Тёмный

VLOG-1 ISTANBUL🇹🇷 SHOPPING AYAAN KASOO SAMEESTAY HISTORIA MALL XAAFADA SOOMALIDA 

Nasra Abtidoon
Подписаться 971 тыс.
Просмотров 89 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 749   
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 года назад
Kanaalka Wllkey c/rashiid tall man booqda 👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-dOCYuf3l0CI.html
@qaalimcan3801
@qaalimcan3801 3 года назад
subax wanaagsam
@qaalimcan3801
@qaalimcan3801 3 года назад
maalin waanaag sam
@aamishastyleofficial6577
@aamishastyleofficial6577 3 года назад
Nasra wlh imiss you
@shakaronahmed6461
@shakaronahmed6461 3 года назад
Absayo
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 3 года назад
@@qaalimcan3801 wll qaali subscribe isaar
@ilyaasmoha4495
@ilyaasmoha4495 3 года назад
Wlh blh Gabadhaan abaal ween aa uhaayaa cunta karis channel keeda aa kabartay maanta maqaayad kashaqeeyaa lacag 1000$ qaataa
@praaticoofficial672
@praaticoofficial672 3 года назад
Hhhhh
@umunaimaofficial4675
@umunaimaofficial4675 3 года назад
Masha allah
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 3 года назад
Cuntadaa iyada ka baratay miyaad ku shaqeysataa
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 3 года назад
Mashallaaj
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walalkay mahadsanid
@Admiregemar
@Admiregemar 3 года назад
Anigu ma ihi fanaan iyo heesaa, kaliya waxaan faafiyaa Qur'aanka, laakiin ma heli karo cid i taageerta. Ma jiraa qof qur'aanka taageera? Ilaahay khayr ha kaa abaalmariyo
@asmahassan5917
@asmahassan5917 3 года назад
Masha Allh Anigaa kutagersan
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 года назад
Nasra meel sidaaso kle inaa muqdisho ka furtid ayan rajaynaa love you sis❤️
@hodanabdulle6813
@hodanabdulle6813 3 года назад
Waaw masha allah macanto abaal ayaa uheya allha ika xafido mac mac
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 года назад
Meeqa Xabo Ookiyaala iso qaaday 👌
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 года назад
Hal Darsan Sweetie
@mohamedofficail8866
@mohamedofficail8866 3 года назад
🤣🤣🤣🤣
@quruxdiiqorexey261
@quruxdiiqorexey261 3 года назад
Noosoo badi vlog turkey indhahaa ka dalxiisoonaaye😂
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal please
@faatimamohammedali5719
@faatimamohammedali5719 3 года назад
hhh kula mid aa ahay 😂
@edystudio6501
@edystudio6501 3 года назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴
@cqaadiraxmed9363
@cqaadiraxmed9363 3 года назад
Nasro iska raaxeeso adiga iyo saaxibadaada lakin manaal yariiseey sooma kuu soo xiiseeso maskiin ciyaalka hooyadood markey ka maqantahy wey u hiloowàyaan ilaaheey ciyaalkaaga hakuu nawad geeyo
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 года назад
aamiin
@ayaney6684
@ayaney6684 3 года назад
Masha Allah Nasra waqti fican ayad Turkey 🇹🇷 ku qaadaneysaa Digsiigii iyo Jikadii Mogadishu cabaar waa kasoo nasanee 😃
@mohamedahmed8536
@mohamedahmed8536 3 года назад
Waa mel qurux badaan
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah mahadsanid
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 3 года назад
@@mohamedahmed8536 walal Subscribe isaar
@khadraahmed1108
@khadraahmed1108 3 года назад
Asc nasro xabiibti waan ku salaamay waxaan ahaya sxbta qof kii ugu horeeyay aan kuwada salino caawa waa qamiis suubanah (scw)
@rahmashukri1770
@rahmashukri1770 3 года назад
Hormar wcn abayo nasra the one and only woman keep going xabibtii 🙏
@asnaadmacalin341
@asnaadmacalin341 3 года назад
Masha Allah nasra turki wad iga horeyisay wan ku salamay
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 года назад
Wwwwwww maaaaaaasha Allah caadi mahan xabbti Allah ku barakeyo qurux waye suqa 🥰🥰🥰🥰👌👌♥️♥️♥️🤲🤲🤲
@rehanhirsi4256
@rehanhirsi4256 3 года назад
Masha Allah this whole vlog was amazing wallahi. My face the whole time 🙂. Thanks Nasro Isubscribed today too💗💞
@Mooo24
@Mooo24 3 года назад
si weyn baan kuulasoconnaa nasra cadey safarkaagana waan kula jidhnaa si dadba marwalba wadada guusha hay inshallah, bosaso bari somalia baan kaasoo salaamayaa
@abdirahmanromeo
@abdirahmanromeo 3 года назад
Walashey wlhi mardow aan kubartee ...muqalathabzaid aan oga hele runty...keep going...from kenya one love🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@ahmedhassanomar4148
@ahmedhassanomar4148 3 года назад
Maansha'Allah Nasro Abtidoon Waan idin wadda samaay adiga iyo Muniita Gaduudeey iyo Cabdirishiid Tolman Guulo Badan Iyo Farxad Badan Ayaan idin Rajeynaa Hoore usaco
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal please
@enjoyyourtime8437
@enjoyyourtime8437 3 года назад
Wow beautiful vlog Istanbu🇹🇷🇹🇷
@asiaosman3377
@asiaosman3377 3 года назад
Nasro 100$ dhowr xaan shiyood baa laguu gu sarifay maka heshay iyo lcgtiii dlkeeni talay see eheed illhow wadanka noo hagaaji
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 года назад
Liirada Turkiga see sagaashameyadii iyo labadii kumeyadii ahayd ma ogtagay? Boqolkii doolar malaayin Liira lagu sarifi jiray, malaayiin ka badan shilinka Soomaaliga lagu sarifo 100 doolar maanta.
@suadfamily522
@suadfamily522 3 года назад
Kusoo dhawoow istanbul senin istanbul nasra ❤️🥰🥰🇹🇷hope ina jidka kugu arko wlhi hug kusin lahaa bcz inta kabartay kabadan abyo qaaliyey
@الذاعيةالخير
@الذاعيةالخير 3 года назад
Mazha Allh Apyo allh ku soo Nabad celiyo vlogyada Ino soo badi indhaHa Banu kugula dalxiisneye💕😍🍀
@hayatabdalla6389
@hayatabdalla6389 3 года назад
Teşekkürler waxaa wye nasroy markaa dad badan umahad celineeso 1 qof marka umah dcelinosana waa teşekkür ederim ❤️🇹🇷❤️🇹🇷❤️
@ismihanshariff2236
@ismihanshariff2236 3 года назад
M.a xabibti waqtidi wanagsan aya qadanosa Allah kuxifdiyo🤲 noso badi vlog yada Istanbul 🥰🙏🙏❤
@akow8
@akow8 3 года назад
mashallah!! this was so fun to watch!! new subscriber here☺️♥️♥️
@kingdaafeed2321
@kingdaafeed2321 3 года назад
Sabool Asal ah inshaa Allah coming soon waaye waa noo bislaan rabo beeraha
@rayanahmed8208
@rayanahmed8208 3 года назад
Mashaa alaah walal nasra hore usoco guulayso waligaa you are role model
@farxiyoxasan3100
@farxiyoxasan3100 3 года назад
Muuqaalka soon Abdi abaayo macaan
@canabsaid2395
@canabsaid2395 3 года назад
m.a nasro mac macaanka iskayarey waqti ayaa galisay inaad quruxbadnaato alle hakuxfdo xbbti
@ahmedhassanomar4148
@ahmedhassanomar4148 3 года назад
Turkey Intaad Joogto Duubista Taxano inooga dhig,,
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 года назад
Woow masha allh keep going my zi✌
@maryamhussein7100
@maryamhussein7100 3 года назад
Masha allha abaayo 🇹🇷❤🇹🇷❤🇹🇷❤🇹🇷❤🇹🇷❤🤲🌹🌹
@zakichannel4051
@zakichannel4051 3 года назад
Su aal nasro abti doon commentiga love ayad saartaa dadka badana wey iska dayeen wayo waqti ayey ku qadataa adiga waqti intee la eg eyey kagu qadataa mse iska jojindoonta sida dad qaar sida aytahyna asxbtada kagu xiray mrkii aad love u saarto wey ku farxaan wayo waxad muujisaa inaa jeceshay nasro keep going
@suheilaabdullaahi7351
@suheilaabdullaahi7351 3 года назад
Masha Allah tabarakallaah mclimdayda ku raaxayso nolashada il cadaw Alle ha na xijabo
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا
ماشاء الله أختي نصره رحله جميله في تركيا. الله يبارك فيكم.
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا
@@hooyomcn8640 تضحك هكذا..عجيب ..عن كلامك..من .. يعلمني..اللغه العربيه..أنت.... مسكينه الله يبارك فيك..
@ayanmohamed1842
@ayanmohamed1842 3 года назад
Masha allah walashay nasra aad baan kuu salaamay my first masage
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 3 года назад
Masha allah nasra xappti
@zihaamzaytuun4810
@zihaamzaytuun4810 3 года назад
Isoo duceeya inaa tago turki jeclahay 🤣🤣🤣🤣🤣
@umuomar1782
@umuomar1782 3 года назад
Wcs masha Allah tawarakaAllah dalxiis wanagasan boqorada Muqdisho 👑❤❤❤❤
@Avacado.A
@Avacado.A 3 года назад
Adduunkaan quruxdiisa Ha is Raac Raacin Nasro, weligaa Xasuuso Geerida, Tasbiixda afkaaga ku haay abaayo, waan kujeclahay ❣🇸🇴😊
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 года назад
Maasha alah nasra cadey iska soo damaashad insha alah mustaqbalka inaan imado ayaan jeclahay haddii ala idmo adiga iyo saaxiibta qeyr ayaan idiin rajeynaya aamiin 🤲⚘👍❤
@ruweydoruunruweydoruun6383
@ruweydoruunruweydoruun6383 3 года назад
Maasha allh keep going
@juwairiasulleiban3865
@juwairiasulleiban3865 3 года назад
Historia mall bd aady nasra msha allah sister
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 года назад
M.a dalxiiz wacan xbbtii vlog noso badi inta mesha joogtid indha ku nuur nursaneynaa I.a ❤❤❤💯 hormar wacan xidigta muqdisho🧕 💞🥀🙏🙏💯
@shukriali5038
@shukriali5038 3 года назад
Masha allh nasra ❤🔥
@fatumaabdirahman5878
@fatumaabdirahman5878 3 года назад
MashaAllah xbbtti horay usoco waakujecelnahy qalbi wanaga❤❤❤❤ Allah haku xafido
@mohamedabukarjunior9967
@mohamedabukarjunior9967 3 года назад
Wow first person to comment
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 3 года назад
Masha Allah Qatar af turkish wa dhameysey Enjoyed in Istanbul
@kotherhassankotherhassan8903
@kotherhassankotherhassan8903 3 года назад
masha allah my sis keep going
@salmamohamed6611
@salmamohamed6611 3 года назад
Masha Allah nasra cdey ilahy hakubarakeyo wlhi qosol ayaad igudishay usheeg beey tiri chief ban ahay ...masha Allah afkaaga kumaciilo qaali dumar from Nairobi
@ijaborage8831
@ijaborage8831 3 года назад
Mashallah nasra cady farxado ku noolaw Mashallah ❤️❤️❤️
@umusufyanashkir4735
@umusufyanashkir4735 3 года назад
Masha allah ku raxeyso safarkaga insha allah wa mesha igu jirta qorshaha inan tago turky❤
@aaminoabdirahmaan5995
@aaminoabdirahmaan5995 3 года назад
Masha Allah nasra dalxiisku hakuwacnaado
@dekaali1543
@dekaali1543 3 года назад
Wow masha Allah Illaah haku xafido shukran jazakumulah kheyr xabiibti
@yonisabdulahi6823
@yonisabdulahi6823 3 года назад
Masha Allah my SST alle haku xifdiyo Nabad alle hakuugu celiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal please
@mariyoahmed7232
@mariyoahmed7232 3 года назад
Wow Masha allah keep going sister boqaradda mogdisho kuu xiisi doonaa
@theosantana7750
@theosantana7750 3 года назад
Africa haku soo noqon balo ku so noqoto .. Big Kitchen Ka fuuro and settle there in Europe with your family.
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 3 года назад
Maasha allah nasra nuura allah ku xifdiyo sxbtaa muniito igu salaan
@hodandaahir4255
@hodandaahir4255 3 года назад
Wllshey qali nasra migi ayaan tagey khadka ayaa iku culusa ee marnaba kuma dhaafidoono insha allah markuu ihagaaago ayaan dwn doona Insha allah wllshy qali dumareey nasra huno mcn allah haku xafido marwalba farxada badan ku waara insha allaah guul iyo gobonimo ku nolow
@naciima_family
@naciima_family 3 года назад
Maasha allaah waa faloog quruxbadan hormar wacan walaasheey
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 3 года назад
nasra xbbti keep going markasta ❤❤
@kiincumar7568
@kiincumar7568 3 года назад
Kkkkk nasro wlhi gurigeenaa waxaa lagu dirirooyaa anaa kaahor arkay video nasro soodhigtay maalinta safar bilaawday ilaahada waa kugu dirirnaa
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal please mahadsanid
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 года назад
Waad yaryihiin soo maha waa waxa aan yarantanada sameeyn jirnay 😂😂😂😂
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 3 года назад
@@ibrahimshugri4247 hhh angaba xafadena walagu diriraa nasra ismahan iyo Asad hagio ana ka hor arkaya ladhahaa
@nuunayibraahim1202
@nuunayibraahim1202 3 года назад
Vlog 2 noo soo samee any yaa igu raacsan like💋🌹🤟
@umucabdallacazaam1704
@umucabdallacazaam1704 3 года назад
Maasha.allh gabadheena nasra abtidoon keep going xbbti alle dartii kuu jeclahy runtii❤❤🥀🌹🥰🙏
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@raqiashaaban7615
@raqiashaaban7615 3 года назад
Enjoy swthrt ur happiness is our happiness ❤❤
@Sumayawan
@Sumayawan 3 года назад
Asc walal subscribe ii saar adikoo mahad san
@umumaahirmaahir441
@umumaahirmaahir441 3 года назад
Nasra maa shaa allah
@munaahmed1121
@munaahmed1121 3 года назад
Masha alllah dalxiis qurux bdn ino so duub Ankara xitaa vlog ka so samey ❤❤❤
@nimcooniahmed9901
@nimcooniahmed9901 3 года назад
Nasra ani qoralad waxaa ka aqoon saday Seni seviyorum like I love u
@hamdasaid9746
@hamdasaid9746 3 года назад
Go forward nasra dheeman hore u soco
@rooneyabdiqadir453
@rooneyabdiqadir453 3 года назад
Mansha allah cimriga iyo caafimaadka ilahay ha ku barkeeyo keep going
@kmaallovelypom7917
@kmaallovelypom7917 3 года назад
Mansh allH muslinimo Somali maxamed dawankeena labaad weeye ku dalxiisa 😍😍😍😍
@sarahaweys2656
@sarahaweys2656 3 года назад
Nasro abaaayo vlogs naga soo badi inta aad turkiga joooogto ❤
@jamalmohamed4911
@jamalmohamed4911 3 года назад
Lool. Masha Allah Farxadda wa farxadeena nasrina take care always 💕
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 3 года назад
Masha allah xbbt inaba cadi maha abayoilahey hanokaxafido qalibadan adonabada ilahey hoygagi hakusoceliyo nabadne kujog
@hibanuura8563
@hibanuura8563 3 года назад
Inshallah dhah Abaayo
@fartuuncabdulqaadir91
@fartuuncabdulqaadir91 3 года назад
Masha allah abyo allaha ku xafido wlh illah dartiis aya ku jclhy kormee noso labee nasro abyo
@fouziasheikh9532
@fouziasheikh9532 3 года назад
Wow MashaAllah sister
@aragsaninamaxamed155
@aragsaninamaxamed155 3 года назад
The best historia mall miss u Istanbul♥️😢
@bilyandhaan2533
@bilyandhaan2533 3 года назад
Masha allah walalsheey nasra ku raaxeey noloshaada insha allah love u
@sahrocismaan8325
@sahrocismaan8325 3 года назад
Mash allh Mcnto cimri dheer iyo cibdo suban alle ha ku siiyo mcnto
@lamafilaan4509
@lamafilaan4509 3 года назад
Masha'allah nasradeena❤
@amiiraamiira4830
@amiiraamiira4830 3 года назад
Masha allah inaa guri ka gadato Istanbuul waa kuu rajeynaa
@xamserubaax7946
@xamserubaax7946 3 года назад
Mash alah my queen
@anabhassan6506
@anabhassan6506 3 года назад
Mashallah mashallah gulo wacn xabibiti ♥️💝💝♥️🌹🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞
@queenali9475
@queenali9475 3 года назад
Illahow visaha ii sahal waan xareesty inshalh mardhow inaa tago rajeena turki ii so duceey asxpt
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 3 года назад
Insha allah abayo alle haku sqiro
@suusuudaimond1933
@suusuudaimond1933 3 года назад
Nbd ku tag cady
@Marvvo22
@Marvvo22 3 года назад
Allha kuu sahlo wll. But magcaga cajib ila noqdy😂😂😂😂
@queenali9475
@queenali9475 3 года назад
Thanks guy’s
@amiirzaki0985
@amiirzaki0985 3 года назад
Barayahan dalxisi vedio yashada aya igu filan wlshey Nasro marna maclimadeyda 😋 wagana jamacada degani jire ban wax bathan ka faede cunta karenta,Rabii hakuhefdeyo wlshey ❤️
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 года назад
Mash allh nodobadi wan kaheley nasro qurux🥰🥰🥰
@kowthermaxamud5798
@kowthermaxamud5798 3 года назад
wow vlog qurux bdn masha allah iyo hawi qurux bdn
@dunboqor1894
@dunboqor1894 3 года назад
Mnshalh beutifull vlog💎🌹♥️💯
@umusumaya1132
@umusumaya1132 3 года назад
Masha allah alah ku barakeyo qàali
@faaizomohamed5894
@faaizomohamed5894 3 года назад
Masha allah xppti allah ku amaansado quruxey
@shukriaomer186
@shukriaomer186 3 года назад
Waaw nasro walh hada searching galiyay channel kaga wuba iso dhacay🤲🥰Xafidllh walashey
@munamohamedibrahim8257
@munamohamedibrahim8257 3 года назад
Mansha allah wlhi waxaan alle kaga baryay cfmd abyo❤❤❤❤❤❤
@maai2098
@maai2098 3 года назад
wcs keep going abayo🥰🇸🇴🇹🇷
@honabdifatahabass2930
@honabdifatahabass2930 3 года назад
Nasra abtidoon dar illahi aan ujeclahay wlhi illahi hakubarakeyo mcnto
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 3 года назад
Manshaallah keep going sister vlog quruxsan waaye👍👍👍👍👍👍👍
@fadumoarif1897
@fadumoarif1897 3 года назад
masha Allah nasra cadey allaha ku dhowro xabiibti
@hamaadaahmed5452
@hamaadaahmed5452 3 года назад
Masha allah abayo nasro keep going my sister beauty allaha ku xifdiyo allaha ku barakeyo amiin allahuma 🤲🤲☝️☝️❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍👈
@saynabshmuuse4424
@saynabshmuuse4424 3 года назад
Masha allah allaha ku xafido in badan guulayso mar walba
@fatimasalah8730
@fatimasalah8730 3 года назад
Mashaa allh nasro horay usoco xbbti guul iyo horomar wacan inshaa allh amiin Yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasraxussen3138
@nasraxussen3138 3 года назад
Masha allah keep going xbbti
@ramlayusuf8017
@ramlayusuf8017 3 года назад
Masha Allah abyo hormar wacan
Далее
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.