Тёмный

"Umadda Somaliland xaqbay u leeyihiin inay Ictiraaf helaan" Prof - Axmed Ismaaciil Samatar. 

SKY Cable TV
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#SKY_CABLE_TV
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
RU-vid : Https://ru-vid.com/show-ucdql...
#Skycabletv #Skycablesports

Опубликовано:

 

19 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 Месяц назад
Professor ku wuu khalday xaata waa jeesjeesayey
@hamsirr6551
@hamsirr6551 Месяц назад
Qalbigiisuu hadlay.
@maguled
@maguled Месяц назад
Prof. A. Samatar is another level; his analysis is highly academical which is extremely different from the mean mindset of SL-poeple & their approach to the main issues. Markaa wax badan way isku wareeri doonaan labadoodu, sida ay ila tahay.
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Месяц назад
Dadka Proff Samatar la dagaalsan ee hadalkiisa marin habaabin iyo ku jees-jees udhigayaa waaa Cadowga Somaliland.... ninkan waaa Cabqari Run iyo Xaq ku addimaya....
@user-mg4kw1wh2y
@user-mg4kw1wh2y Месяц назад
Dadka garaadka leh oo xisaabtama xaq u ma leh hadba sidii la rabo in loola Hadlo laguna qiimeeyey dad aan wax garan karin, odayga waxaa hadalkan dame ka keenay waa eedayta lagu eedeeyey 33 sano dadkii hortaagnaa inuu ka mid yahay, kuna eedaynaya kuwii citiraafka raadinayey oo uu hortaagnaa.
@somalilandstandard1638
@somalilandstandard1638 Месяц назад
Ninkani tareenka sl wuu ka dhacay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Markuu soo fuulay trainers uqdada iyo Abaarso ayuu qaldamay'not today. Saa waa xanuunsan for ever
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Месяц назад
Walaalkii xamar ku rifrifmay uma jeedo isagoo lacagta aduunka qata kuwa kibriidka ku sheegay waxbaba ma haystaan سبحان الله
@abumohameddualeh2219
@abumohameddualeh2219 Месяц назад
BEENAALE WAXAAD TIDHI SOMALILAND ICTRAAF MA HELEYSO OO RIYO AYEY KU JIRAAN REER SL SIDA AAD U HADLEYSEY WAXEY AHAYD MID TIIKH TIIKH SI AH
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Месяц назад
Dadkii waxbarashada heer sare ka gaaray XAAL QAATA ninkan ayaa magaca idinka dilay
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Месяц назад
Waryaa raaligelin bixi hadii kale dadka beenta ka daa lugahooda kibriidka u eg iyo caayda maxaad ka waday?
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Месяц назад
Wad saxaty meshi hore
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 Месяц назад
Iska Hadlow ina Igarre, Karis Xun iyana ku Wax La'a, markad Badhaacisay bay Bulshadii Codkoogi kaala laabteen markii jore Waa lahuu Han'Weynaa Lakin iminka Waa lagugu Hungoobay walhi Cod kuuma Hayno oo Hal Cod Naga heli Mayside Ha Nagu Habsaamin, Eeyahow Gaboobay.
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Месяц назад
Pro ma fihima quuje oo kale noqday kkkkkkkkk
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Месяц назад
Hankii lagu qabay hal bacaad lagu lisay ayaad ka dhigtay naaska yuu ku qaban يا أحمق
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 Месяц назад
Prof Samatar Hadalkiisa Waa Lakhalad Fahmay
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz Месяц назад
Walàhi markii Hore waan taageersanaa laakiin imika waan yaabay odayga waxa qaatay qofku markup aqoon sheeganayo ma side ciyaalka ayaa loo hadlaa garanmaayo odayga waxa ku dhacay hadii uu wax sheegaayo ma waxa uu gafan waayay inuu si nidaamsan wax usheego wadankii uu ku noolaa ayuu caayay dadkii reer somaliland ee Sharafta badnaa ee uu codka ka doonayay ayuu lugahooda caayay ninka waxa laga yaabaa reer somaliland ma yaqaanaane wax badan ayaa u carsoon isha halagu hayo reer somaaliland ninka umad dhan caayaya ee le way gaajoonayaan walaahi qalbi ahaan iyo jid ahaanba anagaa kaa qanisan waligii miyaad aragteen isagoo umad somaliyeed wax caawinaya ganacsatada somaliland meel kasta caawimadooda way geeyaan ilaa qasa ayay caawiyeen ninku maxaa helay markay Somalia waxba siin wayday ee ay sharftiisii ku ciyaareen ee uu codkiisii uun helay ayay dadka reer somaliland niyada udhiseen oo sifiican loo soo dhaweeyay markaasuu ismooday citiraafkii waar khasadii ay reer Somalia kugu dhigeen ayay laaga maydhayay ee citiraaf maad ahayn adeer toos waad hurudaaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdifatahmusa764
@abdifatahmusa764 Месяц назад
Samatar waa siyaasiga kaliya ee Somali si cilmiyeysan fagaare uga doodi kara dood caqliga baraarujinaysa oo ka dhadhansan karto lexejeclo umadeed iyo fahamka nolosha iyo siyaasada. Run ayuu ku adimaa dadku qaar dhibsanayaan
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 Месяц назад
prof axmed aad iyo aad ayaan kuugu mahad naqayaa kow sida degdega ah eed ugasoo jawaabtay hadalkaagii hore saameynta ay bulshada ku keentay ama siday u fahmeen waayo waa dadkaagii barina aad donayso inaad hogaamiso runtiina waa dhaqan ibaxnimada lagu yaqaano waanad ku mahadsantahay laba sida cadaanka ah eed uga jawaabtay una macnaysay waxyaabo xasaasi ahaa ood kaga hadashay bulshada dhexdeeda markii hore taasuna sidaa si le'eeg ayay u tahay uun ilbaxnimada la rabbo in dadka aad hormood ugu noqoto anagana nagaga wakiil noqoto dalkani anigu aqoonyahan ahaan waxaan aaminsanahay in dhaqamada sidaas ah bulshadu u baahan tahay in la baro si aynu aduunka usoo gaadhno unala jaan qaadno waxaan ahaa dadkii markii hore aad uga xumaaday hadaladaada qaar se ogaa inaad saxi karto hadaad doonayso waanad yeeshay sidii aan kaa filayay aqoonyahan ahaan waanad ku mahadsan tahay axmedow. nabadgalyo iyo nooli kulante dhamaantiin
@khadaromar7385
@khadaromar7385 Месяц назад
Ictiraafku dhankii xigo hadaad ogtahay talaabooyin loo marayo aqoon ahaan iyo farsamo ahaan maxaad la hagranaysaa adoon hogaanka sare ee dalka laga maamulayo gaadhin ayaad talo iyo aqoon hufan sii kartaa hadba cidii joogta kursiga sare ee dalka laga maamulayo, waxaana hada jooga hogaamiyahaad 2017 dhistay ee aad lahayd dhagaysiga iyo talo qaadashada wuu ku fiican yahay markii sii sxbkaa prof samatar
@mohmetmuhtar3935
@mohmetmuhtar3935 Месяц назад
Waxan daawaday odaygan oo ad moodo inay madaxa shinbiri kaga dhacday ookolba dhic u leex leexinaayo
@nourianeima4636
@nourianeima4636 Месяц назад
Kolkii hore maxaa kaaga ba’ay in aad af xumadadii ka fiirsato intanad hadlin . Ma marki ummaddu kugu qaylisey ayaad is masaxeysaa . Beenale tahey sowdigi caayey dadka reer Hargeisa Kuna sheegey dad gaajonaya .
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 Месяц назад
الله يهديك يا احمد إسماعيل
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q Месяц назад
Hagrasho ayaa aad uga muuqata markaa laba waa mid inuu nan dalka daacad u ahayn iyo inuu taageerada dadka kaniyad jabsan yahay
@Shihaab464
@Shihaab464 Месяц назад
Kan Badri ah soo maaaha Kii Fadumo Saciid waraysaaaye are la safnaaan Daaanyeer aa a tahay wajiyo badhan maybe in aw kala Jeeedo إنجيل نبي الله عيسي بن مريمة عليه السلام والتوراة نبي الله موسي عليه السلام
@IdcIcc
@IdcIcc Месяц назад
🫶🏽🫶🏽👏🏿👏🏿
@DaahirLafo
@DaahirLafo Месяц назад
Iska jir waxasokale
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Месяц назад
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Месяц назад
Cuqdad land republic , QABIIL LAND , ISAAQ LAND . Waa qoys soomaaliyeed oo mudan in la ictiraafo.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Месяц назад
Waa diinlaawe 80sano kusoogaarey jaahilnimo iyo calmaaninimo
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Месяц назад
Falaadhi galgalasho kaaga gu' i mayso
@FaysalBare-w6o
@FaysalBare-w6o Месяц назад
Hhhhhhh ma fahmi karo qof madax adag hadlkiisaa 50 sano kadib baa fahmi doontaan halka uu ka hadlayo
@hosseintani2507
@hosseintani2507 Месяц назад
Waxad cadaysay inad faruq tahay waxba lagu modayay abraha ala casilay Muslims dimaha kalo suliyay e timaraykanka walihaysata ku darso ader jadka anaga gadana kuna bashalna maxa ka galay nefyow abtigi gerisisa imanwayay waxkadhigay hoyada iska a ahan gajad kudishah fariq ila faruq
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 Месяц назад
Aamuskaa laguu qaatay siyaasadii dibadaad ka joogtaa cadaawadaad soomaaliland u qabtaa soon baxday halkaad ka timi Ku noqo
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Месяц назад
Aqoonay ba
@hosseintani2507
@hosseintani2507 Месяц назад
Faruq ilafaruq hada dhagta waxlagugu so shubay ader abeaha washaqada hada yuhudu ilamataykan ilacarab badhkod Wadenhoe qasi fashilisah muslinka waxa hore suliyay jadkana adiga maxa kagalay anaga ibsana kubashalna ader abtiga iyo hoyada janasadi away xaqi abahana gaaju u geriyodah faruqyow lagu baray islanta rermiyiga kacaqlibadan nin walal cilaj kasobaxay
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Waaa u bedelay sheekadii walle waa xariif markay ku qayliyeen ayuu u bedelay Dadkan cawaanta ah ayuu iska helay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa helaysaan ku dheh sacabka ayey kuu garaacayaane. Inkastoo aad hore runta ugu sheegtay
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Месяц назад
Waa munaafiq qaawan
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph Месяц назад
You're a bit late for Somaliland style politics. Just chill out and spend some time with your grandkids.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 Месяц назад
Prof habeenka afkii iyo uurkaagu way islahayeen. 25 sano ayaad maqnayd maanta inaad na tidha marka lagula orday aad yaabto waa nasiibkaa. Marka waxaan ku leeyahay waxaa aad aaminsatahay uumba noo sheegtay wanad mahadsanthay.
@basragalinle4069
@basragalinle4069 Месяц назад
Adeer sowdigi ku jesjesayey dadka reer Somaliland sidi in ay adiga ka sugayen aqosiga qof wey batay ee ka firso hadal kaga sax iyo qalad hanki sharable wad dishey
@saidmoussa-ow5jh
@saidmoussa-ow5jh Месяц назад
Doorashadi oo wax yar ka hadhay ayu ninkani iskhaarajiyay siyaasiyan. Wa suicide
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Месяц назад
Waar beenvaad noo sheegaysa sowdigiiyidhi waligen ictiraaf helimatno
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Месяц назад
Cadurdaar kuuma eka ceel baad kudhacdey ilahey usoonoqo diintana baro umaleynmaayo aqoon inuu uleeyahey salaada
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Месяц назад
Dadka Proff Samatar la dagaalsan ee hadalkiisa marin habaabin iyo ku jees-jees udhigayaa waaa Cadowga Somaliland.... ninkan waaa Cabqari Run iyo Xaq ku addimaya.... Hadalkiisuna Saxar tir iyo Turjumid uma baahna....
@mohamudrage111
@mohamudrage111 Месяц назад
This guy is finished he doesn't represent us at all.
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 Месяц назад
IIDOOR GUN WAAR MISKIINKA KA HADHA KULAHA UMADA SOMALILAND WAAR UMADA IIDOOR DHEH😂😂😂
@AAA-bb5xc
@AAA-bb5xc Месяц назад
Ninkaan. Wuxuu ogyahay. Wax ictiraaf layiraahdo inuusan jirin Laakiin. Wax ku qasbayaan. Inuu been sheego. Oo yiraahdo ictiraafkii baa soo dhoow. Kkk. Ictiraaf. SNM. Hesho. Waa calaal timo ka soo bexeen. Inta somalia dawlad noqonayso meeshiina joogo.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Proffku wuxu joogaa meel ay dadku bukaan oo ay uqdad u qabaan qabiilkaaga. Dad uqdad la kifaaxay ayaaad wax u sheegaysaa ok hadalkaagu wuu damqayaa kk saa waa dad buka.
@Khtmo
@Khtmo Месяц назад
War habaqane dheh SSC Khatumo baa qaawisay qarankii fulay xafajo😂😂😂😂
@samataridan6404
@samataridan6404 Месяц назад
Tuulooyinow waa waalateen . Maxaad qaawiseen waa la idiin tudhayaaye. Saacad baa la idin buufin karaa
@AidrosOmar
@AidrosOmar Месяц назад
Reerkan Waalan ee bilaa aqoonta ah sida ay kugu fahmaan ayaa adag maxaa ku daaliyey miyaad sidii hore ugu daysid
@Khtmo
@Khtmo Месяц назад
Kani waa fulay xafajo😂
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Месяц назад
Waar hadalku waa kii hore iidoorku hawaasheen udaa cabadkii baa kadhamaaday waa khiyaali kunool runta ma jecla iidoor oo dhami
@maxamedaxmed3683
@maxamedaxmed3683 Месяц назад
Dadka xanuunka Iidoorka la yidhaa hayo horta maxaa u dawo ah? Ahmed Samatar waa Iidoor arbaca dhashay! Qadiyadda wadankiisana si cilmiyaysan buu uga hadlay horayso iyo dambaysaba.
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 Месяц назад
Ooo runtu ma qasab iigu soo biirbaa oo aniga qasab igaga mid noqo . Somaliland weligeed dalkeeda way maamulan doonaan, hadii aqoonsigu 100 sano gaadhayo lagama yaabo in somaliland halkii shalay ku noqoto, xornimadii shalayna ay marlabaad lumiso.
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Месяц назад
Maxaa na waalaya 😂😂😂😂 madaxweyne buu noqonaya wuxuu doono ha sheego
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Somaliland wa tulo land laga xa kumo xamar wili ka tog sadan xamar
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Nin kan ronta ni shegay wxa rabtin beyn is ku wada isaq land kan yar kan weyn cfmd ma jiro
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Месяц назад
Waar dadkani waa waxma yaqaan qabyaaladi waashay ha ku daalin oo wakhti ha ku lumi iidoor waxay kuu arkaan faqash xanuun bay qabaan xun
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 Месяц назад
Nin an hore wxba u fahmin ayaa profka ka been abuuraya
Далее
Somalia oo Aqoonsatay Somaliland 🇸🇴🇸🇴
12:30