Тёмный

USA oo ku cadaadinaysa DFS in aan la xirin UNSOM, ATMIS bixi doonin & Galka doorashooyinka 

Gaylan Media
Подписаться 362 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Mareykanka oo ku cadaadinaysa Somalia in aan la xirin Xaafiiska QM, lana joojiyo isku dayga bixida ciidanka Shisheeye & galka doorashada

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@Sumadeena
@Sumadeena 4 месяца назад
Mooryaanta xamar fadhida awalba dawlad maysan ahayn.
@mohameda.warabe7426
@mohameda.warabe7426 4 месяца назад
XAQIIQDU WAA DAWLAD SOMALIYEED MEESHA KAMA JIRTO E RUTO, UNSOM iyo ATMIS AYA MEESHA KA TALIYA , GAALADA REER QAZA WAX U QABAN WAYEY SOMALIYEY WAX HAKA SUGININA , XAMASNA ARGAGIXISADA U QATAAN.
@ismahankassim5390
@ismahankassim5390 4 месяца назад
Farmajo sidaan looguma dhaqmi laheen😂😂 good luck 🤞
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 месяца назад
wadanka gacanta haloogu soo celiyo farmaajo wa geesi dowladnimada soo celinkara iyo madax banaanida qaranke
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 4 месяца назад
Qawil kada waye miya wa daarood kan hayo wa hawiye sasa ku macey hado farmajo noq do mucarad waye hada so mucarad yaha yay daarood marka adiga qawil qalibiga ka ga jiro lama mitir qawil ku ma so gayo cml kada kaliya adiga wxan ku shega somali nimo ka badan
@moenlighted7681
@moenlighted7681 4 месяца назад
​@@AbuukarMohamed-v4tmarkuu xasan xil hayo miyaa soomaali noqotaa oo somalinimo ku qaraabataa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 месяца назад
@@AbuukarMohamed-v4tsxb Dani iyo Ahmed Madobe labadaba waa Daarood Hassan sheikh Ayey Ugu shubeen Marka Aawey Daarood ka shegeso? Malaha Adiga Qabyaalad ku heesaa
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 4 месяца назад
@@AbuukarMohamed-v4tDani iyo farmaaajo ma isu taqanaaaa Qalbadaaaa idin madawbe Darooood waaaa caaaawiye Somalia Hawiyana waaa moooryaaanta Somalia tuuugo khaaain dhaqan xumo af xumo Farqigaaas baaa inooo dhaxeeeya
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 4 месяца назад
Waxqabad iska dhaafa sistamkii dowladnimo ba kacanta ka siibaxayo HSM Emirates ba halkas dhigay
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 4 месяца назад
Xasan shalay marku lahadlay Maraykanka wayka diiden ee ah inay amisom sijogto asagu shalay wuxu dalbaday in dib lodhigo bixitanka atmis lkn wayka diiden waxay kudhehen markii hore waad rabtay inlasaro ee hada maxaa isbadalay balaagu yiri warkii udambeyey
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 4 месяца назад
ninkan xasan wadanka halaga qabto oo farmaajo halaso celiyo wa hadi soomaalidu wadankeda rajo kaqabto
@KhadarIsmail-xz9fb
@KhadarIsmail-xz9fb 4 месяца назад
Lama dhihikaro kan mw nin dalkisa hooyo ka hilinayah hadane shegaaniyo mw wlee kan munaafaq waa dhafay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 месяца назад
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 4 месяца назад
Waxaan dowlad maha
@Man19699
@Man19699 4 месяца назад
Suxufi, dalka dawladi kama jirto,ee hogaamiye qabiil iyo dawlad ku sheeg magac u yaal ah, baa ka jirta,waana meel hal qoys ay af duubtay,hannaankii dawladnimo ee dalku lahaa,waxaana nasiib darro ah,inaad isticmaasho in badan,hadalka ah: Dawladda soomaaliyeed & Madaxweynaha soomaaliyeed.Aniguse waxaan u aqaan horror baahan !!
@AxmedRecaps
@AxmedRecaps 4 месяца назад
Kusali nabigeena maxamed ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 месяца назад
Scw Scw Scw
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 месяца назад
WAXBA MA XIRI KARAAN DAWLADA XASAN SHEEKH WAAYO DALKU WAA FEDARAAL MANA BUUXIN SHURUUDIHII LAGU XIDHI LAHAA XAFIISKAN EE BOOBKA DOORASHADA AYUU UGA GON LAHAA XALAYNA WAR CAD WAXAA SIIYEY WASIIRKA A.DIBADA BLINKEN.
@Ustaadkaamil
@Ustaadkaamil 4 месяца назад
Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 месяца назад
Muhiimadu waa in somalia 🇸🇴 ay maraykan u taliyaaan sida gobolka Washington dc
@SiciidSiciid-m3g
@SiciidSiciid-m3g 4 месяца назад
War dawladi ma jirto
@okonkwomoses2443
@okonkwomoses2443 4 месяца назад
Somaliyey wantoba nin nagtade ujedo gabadadhe lokumakaro
@beryalex1798
@beryalex1798 4 месяца назад
Waxaan ka xumahay in nin Somali kula sheeganyo inuu rabo in UN sii joogto! waan foganay
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 4 месяца назад
🥺🙆🙆 rabiyow dowlad nimadeena garab istag siyaan u noqono qaran sharaf leh
@Junanilll
@Junanilll 4 месяца назад
Somalia dowlad Miya kajirta tolow . Dowlada muqdisho mad iska dhahdid.
@AbdimalikMo
@AbdimalikMo 4 месяца назад
Funy waa qasab hal Askari wadan shisheeye joogeynin somali guud ahaan dhul somaliyeed wuxuu doono ha ahaado un or Eu jini kale
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 4 месяца назад
Hasan munaafaq iyo kooxdiisa waa Alshabab waana in ladilaa hasan munaafaq..
@Muqtar
@Muqtar 3 месяца назад
MW gaaajaysan oo intaas meel uu lacag ka helo raadinaaya wadan MW kama noqon karro. Wax kasta oo lacag loogu balan qaado waa saxiixaya. Xataa naagtaada isii oo hoo lacag hadii la dhaho inuu diidi lahaa u malayn maayo. Ilaahow aanan qalbiga gaajo ka noqon. Qalbiguu gaajo ka yahay😢
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf 4 месяца назад
Asc gaylan ilaa xalay qaybtii labaad kama hayno fadhlan labada qaybod hanaga kalareebin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 месяца назад
Mahadsant walaalkey geylan media ❤❤❤ umadaan habaar ayaa ku habsaday
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 4 месяца назад
XAMAR UNUKAA LEH JARMAJO WA MARIIXAAN KKKK KA XAAXAABIYA HEE 😂😂😂
@Birqaaye2025
@Birqaaye2025 4 месяца назад
Dowlada waxaan ka eabnaa in mareeykan dalka laga saaro
@sahromahamud
@sahromahamud 4 месяца назад
Madaxweyne Xassan Wixii Aan Ka Digeynay Waa Imaaraatka Waxa Uu Ku Soo Burburiyey Dowlado Badan Ay Ugu Dambeyso Suudaan Annagana Waan Ogeyn Imaaraatka In Uu Rabo Nagu Burburiyo Ilaa Iyo Hadana Uu Ku Jiro Putland Madaxda Hadda Jogdo Maxey U Fahmi Layihiin Imaaraatka Oo Dib Noo Ridey Iyo Ninka Ay Walaal Ka Dhiganayaan Oo Jabuuti Madax U Ah Waa Xaasid La Jireyn Horukac Aan U Rabin Soomaaliya ????ilaahoow Soomaali U Gargaar 🇸🇴🙏
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 месяца назад
Puntland badeeda boosaso iyo dekeda berbera soo ninka usaxiixay so MD Hassan sheikh uma saxiixin Emirates
@mohamedhersi6975
@mohamedhersi6975 4 месяца назад
Waxaan u maleynayaa in Wadanka isku day afgambi ka dhici karo sida Burkina Faso taas sabab u noqon doonto in ayasan Somali dib iskugu Soo laaban .waa fikirkeyga
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 месяца назад
Allah Sidaa kama dhigo ka noqo sxb
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 4 месяца назад
Waa dhacaysaaaaa taaas 2025/12
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 месяца назад
Maxaa laga dawanayaa dalkan dayacan somalay
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 4 месяца назад
Hada majeetteen ma guulbeey gumeysi u arkaaan caku doqon gadaaal Ka baqaysa
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 4 месяца назад
Mj waaa guuuumayste BARI taaariiiikhda Mj wa kingdom Somalia wax ladhaho majidheeee Gurigaaada nadiiiifi AS. AMISON. Kenya , ETHOPIA waxa raga waaa hawiye konfurta
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 4 месяца назад
Madaxwaynaha waxaan ka codsamayaa inuu badaha noo iibiyo shidaalkadalka laleeyahay wuu ka buuxaqna uu kala barna shirkadda siiyo barna soo somalia qaadato caq baanu ugu bakhtinay maxaanu ka faaiidaynaa illaa maalintii aanu dhalanay waxaanu maqlaynay waxbaa dhacay iyo waxbaa la iibsaday
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 месяца назад
Oo qayaanadii reer Falastiin dhulkooda iyo badooda loo dhacay oo lagawada qabsaday miyaa Dooneysaa?
@AbdikaremIbrahim-un7dt
@AbdikaremIbrahim-un7dt 4 месяца назад
Guuxa
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 4 месяца назад
Maraykanka miyaa wadanka leh nacala dhalaye
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 4 месяца назад
Mayee inagaa is maamuli kariwayney
@AyanlehHoussein-b1v
@AyanlehHoussein-b1v 4 месяца назад
Hero
@abdisharif8315
@abdisharif8315 4 месяца назад
BIXITAANKA CIIDANKA ETHIOPIA SI KHALDAN AYAAD U SHEEGTAY EE WAXAA LOO SHEEGAY INAYSAN BAXEYN CIIDANKAAS
@hussinabdi3509
@hussinabdi3509 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 4 месяца назад
@AbdimalikMo
@AbdimalikMo 4 месяца назад
Wlhi ayadey anfaceysaah somali mareykan uma taliso
@axmad...c..w
@axmad...c..w 4 месяца назад
soomaliy marnah kamatanaasusho codsi kabaxsan ayda miyaah
@AbdimalikMo
@AbdimalikMo 4 месяца назад
Somali anaaga ayaa leh mareykan wax ka yaalo haba yaraateeh ma jirto wadankeda ha ka adkaato somali anaka ayaa u tasha neyno
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 4 месяца назад
Idinkoooo Ah Somali Isma saaarneee hoooos u dag who r u 😂😂 Somalia balo ma qabto eee mesha qurantay waaaaa konfurta ( hawiye)
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 4 месяца назад
Somalia washiton maahan warkiisu kamashaqeynayo halkan xalka somalida iskaleh ee iyagu hatashtaan
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 4 месяца назад
Sow ku Xalane inoo fadhiya, ee waliba inooga taliya.
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 4 месяца назад
@@yuusufSiyad-yc7qy nooma taliyaan
Далее
БАГ ЕЩЕ РАБОТАЕТ?
00:26
Просмотров 96 тыс.
ХОККЕЙНАЯ КЛЮШКА ИЗ БУДУЩЕГО?
00:29