Тёмный

U SAMEE NOLOSHAADA TIIRAR ADAG 

Somvato Institute
Подписаться 45 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
🌍. www.somvato.com
🌍. www.bravogroupi.com
Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
+252612253334
+252612253332
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Nagala soco goor waliba:
FACEBOOK: / bravogrouponline
FACEBOOK: / @somvato
TIKTOK: / somvatoso
WEBSITE: somvato.com/
Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
🚀 learn.bravoaka...

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@abokorcarabileeye3177
@abokorcarabileeye3177 Год назад
Ustaad c.wahaab mahadsanid, wax fiican baad nala wadaagtay.
@abdijamac1086
@abdijamac1086 21 день назад
Thanks So much ustaad
@abdijamac1086
@abdijamac1086 16 дней назад
❤ khayr badan hel
@safiyosaafi1390
@safiyosaafi1390 Год назад
Mashaa Allah ustaad illahay haku xafido inshaa Allah. Wallahi si fiican ayaa ugu hadashay thank you so much
@somvato
@somvato Год назад
Jazakilah
@fahimaabdi2861
@fahimaabdi2861 11 месяцев назад
Fariintaada waxaa helay kolkii a few weeks uun hadhey guurkeyga. Waa mahadsanthy, mudane! Alle hayna wada waa fajiyo go’aanada fiican ee nolosheena.
@nashadey
@nashadey Год назад
Marnaba ha qancin dadka kale samee wuxuu Allah raali ka yahay shugran ustaad
@KowtharquruxInamaxamuud
@KowtharquruxInamaxamuud Месяц назад
Dhabtii Dr anigon aqoon kuu laheyn ban tiktog kasobartay dhiiragalintada ad ban ula dhacay Allah kubarakeyo🎉
@apdalladikre8949
@apdalladikre8949 Год назад
1 Wax baro 2 cibaadeyso goorwalbo 3 dadka wanaaji 4 samey Wax illah raali Ka yhay arooskaaga
@somvato
@somvato Год назад
Mahadsajid walaaale side ad u soo koobtay
@apdalladikre8949
@apdalladikre8949 Год назад
​@@somvato1:08 Good for you 👍
@mohamedkhaliifhassan5732
@mohamedkhaliifhassan5732 Год назад
Jazakallah wll
@abdijamac1086
@abdijamac1086 16 дней назад
Shukrn
@captainzaki3011
@captainzaki3011 Год назад
Mhdsnd ustaaad jazaka allaahu khyran
@mohamedqabile5753
@mohamedqabile5753 Год назад
Mahadsnid teacher jazakalaaaah teacher
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 3 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@lathanali9542
@lathanali9542 Год назад
JazaakaAllahu kheir
@MohamedCabdinasir-ej4el
@MohamedCabdinasir-ej4el Год назад
M.a ustad allaha kubarakeyo
@bostejoali3717
@bostejoali3717 Год назад
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer ❤❤❤
@jamaceavah481
@jamaceavah481 Год назад
Mansha allah jazakalah
@LiibaanMohammed-m7b
@LiibaanMohammed-m7b Год назад
Mahadsanid macalin
@MaryamaGeedi
@MaryamaGeedi Год назад
Macalin mahadsanid qeyr Allah ku siiyo
@abshirahmed9138
@abshirahmed9138 Год назад
Thanks so much 🙏
@daadirali4348
@daadirali4348 Год назад
Ustaad aad baad umahadsantahay
@رقيهيعقوب-ص6ذ
@رقيهيعقوب-ص6ذ 2 месяца назад
❤❤😊😊
@Dr.Abdisataar61
@Dr.Abdisataar61 Год назад
Thanks teacher ❤️
@axmedibraahim9522
@axmedibraahim9522 Год назад
M.a mahdsnd uztad
@Najmo-cp5rg
@Najmo-cp5rg Год назад
Thanks
@motimacade1
@motimacade1 Год назад
Qodobka guurka waa qodob u baahnaa in laga hadlo mahadsanid
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 3 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Далее
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 1,5 млн
Sirta Guurka Guuleysta
15:13
Просмотров 49 тыс.
NOQO MAAMULE WANAAGSAN
11:46
Просмотров 8 тыс.
KA FIKIR SEDEXDAN ARIN
5:47
Просмотров 12 тыс.
Ma U Diyaarsantahay Sanadka 2024?
20:57
Просмотров 108 тыс.