Тёмный

Videos Cusub ilaa Cirkaa la isaga yimid| Meeshaan Ciidanka Israil 'waa laguso qalday' 

Dulmi Diid
Подписаться 389 тыс.
Просмотров 100 тыс.
50% 1

Videos Cusub ilaa Cirkaa la isaga yimid| Meeshaan Ciidanka Israil 'waa laguso qalday'
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 372   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 месяца назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@WACAYS_PRO
@WACAYS_PRO 3 месяца назад
Wllhi 20tan ka badan nimanka sida loo galay maanta😂😂😂😂😂
@abdishakuurnuur5614
@abdishakuurnuur5614 3 месяца назад
Masha,Allah Dulmi diid aad ugu mahadsan tahay War bixintada ilaaa ajar ha kaasiyo ❤️
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 3 месяца назад
Khayr Aallha kusiiyo
@homeh3455
@homeh3455 3 месяца назад
Nataniyaahu iyo xasan sh waa isku mid xasan sh waa kii yiri waxa aan la dagaalamaynaa shabaab markaasaa la dhameeyay ciidankii soomaliya
@nurmohamed3222
@nurmohamed3222 3 месяца назад
Asc Sh Maxamed coursadii how to make money online aaway waa sugeyney nasoo update garey waan sugi la’nahay
@murtitv6518
@murtitv6518 3 месяца назад
Rag guryahood ayay burburiyeen markaasay rabaan in ay si nabada ku fadhiistaan midaasina suuragal maahan Alow quweee walalaha falastiin amiin
@fardowsamohamedqueenfardow6666
@fardowsamohamedqueenfardow6666 3 месяца назад
Masha alah ma ta qaanid miyaaa sheeqow miyaaa mashala dheh ciidamada
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 3 месяца назад
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@KOOKOBULLE123
@KOOKOBULLE123 3 месяца назад
Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Jazaakallahu Khayr Qabyaaladiidtv
@CaptanBaara
@CaptanBaara 3 месяца назад
Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@CaptanBaara
@CaptanBaara 3 месяца назад
Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@CumarDoodaaye
@CumarDoodaaye 3 месяца назад
Allah Haw Gargaaro Xamaas Aaaamiiin Yaa Allah 🤲
@katrinakazim7600
@katrinakazim7600 3 месяца назад
Allhuma amiin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 месяца назад
Kalsoonida Alle wayne ayeey haystaan ilaahay haguuleeyo, Mujahidiinta Xaq Udirirka ah,amiin Allahu Akbar Masha'Allah guul Falastiin❤🇪🇭
@user-ve6lw4yv1r
@user-ve6lw4yv1r 3 месяца назад
Sheekh aniga waxan hubaa 100%100 arintaas geesinimada dhaaftay waa ducadeena iyo fadliga allaah , maalin iyo habeen ayaa u duceynaa alxm guul walaalaheen u rajeyna
@canabcnuur535
@canabcnuur535 3 месяца назад
اللهم لن يبقى لغزة أحد إلا أنت فكن معهم إنك سميع الدعاء اللهم انقذ غزة اللهم اجعل آمنآ وسلامآ لاهلنا و إخواننا في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 قلوبنا في غزة يا رب العالمين
@Zahur276
@Zahur276 3 месяца назад
Alxamdulillah Ilaaheey baa mahada iskaleh meeshaas Nasriga Ilaaheey baan ka aragnaa Yaarabi guuleey cadaw goodana mid ba’ay iyo mid basaasay kayeel 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@hamdiisak4826
@hamdiisak4826 3 месяца назад
Waxaan ku tilmaami lahaa rag Allah isku dhiibay aduunya aan Raja kalaheen hadeey shiidaane waxa kadanbeeya og allahu akbar aduunya jacel Kuma jiro ❤
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 3 месяца назад
اللهم إنا نستودعك غزة ورفح وأهلها،سماءها وأرضها، رجالها ونساءها، أطفالها وشبابها، وكل شبر في فلسطين 🇵🇸 ‏نستودعك يا الله أهلنا وأحبابنا في فلسطين ، تلك الديار المقدسة التي باركت بها وما حولها، أن تحفظها من كل سوء وشر ‏اللهم في هذه الساعة، أنزل نصرك ورحمتك على أهلنا في فلسطين
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 3 месяца назад
Dalyahanada Xmas Allah Aya la Jira awood Alle way balarantahy guuuuull falastiin❤❤
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 3 месяца назад
Waa farajka allaah Subxaanallah waana guusha falastin carabtii 6days lagu qabsaday Ceebtii falastin ayaa ka maydhay ❤❤❤
@Naciimo433
@Naciimo433 3 месяца назад
Niman kani waa cajiib wlhi waan ka yaabay ilaahay ayaa la jira ducada muslimiintuna ma khasaarayso
@eastside7629
@eastside7629 3 месяца назад
وَجَعَلْنَا مِنۢ بَيْنِ أَيْدِيهِمْ سَدًّۭا وَمِنْ خَلْفِهِمْ سَدًّۭا فَأَغْشَيْنَـٰهُمْ فَهُمْ لَا يُبْصِرُونَ
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 месяца назад
Ragaan reer falastiin mudo badan ayaa la dhibaateeyey Allaah u hiiliyey markay waayeen wll muslimiin wiil ku dhashay dhibaatada yahuud ku hayso waqti fog xaqii ayaa soo daahiray anaga waan uducaynayna Allaah naga aqbalo🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲☝️❣️🇸🇴🇵🇸🤲
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 месяца назад
Walaalaheen falastiin insha allah way guulaysan doonaan,waayo muslimiinta aduunka oo dhan baa u ducaynaayo,ilaahayna dulmiga ma jeclo ,ilaahow naga aqbal ducadeena oo Walaalaheen falastiin u hiili ,cadawga yuhuyda iyo maraykanka iyo reer galbeedka ba jebi
@khadijasheikhali6955
@khadijasheikhali6955 3 месяца назад
Dagaalkaan noocaane lama arag Waa nasri Allah waxkale ma aha Waana dad thiqa kuqaba rabigood
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 3 месяца назад
Mahadsanid shiikh farxad bandaremaa guusha xamaas marba hadad dhimaneyso gobonimo kudhimo guul haduu allah garabkaga yahay shaki kumajiro inaad guleysaneysid
@aminakhadar581
@aminakhadar581 3 месяца назад
MashaAllah tabarakaAllah Yaarabi ugargaar wiilashan falastiiniyiinta Yaarabi cadowgan melwalba kuholci
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 месяца назад
Alaha Falastiin iyo inta la jira Alaha guuuuuuuuleeyo AAMIIN Yuhuuda iyo inta la jirta Alaha Jabiyo AAMIIN YAA RABIL CAALAMIIN XAQA ALAHA KEENO AAMIIN YAA RABIL CAALAMIIN ALAAHU AKBAR ❤
@user-bq7zs8jg2o
@user-bq7zs8jg2o 3 месяца назад
As sheekh waa Allah ayaa wata wehel Uma baahna, sababtan madluubka Allah ayaa u hiiliya waa Awood Allah Alhamdulilah .Allah ayaan u baryayaa inuu u gargaaro Allahuma Ameen Ameen Ameen.
@maryanl804
@maryanl804 3 месяца назад
Shiikh waan dareemaya in aad guushooda ku faraxsan thy mujaahidiinta marka alxm masha allah tabaaraka dheh illaahay nasrigiisiiba yimid
@eveibrahim6673
@eveibrahim6673 3 месяца назад
ilahay Qazza qabuura hooda Allah haka wada dhigo. Yahuud iyo yahuud raaca🤲🏾اللهم آمين يا ودود يا الرحمن
@katrinakazim7600
@katrinakazim7600 3 месяца назад
Qof ilaheey uulajiro cidna wax kamaqaadikarto! alx ilahey kukalsoonyihiin masha Allah ilaheey ha xafido ❤❤❤halayabina masha Allah dhaha amar rabi aasocda,ربنا يحفظهم ويقويهم وينصرهم ويسدد رميهم اكثرو دعاء ❤❤✌✌✌✌🥰
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 3 месяца назад
SHEIKH NASRU ALLAHI QARIIB INSHA ALLAH FALASTIN GARABKOODA ALLAH GALO CADOWGAANA ALLAH JABIYO AAMEEN ALLAHUMA AAMEEN
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 3 месяца назад
Allow maqaawimada garabkooda gal 🤲🏿🤲🏿😰😰🇵🇸🇵🇸🇵🇸, Allow Guusha Falestin siih🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴, Yahuuudan MUCJISOOYINKa Allow usiyaadi🤲🏿🤲🏿
@hashimaliahmed3675
@hashimaliahmed3675 3 месяца назад
Thank you sheikh Mohammed for enlighting us about gaza
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 3 месяца назад
walllh waxa ku tilamam maa aqaano illa ina thy abuud illahay اللهم كن مع المجاهدين يارب العالمين الله اكبر ♥
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 3 месяца назад
Masha allah ilahay haa guleyo reer Qaza waa ragi dhulka laha
@user-qc9yf2jf5u
@user-qc9yf2jf5u 3 месяца назад
Allaahu akbar
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 месяца назад
GAZA, Allaha ka dhigo xabaalaha arxanlaawayaasha gumaystaha YAHUUDDA iyo xulufadeeda.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@ismailmohamed7730
@ismailmohamed7730 3 месяца назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪🇸🇴
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 3 месяца назад
Illaahay cid uu wato wehel Uma baahna illaahay ayaa indhaha tiray ay ku arki lahaayeen Allaah ayey mahad u sugnaatay Alxamdulilaah
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 3 месяца назад
shiikh dulmidiid jabaaliya waxa lagu tilmaamay meshii uu ka soo bilawday intifaa dadii ugu horesay ee dhul falastiin laga bilaabo allaha guuleyo
@AbdikamilMahamed
@AbdikamilMahamed 3 месяца назад
Shekh mahamed dulmidiid allaha kuxiifthiyo cadowga allahaka qabto insha allah❤❤❤❤ sadnoguso gudbiso videoga
@user-vx7qk1ks9u
@user-vx7qk1ks9u 3 месяца назад
Maashaa allaa waad naga farxisay sheekh wallaalaheen alle ha ukaalmeeyo
@ahashi7828
@ahashi7828 3 месяца назад
Illaahay markuu Kula jiro cidina kaa adkaanmayso 🫶🏾Allah ayaa Mahad leh ❤❤❤
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 месяца назад
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@umaali194
@umaali194 3 месяца назад
Kalsoonida waxaa siiyay ilaahay Ilaahay ayaa garab taagan iyo ducada umada muslimka waxaa ilaahay uga baryaynaa guul
@InnocentBlockGame-ee1hk
@InnocentBlockGame-ee1hk 3 месяца назад
mash allah wllhi allahy bay tallo sarteen waxay amineen in ilahay wax dilo waxna nooleeyo yaqiin dhb ah bay layimaddeen allahy guusha hasiiyo gacantii saraysanah allahkadhigo reer falastin
@shukrilibax
@shukrilibax 3 месяца назад
Masha allaha ilaah haku barakeyo walal guul baan u rajeen Palestina amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🇵🇸✌️
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 3 месяца назад
Ilaahow guuleysii muqaawamada ❤❤❤❤❤ Cadawga gumeystaha llaahow jibi oo burburi
@user-ly9jr9rc7i
@user-ly9jr9rc7i 3 месяца назад
Waa guul xaga Allah ka socota Allah ha u gargaaro misjidal Aqsaa iyo dadka u ehelka ah
@FardowsaJanaay-yb4pu
@FardowsaJanaay-yb4pu 3 месяца назад
Alxmdllaah Alxmdllaah, Alxmdllaah, Allaah YAA Xayul qayuum gub oo goo gooy. Oo Baa, bi,I, Bahalo baas ku DIR walaalayaal. Soo duceeya, Masaakiinta Reer Gasa, ha Caawiyo ALLAAH, Raxmaanka, Adigaa Caawiyee. Caawi, Walaaleheen, ALLAAhU AKBAR,
@abshirdhere699
@abshirdhere699 3 месяца назад
Wlhi 3 sedaxdan askari labo kamida waba fadhisten waxey ku cadenesa in niyad jab laso dirsey alle aya mahad leh
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 3 месяца назад
Ilaahey ducadayadi waa aqbaley Duulmiwada ma guuleysto waa xaga rabi
@az.o.4694
@az.o.4694 3 месяца назад
Waa dad Ilaahay isku xiray wehelna kalena uma baahna saasaan ku jawaabay.allow adaa mahad leh
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 месяца назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Alxmdullah ❤❤❤❤❤
@user-Eng.Jafarmuhumed
@user-Eng.Jafarmuhumed 3 месяца назад
Waa guul iyo nasri Allah, iyo cadaynta in Allah uuna dadkiisa karagaynin. Cajiib
@Deqoliban2023-xe1yj
@Deqoliban2023-xe1yj 3 месяца назад
Ascww waa macqul oo ALLAH subxana watacala Ayaa xaqa uhiiliya wanna arin sax ah oosabarkuuda iyo ALLAH Ayeey isku xiren oo u hiilinaya insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah wey guuleysanayan insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah insha Allah
@musabmohudin8749
@musabmohudin8749 3 месяца назад
Sheekh Ibrahim asc xamaas alle aya awood siyee sheikh hadhihin side xamaas kusamese sidaan ee waxa dhahda alle ha uziyadiyo awoododa
@sadiafedow3753
@sadiafedow3753 3 месяца назад
Alx yaarab help them protect them always. ❤❤❤❤❤
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 3 месяца назад
Masha Allah shekh Maxamed ma Mahalmaantey Allaha iidhaha tirayaa maxayeley waa haqa Allaha subhanawatacala hacaawiyo
@elmiwaberifathia4713
@elmiwaberifathia4713 3 месяца назад
Allah swt ayey talasarteen wayna gulaysanayaan wayoo magacaa Islam ☪️ meel ay kujirtoo maarnabaa lagama yabo inay dacdoo taasna waa hakiig inshaallah foolxumo badan ayaa udimaan yuhudaa way kaa shaleyn donaan .hamas moujahidintana weytagi donaan magaloyinka tel aviv askalan
@idilabdi9456
@idilabdi9456 3 месяца назад
Ilaahow xoojii Ilaahow uhiili walaalaheen,Ilaahow halaag oo meel xun kudanbaysii Israel
@abdillahiabdillahi3430
@abdillahiabdillahi3430 3 месяца назад
Waamucjaso Ale Dhulka Ayaladagaalamaya malaaig Ayaladagaalamaysa kor iyo Hoos Ba lagagasobaxaya Melkasto ay Jooganba insh'allah
@user-oy2qx3sy8p
@user-oy2qx3sy8p 3 месяца назад
اللهم نصرهم إخواننا في فلسطين ❤❤❤❤❤❤❤❤ غزة
@KawsarAadan-xw1xl
@KawsarAadan-xw1xl 3 месяца назад
Ilaahow ugargaar xamaas❤️🤲
@user-li4mb3iq1l
@user-li4mb3iq1l 3 месяца назад
waa xaq u dirir ilahayna lajiro iyo ducadiii muslimiiinta ciida iyo dhagaxantuna way lajiraan o dhulkan iyaga iskale o ilahy ku beeray
@meaktooni
@meaktooni 3 месяца назад
Subxanalah allahu akbar laaa ilaahe ilaale ❤ guul falestiin
@AliRabile-lr3hh
@AliRabile-lr3hh 3 месяца назад
Asc sh moh,ed qubati Allah ayaa la jirta Rabi ayey talada sarten Wabilahi Towfiq
@AbdiFaraah
@AbdiFaraah 3 месяца назад
Waa wax layaableh inay guulo wa weyn aay hada soo haynayaan xamas si kastaba ha ahaate allaha bad baadsho umada reer falastiin Aamin amen 🙏 yaa rabi
@ahnettek3298
@ahnettek3298 3 месяца назад
Alxamdulillaaah alxamdulillaah alxamdulillaah laguma.soo.qaldin waa ciidanki carabta loogu booyeynayay..laakin allaah ayaa jilbaha dhulka ugu dhuftay .nin gaal.ah iyo nin diintiis iyo masjidul aqsaa iney xureeyan waxayna ku u dagaalamayan xaqòod .nin ayad qur .aan ah aqrisanaya iyo nin aan.nacaladan oo nijaas ah miyaa isku guul.noqonkara allahu akbar.❤❤🇯🇴🇯🇴🇯🇴👐👐🇸🇴
@MaslaxSaciid
@MaslaxSaciid 3 месяца назад
صلى الله عليه و سلم🥰🥰🥰
@nihaalbintuayaan4664
@nihaalbintuayaan4664 3 месяца назад
Madfacooda waa Alaahu Akbar toowxidka ayey ku dagaalaman iyo ducada muslimiinta daacada ah Alahayoow quwee amiin amiin amiin yaa Allah
@user-oj1cu1ce4l
@user-oj1cu1ce4l 3 месяца назад
اللهم انصر اخواننا في الفلسطينيين و كل العالم المسلمين.اللهم اجعل إخوانا علي سرور المتقابلين
@snw9257
@snw9257 3 месяца назад
Alxamdulilaah Allahu Akbar Allahu Allahu Akbar Allah ha uu siyaadiyo
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 3 месяца назад
gusha mar walba allaha siiyo mujahidinta rer falasdin sidi fadhan fadhki ayey mel walba oga so baxen allow galada jabi❤
@user-kh9fh8cs6q
@user-kh9fh8cs6q 3 месяца назад
Allah ayay ku kalsoonyihiin waxaan raxmaanka uwaydiinaynaa inow guulsha haleeshiiyo insha Allah
@hawaassier7141
@hawaassier7141 3 месяца назад
Maxaad ula yaabeysaa waa arin Allaah loogu hamdinaayaa waayo waa dad dulman Allaah ayaa Macooda ah afi hamdi Shukri Lillaah
@SalmaAli9290
@SalmaAli9290 3 месяца назад
Allah Uo Akbar Allah uoAkbar❤
@Duqabto
@Duqabto 3 месяца назад
Waa xisbulahi humul muflixuun junuuda allah ayaa la socota sababto ah waxaa lagu hayo loma adkaysan karo dad cidqabata amalahadsha jiri ilahay unbaa qaban kara
@ruunabdimohamed2441
@ruunabdimohamed2441 3 месяца назад
Thank you walal dulmidid free falastin inshaAllah 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Saff-zv2sq
@Saff-zv2sq 3 месяца назад
Aallaha guul siiyo walahen falasiti yaa allaaha aay aallaha
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 месяца назад
Ilaahay wuu ugargaaridoonaa weyna kaguuleysandonaan mujrimeenta isa soo birsadey Ilaahay madayacayo dacadanada inshaa Allaah guul reer falastiin
@farxiyaladan4803
@farxiyaladan4803 3 месяца назад
Illaheeya ayaa usaqiray sheekh allahu akbar
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 3 месяца назад
Alxamdulillah wa daad Illahay la jiiro.
@islaaxiyahabdirahman3440
@islaaxiyahabdirahman3440 3 месяца назад
Allow usiyaadi guusha xamaas ❤❤ jabka iyo dhimashaooda allow badi yuuhud waaan ku farxay warkaan
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 3 месяца назад
Hadii gaaloo Dhani aylajirto ayagana kii aduunka oo Dhani sameyey ayaa lajiro alxamdulilaah guuleysta walaalayaal ayagana alaha jabiyo
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 месяца назад
Sheekhow illaahay ayaa la jiro ..dagaalkoodu waa am shahaada am nasar .markaan arkayo waa xasdaa .awalba dunida lam joogayo .yaa ka fiican adigoo allahu akbar dhahayo inaan dhimtida...allow qaatumo san noogu qatima .allow shahaadadooda ka aqbal
@nadiraahmed6924
@nadiraahmed6924 3 месяца назад
Alxamdulila guul Iinsho Allah ❤
@sahurcanogel2115
@sahurcanogel2115 3 месяца назад
Ilaahey ducadeena mahabaajindoono falastiin wuu ugargaari inshaa Allah
@fadumoyussuf6245
@fadumoyussuf6245 3 месяца назад
Subxaanallaah waa sidii gaaladii quraysh markay nabiga scw iyo abubakar ayagoo kor taagan ay arki waayeen allaah awoodiisa waaye
@fmg63772
@fmg63772 3 месяца назад
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah allaah aya naga aqbalay ducadeeni sowada walalayaal ducada free free free Palestine 🇵🇸 ❤🇸🇴 inshaa allaah guul falastiin alloow walaalehen dhulkoda dhaxalsii waliba bariga dhexe oodhan iyaga ay kataliyaan allaahumma aamiin free free Palestine 🇵🇸
@SOMBOYDSHIRE
@SOMBOYDSHIRE 3 месяца назад
Masha Allah wa war far xaadleh
@ashawooo
@ashawooo 3 месяца назад
Hamas waxa la jira illahaya ma hesatan garaba Ana allaha ahen inshallaha gush waye dabesa kuwa Jabaya oo Khasaray waa Yuhuda masibo deg deg rabi idan kene bora iyo hoga waa idan dabesa Shadanka Yuhudiga ah
@Rahma-hh6xu
@Rahma-hh6xu 3 месяца назад
Anu raygayga dadkan wa muslimin qranka shegay inay fulay yihin kuwana wa uli basi shadiid wacda laahi xaq❤
@haa8793
@haa8793 3 месяца назад
أبطال مسافة صفر ❤❤❤وما رميت اد رميت ولكن الله رمي
@sulimanahmed4973
@sulimanahmed4973 3 месяца назад
Mahadsanid soo gudontaada wararka saxa ah
@fartunq1128
@fartunq1128 3 месяца назад
ALLAH SUBXANAWATACALAA NIN KU KALSOON MARNA LAGAMA GUULEYSANAAYO ALLAH YEY TALO SAARTEEN . HA ILOOBINA OGAADA
@seidalimahamud5823
@seidalimahamud5823 3 месяца назад
شيخ هذه نصر من الله اللهم انصرهم اخو ننا في أهل غز يا رب امين.
@idilabdullahi4678
@idilabdullahi4678 3 месяца назад
anaga ayaa udoceeyno xamaas bishiramadaan docodeeyna alle waa naga aqbalay wana laso afjari donaa mardhaw insha allah
@ahnettek3298
@ahnettek3298 3 месяца назад
Godkas iyo kasii yar ayuu gali karaa qof ciil qaba oo cadaw gumeystay dadki ay ka dhashena dayaceen allaahu akbar guuul
@abdullahiahmedbile8253
@abdullahiahmedbile8253 3 месяца назад
Wcs sheikh aad ayaan ku salamey isoo ducey inaan muradkeyga helo
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 месяца назад
Masha Allah ❤️ XM Allah Guuleyo
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 3 месяца назад
Asc masha allah wa awooda alle allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
@xamdidahir9141
@xamdidahir9141 3 месяца назад
ilaahay baa sakiino iyo waqaar ku irsaaqay walaaleheen
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw wacalaikuwasalam sheikh mahamed gull gobonimo hamas Palestine Free Palestine Free ❤❤❤
@mulkiabtidoon929
@mulkiabtidoon929 3 месяца назад
Ilahayow uu hiili mujaahidinta xamas iyo kuwa kaleba allow jabi yahuud iyo mareykan all yurubian iyo kuwa uu adeegaba
@fortunjelani9982
@fortunjelani9982 3 месяца назад
Illahoow jaabi yuhuuda Alloow garabkada si walaleheena reer palastain
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 3 месяца назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
Далее
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 430 тыс.
MASEER PART 129
30:13
Просмотров 320 тыс.
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн