Тёмный

Universal TV Latenight Show 08 02 2014 Suufiyada iyo Wahaabiyada maxa kala haystaa 

Universal Somali TV
Подписаться 344 тыс.
Просмотров 300 тыс.
50% 1

www.universalsomalitv.com

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 641   
@abdullofficial5266
@abdullofficial5266 Год назад
2023 still who waching❤
@Captian_Jey_Mohan
@Captian_Jey_Mohan Год назад
me 🤣
@cumardayax8265
@cumardayax8265 Год назад
Yaz
@alinoorahmed3830
@alinoorahmed3830 Год назад
Me
@daadajr5626
@daadajr5626 11 месяцев назад
You
@abukarali7403
@abukarali7403 9 лет назад
من قرأ سورة الإخلاص قل هو الله أحد غشر مرات بني الله له بيتاً في الجنة ومن قرأ آية الكرسي دبر كل صلاة لم يمنعه من دخول الجنة إلا أن يموت فما أحوجنا لجمع هذه الكنوز التي لايغفل عنها إلا محروم ويمكن أن تفعل ذلك وتهدي ثوابه لوالديك وما أحوجهم لكل حسنه فمن زحزح عن النار وأدخل الجنة فقد فاز وما الحياة الدنيا إلا متاع الغرور وقد يكون ذلك بهذه الحسنة التي نستهين بها فلا تحقرن من المعروف شيئاً
@husseinabdullahiahmedafrah1000
@husseinabdullahiahmedafrah1000 4 года назад
Sheekha Salafiga Aaminsan Ayaa Saxsan Balse Waa Laga Codkarsan Yahay Sorry 😞😥😥😥
@somalitec7084
@somalitec7084 3 года назад
😂😂😂😂😂sax kulaha
@Kendndnd
@Kendndnd 4 месяца назад
Shiekha salafiga waa laga cilmi badan yahay
@essaomar8865
@essaomar8865 Месяц назад
Labada waxey shekten in self amin san yahin, mana arag sunni dhahay self ma amin sani, marka warkada wa laan la kac
@HanadCumar-ui1ec
@HanadCumar-ui1ec Месяц назад
😂😂😂 meesha cilmi baa yaal walal hadad nooshahey ama dhimatey ba allah ku naxariste
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 29 дней назад
masaxsane muran ayuu wadaa kan sufiga ah indha cadays ayuu wadaa
@aweysali8900
@aweysali8900 Год назад
Maasha Allah ahlusuna waljamaacah hanoolaato meelkasto ay joogaan❤❤
@sharfanabdi8098
@sharfanabdi8098 5 лет назад
msha allah sheaik mohamed Abaas al qadiriya waa caalim waana ka muqataa calim nimada nin ka afka.dher ee madowga badan siduu nabiga scw been ugu shegayay o musliminta u qarxinayay mesha ha iskaga tago
@abdiahmed4551
@abdiahmed4551 6 лет назад
Makaanka afarta ah (Jihooyinka) waa makhluuq, Ilaahna makhluuqiisa uma baahna, Because, allah existed before the creation(Makhluuqa) ----
@user-tc8xd3kl5j
@user-tc8xd3kl5j 4 года назад
ilaahay xagga sare ayuu inaga jiraa jalla wacalaa
@cabdifataaxmohamed8328
@cabdifataaxmohamed8328 2 года назад
@@user-tc8xd3kl5j mashallh sh abu shujac
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 2 года назад
Aad iyo aad sxp afarta jiho waa maqluuq.
@kingjabrawi6703
@kingjabrawi6703 Год назад
Alxm ilaheygi iga dhigay suufiya ba kumahadsan❤
@Caalim
@Caalim 10 лет назад
Tasxiix:(Kullu sheyin Halikun Ilaa wajhah) Waxeey kamid tahay aayda ugu danbeysa suurada Alqasas ee mahan Suurat Al-cankabuut. Mahadsanidiin
@suldaandiiriye5178
@suldaandiiriye5178 5 лет назад
Book gaan uu aqriyey sheekh qof aaminsan Islam nimo shaqo Kuma leh Allah cabsado oo shirkiga ka tago
@fartundaud7083
@fartundaud7083 4 года назад
Kitabka wuxushegaya kumaqorna
@fartundaud7083
@fartundaud7083 4 года назад
Illaahba kafakanwayay laxola walaquuwat illah billah
@hakim6395
@hakim6395 2 года назад
@@fartundaud7083 Ma kitaabka hurtiisa lagu akhrinaayo ayaad dafireesa
@essaomar8865
@essaomar8865 Месяц назад
Kitabka waxa la dhahay ino balamin malin kale, kitabka waxa la galaya luqada dhaxwiga kadib ayu ka hadlaya qaladka loo fahmay lakin malintisa aya la sugaya, marka la weydiyay wuu shegay in Allah hayo furaha janada
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Allah☝️ jidka tiosan hanagu aaadiyo 😍
@owenvideocenter9144
@owenvideocenter9144 4 года назад
Aaaaaamiiiiiiin
@Umiii.114
@Umiii.114 Год назад
M.a sheikh mohamed abas cilmi baa ka dhax hadlaaya wlhi❤
@Sumayo143
@Sumayo143 6 месяцев назад
مر إمامنا الشافعي رحمه الله تعالى بقوم يتحدثون عن العقيدة فقال لهم تحدثوا عن الفقه إذا خطأتم مسألة يكتب لكم وزر فإذا خطأتم في العقيدة تخرجون بالدين والعياذ بالله يااخواني لا تساهلوا عن الدين خاصة بالعقيدة وأنتم تفرون أن يقال بكم لا تعلمون شيئًا قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من تعلم العلم ليباهي به العلماء ويماري به السفاء أو ليصرف وجوه الناس إليه فهو في النار رواه بن ماجة وانظر صحيح الترغيب والترهيب (١/٢٦) اللهم ارزقنا تواضعا والإخلاص والعمل بما علمنا من العلم وجنة الفردوس الأعلى ورضاك ياذا الجلال والإكرام 🤲🤲🤲
@adamhassu584
@adamhassu584 10 лет назад
Abdihafid Jama was nice program wow that's what we need universal TV
@cabdicasiismohamed1007
@cabdicasiismohamed1007 Год назад
allah mahd leh oo suufi iga dhigin❤😊
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Год назад
Suufinimo alle hanagu dilo
@cabdicasiismohamed1007
@cabdicasiismohamed1007 Год назад
Nacla kugu tlle alle iguma dilo
@abdull6217
@abdull6217 Год назад
@@cabdicasiismohamed1007 maxa ma is badashay
@abshirabdullahi4572
@abshirabdullahi4572 2 месяца назад
Who is still watching 2024
@alfarajchannel2979
@alfarajchannel2979 4 года назад
قال الإمام الشافعي رحمه الله تعالى من قال اوعتقد ان الله جالس علي العرفهو كافر
@husseinmohamedali78
@husseinmohamedali78 Год назад
Masha'allah Sheikh Mohamed Abbaas ❤
@yasinrage6928
@yasinrage6928 15 дней назад
❤2024 Who is still watching?? Wali yaa fiirsanooyo??❤ 10 years after!
@KonamiAnawaso
@KonamiAnawaso 3 месяца назад
قال الإمام البخاري رحمه الله تعالى : " ( كُلُّ شَيْءٍ هَالِكٌ إِلَّا وَجْهَهُ ) القصص ( 88 ) : إِلَّا مُلْكَهُ ، وَيُقَالُ: إِلَّا مَا أُرِيدَ بِهِ وَجْهُ اللَّهِ " انتهى من " فتح الباري " ( 8 / 505 ) . ويلاحظ ما يلي : ذكر الحافظ ابن حجر رحمه الله تعالى أن في رواية النسفي لصحيح البخاري ، لفظة ( إِلَّا مُلْكَهُ ) منسوبة إلى أبي عبيدة معمر بن المثنى ؛ قال الحافظ ابن حجر رحمه الله تعالى : " قوله إلا وجهه إلا ملكه في رواية النسفي ، وقال معمر : فذكره ، ومعمر هذا : هو أبو عبيدة ، ابن المثنى وهذا كلامه في كتابه مجاز القرآن ، لكن بلفظ : إلا هو "
@MireMohamudElmi-kg3pk
@MireMohamudElmi-kg3pk Год назад
Waan fiirsanayaan wali 19/7/2023😊🙇‍♂️
@fadumoa12
@fadumoa12 10 лет назад
War wahaabiyooy Ilaahay SW kabaqa ee rumasta in Ilaahay yahay (Kaamilun) waana deeqtoon yahay (Qaniyun) khalqigiisa intuusan abuurin ka hor buu jiray (Qadiimun) wuuna jiri doonaa (Baaqii) makhluuq baa baahi u qabo meel uu joogo, mushtabahaadka ka fogaada fitna doone baa raacraaca buu ilaahay noogu sheegay Surat Al-Cimra
@ciiltire2661
@ciiltire2661 3 года назад
sh m cabaas waa caalim cilmigiisa allha u barakeeyo
@maxamedcabdi5324
@maxamedcabdi5324 2 года назад
Waa qalad waxas cilmi mahan waa bidco war xage lagu sheegay diinta in ilaah qeerkii dabxi loosameeyo iyo in laxad reeyo waa wa bidco subxaanallaah
@axmedhaanomar7595
@axmedhaanomar7595 3 года назад
وكن اشعر يا في العقيدة يا فتى اواتبع اباالمنصوري تسعد بجنة فانهما قد وافقت دون مرية بما في كتاب الله فعلم وسنة
@cabdulahisaalax9366
@cabdulahisaalax9366 9 лет назад
wahaabiya waa dad urura ushaqeya lkn wxn ushega ahlusunah waljamaca inay san ladoin qofka ka so horjeda in nabi muxamad s.c.w.ixtfaal loo sameyo
@inacabdihaayir2518
@inacabdihaayir2518 5 лет назад
شيخ محمد عباس يحفظك الله 🙏👌
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 2 месяца назад
Hada waa shiico maxamed cabaas
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Год назад
Suufiyadii xaqa waa loo sheegay ee illaahay hasoo hadeeyo
@user-mu9od2if4m
@user-mu9od2if4m Год назад
يا أهل الصوفية إستغفروا ربكم ليتوبو
@CumarShehkcali
@CumarShehkcali 2 месяца назад
War iska sax waxaa qortay
@maxamudmaxammad2155
@maxamudmaxammad2155 8 лет назад
Daba somalia wa lga dabar jara insha'allahu caqiidada sax ahna wa lagu fafa bi idnillaahi
@kingzakiyano893
@kingzakiyano893 6 лет назад
Masha Allah Shk cabas aqoon ayo leyahay rabi haxafido
@khalifmahammedismaillmoham9874
Wahabiya uuff ahlusuna waljamea. Shah shah mashallah
@cabdirisaaqfaarax9302
@cabdirisaaqfaarax9302 4 года назад
Waaka dhahaya wahaabigu alaah ayaa carshiga fadhiya quraanka soolaguma sheegin in 4 malag carshiga aysidaan wax lasido maa alesaaranyahy inaa lilaah wainaa ileyhiraa jicuun
@Mohamedwali114
@Mohamedwali114 10 лет назад
Dhibka jira wadaadka khawaarijka ah ee ilaahay xubnaha u sameeyay iyo wariyaha ma yaqaanaan cilmu tassawwuf waa iskaga dhex yaacsan tahay, wax 40 years lagu barto hal habeen kuma fahmi karaan caqiidada mujasimadana waa dhadhamiyeen ilaahaa ka magan galnay...
@salahhanad6579
@salahhanad6579 4 года назад
waar dadkan KUTUBTA Barakaysanaya xagay ka yimaden waligay ma maqlin dad dhahaya kutub ban barakaysana
@sahrujawiilwal8291
@sahrujawiilwal8291 6 лет назад
Masha Allah sheikh sufiga wajigiisa ayaa laga garanayaa inuu wax sax ah kahadlaayo oo sidii saxda aheed diinta usheegayo sheeko sacuudi uu wataa kan kale ilaahow shuuqdeena suufiyada ah inoo xifdi xofna maqarxiyaan sida wahaabiyiinta oo kale
@muhammadabdiali8939
@muhammadabdiali8939 6 лет назад
Fadhiyadaan oo kale waaba kahelaa. 1.Allah is above of everything nothing is like him hadey ahaan leheed awood muuqaal iyo wax walbo. 2. Allah swt Wuuleeyahay gacmo waliba wada midig ah indho waayo waa basiir etc waayo wax walbo Wuukadhan yahay. Caqliga halaga shaqeysiiyo.
@axmedmanu
@axmedmanu 10 лет назад
dadka hal mid ha fahmaan awalan adoo cilmi u laheyn qof ha aflagaadeyn mida kale rabi kacabsi iyo rag iska riix meel islama galaan iilaha idinku dhaarshe ma caqligii iyo diinta fahankeyda niga dhamaday oo hadda la soo tagan tihiin ninkaan suufiga woo saxan yahay ninkii dhahay waxaan barakeystaa buugaan illah waa kali illah kalana ma jiro ogaada wax buuga ugu qoran oodhan waa shirki illah looga fogaanaayo allahu manajinaa cabdi xafiidna cedna uma xaglinin cunug yar xitaa hadii la dhihi lahaa dhexdhaxaad noqo ninkaan suufiga waxoo sheegaayo mala marsiin laheyn suufiyeey warkiina wa la helay
@razmi4568
@razmi4568 6 лет назад
Ahmed Ibrahim indha cadeeskiiisa ayaa laga garan kara quraafaad inuu meesha ku haayo suufi waa fasahaaad
@aasharif03
@aasharif03 10 лет назад
No doubt that this debate was won by Sheikh Mohamed Abbas in the end of the video the other person agrees with him and he looks for excuses outside of the topic keep up the hard work
@ashraffittnes1236
@ashraffittnes1236 4 года назад
No doubt that the man in the red is so poor and misguided
@abuxamsaaabuxamsaa338
@abuxamsaaabuxamsaa338 3 года назад
نعوذ بالله من الوهابية المجسمة
@khadrocali8779
@khadrocali8779 2 года назад
Yur yaahuu
@ayyubelmi1440
@ayyubelmi1440 Год назад
Kan waa lun San yahay. Acuudu bilaah. Maxay tahay sababtu uga cararayo suaasha. Ilaa hada ma jirto wax u ka jawabay. Waxa la weydiiyo mooye dhanka kaluu ka boodaya. Shirki cad buu dhex taagan yahay sufigan!
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 Год назад
@@ayyubelmi1440 Shirkigu warshadihiina Miyaa soosaaro Oo NINKII idiinka horyimaado qoortaad Usudhaysaan miyaa!!!?
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Год назад
Shiiq Cabas masha Allah ❤ Ilaahow sufinimda nagu dil oo ashaacironimda nagu dil❤
@mubarigibrahin5079
@mubarigibrahin5079 4 года назад
Suufiyada waxaan illaahay waxaanu u waydiinaynaa inuu xaqa fahasiiyo waayo waa murn daliilkooduye
@sadaqdaauud671
@sadaqdaauud671 6 лет назад
Ahalu suno Allah hanagadhigo dhamanten
@mohawaliahmed5451
@mohawaliahmed5451 3 года назад
Amiin yaa ALLAH
@NuuraliZiizii
@NuuraliZiizii Год назад
Aamiin
@mohamedsugule8455
@mohamedsugule8455 10 лет назад
Waar lama kala foga ee Alle xaqa ha na waafajiyo dhamaan.. Gaalaa la is hayaa ee yaan lagu mashquulin farqiyo yaryar.
@user-tc8xd3kl5j
@user-tc8xd3kl5j 4 года назад
Sideen loo kale fogayn nin leh alle kaligii hala caabudo iyo nin leh may awliyadana halala caabudo ilaahy ??? Waaba qodobkay isku haysteen nebigiyo abu jahle
@princesssophia5835
@princesssophia5835 6 лет назад
Sufi&ahlussunah wal jama'ah r d same Nahaabism👎👎👎👎👎
@salmaanaadanaadam1660
@salmaanaadanaadam1660 5 лет назад
alaah waxa aan kabar yaynaa inuu tawxiid nagu oofsado suufigaan shirkiga difaacaya soohanuunsho haduu khayr ladoonay
@pharhiakushkushcudoon7002
@pharhiakushkushcudoon7002 4 года назад
Sheikh Mohammed cabas jazakallah
@hihiiihuhuhuaa8869
@hihiiihuhuhuaa8869 3 года назад
Sobob
@user-dh2jw9vb1h
@user-dh2jw9vb1h Год назад
👇qabri yaadul mawriirsadoo maalma kuhabsaamay , yaa in tuu calan meel kasuray , madaxa liiliijay .
@hodanmuuse8542
@hodanmuuse8542 8 лет назад
suufi hadalkiisa kuma jiro madmadow wax kasta oo hadalkiisa ahna waa waadax sh.maxamed cabaas alla haku barakeeyo nin ku fahmi waayay waa qaafil lakiin ninka aaminsan in allaah leeyahay gacmo asaga goormuu arkay aayadaha waxa ku jira ta wiil sidoo kale lafdi lama macneeyo waxa kaliya oo uu meesha lafadhiyaa waa muran kaliya iya qaladaad ufahmay laakiin la gaadhi maayo caalimka da'da yar sh.maxamed al cabaas alla cimrigaa ha dheereeyo !!!!!!!!!!!
@sh.maxamedcabas2030
@sh.maxamedcabas2030 8 лет назад
adiga dinta baro horta
@sh.maxamedcabas2030
@sh.maxamedcabas2030 8 лет назад
ninki dida wuxu ilahay isusugay .wax lidkii buu usugay
@abdiazizsheikh9665
@abdiazizsheikh9665 8 лет назад
hodan muuse wll suufiyada aya ka tirsan nahay wahaabiga ayaa qaba inuu ilaah gacmo leeyahay hada suufi ayaa wax ka sheegtay waad qaldantay iska fiiri qoraalka
@xasancadde5060
@xasancadde5060 6 месяцев назад
Suufi xaq marabaan subxaanallah
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
Wahaabiyo baabah Allah idin ka dhig Allah ayeey ku shabahayaan dadka Allahna waxuu lee yahay cidna uma eki . subxaana allah
@kepahazard7587
@kepahazard7587 4 года назад
Allah kacabso cidba hainkkarin wayo waxa laga yapa inu kugu so labto Waayo wa xaq daro
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 2 года назад
Aamiin yaa Allah
@mohazat5009
@mohazat5009 Год назад
Kkkkk wax ka fiirso horta
@khaliilismael7538
@khaliilismael7538 6 лет назад
Hhhhh Allah kan yaaa tusa kan sheekh xassaaaan xuseeen wllhy kabuhuuu ka carari lahaaaaa
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
Xasab xuseen waxba ma oga xabsiga Kenya ku ku jiray
@hamadaboss8855
@hamadaboss8855 5 лет назад
Xasaanka aad sheegeysid kan waxba ma dhaamo mana awoodaan in ay soo hor fariistaan caalimkan oo kale.
@baiyobaijamki4694
@baiyobaijamki4694 4 года назад
wlhi waa run wuu fadiisin lahaaa sh xasaan ciyalkaan wuu tarbiyeen lahaaa
@yussufhassan3223
@yussufhassan3223 4 года назад
الشيخ محمدالمحيسيني
@cabdullahimaxamad6892
@cabdullahimaxamad6892 4 года назад
𝑴𝑨𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒘𝒂𝒂 𝒊𝒈𝒂 𝒒𝒐𝒐𝒔𝒍𝒊𝒔𝒂𝒚 𝒓𝒖𝒖𝒏𝒕𝒊 𝒂𝒌𝒉𝒊 𝒙𝒂𝒃𝒊𝒊𝒃 𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉 𝒚𝒂𝒙𝒇𝒂𝒅𝒌
@ahmedjamacah5575
@ahmedjamacah5575 6 лет назад
ayaada oo ah واجتنبواالطاغوت ayuuleeahay واشتنبو الطاغوت waar qur aanka iiska sax
@user-dh2jw9vb1h
@user-dh2jw9vb1h Год назад
لاإله إلّا الله محمّد رّسول الله صلّى الله عليه وسلّم tawxiidka macnihiisa si sax ah haloo fahmo , 2nin oodoodaya , waxaan kajeclaan lahaa . Sheikh dr maxmuud muxamed shibli , iyo mid kasocda dhanka ashcariyada - kuwa suufiyada lagu sheego- . Ed
@cabdulahianshax8771
@cabdulahianshax8771 Год назад
hhh wahaabiyo waligood saan weeye hada bukhaari ma oran الاملكه ninka dhahaya ba idin ma talaya diintiinoo dhami aragtida maxamed cabdiwahaab ma dhaafsana
@mohazat5009
@mohazat5009 Год назад
@@cabdulahianshax8771wax aad ku doodi kartid ma jiro awliyada barya dooda iska dhaaf horta marka xigta ina cabdiwahab (rahmatou allah caleyhi )tawhidkii dhabka aha ayu ku sugnaa
@badri1068
@badri1068 2 года назад
قال الإمام البخاري رحمه الله تعالى في كتاب التفسير من صحيحه: سورة القصص { كل شيء هالك إلا وجهه } إلا ملكه ويقال إلا ما أريد به وجه الله. اهـــ ففسر الوجه بالملك ثم عقب بصيغة التمريض:" و يقال ما أريد به وجهه"، مما يدل على جزمه بالأول، خلافا لما ذكره الحافظ ابن كثير رحمه الله تعالى حيث قال عند تفسيره للآية:"..وقال مجاهد والثوري في قوله: { كُلُّ شَيْءٍ هَالِكٌ إِلا وَجْهَهُ } أي: إلا ما أريد به وجهه،وحكاه البخاري في صحيحه كالمقرر له." اهـ. Inta carabiga taqana iney k faideysato ayan rajeynaya 👍
@akramportal.8831
@akramportal.8831 Год назад
Nin waaba aqoonyahay tagaye ..Maxamuud cabaas👍💯🥰
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 6 лет назад
S/C,labadaan ninba groeps an jirin ayeey isku riix riixayaan,war kuligeen allah ayaan aaminsanahay iyo rasuulkiisi,marka ilaaheey gacan ayuu leeyahay iyo malaha iyo meel walba ayuu jiraa ama kor ayuu jiraa,waa faham uu horseeday tafsiirka,Marka waxa ha isku Gaalaynina oo ha isku riixina,umada islaamkana haku kala fogeeynina,allah iyo sida uu u egyahay ma suureeyn karno allahu yaclam intaa uga hara wax walbana in uu arko wax walbana maqlo,aanan koobi karin joogistiisa aragiisa fahamkiisa iyo cilmigiisa midna,marka ka daaya umada tafaraaruqa aad iswada haysataan waxa laiska fahmi karo,meel wlabaa muran iyo koox kooxaysi Galiseen xataa diinti uu allah nagula dardarmay midnimo inaan u qabsano xarigiisa.
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 6 лет назад
TOWXIID IYO TASAWUF Miyaa iskaga khaldan wahaabiga
@ashraffittnes1236
@ashraffittnes1236 4 года назад
Abdi fool , waxba isagaa khaldanee horta waxan ku weydiiyay qof waliba oo diin yiraahdo Allah kaligiis hala caabudo oo iska daaya wax kale maxaad magac ugu bixisaan oo wahaabi u dhahdaan,
@abdirahmanshiine7988
@abdirahmanshiine7988 8 лет назад
wahaabi waaba danyero waraabi hacunii war diintaan hada miya qadanay mase wakudhalanay xage jireen 100 sano kahor mase hada diinta qateeen wahaabi warkodana kumajirno
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 лет назад
Aragtidayda wadaadka suufiga ah ayaad mooddaa inuu doodda ku gacan sareeyo. Kolka xaqa aqoonta iyo cilmiga laga eego.
@aishaw4710
@aishaw4710 4 года назад
wax baro
@ahmedosman7738
@ahmedosman7738 4 года назад
Aamus suufi xaar cuni ayaa tahay
@ashraffittnes1236
@ashraffittnes1236 4 года назад
Wll waxad ogaataa diinta in lagu dhasho waa nicmo uu Allah bixiyo lkn in lagu dhaqmo ayaa loo baahanyahay oo hadii lagu yiraahdo waxaad tuugtaa oo kaliya Allaha weyn aad tiraahdaa waan aqbalay. Ma aha inaad indha la'aan iska socotid ogow qabri baa naga dambeeyo iyo su'aal
@ashraffittnes1236
@ashraffittnes1236 4 года назад
Wadaad suufi baa gacan sareeyo waxay u baahantahay in horta wax la barto , ma ahan oo kaliya caadifad meesha bal wuxuu ku saxan yahay soo qodobee
@RiyaadulJanahtv
@RiyaadulJanahtv 10 лет назад
waxaan dad weynaha u sheegaynaa in riyaaduljanah tv uusan mas uul ka ahayn commentigii hore ee lasoo qoray dad ayaana soo qoray oo asagoo furan ka faaiideystay waxaana umada u sheegaynaa inaan barnaamijyadaan aanan wax commenti hore aanan ku lahayn oo aan banaan ka ka nahay
@user-dh2jw9vb1h
@user-dh2jw9vb1h Год назад
( كلّ شىء هالك إلّا وجهه ) . الآية: فى آخر سورة القَصص . وليست فى سورة العنكبوت .
@sahraabdul9190
@sahraabdul9190 10 лет назад
OMG can't believe he appeared life and said "Ilaahay qacmuu leeyahay!" Subxanallah!! :'(
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
Coz he s wahabi ignorent
@atakar26
@atakar26 4 года назад
Sahra Abdul ilaahey qurankiisa ayuu ku sheegay markuu ibliis janada ka soo saaraayay wuxuu dhahay aadan u sujuud ibliisna waa diiday kolkaasuu ilaah dhahay maxaa kuu diiday inaa u sujuudid waxaan gacanteeda ku abuuray taas wexee cadeeneesaa inuu ilaaah gacmo leeyahay laakiin eesan eheen sida gacmaheena
@done3164
@done3164 4 года назад
@@atakar26 gacanteeda marku alle yiri culumadu waxay ku fasireed (awoodeda) ee gacantu ma ahan gacan cadiya sida midena oo kale cilmiga baro wadaado gooniya ha isku xirine
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 4 года назад
مامنعك ان تسجد لما خلقت بيدي
@salahhanad6579
@salahhanad6579 4 года назад
gacma ma leh miyaa illahay. waar somalidu walee way shiicawday
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 Год назад
Suufida inkaar baa ku dhacday 😂😂
@sh.muhammadamiinabukar2346
@sh.muhammadamiinabukar2346 6 лет назад
Allahu akbar diinta waa cadahay kii been iyo waxaan jirin keeno waalaga guuleysan
@abdikarinabdullahi9985
@abdikarinabdullahi9985 5 лет назад
ALLAAH Subaxaanahu watacaalaa asiga ayaa qur aanka soo dijiye alaah qura aankiksa waxa uu ku sheekay in uu leeyahy qura aanka ayaado MUXKAMAAD ah IYO kuwa MUATA SHAABIHAAD ah lkn kuwa quluubtooda zayq ku jiro waxay raa cayaan kuwa muta shaabihaadka kujiro
@calimaxamed7635
@calimaxamed7635 6 лет назад
Allow Naga badbaadi caqiidada suufiyada
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 лет назад
Amiiin sxbow qaarba wa galo ah
@isxaaqaadanshariif7957
@isxaaqaadanshariif7957 3 года назад
Amiin
@user-gw8go4ry1n
@user-gw8go4ry1n 2 года назад
Suufiyada sualaha kama jawaabaan wee is iloowsiiyaan waxe uga baxaan qosol qosol
@saadaqyare8979
@saadaqyare8979 10 лет назад
inta wahabi racsaan allah soo celsho ayaan lanahaay daadka garasho ayaay wax isku dhafaan eee allow sooo hanuni inti wahabi racdaay ayaan layahaay
@salahhanad6579
@salahhanad6579 4 года назад
inta suufiyada iyo ashaacirada ah ku dayatay shiicada ilahay ha so hanooniyo
@abdulldegea3222
@abdulldegea3222 6 лет назад
SubxanallAh somalithii waxa kadax batay bidca iyo sufii kagadarane comentika dadkan bixinaya iyaga bathan ninkaan sufiga hathalkisa mabafahmine Lol.
@malyunadan7026
@malyunadan7026 5 лет назад
Runta
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
Suufi waa kuwa xaqa iyo diinta Allaha soo gaarsiiyay meesha fiican
@mohamedhaaji4581
@mohamedhaaji4581 7 лет назад
suufi waa koox bid cada diin ka dhigteen ilaahyow soo hanuuni suufiyada wlh salafka waa kooxda kaliya oo diinta faafisa
@munaabdullahiali9117
@munaabdullahiali9117 6 лет назад
Bidcigi wahabiyo waxbo ma oga hhhhhhhhh fashiluuhu
@riyainacalimire8068
@riyainacalimire8068 6 лет назад
mohamed haaji waa qaldan tahay isax ok
@showme916
@showme916 6 лет назад
W
@Somabilbooks
@Somabilbooks 6 лет назад
BEENAAL BEENAALE DHALAY AYAAD..............
@mohafarx4184
@mohafarx4184 6 лет назад
Amin
@zubeyrabdalla
@zubeyrabdalla 10 лет назад
war Adeerow suufi dadka diinta islaamka duleeyay waa iyaga ee waxaan la yaabanahay dhalinyarta wali la dhacsan caqiidadada faasidka ah ee suufiyadda waxaan idiin oran lahaa dadkiina suufiyada la dhacsan barta kutubta axaadiith.ta iyo tafsiirka quraanka si aad ugu jaahil baxdaan suufiyadda qubuuraha barya
@hashimadenomar5611
@hashimadenomar5611 6 лет назад
War sufida iskaga hara wa dad dhunsan
@abumasaakiin7946
@abumasaakiin7946 6 лет назад
Bin adaawe jazakAllah Khayr Akhii runtii waad ila Aragtay markaan comments ka akhriyay waan yaabay dadkan faraha badan ee suufigan La aaminsan caqiidadan khaldan war Diinta barta oo qubuuraha aad ku dulwareegtaan ka taga! ILLAAHAY swt ayaa isku sugay gacmo , weji siduu Alle swt is kugu sugay ugu suga waa sidee Iyo sheeko kale ha gelinina
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
Suufi xaqa ayaa dadka soo gaarsiyay khawaarij youtube ka caytami waxba kama qaadi karaan
@xasancali4780
@xasancali4780 5 лет назад
@@muzxin abayo ilaaah haku xafido
@kadrahanshi1231
@kadrahanshi1231 6 лет назад
Markuu wahaabigu leeyahy tawxiidkaan dadka baraa ma qoomgaalo ah baa soomaalidu waa waxay dhiiga muslimiinta ku banaysteen gaalada tawxiidka uma sheegaan dadka muslimka ah ayaa lagu daliday subxaana Allah
@cabdiraxmaanmaxamed3582
@cabdiraxmaanmaxamed3582 6 лет назад
Kadra Hanshi Muslimka miyaan towxiidka la bari karin
@cllaahiyuusuf9441
@cllaahiyuusuf9441 4 года назад
suufi waa Ku saxsan yehiin
@user-vm8oq5jz6g
@user-vm8oq5jz6g 5 месяцев назад
اللهم أهدي صوفية
@faraxsane3186
@faraxsane3186 10 лет назад
C/xafiid dib iskugu noqo sxb wariyaa tahay barnaamijka si cadaalad ah u daadehee.
@mohazat5009
@mohazat5009 2 года назад
Sheikh Mohamed abass caqida sufiyada wa mid baadil ah hadii aad aaminsantihiin in allah sookadii sheikh la baryo
@mohahussein3904
@mohahussein3904 Год назад
ILAHA MAHD ISKALEH OO LAKOBI KARIN OO IGA DHIGAY SALAFU SALIX OO IGA DHIGIN SUUFI IYO GADIROYO MID NABA 🥰✋
@abdirahmankhader
@abdirahmankhader Год назад
Ilaahay ayaan hanuun kugu weydiinayaa
@Visible-jb2ew
@Visible-jb2ew Год назад
Salaf saleh wa sadexda generation oo uga horeeya. Ma naqoni kartid, wa adoo dahay sahabi ba ahay camal.
@ourdawlah
@ourdawlah Год назад
Masha'Allah Allah nagu hadyeyo wadada salafka
@abumasaakiin7946
@abumasaakiin7946 6 лет назад
mowliidku wax daliil Diinta ku leh maaha , Nebigeena cs Iyo Saxaabadii Iyo Taabiciyiintii Iyo sadex dii qarni ee uhoreeyay mawliid lamadhigin lama aqoon , Xadiiskan Bukhaari Iyo muslimba ay werinayaa ee Rasuulka cs ka sugan aad wada taqaaniin Wuxuu leeyahay Rasuulku cs. عن عائشة، رضي الله عنها، قالت‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم‏:‏ ‏"‏من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد‏"‏ ‏(‏‏(‏ متفق عليه‏)‏‏)‏‏.‏ وفي رواية لمسلم ‏:‏ ‏"‏من عمل عملاً ليس عليه أمرنا فهو رد‏"‏‏.‏ Caaisha Rc waxay ka werinaysaa Rasuulkii Alle salalaahu calayhi wasalam inuu yiri ((qofkii kusoo dara Diintiinteena wax aan ka mid ahayn waa lagu celinayaa)) Bukhaari Iyo Muslim Xadiis kale oo Imaamu Muslim werinayo wuxuu yahay ((Ruuxii camal fala camal oo aan ka mid ahayn Diinteena Waa lagu celinayaa )) micnaheedu waa laga aqbalimaayo.... Wax kasta oo dib laga keeno oo diin ah inuu baadi yahay ayuu Xadiistan kuu cadaynaysaa .Wixii Diin ahaa Xiligii Rasuulka cs ayun baa maantana Diin ah..
@mohamedabdi8157
@mohamedabdi8157 6 лет назад
Abu Masaakiin wahabiya allow soo hanuuni
@najka2687
@najka2687 6 лет назад
Wahaabi waxy udhawyihiin gaalo allow soo hanuuni
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
INA ABDI WAHAAB . USBUUCUL YOWM AYAA U SAMEYSAAN NABIGA SCW XASUUSTIISANA BIDCA U TAQAANAAN WAHAABIYO
@kepahazard7587
@kepahazard7587 4 года назад
@@muzxin Xits hadi lo sameyo wa bidco bidco lagu daray waxa yaab ah Hadi Wahabiyo bidco lacala sameyso idinkana bidco kale miyad sameynaysan
@muzxin
@muzxin 4 года назад
@@kepahazard7587 wahaabiyo Mowliid waa la dhiga diiida ama naca
@maxamudmaxammad2155
@maxamudmaxammad2155 8 лет назад
Dabaqoodhin diinta iyo somalia meel looguma hayo ethiopia ika aada burdaha u akhriya
@yahyeahmed8749
@yahyeahmed8749 6 лет назад
Wahaabiyadu waxey isu haystaan diintu iney tahey waxey iyagu sheegan. garasho gaabnidooda diinta ayey ka gudbinaysa fariin khaldan ninkaa wahaabiga kama hadli karo wuxu isagu aaminsanyahey wuxuu ku wareegaya waxa cid kale aaminsantahey mana garanayo wax xujo uu ucuskado wuxuu aaminsanyahey isagu
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 2 года назад
Lkn adi waxaa aaminsantahy cid allaha aheyn in labaryo waxna disho waxna nooleyso ?
@FaatimaAdinuur
@FaatimaAdinuur 3 месяца назад
Subxanallah suufi waa nahy weligeena waxaa ma maqllin ​@@Mirahamaskaxda
@muzxin
@muzxin 5 лет назад
Wahabiyo Allow islaamka ka qabo SACUUDI ayaa keenay ayagina hada weyba xirxireen alshabab ayeey dhaleen wahaabiyo
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 2 года назад
Aamiin
@sacdiyomacalindaahir2293
@sacdiyomacalindaahir2293 4 года назад
Laaxowla walaa quwata ilaa bilaahi
@abwaanaddaahlusuunna2642
@abwaanaddaahlusuunna2642 10 лет назад
maasha allaaah sheikh muxammed cabaaas waxaan leenahay jasaakallaah ilaahay cimrigaaga hanoo raajiyo carabkaagana cadaabka haka xoreeyo ayeeynu leenahay waxaa weeye caalim da,yar ilaahow isha wahaabiya ka jir oo ka ilaali maasha allaah nahaabiga xunkaa ooo meesha lagu ceebeeyay oo markii barri loo hadlo waqooyi uhadlaya na waxaan leeyahay meesha katag allah kuceebeeye duli nahaabi ahbaatahaye viiiva suuufiyo
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 2 года назад
Aamiin.
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 года назад
👍👍👍♥️♥️♥️
@aweysali8900
@aweysali8900 Год назад
Maasha Allah ahlusuna waljamaacah haanoolaato meelkasto ay joogaan❤❤❤
@xidigxashi3993
@xidigxashi3993 7 лет назад
listen people we don't care koox koox , but what we care is only Kitaab iyo Suna. kitaabka waxaan ku qorneyn iyo sunada rasuulka sheegeyn waa qashin iyo huu haa. biyooley qashin , mawlid qashin nabiga iyo asxaabtisi ma sameyn innovation all qashin. caqliga fura.
@filterpaper9051
@filterpaper9051 2 года назад
صدقت يا الصادق You have told the truth
@emperorbloodline9433
@emperorbloodline9433 9 лет назад
13:52 this had me laughing, my Allah. The way he asked!!
@kim-ir2em
@kim-ir2em 4 года назад
😂😂😂😂Yeah that part got me as well
@nabiilshariif4190
@nabiilshariif4190 2 года назад
G9
@nabiilshariif4190
@nabiilshariif4190 2 года назад
Yy8s
@qalixbb1122
@qalixbb1122 3 года назад
Sh mxamed cabaas kalsooni badan aya ka muuqata lkn ninkan kale wu gariirayaa doodiisuna ma qodobaysna
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 3 года назад
Suufiya wax meesha kuma hayaan. Runtii xaqa wow cad yahay
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 2 года назад
Kkkkkk nio qofkii dooda dhagaysta ayaa og qofka mesha ku fashilmay wahabiyo cilmi mahayan ee caamada bey sirtaan.
@ahmedwardi471
@ahmedwardi471 3 года назад
Inta ashacirada raacsan alle hasoo hadeeyo
@abdirahmankhader
@abdirahmankhader Год назад
Anagu waanu hanuunsanahay lkn salafiga aaminsan ilaahay jismigii Adam Cs inuu leeyahay ha soo hanuuniyo ......amiin...amiin....amiin
@osmansubeer6722
@osmansubeer6722 4 года назад
Ninkan dharka cas leh hadalbuu hayaa bilaa daliil ayuu meesha la yimi
@abdimohamedali
@abdimohamedali 8 дней назад
Suufiyada caqiido io towxiid umasaxna Allaha hadeeyo
@maxamudmaxammad2155
@maxamudmaxammad2155 8 лет назад
Kuwa dhahayo suufi warkisa wa cadyahay ilaahey hakacabsadan war ma in labaryo sh.cabdulqadir iyo sh.oweys aya wax cad o banan ah Allah ha idin so hanuniyo hadu idin qoray hadi kale umada ha idinka qabto
@aminmuhumed2868
@aminmuhumed2868 7 лет назад
Kan barnaamij so daynaya ayaa xaraami ah ba ileeen waaa Shia mar kuu arky ina laga badii yay u barnaamij kiba so gaabiyay
@saahirmohamed8158
@saahirmohamed8158 8 лет назад
Kulahaa kibtaabka Waa barakeystaaa
@suldaandiiriye5178
@suldaandiiriye5178 5 лет назад
Alx waxaa soomaali badan quraafaadkaas aaminsaneed inay hada xaqa fahmeen qof book gaas barakeeysta maba ahan towxiid lagala hadlo sababto waxa Kuyaal oo dhan waa shirki
@MahamadCabdulahi-d6q
@MahamadCabdulahi-d6q 4 дня назад
Yaa ila daawanaayo 2024😂😢
@squadgame3746
@squadgame3746 2 года назад
Wahabiyada walaalaheen ah waxaan leenahay suufiyo noqda nacala sheeydaan kuyaal
@bekind8225
@bekind8225 8 лет назад
walaalayal ilaahey ka baqa sida uu ilaahey isaga isku sheegtay ayatka allah ku daaya maxaa adiga kacantaada xun ku tusinaya war ilaahey wax lamid ah ma jiraan wahuwa samiicul basiir sida kagahara ayaatka allah maxa kugu wata israafka ilaahey meelba majoogo subhanallah ilaahey intee aayadood oo xadiisya ah kagasoo arooray in uu mukhluuqiisa ka sareeyo hadaad allah waxuu abuuray in uu kasareeyo uu ka weeyn yahay u qirin walee inaad caqiido heysan oo aad tahay sidii wax indho iyo dhago la inaad tahay
@khayr.shorts
@khayr.shorts 2 года назад
Shiilha khamiiska cad baa weli wata doodda 40:00 maraysaana
@khayr.shorts
@khayr.shorts 2 года назад
Ilaa hadda isagaa wata 1:15:00
@YuusufYuusuf-ni6mi
@YuusufYuusuf-ni6mi 6 месяцев назад
Haa wali qamiska cad yaa watta
@RiyaadulJanahtv
@RiyaadulJanahtv 10 лет назад
barnaamij ka wuxuu ku fiican yahay uuna ku macaanaan lahaa in lasoo wada fariisiyo sheekh muxiyadiin xasan ayaanle oo joogo sweden ahna culumaaudiinka ashacariyah iyo sh umal oo ah cumada wahaabiyada fadlan universal tv barnaamij kaas ayaa ka xiisa badan dhalinyaradaan
@mujtahidka
@mujtahidka 10 лет назад
aad iyo Riyaadul Janah, wato fiican arintaas waayo wa maraajicda ama meesha ey kula noqdaan labada qeybood o iska soo horjeedo, lkn yaa sameynaayo hee arinkas
@marynhaaariyo5258
@marynhaaariyo5258 5 лет назад
Riyadul jannah TV sh umal wa kii idinku kaadiyey doodi 2001 e nairobi
@amranamran8644
@amranamran8644 5 лет назад
@@marynhaaariyo5258 waa sidaa istiri
@all-in-one-studio7
@all-in-one-studio7 10 месяцев назад
Abdixafiid tasawuf inaan barano ayaan rabnay adna warar iyo wax maalaayacni ah baa soo daysaa waxbana manu faaidin
@samsamaragsan3615
@samsamaragsan3615 6 лет назад
Subxaanalaah ilaahey ayaa xumaano dhan ka nasahan
@maxmudmaxmed4231
@maxmudmaxmed4231 10 лет назад
subxaanalaah gacmuu leeyahay aaa war sheekha saan u taageersanaa buuba wuxuuba ii keenay gacmuu ilaahay leeyahay kuweena kalana ma ahan oo gacmo hadii la sheego soo in ilaahay uu shabaho bani aadam ka ma noqonayso
@mujtahidka
@mujtahidka 10 лет назад
Xalay arin aan sugeeynay in si toos ah loo sheego ayaa lasheegay, o ah wariya c.xafiidh in u lasafan yahay markasto ragga ILAHEY aflagaadeeyan oo Muslimiinta gaalo u aaminsan, uu markastana kashaqeeyo siduu dadka ugu dhaadhicin lahaa wadadas wahabiyada.
@hanyhamar7468
@hanyhamar7468 10 лет назад
Subhanallah, war xishoo oo alle kabaq wahabi aflagadeyo allah majiree xaqa allaha kutuso sibaa udhunsantahay walal
@precious34864
@precious34864 9 лет назад
My Somali is not the best but these guys are misleading the younger generation with their wahabi ways , Whats wrong with following the sunnah? Subhanallah May Allah help them. The man said Allah has hands astagfirullah.
@shoelesssonofagun7938
@shoelesssonofagun7938 9 лет назад
brother u got the diin in a wrong way how come u believe sheikh abdulqadir jeilani [MAN] can close and reopen hell subhana Allah if that suufi guy had enought knowledge he would proof those books if your are on the wright way why suufi sheikhs dont wana pay the DAWA to any other countries masha Allah our brothers take DAWA to Italy.Brazil,Africa,in the United States,Uk,everywhere hence suufi sheikhs just come together in one room and get some cuuds make their little party and eat thats not being Islam thats being an Atheist be are of hell and ask my creater[Allah] for forgivness
@cqadircali5668
@cqadircali5668 5 лет назад
Hhhhhh ninkaan suufigaha ah hadalkiisa tixraac buu ku daray lkn duqaan kale meesha fadhi kudirir buu u qabaaa
@salahhanad6579
@salahhanad6579 4 года назад
whli hal jawaab oo aan ku qanco kama maqlin kan suufiga wuxuu marmarsiyo ka dhiganaya ta"awiil.
@ahmedosmanakhyar6769
@ahmedosmanakhyar6769 4 года назад
War kan jaahilsanaa ilaah gacmuu leeyahy فتعود باللهwahaabi saan lee waaye
@cirbad9622
@cirbad9622 5 лет назад
Wahaabiga dhulkaa lala galey wlhi meesha waxba kuma hayo wuusoo qaldmy
@mohamedAhmed-im3xx
@mohamedAhmed-im3xx 2 года назад
Aad iyo aad
Далее
Dood Cusub Culus Suufi Iyo Salafi 28/12/2013
1:21:23
Просмотров 635 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 621 тыс.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 8 млн
Wahaabiyaddu Maxay Ku Khaldantahay?
25:16
Просмотров 15 тыс.
Dood, Culimada Qaadiriya iyo Wahaabiya Q1aad.
1:09:51
Просмотров 330 тыс.
DOOD DHAXMARTAY SUUFIYO IYO SALAFIYA.
1:00:29
Просмотров 377 тыс.
Новый хит Люси Чеботиной 😍
00:33