Тёмный

TUUGO DHAC U GEYSTAY BAAKAAY SHEEKO AMAKAAG AH 

Barbaarta Media Show BMS
Подписаться 450 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

TUUGO DHAC U GEYSTAY BAAKAAY SHEEKO AMAKAAG AH

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 5 лет назад
Bakaay been badnidaa waxa iga been badan qofki tell wato kulaha Nin xishmad weyn aa u heyno 🙏 Barbaarta thanks qasatan najiib 🙏
@engahmadyaremuhuden7094
@engahmadyaremuhuden7094 5 лет назад
hhhh inta fahantay in uu dhashay bakay 1990 like
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Eng Ahmad Yare Muhuden wllo subcuribe iggu caawi
@Guul_x
@Guul_x 5 лет назад
Idadacadi an ku faca ahaa wye wlahi Yala ila mid ah like ta ha ila dhafin #horn africa radio
@garyaqaanmediashow9964
@garyaqaanmediashow9964 5 лет назад
Bakay yaa so xasustay caweska casimada
@caaahokeeyf2997
@caaahokeeyf2997 5 лет назад
Waxan ahay hooyo somaliyed waxan dariiq kahelay cunug saacado dhalan oo waliba wiil ah waxan maanta ubaahanahay waa sucadiina iisoo suceeya adoonkaas alle in ilaaaheey igu guuleeyo sidan ukorin lahaa oo xaqiisa uga soo bixi lahaa waa mahadsantihiin wllo
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 5 лет назад
Caaaho Keeyf apyo xaqiiq miyaaa mise kaftan.com
@caaahokeeyf2997
@caaahokeeyf2997 5 лет назад
Waa xaqiiqo wllo
@Amazingshortvideo2024
@Amazingshortvideo2024 5 лет назад
M.A ilaahey hakula garab galo
@yufamoha779
@yufamoha779 5 лет назад
Aamiin niyad wanaaga u qaaday ilaahey swt kuguma qadinaayo Kal iyo laab walaal Qoraalkaa markaan aqriyey waan qiirooda alle hakugu garab galo Walaal hal mid ha hilmaamin oo ah in aad alle dartii u qaaday insha allah
@maryamamaxamed4272
@maryamamaxamed4272 5 лет назад
Allaha kula garab galo walal. Illaahey waxaan ka baryayaa in hooyadiis qalbigeeda alle usoo jeediyo oo ay dib usoo raadiso. Abaayoy ilmahaas haduu illaahey kuugu simo intuu ka weynaanayo fadlan qalbigiisa dhowr.
@sahracadeey5849
@sahracadeey5849 5 лет назад
Masha allah Baakay waa ku salaamey Baakey barnamijyadii Baakay waan u xiisney
@bashka1433
@bashka1433 5 лет назад
waaaw maxamed,cumar, baakay wax kale baran baro aroos gashay
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
bashka 143 😂😂😂😂wllo subcuribe iggu caawi
@abdirahmansheikhbarre2034
@abdirahmansheikhbarre2034 5 лет назад
Maxamed cumar baakaay wriye caan ah waa ku salaamay
@abdinasir4593
@abdinasir4593 5 лет назад
BAKAAY IYO BEENTIISA RADIO HORN AFRIC SHEKADII JINIGA 👇like isar
@ahmedak5577
@ahmedak5577 5 лет назад
Alla qosol badanaa bakaay
@fatima-vt2eh
@fatima-vt2eh 5 лет назад
Masha Allah maxamed cumar baakay wan qadne Allah haidin xafdiyo
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 года назад
sxb iisaar waan kuusaareeee
@simankeynaan5579
@simankeynaan5579 5 лет назад
Baakaay waan ku salaamay waad weeynaatay berisamaadkii ayaan codka shacabka iskala shaqeeyn jirnay
@nasiibbile1916
@nasiibbile1916 4 года назад
Nin adg bakay
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 5 лет назад
Waaaw waan ku salaamay Baakaay waxbadan waan dhegeystay sheekooyin kaadii khaamquu ayaan weliba aad u xiiseyn jiray xaafadaydina waan soo xasuustay
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 года назад
Baakaay iyo barakadiisa
@steventhekiller6921
@steventhekiller6921 5 лет назад
viva barbarta media show Guulesta
@raashidcalixasan8500
@raashidcalixasan8500 2 года назад
Abtigeey mcn nooloow inta ay nolol jirto
@alfananmustafyare7683
@alfananmustafyare7683 5 лет назад
anaa ugu soo horeey like igu qabata
@mahadmaxoffacial7588
@mahadmaxoffacial7588 5 лет назад
ku sare subscripe iisar
@ahmedabdullahi216
@ahmedabdullahi216 4 года назад
Waa nin caaan ah bakay iyo bentisa . Yaa dhagesan jiray bar namij kiisa iyo saqdhexe Capital Voice
@saafimahamedhasan8875
@saafimahamedhasan8875 5 лет назад
Wwwww maxamed cumar bakaay wariye qaali ah wax bdn waan dhageystay wlhi salaan sare masuul
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Saafi Mahamed Hasan wlshey subcuribe iggu caawi
@KaafiShow
@KaafiShow 5 лет назад
Abayo subcribe isaar plz
@umuasadbaaldahab5673
@umuasadbaaldahab5673 5 лет назад
alla dartiis like ii saara
@nimoabdi2730
@nimoabdi2730 5 лет назад
hhhhhhhhh baakay waxaan ku xasuustaa intuu been noo soo aruuriyo ayuu nadhihi jiray yaan leeyga seexan suu noo dhafrin jiray alle haku barakeeyo
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 5 лет назад
Baakaay legend waaye waliba experienced ah marka in laga faaideestuu mudanyahay
@nastaislow8326
@nastaislow8326 5 лет назад
Alllaa maxan wax badan kugu xasustaa shekadii qamquuu salama bakay waqti xiiso lahe buu ahan jiray
@doxamediachannel924
@doxamediachannel924 5 лет назад
Wa mr abwabka oo idin leh intii rabto in losaro subscr iyo lake ishega wan usraa kaliya ana isaara wax wen mahan yan usxasdin xasid wlh malibaaanee hanoqon xasid wen noqon sadi deqsi wanags
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 5 лет назад
Ruwayadii Qaam quum🙌🙌🙌
@zakariyeabdirahman9885
@zakariyeabdirahman9885 5 лет назад
Nin culus baakay
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid 5 лет назад
Mashaalah nin tayo leh ayaad wareesatay keep going.
@suheybahmed9232
@suheybahmed9232 5 лет назад
Isaar waa kusara sxb mahad sanid
@KaafiShow
@KaafiShow 5 лет назад
Isaar abowe plz
@mahadmaxoffacial7588
@mahadmaxoffacial7588 5 лет назад
I sar ku sare
@aadancadde3500
@aadancadde3500 5 лет назад
Cawa aniga ugu horeeyo Like ta hala igu sharfo plz
@KaafiShow
@KaafiShow 5 лет назад
Abowe subcribe isar
@mohamedaalaale6708
@mohamedaalaale6708 5 лет назад
M.a hormar wacan asxaabta aan jeclahay
@hamdiab9532
@hamdiab9532 5 лет назад
Bakaay legend 😍
@sahrafoodbaal7023
@sahrafoodbaal7023 5 лет назад
Baakay waxaan kusoo xasustaa qam Qum wayo wayo
@abdiwalihussein9314
@abdiwalihussein9314 5 лет назад
War waa idiin xiisay wlhi barbaarta media show away sxpkey muudey wan u xiisay form kenya
@salahjebril
@salahjebril 5 лет назад
Walee bakaay codkiisa maqli jiray xiligii horn afric 2007 ilaa maanta igu horeysa wejigiis an arko
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
S J BREEZY wllo subcuribe iggu caawi
@shshariif3931
@shshariif3931 5 лет назад
Ciyaal aa tahay 2007 hadaba horn afric maqashay hhhhhh
@salahjebril
@salahjebril 5 лет назад
@@shshariif3931 sida mahan ka hor dhageysan jiry e lkn horn afric 2007 aye hawada ka baxday
@cabdixakiin5524
@cabdixakiin5524 5 лет назад
mise waa khaldamay waayo qofku waa qaldami karaaaa
@sahrocaliegaal2076
@sahrocaliegaal2076 4 года назад
Sanad kadib hada ayaan firintaye bakay leneg allh ku dhwro 😘👑
@mohamedhussein2568
@mohamedhussein2568 4 года назад
Baakaay legend waye 🙏🏽
@sayidtigerofficial3892
@sayidtigerofficial3892 5 лет назад
Baakaay BBC ayaan ku maqli jiray adeer
@isxaaqyaretv7281
@isxaaqyaretv7281 5 лет назад
Waa waray kan miyaa bakay maxoow idhafriyay aad baan kuu salaamayaa allaah ku xafido
@zakariyehussein1506
@zakariyehussein1506 5 лет назад
Wlh ninka legend weyn waaye
@hannadyarre614
@hannadyarre614 5 лет назад
Baakaay lafo hore mxaa i dhafrisay kaptan
@arzakfamily8565
@arzakfamily8565 5 лет назад
1 wana xasusata
@aishaomar4003
@aishaomar4003 5 лет назад
Baakaay aniga walalkeyga ayaa dhageysan jirey wan yaraa markas lkn codkiisa wan xasuusta wlhi isma badalin codka 👌❤❤❤ hhhhhhh najiib balaayo ku yeh gabdhaha hadey il layihiin xitaa gab ayaa laga dhahaa oo indho deeraley ayaa la dhahaa kkkkkkkk ileey miyaad dhihi laheyd lol
@maxamedcabdikaamil614
@maxamedcabdikaamil614 5 лет назад
Baakay nin adag wlhi kal iyo laab
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 4 года назад
Baakaay sheekadii khaam khuu
@normaxamudmaxamed3001
@normaxamudmaxamed3001 5 лет назад
Sheekadii qamquu iyo jarjarquu ayaan ku xasuustaa
@bilebeerka1341
@bilebeerka1341 5 лет назад
Bakaay baakay ahaa hee wa legent somalia ninkaaan
@Masterarizona
@Masterarizona 5 лет назад
Waaw ninkaan wa rug cadaa baakay dadki hora kuyaqaano maxaan habeen dhageeste
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Super Zeko wllo subcuribe iggu caawi
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 года назад
Baakaay nin culus aan uxiisey
@fowsiyohassan3438
@fowsiyohassan3438 5 лет назад
Nin culus mahamed cumar baakaay waxn ku xusuustaa idaacada capital voice
@cabdulkhaleqmahmud452
@cabdulkhaleqmahmud452 5 лет назад
Capital voice fm 88.8 Afar saac iyo wixii kadambeeyo Ayaan kaxasuustaa ...samatar kama maqneyn heesihiisa
@hibanuura8563
@hibanuura8563 5 лет назад
Mashallah Allaha hanidhowro
@mohameddecoofficial1942
@mohameddecoofficial1942 5 лет назад
Waxoo yiri aniga been ma sheego after 5 sec waxoo yiri waxaa dhashay 1990 kii.Xariifka waa la marsiiyay lee😂🤣😂
@marshaalmuumin1466
@marshaalmuumin1466 4 года назад
beesaani weyn lafahii hore
@fiqimahad
@fiqimahad 5 лет назад
Madaxey, geesey, saney, iley, gacmey, calooley, dhabarey, jilibey, farey, hahaha intaasba ileeen wanalaga helaa😂
@israahaashim4299
@israahaashim4299 5 лет назад
Ninkani waxuu ahaaa abtigeey cabaas Cali dhoof saaxiibkii waan xasuusta waaa xaraafi dabeecad wanaagsan
@najmaasad8640
@najmaasad8640 5 лет назад
Hhhhhh 😂😂😂😂👍 baakaay iyo beentiisa waxey isku badashy baakaay iyo barakadiisa
@MaryamaSheikh
@MaryamaSheikh 5 лет назад
Bakaay aad ayaan u xiiseenjiray barnaamijyadiisa
@deeqnuur466
@deeqnuur466 5 лет назад
Nin muqiisa imbadan badigobaye Baakaay dhalinyara kumodaye
@ruuneyjmy402
@ruuneyjmy402 3 года назад
Anoo yar leygaaga cabsiin jiray shekooyinkiisa
@gomeyre6320
@gomeyre6320 5 лет назад
baakaay inta tageersan like igu qabta
@beelacadeey3819
@beelacadeey3819 5 лет назад
Msha allh wax bdn ku maqly lkin manta ku arky nolw abehihi somliyed gul wacn
@TheYoBrothersSubscribeplease
@TheYoBrothersSubscribeplease 5 лет назад
ar baakaay nin culus
@steventhekiller6921
@steventhekiller6921 5 лет назад
likta lacag ma aha so maha hale sara hee
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
salad Adam waankusarey like subcuribe iggu caawi wllo
@mahadmaxoffacial7588
@mahadmaxoffacial7588 5 лет назад
@@najahqurxinta9230 iisaar an ku sare
@mahadmaxoffacial7588
@mahadmaxoffacial7588 5 лет назад
Adnah iisaar
@saafimahamedhasan8875
@saafimahamedhasan8875 5 лет назад
Tuugo aa iisodhaweysay kulahaaa kkkkkkkkkk ar bakaaay yaaaa
@SmartBoy-fi7lp
@SmartBoy-fi7lp 5 лет назад
1 August snd gurda ptlnd🇸🇱 Rer pntlnd lik3
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 5 лет назад
Bakaay nin la qaban karo maahan 1990 aan dhashay wuu marsiiyay walhi legend noolow
@maryanyusuf9009
@maryanyusuf9009 5 лет назад
Baakay ala maxaan dhageystay horn Africa iyo muqdisho ayan xasuustay
@abdirizakmohamed4750
@abdirizakmohamed4750 5 лет назад
KKK isbaara duca ku dhamaatay
@nasirchichoz5250
@nasirchichoz5250 5 лет назад
Dhubado waa hoyadey magaceda ❤️ Farxad ku nooloow hooyo Mcn ❤️
@zubeeribrahim1290
@zubeeribrahim1290 4 года назад
Kkkk 1990 ayu dhashey bakay
@abdimalikmohammed633
@abdimalikmohammed633 5 лет назад
Weli isma badalin baakaay codkiisa
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo 5 лет назад
Baakaay kulahaa waxaa ku dhashay Muqdisho 1990 waa diiday odagaan madaxa cadaaday
@marwocosobinacabdul1086
@marwocosobinacabdul1086 5 лет назад
Runtii wax yar uma dhafrin haben waxaa iigu yaa badnayd markii la igu yiri soo sexo school baad leedahay markaas baan iska dhigay qof jiifa radiyahana waxan soo gashtay hoosta wuuna ii gaabsanaa lkn fashilkii aduunka wuxuu igu dhacay markii aan qarway habenkii kadib radiyihiba waa la iga qaatay habeen dhan baan oyaayay ilaa hada ma ilaawo walhi bakaay noolow
@hadanahmed9829
@hadanahmed9829 5 лет назад
bakay wuxu dhihijiray cawa waa isniin caadi mahan bakay 2004
@alidhoof1581
@alidhoof1581 5 лет назад
Bakay wan ku salaamy kapo
@aadancadde3500
@aadancadde3500 5 лет назад
Xasuuus wlhi
@youngmoha5759
@youngmoha5759 5 лет назад
4:58 ma nooli wlh qosolkaa iga dhamaday😂😂😂
@salmanmohamed6306
@salmanmohamed6306 5 лет назад
Been laga sheego Anigu waxaan kudhashay Muqdisho 1990kii hhhhhhhhhhhh 😂 😂😿 Been badanaa ninkaan miyaa 1990kii dhashay aqyaareey
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 5 лет назад
Salman Mohamed 😂😂😂😂subcuribe iggu caawi wllo
@KaafiShow
@KaafiShow 5 лет назад
Sbscribe isaar wll
@cmshow5425
@cmshow5425 5 лет назад
1990 jaamacadda ayuu ka baxay sxp
@amykingz5555
@amykingz5555 5 лет назад
Asxaabta BARBARTA wax ad la dactiin ayaan idin hayaa😂😂 channel kaan booqo and subscribe dheh😁😁😂
@leexaale
@leexaale 5 лет назад
Baakaay xasuus riyaa boqol Dollar duntay iyo dawacadeeye aa aroos banaday 😂😂😂
@HaniHeloS
@HaniHeloS 5 лет назад
Muhanad Suriyaa Mohaa
@2pacshakurwestsidethugsthe576
@2pacshakurwestsidethugsthe576 5 лет назад
1990 aan dhashay lagu laga Mr bakay ciyarta Naga day 1967 meelahas ayaa dhalatay hadii aan qayaso
@sahracadeey5849
@sahracadeey5849 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@zamiachanel8964
@zamiachanel8964 5 лет назад
Waan xasuustaaa aniga oo hoyo i dhihi jirtay seexo dhihi jirey hoyo qamquu aa soo galayaa markaas aa la i dhihi jirey cawa ha igu soo qarwine ma sugeeyside seexo markaasaa guriga galaa markeey hoya dhageysaneeyso aan albaabka ku ganbadaan dhageeysan jirey aloow i dhowr hoyadeey hada anaba hoyo noqday alxamdulilaahi
@abdallajaceloow9470
@abdallajaceloow9470 Год назад
Bakaaye iyo beentiisaa
@fartunali4626
@fartunali4626 5 лет назад
Bakay iyo bentisa ahaa ala maxan uxisay barnamijyadadii hon Africa
@mohamedhassan2250
@mohamedhassan2250 4 года назад
Waxaan dhashay 1990 kii kula haa
@abasjama9705
@abasjama9705 5 лет назад
Baakay isku dhex yaac ka muuqdo
@hardertheneve8614
@hardertheneve8614 4 года назад
1990 aa dhashay Aaaa🤣🤣🤣
@anaashofficial853
@anaashofficial853 5 лет назад
asxabay subscrib iisara wan idin sara ceb miya so boqdah channelkega
@ciisecabi1978
@ciisecabi1978 5 лет назад
Wax badan wa dhageystay barnanijyada bakaal uwadi jiray bari samaad xasuus
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 5 лет назад
😂😂😂😂1990 macquul ma ahn bakaayow
@hibanuura8563
@hibanuura8563 5 лет назад
Runta waaye
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 4 года назад
1990 baan Hadaa been sheegee
@alibadarheyf2001
@alibadarheyf2001 5 лет назад
Hada ayuu indha ka giliyay
@gureymohamed2587
@gureymohamed2587 5 лет назад
dhagay aa kaa dhiman
@farduusheeno4033
@farduusheeno4033 5 лет назад
wey wanyac
@ismailyare5569
@ismailyare5569 5 лет назад
Baakaay hada oo been sheegayaa waxaa dhashtay 1990 kulHaa
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 5 лет назад
Bakaay Kulahaaa aniga been ma sheego 1990 kii waxaa kudhashay muqdisho, waxaa kabaxay kuliyadda saxaafada kkkkkkk😂😂😂
@naemahyousf6245
@naemahyousf6245 4 года назад
wlhi xasus
@Jackcadnaan01
@Jackcadnaan01 5 лет назад
Ani miyaa tawan sano kaa weyn 😂😂😂 1990 aa dhashtey kulahaa
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 5 лет назад
wax sido sido ah le maxa u keentan hehehe
Далее
Wariye Baakaay oo Dad Badan Ka Yaabsaday 2017
3:46
Просмотров 3,1 тыс.
MARWADA LAFTAGAREEN AMAR ALLE LAAKIIN 19 September 2024
37:13
niiciimo Jookar Iyo ilkacase Qays Live kaftan Qosol
14:07
Barnaamijka Hal Abuur ee Cumar Teacher & Xaawo Luul
30:27