Тёмный

VIDEO GAA IGA SUGEEY SEE BURA BIYOODKA SI DHAQSA AH ISAGA DAAWEE 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@nimcoabdikadir3389
@nimcoabdikadir3389 2 месяца назад
Abayo shukran
@saidoabdi7827
@saidoabdi7827 Год назад
You are doing great job sister keep doing the great job
@xaliimocaday1579
@xaliimocaday1579 Год назад
Marwa wll af soomali iigu sheeg wax aan shaaah ka samaysto
@marwonimco9927
@marwonimco9927 Год назад
Masha allh marwo ilhy haku daayo xppti Hana ku barakeeyo
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo hormar wacan
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Maansh Allah Ilaahay haku Barakeeyo Ukhti qaali
@faizaibrahim1924
@faizaibrahim1924 Год назад
Masha allah❤
@nadiramohamud4910
@nadiramohamud4910 Год назад
Msha allh abyo jasakallah allha ku barakeeyo wn u baahna wax daabiici ah aan isga daweeyo buro biyoodka wad mahadsan thy ❤❤❤
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Mahadsanid xabibti
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Год назад
Allah ku barakeeyo abaayo wan wadana dadalakaa e adiguna ducada so wada qali
@qaliabdi290
@qaliabdi290 Год назад
mansha allah xabiibti Alle haku barakeeyo anaiga waan ku faaiday anaan todoba sano dhalin baan malab xabatu rashaad iyo xulbad isku daray gabadh baa ialahay igu riaaqay sanad iyo sadex bilood bay hada jirtaa buro biyoodaa baa markaata laygu sheegi jiray
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Год назад
Asc mash allah qali abdi abayo 6sano ayan reer lehayiii e maxad isticimashayiii qali isheegez
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Год назад
Anigana bura biyodo iyo nalado dicifaa abaayo
@boqoradagaadsan9070
@boqoradagaadsan9070 Год назад
Abaayo hormonka nasahan qabaa xabadu rashad ma isticmali karaa abyo
@wazirahohmed2988
@wazirahohmed2988 Год назад
Sidaad isugu dartay wllo nala wadaag waayo xulbadu waa midho adag mabiyad la dhigaysay wllo
@malkachannel6424
@malkachannel6424 Год назад
Ameen ya rabii
@halimoarab9556
@halimoarab9556 Год назад
Rabbi ajar iyo xasanaat allah kaasiyo cilmigana allah kuziyaadiyo anaaba laigu sheegay pid wansameynaa insha allah.
@muzniabdi2278
@muzniabdi2278 Год назад
Shukran abayo
@sahraidle2866
@sahraidle2866 2 месяца назад
Abayo ana ladhiiban cudurkan waxancuna baris iyo basto canjelo ama bur shaah maxan ku bada shaa iisheg miidhiicirku wu iixanuna wu iigeyliya majiir guux bakteriya qalii
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 Год назад
Mash allah marwa ino so duceyaa abaayo
@QadanAadan-lt9vq
@QadanAadan-lt9vq Месяц назад
Qali asc waxn kuwadiiyo buro biyoodka markay 5 ama 6 gaadho ma aragtay cid ka baabaday
@nimcomed7065
@nimcomed7065 Год назад
walaalo ilaahay ajar iyo xasanaad hakusiiyo
@maryanahmed3953
@maryanahmed3953 Год назад
Amiin yaarabi dhamanten
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Год назад
Mansha alah
@marwo1162
@marwo1162 Год назад
Aamiin yarabi
@deeqosimanarahman4175
@deeqosimanarahman4175 Год назад
Allaha kuxafido abayo
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Год назад
❤❤❤marwo abyo waagu cusbahay please lamarka wasaq ayan rabay
@indahasancismaciil8313
@indahasancismaciil8313 Год назад
Asc wrwb Wallo lambarkaga ayan ubahanahay
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 Год назад
Asc marwa star cooking abaayo waxaan kaa codsanayaa gaas wax lagu daweeyo oo dabiici ah sixun ayuu ii haayaa hpylori ipp antibiotics ayaan qaataa wax saas ah kama fahmo mida kale diinsi wax yaabaha lagu daweeyo gaaska maka mid yahay
@ifrahqaasimifrah3678
@ifrahqaasimifrah3678 Год назад
Amiiin marwa dajiya illahy haku barakeeyo qali
@qadrocismaan3840
@qadrocismaan3840 Год назад
Asc marwo xabiibti wan cusubahay ee teelkaga see ku helaa mcnto
@XidigahaOfficial
@XidigahaOfficial Год назад
Masha Allah wlhi qali waye meel cadi ay ka tahay 1kilo 5$ waye turkey
@aminhashi1333
@aminhashi1333 Год назад
Marwo abyo noo nadi xitaa 1 saac waayo talo adaa ku nool ayaa hore loo dhahay
@ayanahmed355
@ayanahmed355 Год назад
Qusul hindi kwrn buro biyood ma ufiicanyhy isoo jawaaba wllayaal
@saidoabdi7827
@saidoabdi7827 Год назад
Asc
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Mansha Allah wlo qali marwo alxm Daaiman abadaa marka hore eebe mahdi usugnaatay mid guud iyo mid gaar ahba marlabaadaka mahadsanid adiguna qali Qali waxaan kaagatay caleentii aad soo galisay bishii 7aad alxamdulilah eebe waa igu khayr oo positive ayuu test gu iisoo saaray xiligii dhiiga igu dhicijirayna week iyo barbaa kasoo wareegatay qali lkn wax astaama ah madeeremayo an ahayn casiraad caloosha hoose ah marmar oon moodayo inuu dhigu igu dhacayo iyo afkoo I qadhaadh markaa abaayo intee weekbaa lagu dareemaa walaca
@faadumocabdiraxman4219
@faadumocabdiraxman4219 Год назад
M. a allah ku adkeyo qali inte uur sugaysy
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
@@faadumocabdiraxman4219 amin qali halsano iyo 2bilood
@raxiimacadey4406
@raxiimacadey4406 Год назад
Caleente waaye abyo
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
@@raxiimacadey4406 maramiyaha wlo
@hanajamac8585
@hanajamac8585 9 месяцев назад
Mashalh wll alaha ayay mahadi usugnatay iso qabo hadd aragto qorlakayga
@muhiadinhasan8040
@muhiadinhasan8040 Год назад
Shugrn
@hilaalabdikadir2873
@hilaalabdikadir2873 Год назад
Asc abaayo waxan.kuwaydiinaa adigoo igarali ah marka ka uudhiiga cada imaanayo in ay xinjoro lasocdan amaba ubadanyahay maxaa sababikara
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 Год назад
Ascwww abaayo waxaan ahay qofka u horeeya ee comment ka bixiya dhowr jeer baan kuusoo qoray abaayo telkaaga iisoo qor please
@xayatiqurux5369
@xayatiqurux5369 Год назад
Asc abyo inte kalasoxirira latalin ayan kagabahanay
@hawoabdinor215
@hawoabdinor215 Год назад
Marwo anigo ilma yer 4 bil jira nujinaya xulbad ma isticmaali karaa
@yaasmiinmaxamuud9452
@yaasmiinmaxamuud9452 Год назад
haa xbbt hdadan qalin ku dhlin caanaha ku bdinysaaa
@B-Abdull
@B-Abdull Год назад
Manshallah tabarakaAllh abayo endometriosis malo qadan karaa
@shukriabuukar1601
@shukriabuukar1601 Год назад
Xbbti endometriosis anaa dawo uu fiicn ku sheega ee ila so hadal
@B-Abdull
@B-Abdull Год назад
@@shukriabuukar1601thanks abayo halken kalaso dablaa?mise halkan igusheg magaceda
@musaafirah999
@musaafirah999 Год назад
See lagu gartaa biyo biyootka? Ani kulanka xanuun badan baanku qabaa maxaa waye calaamadaheda?
@saynabmusecabdi4002
@saynabmusecabdi4002 Год назад
Abyo marwo maxa wye gedka calinta ah oo mesha saran magacisa
@xabibtiixayatuulqalbiii7165
Abayo qoof thyroid qabaa flaxseed maisticmali karaa hypothyroidism
@waaniweyanfaci991
@waaniweyanfaci991 Год назад
Haa abaayo
@smartchannelupdates1588
@smartchannelupdates1588 Год назад
Asc,walaal qaali aad ayaad u mahadsanthy sida wanaagsan aad waqtigaaga qaaliga ah aad inoo siisay ilaahey hakaa jizeeyo abaayo lambarkaaga qaaska aan rabay si gaar ah ayaan.kuu rabay plz iisoo jawaab
@raxmacabdulaahi9080
@raxmacabdulaahi9080 Год назад
Asc maan karasda calendar isherg ale haku barakeyo
@raxmacabdulaahi9080
@raxmacabdulaahi9080 Год назад
Caleenata isheeg
@Amran218
@Amran218 5 месяцев назад
Xabad rashan ma uficane cyst
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 5 месяцев назад
Falax seed ka Aya fican minshaarida kudarso iyo qorfaha iyo sinjibiil ka xiliga cadada kuujogto kuwan shah ka dhigo sokor laan ka dhigo hadad faaido rabto
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
Asc Wall meshan kujira su ll ayan idin wey dina pcos qof qoba ma idinku jira
@rasmihussain9083
@rasmihussain9083 Год назад
Haaa wall walawalaqabaa dadka bathikot wall
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
@@rasmihussain9083 wll ma pcos aya qabta hadi ey macqul tahay ila wadag dhakhtar miya kugu sheegay
@rasmihussain9083
@rasmihussain9083 Год назад
@@adoonttalle1115 Maya lkin walashey ayaqabta aninah ovarian cyst too lathoohoo habaa ikumitt waye lkin sithan maqlee
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
@@rasmihussain9083 abayo wala sha ilmo ma ku dhahay mideda kale pcos miya mise wa wax kale
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
@@rasmihussain9083 abayo dhakhtar miya ku sheegay
@aaminomaxamed1500
@aaminomaxamed1500 Год назад
Asc
Далее
3 Medications That Can Harm Your Kidneys
7:19
Просмотров 7 тыс.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
Просмотров 2,5 млн
Ranking The Most Painful Crashes
00:19
Просмотров 3,5 млн
GABDHAHA CADADA KAFAIDEYSTA CADADA  DAREENKA
8:14
Просмотров 15 тыс.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
Просмотров 2,5 млн