Тёмный

VIDEO WAXTAR WEYN XAMBARSAN GABDHAHA UGXAMAHA CADADA UURKA KAFAIDEYSO 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@sodamustaf2860
@sodamustaf2860 Год назад
Amiin Allah shukaran jazahu qeer 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️
@munoqali826
@munoqali826 Год назад
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah mahadsanid
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Amiiiin. Marwo qaaali. Ilaahy. Hakubarakeeyo adiyo ubad kagaba
@natramohamed8233
@natramohamed8233 Год назад
Aamiin Aamiin jazakallah kher abayo shukran
@ZMbilane
@ZMbilane Год назад
BarakAllahu fik walaal thanks
@zarahassan750
@zarahassan750 Год назад
Masha Allah baraka Allahu fik sister
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah caaadi mahana ino sobadi gacanta alllah ku barakeyo shukaran abayo
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Год назад
Madha alaah wll isher gare ana si aan meel fican aan ugadho waa shugran❤❤❤❤❤
@munaahmed6270
@munaahmed6270 Год назад
Macato 🙏👏alaha ku barakeeyo pcos
@suleeqoabdulkadir6455
@suleeqoabdulkadir6455 Год назад
Masha Allah marwah jazakalah kheyr abyo mcn ❤️🥰
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Год назад
Aamiin aamiin yaa allaah
@naciimoabdalla3923
@naciimoabdalla3923 Год назад
Masha allah marwa
@B-Abdull
@B-Abdull Год назад
Manshallah tabarakaAllh
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Год назад
Masha allaah
@FfFfff-sv2fo
@FfFfff-sv2fo Год назад
Amiin Amiin yaarabi
@muzniabdi2278
@muzniabdi2278 Год назад
Wcs mama marwo shukran
@fartumatiali1268
@fartumatiali1268 Год назад
abaayo ugxanta hadey daciif tahy dhiga cadada ma qalqalaa
@sacdiyoshekhyusufmaxamed8547
abyo aniga 2 sano ee iga warer santahay wlhi ila hada xal ma helin isoo duceeya
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
@@sacdiyoshekhyusufmaxamed8547 ilaahay hakuu saxo walla cunta wadanida isticmaal iyo khudaarta vitamins ka ducadana badi insha Allah waykuu khayraysaa wal
@sacdiyoshekhyusufmaxamed8547
@@umuomer8206 inshalah kheere ku dhamanee wa iska qadar alxlilaah washukru lilaah
@fadumoyassin9694
@fadumoyassin9694 Год назад
Mashaa alaah abayo marwo qaali ajar iyo xasanaad alaha kaasiiyo waana daada abayo alaabta aad isku sooshiiday qiyaasta aad kudarayso nooma sheegin mise intii meesha taalay oodhan miyaad isticmashay
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Amin
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 Год назад
Wcs marwa sharaf
@munaahmed6270
@munaahmed6270 Год назад
Asc abayo please pcos ka soo hadal marwo
@canbulo
@canbulo Год назад
Layla 0fficail
@Cadnan-wt9ms
@Cadnan-wt9ms Год назад
Asc setahy marwo sharaf ugxanta daciif kukorinayo no sobadi
@lalimohmmed5525
@lalimohmmed5525 Год назад
Amin sido kale
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 Год назад
Wllo su aalaha siday loowaydiiyaa iyadoo jawabaysa ma arkee
@shuushuucadeey2275
@shuushuucadeey2275 Год назад
Abaayo marwooy nambarkaaga please
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Год назад
falack seed af soomali maxa ladhahaa abayo marwo
@fartumatiali1268
@fartumatiali1268 Год назад
abayo whatsapkga iso qor fdln
@Cadnan-wt9ms
@Cadnan-wt9ms Год назад
Dhiiga wa Iga maqanyahy
@faadumoabdiofficially7771
@faadumoabdiofficially7771 Год назад
Asc Horta see layahay walalay lamarkaaga maad isiisid waxa badan aan kuwaydiiyay
@haaruunmaxamed1563
@haaruunmaxamed1563 Год назад
M2 abyooo qallli dumrrrrr mnsha allllah. Rbi h ku xfido suaal aa qabaaa abyo wjiga dulllell ig qaba iyo qyirr abyooo jawaaaaab xbbbtiyyyyyy
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
Wa sogalinaa InshaAllh wax ku cawinaayo abaayo
@nn-xz5ik
@nn-xz5ik Год назад
@@marwastarcooking abyo tuboyin aya enfection kaaga jiraa aya lay dhahay maxan sameya
@iskufilandubow5541
@iskufilandubow5541 Год назад
@@nn-xz5ik Abayo aniga hata sas ledehe
@fadmaciise8689
@fadmaciise8689 Год назад
Mansha alaaah abayo minka buro hilib iga talo ugxantana waa daciif eshtasawi sacidini
@nn-xz5ik
@nn-xz5ik Год назад
@@iskufilandubow5541 maxaa talo ah marka aniga iskama dawen wali. Calosha geska bidixna wa ixanuunee mesha ilma galenka ad ixanuneyso
@fardowsomaxamuud8421
@fardowsomaxamuud8421 Год назад
Asc marwo abayo dhaqtar wanku dalay dhaqtarkasta oo aan utagana wexey ileyihin ogxantada masha alah waye dhaqtarkii igu danbeyay rajo eey isareen tubada midigta aa kuxiran eey idhehen ugxantadana wey ficantahay eey idhehen 10sano madhalin hal wiil aa ijogo ilahisu ujogahe abayo plz maxa igula talin lehed malin kasta qalbiga ka hoya iso duceya walallayal ilahey inuu igu irsaqo oowlad bariya😭😭😭
@sabaadabdilahi4136
@sabaadabdilahi4136 Год назад
Wllo alle hakugu arsaaqo awlad wanaagsan 🤲🤲🤲🤲
@fadumosahro2379
@fadumosahro2379 Год назад
Wlle allha kugu arsaaqo awlad salixa kuligeen kulamiy amba wllshy illhy baa wax haya😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maryanomar3592
@maryanomar3592 Год назад
Alle wll hakugu arsaaqo awld alle xagisa ucarar oo ducoyin akhriso sujuuda alle ku bari alle wx khyr qaba haku siiyo dhmnteen hyna siiiyo amiiin
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Год назад
Ilaahy washy qalbigaga ha qabojiyo adigo ubad ilaahy kugu soo arsaqay insha allh wad nalasowadagi doontaa qaali
@nn-xz5ik
@nn-xz5ik Год назад
Abaayo talo ayan kusiinaa ee si daacada ma ugu dhaqmee
@Cadnan-wt9ms
@Cadnan-wt9ms Год назад
Aniga aad ayey daciif itahey ducada igu so gabar istaga
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Eebe haku saxo wll
@umuanwar4330
@umuanwar4330 Год назад
Asc abaayo gabdhaha 38 ilaa 40 jira jaanis mahaystan ay uurkuqaadan
@khadroroble7096
@khadroroble7096 Год назад
abayo haday dhiig kudhaco oo ugxaantoodana caadi tahay ha uur weyqaadi karaan insha allah💕💕
@umuomer8206
@umuomer8206 Год назад
Haaa wlo eebe idamkii dhashu caadihaan dumarka waxay kaguurtaa 51sano
@umuanwar4330
@umuanwar4330 Год назад
Shugran abaayo
@umuanwar4330
@umuanwar4330 Год назад
@@umuomer8206 shugran abaayo
Далее
НАШЛА У СЕСТРЫ СЕКРЕТИК
00:36
Просмотров 248 тыс.
Hikmat Wehbi Podcast #106 Amal Qutami أمل قطامي
1:16:23
قراءة روحانية بالقاموس
33:09
Просмотров 14 тыс.