
@abdullahherow7173
@abdullahherow7173 4 года назад
Maasha Allh
@cryptocarrency
@cryptocarrency 2 года назад
🪺🪺🪺🪺🪺 sheikh said waa dhacday wixii aa nagala Talisay Turkey 🇹🇷 waa Nala nacay waxaan baranay xashiish qamri musuq maasuq Tuugnimo hada waa nala nacay 2 sano kahor ayaa noo sheegtay sheikh
@sagalam1177
@sagalam1177 4 года назад
Mansh Allah culmaad muslinka
@umuamiin1433
@umuamiin1433 4 года назад
Janada ilaahay Haku galiyo
@aliabdiosmaanaliabdiosmaan4119
@aliabdiosmaanaliabdiosmaan4119 4 года назад
Waa.marki.ugu.horeysey.ee.siicid.reege.agistaago.manshallah.waan.kufarxsaana
@alhamdullilah2650
@alhamdullilah2650 4 года назад
Ilaahey dhalinyarada Somaliyed ya u gargaro
@hibaxasan5953
@hibaxasan5953 4 года назад
Alaha nagacaafiyo
@cabdala
@cabdala 4 года назад
Masha Allah ilahay culimada islaamka hanoo ilaaliyo Ilahay hanagu anfoco Iyagana Ajir iyo Xasanaad ilahay haka siiyo
@naimahussein4576
@naimahussein4576 4 года назад
Masha Allah May god bless you
@Abdulkga
@Abdulkga 4 года назад
Please feel free to translate my comments into Somali. Thank you I appreciate!
@aishayusuf1033
@aishayusuf1033 4 года назад
kkkk you said nothing what comments!
@sukhra3585
@sukhra3585 3 года назад
@@aishayusuf1033 hhhhh
@munahussein9687
@munahussein9687 3 года назад
Masha Allah alow culumada no xafid
@maryanmuse969
@maryanmuse969 4 года назад
Asc wll maad xayaysiinta maad iska xirtid muxaadaradii xayaysiin ayaa kaa soo dhexgalayo pls iska xir.
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 года назад
Turkey wuxuu noqoday xero qaxootiga intey wadankooddii qabyaaladda ku so burburayan ragga wadankoodii dhistaya iska Soo buuxinayan
@harun7450
@harun7450 4 года назад
Cudur xun oo xaasidnimo ayaa kuhaaya isasoo daweey
@hoodocali421
@hoodocali421 4 года назад
@Khashafatuu Milkforbaby maxaaney wax kaga galin waaa wadankeeni ka aynu burburiney
@hanadraas9233
@hanadraas9233 4 года назад
Ahmed Hargeysawi. @ adiga soomaali ma tihid ? . Hadaadan somali eheen maalin baa bur bur iyo Dhib dhadhamin doontaa
@salmaancabdi642
@salmaancabdi642 4 года назад
Haa wll waa runtaa nin gurigii bay usoo hayaameen inta koodi soo burburiyeen Mahadsanid
@hoodocali421
@hoodocali421 4 года назад
@Khashafatuu Milkforbaby walaalo digasho meesha ma taalo bawdyo rag maalinba mid ayaa qawan ayaa layidhi oo noloshu waa meerto alle dhibta haynaga saaro dhamanten from hargeisa
@XuseenCwahabsigale
@XuseenCwahabsigale 9 месяцев назад
Msha allah
@اميرةالجنة-ج5ل
@اميرةالجنة-ج5ل 4 года назад
masha Allah😍😍
@mo-hk2xs
@mo-hk2xs 4 года назад
Masha.Aallh
@marrymohamed1589
@marrymohamed1589 4 года назад
Mashaa allaah tabaarakallaah SHeekh Siciid Raage Allaah haku xifdiyo
@marrymohamed1589
@marrymohamed1589 4 года назад
Jasaakallaah qeyr
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
Somalida iyaga hoos isku dhiga habarti hadasha uf ayeey ku haysa sida somalida ha u dhaqman odaygi ama wiilki somaliyed marka ay hadlan sida iyaga oo somali ahayn ayeey wixi xun somali kuso hal qabsanayan somalida mid kasta sidi isaga oo somali ahayn ayu somalidi dhaliilaya isaga oo iska saaraya in j somali yahay wixi xuna somalida u nisbaynaya waxa noqonay duul habaran oo shisheeyaha amaana waxa noqonay dad dalkodi burburiya wax kasto xub dalkoda iyo dad koda ku sameeya waxa noqonay dad ka carara dalkoda iyaga oo u cararaya dal shisheeye waliba dalkas si ay ugu dhoofan wada kasta u maraya mi doon i raaca iyo gabar walal keda ugu dacwoodo wa xaaskeyga iyo mid dhahda iyada oo la kufsan wa la iso kufsaday habar iyo oday la bahdilo oo la yirahdo si jeedso so jeedso iyaga meel walba laga tuujinayo shisheeya amaanka wale qoom rogmaday ba nahay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Xaqiiq walaal geeljiraa soomaaliga qab iyo han buu lahaa gaalka nijaas bay u yaqaaneen xitaa may gacan qaadi jirin Imikana diin iyo dhaqanka waa la tuuraya si gaalo loo raali galiyo aan rajayno uun khayrka ilaahay lagama quustee taa aynu dhagaysanayo Allah haynagu wada anfaco
@abdisheikh6791
@abdisheikh6791 4 года назад
Suxaana Allah. Sacabkuna muxuu ahaa??
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 года назад
Khayrka in la sacabiyo oo loo farxo miyaad diidaysa . Gaaladuba sharka waa u sacabisaye
@abdisheikh6791
@abdisheikh6791 4 года назад
Allahu akbar, maasha Alah......erayadaas wanaagsan ayaa muslimiinta dhaqan u ah!
@heartlessG640
@heartlessG640 2 года назад
@@abdisheikh6791 saas baa fiican lakiin sacabku danbi maahan
@mohalaari919
@mohalaari919 4 года назад
Mansha allah sheq sicid rage
@Amiinkaramo6575
@Amiinkaramo6575 4 года назад
Amiin Amiin Amiin
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 4 года назад
Aniga muxaadriyoonka sh siciid saas uma dhageysan jirin lkn muxaadaradan aad bey ii taabtey wuxuu igu dhira galiyey inan fadhiga ka kaco uu aan nolosheyda wax ka badalo sheikh adiga iyo inta commentigeyga aqrineysaba Ilahey danbigena ha dhaafo
@maryanaxmed6318
@maryanaxmed6318 3 года назад
⁰8⁹
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 года назад
Masha allah sheakhyo wanagsan
@nua.h2757
@nua.h2757 4 года назад
Maryaha kala midabka ah qurux ka dhigtay meesha😊
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 года назад
Turkigii wuxuu isu badalay soomaaliya.
@drs.hannan9935
@drs.hannan9935 3 года назад
Mashallh
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 4 года назад
Waa warey somali guurtay turkiyay isku wareysatay allow wadankii adaa umaqan
@dahranali2967
@dahranali2967 4 года назад
Walahi adaban uga xumahay sheqayadan oyimaden hadan shiqa sicida kujira anigo jogo anakara hadan tagin
@abdihakinhassan4181
@abdihakinhassan4181 4 года назад
Allow culumadena madaxooda noraaji oo karaalinoqo ajarna kasii annagana nagayeel kuwii wax kuqaata oo nafahansi qeryka ya, rappi oo nagadhig kuwii diintoda dadkoda iyo dalkodaba anfaca ya,allah nabadbaadi aduun iyo aaqiraba aameen
@marryjama7368
@marryjama7368 4 года назад
Ilohow culimada no xafid
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 года назад
24:15 😂😂😂 Maasha Allah
Далее
ГОЧА ПРО NISSAN 400Z
00:51
Просмотров 35 тыс.
ДОМИК ДЛЯ БЕРЕМЕННОЙ БЕЛКИ #cat
00:38
QISO CAJIIB AH OO QABSATAY SHEEH SACIID RAAGE
13:12
Просмотров 112 тыс.
HAGAAJINTA DIINTA IYO ADUUNYADA SHEIKH SACIID RAAGE
34:23
ГОЧА ПРО NISSAN 400Z
00:51
Просмотров 35 тыс.