Тёмный

Ugu dambeyn fariinti wuu kasoo jawaabay walalkeen Oomaar Alle ha xafido Alxmdulilah 

MORAAL MEDIA
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Месяц назад
Maashaa alaah ilaahay caafimaad dag dag alaha siiyo
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад
Mashaalah badi aayatul kursiga aqri kumanaan weysadaada qab markasta badi ikhlaaska iyo xasbiyalaahu wanicmal wakiil
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 Месяц назад
Illahoow caawi wiilkan aamin
@Geeldoorastore-r9l
@Geeldoorastore-r9l Месяц назад
Allahayow caafi omaar
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Месяц назад
Ma Sha Allaah.Alxamdulillaah. Ilaahay ha kugu Xifdiyo Quraanka.Soomaali oo dhan waa ku jecel yihiin..
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu Месяц назад
Masha allah alle hkuu siyadiyo wall cadiwga iyo shadaadiinta alle hkaa qabto guul guul insha allaah ❤❤❤❤❤❤
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 Месяц назад
Asc. Caloosha. Aad. Iyo. Aad. Bay. Noodhiibatay. Uga Ana. Werweernay. Ilahaay. Haasiiyo. Caafimaada. Deg. Deg. Ah. Amiin. Yaa. Raabi. From. Soomaaliland. Love. You. Ish. Allh
@abdulahibadri-yt2zz
@abdulahibadri-yt2zz Месяц назад
Ilaaheyga went ee khalqay habadbaadiyo aamiin yaa Allaah
@user-mh7vb4fb2k
@user-mh7vb4fb2k Месяц назад
Fadlan ku soo celi dheh isagoo ka bilaabaayo Aacuudubillaahi minasheydaani rajiim Bismillaahi Raxmaani Raxiim waxaan rabnaa inaan xaqiiqsano arrin aan maqlney fadlan.
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g Месяц назад
AllAha ha kucafiyo allah wax kafican majiran eskuxir sunoyin badan duko shakiga ikajooji alle ikuxir
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Месяц назад
Illaahow caafi oo cafi wllkena wa xadul Quran runti
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 Месяц назад
Asalaamu caleykum waraxmatullaah. Allaha caafiyo Oomaan aamiin,uduceeya oo Qur'aan u aqriya u niyooda in Illaahey ku caafiyo .
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
3 Qul Wale Qofkii Aqriya Waxee Lamid Ah Asagoo Qur'anka Dhan Dhameeye
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Shaqo Ayaa laga dhigtay Ninkan Hadii Xanuun Xayo Allah haka Daweeyo Daroogo Haday Tahayena Allah hasoo Hadeeyo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Oomaar Weliba Aaayadaha Aaayada Ugu Qeerka Badan Uu Aqrinaa '' Aayatul Kursi '' Oo Aaayadaha Xijaabka Kamid Ah Qofkii Aqrista Waba Ma Arkaayo
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Месяц назад
War maxa ka qaldan wilka waa Muslim 100 💯 allaah idiin cafiiyo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Месяц назад
Badi cabsida Allaah Allow xaqa nagu hadee yaraball caallamiin 😢Aamiin
@Scdbgjjjvvffs
@Scdbgjjjvvffs Месяц назад
Masha alaah
@cabdullahbihi1902
@cabdullahbihi1902 Месяц назад
Ma ninkan baa waalan walee mawaalna.
@Gacanlibax
@Gacanlibax Месяц назад
Wuu badbaadayaa haduu quraanka afka saaro ilahay tala saarto cinadaysto qaradka alle yiqiinsado awooda ilahay wax ka wayni ma jiro xasbiyalaahu wa nimca wakiil
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 Месяц назад
Aamiin Allaha caafiyo.
@mucjisooyinka
@mucjisooyinka Месяц назад
Sheikh wa inu quranka kuu akhriya ayate kursi 150 maar.
@AyaanAli-cz5yt
@AyaanAli-cz5yt Месяц назад
Mashaalaaha ilaahaya ha ku xafido aaammiiinnn
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g Месяц назад
Dhibka kuhaya allaah ushego gacmahana kor utagago illahey usheego xanuunka kuhaya illahey bari
@foossahardid4895
@foossahardid4895 Месяц назад
Ilahay cafimaad sareecan ha siiyo ameen ameen ya rabi ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ec8xt6rc4x
@user-ec8xt6rc4x Месяц назад
ILahey ha caafiyo wllo😢
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 Месяц назад
War Daciif ah ba tahay. Nin xanuunsan oo qol.lagu xirey baad hadalkiisa wax kasta ku qiimeyn...... Waxaa khalad ah in ay phone ka u daayeen..lkn koley danbaa la moodey. Marka.hadaad adigu fayowdahay. Sug inta Allah caafimaadin Oomar..aamin
@barlindeqow6988
@barlindeqow6988 Месяц назад
Waxbaa qaldan wlhi xaga alle u carar bini Adan waxba ku qaban mayo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Месяц назад
ilaahayow beelaayoodhan kahay oo kaxijaaab umada intooda wanagsan ilaahayow u soo adeeji yaa Alaah yaa kariim yaa xaliim Alaahu ma aamiin aamiin yaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️❤️🌺
@ibadomohamed1908
@ibadomohamed1908 Месяц назад
Yes ayadaa Haku celceliyo
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 Месяц назад
أستغفر الله العظيم وأتوب إليه
@Abdurahman14984
@Abdurahman14984 Месяц назад
Nio waxaan kuwaydiinaa horta oomaar hadda diinkiisa kama shakisnin laakin waxaad gaarsiidaan inuu salaada kudadaalo quraanka afka uusankaqaadin
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz Месяц назад
Masha allah ayad kursi
@NimoAbdullahi-x1w
@NimoAbdullahi-x1w Месяц назад
Mashallh 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Месяц назад
Allaha Caafimaad Taam ha siiyo .Allaha badbaadiyo. Kuwa shirqooley Allaha ka qabto.
@MicraajMaxamed-nr1ow
@MicraajMaxamed-nr1ow Месяц назад
Allh cafiyo
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 Месяц назад
حسبي الله الذي لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h Месяц назад
War soomalida maxaa ka si,ah war ninku sooma xanuunsana? Illaahay ha caafiyo ninkaas soomaaliyeed ee qalbi wanaagsanaa daawadiisana allaah ha soo dadajiyo Aamiin.
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Месяц назад
Allaha caafiyo Omaar cadowgana allaha ka qabto
@mohamedabdiabdillahi9684
@mohamedabdiabdillahi9684 Месяц назад
Calamda jacket kga qoorta u fiirso adiganba lga dhawayn lpx
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Waa xarigga jaakadda lagu dhuujiyo maxaa qaldan si fcn ufiiri😂
@mohamedabdiabdillahi9684
@mohamedabdiabdillahi9684 Месяц назад
@@garaadsan.6191 maha qrxy eee wa calamdiii
@FardussYussuf
@FardussYussuf Месяц назад
ALLAH ka qabto cadowga
@hodanwarsame1895
@hodanwarsame1895 Месяц назад
Ninkan amaa meelkale lagu haysta Oo aan ahayn dhaqtar Waanka shakiyayee
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Isbitaal uma eka.Waa guri dan kale loo dhisty.
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 Месяц назад
Alaah cafiyo
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 Месяц назад
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Saan oo kale Hussein Og inee kudhacdo ayaa fiicnaan laheed si uu u ogaado qabyaaladdu in aysan waxba u tareynin aduun iyo aakaharaba.
@foossamatar7855
@foossamatar7855 Месяц назад
Asc wwb Allah ha caaafiyo oo ha caawiyo
@user-wz2jy8to5s
@user-wz2jy8to5s Месяц назад
laaxawla walaaquwata ilaabilaah dheh kudheh
@barlindeqow6988
@barlindeqow6988 Месяц назад
Illah haa kaqabo wllo
@samraamo8912
@samraamo8912 Месяц назад
Omaar ha iidanbeeye adiga jaakadaada qoorta dhanka midig calaamada cad ee ka muuqata maxa waaye
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Месяц назад
Waa calaamada kiristanka wiliba kiristanka itoobiya
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Waa xarigga jaakadda lagu dhuujiyo caadi iska dhig😂
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Месяц назад
Xaaladi qofku uu ubahanyhy inlaxasuusiyo wanaga ayaa jira inuu shock haysteey ayaa kacad halkaa
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim Месяц назад
What is meant by 275? Numerology Meaning of Angel Number 275 Angel number 275 is a combination of the energies and attributes of 2, 7, and 5. The number 2 represents balance, harmony, and adaptability, while the number 7 symbolizes spirituality, inner wisdom, and enlightenment. The number 5 represents change, transformation, and growth.Translate text with your camera Maxaa loola jeedaa 275? Macnaha Numerology ee Malag Nambar 275 Nambarka malaa'igaha 275 waa isku darka tamarta iyo sifooyinka 2, 7, iyo 5. Tirada 2 waxay u taagan tahay dheelitirnaanta, wada noolaanshaha, iyo la qabsiga, halka lambarka 7 uu astaan ​​​​u yahay ruuxa, xigmadda gudaha, iyo iftiiminta. Lambarka 5 wuxuu u taagan yahay isbeddel, isbeddel, iyo korriin.
@user-qv4qb6vk1k
@user-qv4qb6vk1k Месяц назад
ALaha. Ka. Qabto. Waxa. Dhibaay. Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲. Iinsha. ALaah
@fmg63772
@fmg63772 Месяц назад
Walal asc wr wb wan ku tager sanahay gulayso lkn kuletigaaga calamadii kiristanka ayaa kutala
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Месяц назад
Hadu Rabi ku Xazusiyay Diinta ma❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Месяц назад
Xaafimad iyo hanuun
@saafi1302
@saafi1302 Месяц назад
Gaajuu udhimanayaa ninka waxuu cuno hala siiyo
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 Месяц назад
Sow adigii lahaa dj zubeerow I caawi
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw Месяц назад
Wiilkaan ma xanuunsana alaahoow salaada haduu tukan lahaa
@mucjisooyinka
@mucjisooyinka Месяц назад
Quranka waye kula akhriyane. Lacune ayad kaxijabasa jiirta. Waa surada al-isra ayada 45.
@user-mj1uw4xc9c
@user-mj1uw4xc9c Месяц назад
waa❤❤❤❤❤🎉😢
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil Месяц назад
Omar' isaga masajidka ka baxay tusbax wata tikka ku arkii jiray
@habibahussien6055
@habibahussien6055 Месяц назад
Aalaha kaa ajirsiiyo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh
@abdilleosman7466
@abdilleosman7466 Месяц назад
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@caashomaxamedmuud437
@caashomaxamedmuud437 Месяц назад
😊
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 Месяц назад
Waxuu qaatey daroogo kkkkkk
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Месяц назад
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@SahraCabdilahi-e7u
@SahraCabdilahi-e7u Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-wb8xf6lx8s
@user-wb8xf6lx8s Месяц назад
M.a
@SamiiraMaxamedcabdi
@SamiiraMaxamedcabdi Месяц назад
😢😢😢😢😢
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Месяц назад
Adiga maxaa mucatabka kuu xidhay waa yaabe
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Inuu ka fiirsado ayey aheyd lkn waa xariga jaakadda lagu dhuujiyo😂
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Месяц назад
Kabtan ayuub iga gaadhsiiya fariintan. Waxad tidhaahdaa kafarnaa bilaahi oo macnaheedu yahay ilaahay baan ku gaalownay adigoo ku celceliya marar badan ,ma macnaheeda ayaadan aqoon mise gaalnimada ayaad cadaysanaysaa. Ayuubow toobad keen
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
Muxuu yahay Oomaar? Xaggee buu joogaa? Shaqadiisa maxay tahay?
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 Месяц назад
Aaway bisinki
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 Месяц назад
Views ka kagalay irsaaqad kale raadso
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Xog loo baahanyahy ayuu no soo gudbiyaa.Kiiskaan waa kiis culus ma rabno inaa ka harno ilaa xal laga gaaro ama aan hubsanno inuu Oomaar badbaaday.
@kingofftf3594
@kingofftf3594 Месяц назад
Sacsac ayaad tahay ninkaan qabyaakayste ma uusan ahaan jirin ee qabiilkasta in reerkiisa u heeso shin maleh Omaar qabiiste ma uusan ahaan xanuun xun iyo rizaaqad xumo allah kugu fidelity nooga leexo wiilka bastaryo imaanka xun.
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 Месяц назад
Asagaa afkiisa ka qirtay inuu qabyaaliste ahaan jiray Video giisa dhageyso.
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 Месяц назад
Masha allah
Далее
Mark Rober vs Dude Perfect- Ultimate Robot Battle
19:00