Тёмный

Video aan raga soomaliyeed runta ugu sheegay oo cadho badan ku dhalisay. Yaa idinla khaldan? 

Asma
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@Ramla22
@Ramla22 2 месяца назад
Mashallah sis you told the truth ❤
@mustafaabdi6101
@mustafaabdi6101 2 месяца назад
Inad anaga oo adoomadi ALLAH ah qaawanidada Naga qariso ALLAH II KU ABuurtayna aad isku hor qaawiso waa doqonimada qaybka kamid ah waayo hadanad ALLAH ka xishoonayn anaga Hanaga xishoon
@CinabkiiJannaad
@CinabkiiJannaad 2 месяца назад
Alla Asmaay ku jecliyaa haddaan tiktokgaaga daawanayey dulleyste qaaq baad kaga yeedhsiisay
@osmangure6040
@osmangure6040 2 месяца назад
Maad dhakhtarkayga noqotid wacaney dhakhtarka adddumka ayaan kuu bixiyey. Waxaan ahay ninka afrikada madow ugu dad iyo dhaqan yaqaansan. Sidaad u aragtaa.
@ifrahomar4511
@ifrahomar4511 2 месяца назад
Exectly azmo qrxey 100% kuwa hdda jira dumarkey u arkan nin cml oo la xifaltamaya😢❤😂
@aragsan5690
@aragsan5690 2 месяца назад
Ragu soomaalidu waa libaaxyo dalka hadaan ragjoogin waa nala kaxeeysan lahaa . Allah magan...waana udhintaan difaaca dalka iyo inteey masuukayihiin.. ka dhamaaw ..midka cabsan kasheekeey. Madiidayo waxaas waa ku fiican tihiin waxaana waxkabadala.
@najmahussein3502
@najmahussein3502 2 месяца назад
Marki dalka la kala jarayay ee la adoonsanayay sow ma joogin hadana ilahay ba na ilalinaya iyo aduunka xeerarka uga yaal in wadan kale lagu duulo wlhi inaysan galin ku qataden in Ethiopia ama Kenya na qabsato
@Queenofdream9563
@Queenofdream9563 2 месяца назад
qoyaneyyy toba dheh ilahba ku ilaliye
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 месяца назад
Rabiyaw kuhanuuni
@MarwaanplayzYT
@MarwaanplayzYT 2 месяца назад
Maasha allaah qurux waaye
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 месяца назад
Wanu tasbiixsana maalinkaste si denbigu nugubadan o ukalayaraado aakhiro kasi fakerna❤
@najmahassan8107
@najmahassan8107 2 месяца назад
Raga Somali raga nimadaa aad ugu yar qof kastaa og.
@amiraomar2765
@amiraomar2765 2 месяца назад
Wll dhar islamic ah ba jira anaguba sweaming wagalnaa lkn islamic lagu dabaasha jira ee dalbo
@فاطمةالشيخي-ب9ع
@فاطمةالشيخي-ب9ع 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 месяца назад
Bulsho Munaafaq ah weeyaaan Runta way dhibtaaa Asmaaay.......Nice vlog Sis.....Vlog Face mask Aad hada martansantahay zoo geli😊😊😊
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 2 месяца назад
Asma hadalkada shegti waa saax anigu mar hore baan iswadiye waxi Libaxo ma nin hablaha laxintamaya o cayaya baa libaxo ma waxa isga kuyaale e u ka kaja libaxa lagunoqda😂😂😂😂😂 yaaab 😮😮😮😮😮😮
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 месяца назад
Raganimadu waa xoolonimo.
@najmahassan8107
@najmahassan8107 2 месяца назад
Faarax dulaystee ruunta marka loo sheego maxay la xanaaqaan.
@nimco9305
@nimco9305 2 месяца назад
Sidan ayad ku qurxon tahay asma is astur o nimcada allah ku siyo qarso walalo.
@MarwaanplayzYT
@MarwaanplayzYT 2 месяца назад
Ok dhib malaha wasaqda
@aslihousseinahmed9226
@aslihousseinahmed9226 2 месяца назад
Absolument good
@haniadanshire3740
@haniadanshire3740 2 месяца назад
Walaal adaaba taada la ildarane maxaad raga somaliyed ogu sastay
@فاطمةالشيخي-ب9ع
@فاطمةالشيخي-ب9ع 2 месяца назад
😊😊😊😊😊
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 месяца назад
Kaaga cad armay kaadilaan
@najahhirse3647
@najahhirse3647 2 месяца назад
Naag Farida tahy azma wacney
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 месяца назад
Duli alla kubad qumayo qaawan
@anab9951
@anab9951 2 месяца назад
Miyaadan gabadh muslimadda ahayn maxaa ku qaawiyey miyaadan ilaahay ka xishoonayn intaad iska qarinayso dad bini’aadam ah ka xishoo ilaahii ku abuurtey barina aad u noqon waa iga nasteexo
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 2 месяца назад
Siday muslin u tahay waaba buurt nuuge
@marwahassanahmed
@marwahassanahmed 2 месяца назад
Àsma asmaaa❤
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 2 месяца назад
Naag barada gaalka jaqaysa wiil somaliya oo nadia wava inay ka sheegto maha
@hodanhappy3098
@hodanhappy3098 2 месяца назад
Haday jaqdo waa ninkedi wax udidayana majiran raga somaliyed kama xigtid qoyaney nagaha jilicsan ay gumaystan ayad thy naa qimahaga garo intad dulayste difacayso 😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@hodanhappy3098 Acuudu bilaah maxaa baroo Afka ugelinaaya oo adigu miyaad jaqdaa Akhas caleek wax dhimatay
@djamilaahmed3228
@djamilaahmed3228 Месяц назад
Gus jilec 😂😂
@abdiishmail743
@abdiishmail743 2 месяца назад
UF is astur Gabdhaha soomalida hanaga fasahaadin
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 2 месяца назад
Kulama qabno siil banaan yala looma baahana
@nastehoahmedey8190
@nastehoahmedey8190 2 месяца назад
❤❤
Далее
Пряный осенний баббл чай
00:44
Просмотров 190 тыс.
ОТПРАВЬ СВОЕЙ ЛП/ЛД
00:10
Просмотров 154 тыс.
Madax waxu ixanunaya 6 months LKN Alxmdullah
10:51
Просмотров 31 тыс.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 97 тыс.
Afsoomali ayaan ninkayga barayaa.
12:31
Просмотров 13 тыс.
Waxaan caloosha ku yareeyay ee isku dhuubay
9:48
Просмотров 4,2 тыс.
Waa maxay nin laa’aantan dhacday.
9:57
Просмотров 4,4 тыс.
Soomalicowboy oo cadow soo weeraray
15:41
Просмотров 1,3 тыс.
Пряный осенний баббл чай
00:44
Просмотров 190 тыс.