Тёмный

VLOG: ADEEGA GURIGEYGA CUSUB/ IYO QIIMAHA GURYAHA MALEYSIA... 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 98 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 602   
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 года назад
gabar walba qoraalkeyga aqrisaa waa wlshy macan 👫❣
@bunyaofficial2864
@bunyaofficial2864 3 года назад
subscribe ii saara wll please 🙏
@fatxi1819
@fatxi1819 3 года назад
Sido kale
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 года назад
Sidokale💋💋💋
@omarofficial24
@omarofficial24 3 года назад
Sidookle💋❤💯
@cayuushhassan2739
@cayuushhassan2739 3 года назад
Meel kasto waxaas kuso qoree sidaa caan ugu noqtit 😂
@iqramohammad7640
@iqramohammad7640 3 года назад
Inta ku faraxsan guriga amiira qurux ❤❤
@kabtancabays
@kabtancabays 3 года назад
Iqra wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 года назад
@@kabtancabays wan ku saaray wll Hormar wacan ayan kuu rajaynaya insha Allah
@mmyoutube3924
@mmyoutube3924 3 года назад
🤣🤣🤔
@amiiraibrahim7063
@amiiraibrahim7063 3 года назад
Nala wadaag markad sharaxeyso guriga wllo quruxey wiilkayga hooyadiiyey from Somaliland
@kabtancabays
@kabtancabays 3 года назад
Amiira wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
@fardowsaisse5461
@fardowsaisse5461 3 года назад
No views no comment yeesss😍😍😍Allah unaxriito inta dhimatay🤲🤲
@shukrihaaji
@shukrihaaji 3 года назад
Allaha u naxariisto dhamaan inta dhimatay
@nastehanoor8933
@nastehanoor8933 3 года назад
Amiira kuraasta fur fur maqaasiinka gali hdhw so bixi u xer xer marka ka guureysid sas sameye ani wa fikir keyga hadi u ku anface iso sheeg 🙏🏼
@genyadasoomaliland9160
@genyadasoomaliland9160 3 года назад
Adna gurigeda IYO KAAGU wa isku mid. Waxba makala duwan AMIIIRA 😊😊
@saabriinlove3701
@saabriinlove3701 3 года назад
Mashallah guryo qurux badan ku yala maleysiya uk ayaba ka qurxantihiin inshallah mara malesiya imana
@AishaBellah
@AishaBellah 4 месяца назад
Anoo dawadey 2021 hadane waa ku faraxsanhy inaan mar 2aad dawado 2024 jah ayadoo 1million heysto❤❤❤❤ mallion qurux❤🎉😊
@raxmasuufi5370
@raxmasuufi5370 3 года назад
xabibiti wax walibo uso gadatit gurigaaga nala so wadaag allaha kaaga dhigo guri qeyr leh oo kunagaatiin xabibiti ena qura aan. isaga xijaab intaadana uguurin kahor xabibiti
@xubilifestyle6729
@xubilifestyle6729 3 года назад
Guri diyaris sahal maaha xabibti illahay haku fududeyo shaqo waye ❤🥰
@kabtancabays
@kabtancabays 3 года назад
Xubi wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iissar wll mcn
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 3 года назад
Walaashey Ilaahey ha u naxariisto habaryar Maryan Jannatul Fardowsa Aclaa Ilaahey ha ugu bishaareeyo Inshaa Allaah
@hamdinoor2593
@hamdinoor2593 3 года назад
Alle ha unaxariisto yaarabi🤲🤲🤲
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 года назад
Inaa lilaahi waa inaa ilehi rajicun Allaha u naxaristo eedo iyo dhaman
@truelovesky8922
@truelovesky8922 3 года назад
Alle hawnaxariisto abyo iyo itii muslima
@hannaismail4482
@hannaismail4482 3 года назад
Ilahay ha u naxariisto anigab maanta wllkay ba dhintay yaaa allah qalbiga noo qabooji 😭🤲
@caziizacazuu8149
@caziizacazuu8149 3 года назад
Xabibti alle hau naxeiisto eedo🤲 anigbo sidokle eedo iga dhimaty 😥💔 alle hau wada naxristo wala socdaa
@hamdaabubakar1533
@hamdaabubakar1533 3 года назад
Ilaahay ha unaxariisto Eedo 😪😪😪😪😪😪😪😪 amiira qurux abyo samir iyo iimaan allaha kawadasiiyo dhamaan familyga ilaahay qabriga ha u wasaciyo kitaabkeeda gacanta midig allaha ka siiyo Aaamiiin yaarabi🤲🤲🤲 Ilaahay unaxariisto intii dhimatay🤲
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 3 года назад
Guri kher qabo insha allah xayaati waa guri weyn uu raqiis ah masha allah 💖
@zahramohamedhasan2787
@zahramohamedhasan2787 3 года назад
Amira qurux xabibti Edo alaha u naxaristo adigana gurigaga alaha kubarakeyo
@mahadabukar1662
@mahadabukar1662 3 года назад
Allah u naxriisto kitaabkeeda garabka midigta allah ka siiyo qabrigeeda allah u waasiciyo janatul firdowsa allah ka waraabsho marti lajecel yahay allah ka dhigo ehelka iyo qaraabada ay katagtey samir iyo imaan allah ka siiyo
@zahramohamed8542
@zahramohamed8542 3 года назад
Amira Qurux Edo mcn Aleha unaxristo janatul firdawsa Allh giyo dhamaan inta dhimatay oo dhami Ale haunaxristo idinkuna Samir iyo iiman Alllh idinkasiyo 🤲🤲🤲 In sha Allh guriga aad qurxinayso wadnalawadigi dhontaa hapitii 💞💋
@kimmiirshify8671
@kimmiirshify8671 3 года назад
Amiira waysoo laabatay😍😍🧕🏼
@nimcoyousuf2112
@nimcoyousuf2112 3 года назад
Alle haw Naxaristo yada iyo intii islama
@nasraahmed6550
@nasraahmed6550 3 года назад
Illahey ha naxariisto janatul fardowsa allaha geyo kitaabkeda midigta allaha ka siiso marti la jecelyahey allaha ka dhigo
@wacanmohammed7104
@wacanmohammed7104 3 года назад
Maasha allah quruxey allah kuu barakeeyo markad hagaajinesyo nala wadaag xabiibti
@abshirdirshe1197
@abshirdirshe1197 3 года назад
Illah ha u naxariisto eedo abayo mcn insha allah kitaabkeeda Ilah gacanta midigta haka siiyo janadul Fardosa ha geeyo Amin😢😢💯🙏
@yasmincali495
@yasmincali495 3 года назад
Mansha allh xawiwtiiiii allh ku fududeyo..💯❣
@abdifatahereg4480
@abdifatahereg4480 3 года назад
Masha allh amiira qurux walashay xagiina guriga wa raqiis aniga germany daganahay 2qol hurdo iyo 1qado jiko iyo fadhi 845 doller
@dr.mariyaomar1524
@dr.mariyaomar1524 3 года назад
abayo mcn waligay wlh comment kamaso baxasan lkn hada waxaa ka waaninaa ciwaanka gurigaaga in aad puplic kadhigin waligaa
@najmamohamed4262
@najmamohamed4262 3 года назад
Wa runta wll dhibatada iska badan ilhy haka badbadiyo
@jawaahirabdulkarim2522
@jawaahirabdulkarim2522 3 года назад
dhamaan inta dhimatay Allaha u naxariisto Aaamiin yaarabii
@ikraamhassan7275
@ikraamhassan7275 3 года назад
Noo so dhig wll wax kast mansh allaah fariid baa tahay hore u soco
@intisaarali175
@intisaarali175 2 года назад
Allaha unaxariisto abaayo amiira
@muniyaazamaxamedmuniyaazam3796
@muniyaazamaxamedmuniyaazam3796 3 года назад
Amira abaayo ROUTINE kaaga xiiso igu haayo
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 3 года назад
Ilaahey ha u naxariisto habaryar Maryan Jannatul Fardowsa Aclaa Ilaahey ha ugu bishaareeyo Walaashey Inshaa Allaah
@zaynabsagal7673
@zaynabsagal7673 3 года назад
Amiin Aamiin yaarabi alle ha unaxariisto inshallah Xabibti
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 года назад
Allah ha u naxriito 😓😭😭 Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@aashohajjiasho990
@aashohajjiasho990 3 года назад
Amiiin yaarabi alle ha unaxriisto
@fardosaali7816
@fardosaali7816 3 года назад
Mashallah warun wllo waliga ilmahaga qokale hakaga tagin anka ahayn hooyada just Hooyo Mcn ku amiin
@anabaruse1487
@anabaruse1487 3 года назад
Alle ha u naxariisto abayo
@umafnaan5197
@umafnaan5197 3 года назад
Inta dhimatay Ilahay ha uu naxristo abayo
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 3 года назад
Allah unaxariisto qabrigeeda Allah uwaasiciyo
@abdirashidabdinur1534
@abdirashidabdinur1534 3 года назад
Wow m.a amiirow wllhi waankutaayeeraa anoo wiil ah waxwalpo aad soodhigto igama baaqdaan runtii farxad kuurajeynaa👌🌷
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 3 года назад
Maashaa.llh raqiis waay wlh. Somalia meela fcn sida waabari ama taleex qaali waay apartment dooda 3qof oo meel qado la dhigto laheeyn jiko yariis leh. 450 ku daganay. 400 tuugma ah wlh.
@ayaanabdirahmaan2597
@ayaanabdirahmaan2597 3 года назад
Alle naxariistii jano ha ka wrbiyo
@nuurtohassan956
@nuurtohassan956 3 года назад
Allaha unaxariisto janada allaha ugubishareyo
@miskiismaciil8269
@miskiismaciil8269 3 года назад
Masha allaaah hor usoco walasheey
@munaraage5905
@munaraage5905 3 года назад
Malaysia is my second country wlh xasus mesha kuso koray allaahu akbar abayo edo allaah u rahmado edo adna nolosha cusub allaah ku barakeyo
@sacidhusein3093
@sacidhusein3093 Год назад
Meeshas miyaad kuso kortay
@naciimaabdirahmaan4079
@naciimaabdirahmaan4079 3 года назад
Maaansha alllaaaah amiira qurux hppti guryuhu waa idinku qaali wlhi gurigana 380$ waaa qaali
@sahromahamud
@sahromahamud 3 года назад
Ilaaheey ha u Naxariisto Janno Allaha ugu bishaareeyo
@haldhaa2420
@haldhaa2420 3 года назад
bisinka Amira dabaqa dheer yaah camera da markaad hoos natuseysay cabsida cdi mahan anyway guri qayr qaba allaha kadhigo inshallah
@nafiisshariif9053
@nafiisshariif9053 3 года назад
Alllha kuu barakeeyo abyo Guriga cusub mid khyr kiisa wata allh kaaga dhigo oo hakugu xifdiyo Mnsha llh nolashda allh saas hakagu wado iyo si kasii faraxd badan Inta aan haysana allh siiyo Marwalba say mnsha llh💋
@xaliimoosman1459
@xaliimoosman1459 3 года назад
Abyo amiira sharxaada nala soo wadaag mcnto😍😍😍
@whizzmanka2637
@whizzmanka2637 3 года назад
Ilhey ha naxariisto janatul fardos Allah ka warabiyo abyo
@kabtancabays
@kabtancabays 3 года назад
Whizz bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn
@faadmamaxamed1434
@faadmamaxamed1434 3 года назад
Wcs wll qaali Amiira quruux Alaah unaxariisto
@nasriinfarah9713
@nasriinfarah9713 3 года назад
Illahay ha u naxariiisto Marti lajecelyahay Allaha kadhigo 🤲 Ehlada Iyo qarabada Samir iyo imaan Allaha kasiiyo 🤲😭😭
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 3 года назад
Illaah ha naxariisto Samir iyo iimaan abyo
@hanifeynuus4525
@hanifeynuus4525 3 года назад
Maqaasiinka ku xareey miiska islameyd iyo ku raastiisa abyo lkn masha allah waaye guriga 🥰🥰🥰
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail 3 года назад
Alle ha unaxaristo qabrigeedana Allah uwaasiciyo kitaabkedana midigta Allah ka siiyo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲
@lamaarag7581
@lamaarag7581 3 года назад
Ilaahy naxariistii jano haka waraabiyo edo wllo amira
@hannamohamed9130
@hannamohamed9130 3 года назад
Ilahay aunaxaristo Aamiin Aamiin yaa rabi Abayo
@hodanibrahim6457
@hodanibrahim6457 3 года назад
Maashallah tabarakalah
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 3 года назад
Allah ha unaxriisto eetadaada xabibti dhamaanteena allah hanaga badbaadiyo corana adi neh allah haku fududeeyo guriga cusubka u guuroosid xabibti😘
@salahsahal9259
@salahsahal9259 3 года назад
Guriga cusub illahaye haa ku barkeeyo masha Allah amiira qurux
@faraxdiiriye784
@faraxdiiriye784 3 года назад
Ilaahayo unaxariso qabarigan uwasici xbbti
@sultanagurey1522
@sultanagurey1522 3 года назад
Amiira abaayo waaa ku jclhy 😍😍😍😍😍😍masha allah allaha ku barakeeyo😍😍😍😍😍❤
@Jawaahir90
@Jawaahir90 3 года назад
Masha allaah allaah ku barakeeyo xabibti
@DiinaariDalka09
@DiinaariDalka09 3 года назад
MA JECESHAHAY NABIGA SCW SUBSCRIBED iISAARA 😭😭😭✔✅🤲🤲🤲PL
@bunyaofficial2864
@bunyaofficial2864 3 года назад
subscribe ii saar please 🙏
@queenbilan1166
@queenbilan1166 3 года назад
Asim yare waan ku jclhy alle hnoka koriyo maamo
@deqaabdiqadir1265
@deqaabdiqadir1265 3 года назад
Manshlh Samir iyo iman wllo alle haw naxaristo iyda iyo tii muslinba Adiga guriga cuzb haku barkeyo ❤️❤️
@kiinabbas3816
@kiinabbas3816 3 года назад
Allaaah unaxariisto janada allaah ka waraabiyo insha allaah abaayo mcn
@zahrahassan1643
@zahrahassan1643 3 года назад
Allaha u naxriisto janatul fardowza alaha ka waraabiyo aamiin
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 года назад
Cunaga amiira inoo weynaaday masha allah tabaarakallaah inta ila aragtay😂🤣😎🌹🤩😎😎😎😊😊😇☺😂😂🤣
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 3 года назад
Kaleexo subxanallhiye 😏😏adi ma wxu ku kory siisy
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 года назад
@@waxkabarowayahadunidazahru4638 azim waa wiilka aan abtiga u a hay Masha allah tabaarakallah ayaan dhahay adiga waxba kama badali kartid taas maankaaga ku haay🙄🙄🙄🙄😛😜
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 3 года назад
@@mohaazanchannel8823 hadaa abti u tahy maba zoo qori laheen waxs dadkana maku ifiimin laheen ee iga jooji huufeydas 😏😏qosolkada ka garta inadan wxba u ahen
@mohaazanchannel8823
@mohaazanchannel8823 3 года назад
@@waxkabarowayahadunidazahru4638 waxaan xumaan ha u arkin waa sax masha allah ayaan dhahay inaad ka xun tahay waa macquul 😝🤭🤭🤫🙉
@naciimonalka9682
@naciimonalka9682 3 года назад
Ilahey haunaxaristo
@queendiamond2998
@queendiamond2998 3 года назад
Can’t Waite intaa guriga laa sharaxaayo
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 года назад
Abaayo illaahay a u naxariisto Eedo. Aamiin aamiin
@haboonsuldan3507
@haboonsuldan3507 3 года назад
Ilhay ha unaxariisto
@muscabyarewarsame9809
@muscabyarewarsame9809 3 года назад
Ilaah ha o naxariisto qabrigeeda ilaah ha. .owasiciyo
@sahrosaciid8661
@sahrosaciid8661 3 года назад
Inalilah WA inailyhirajucuun Allah haunaxariisto edo kitabkeda midigta Allah hakasiyo
@safiahasan101
@safiahasan101 3 года назад
Allha unaxariisto abyo insha allh
@saidahassan8643
@saidahassan8643 3 года назад
Ilahey ha unaxariisto
@samirahassan2045
@samirahassan2045 3 года назад
MAASHA Allah abaayo macan waa Guri qurux badan 🤗🤩👌👌
@munomaank783
@munomaank783 3 года назад
mashallh hori usoqo abyo alaah haunaxriiysto
@MaaidaMaaida
@MaaidaMaaida 3 года назад
Amiin xbbti ilaahy ha unaxariisto
@minacooks5829
@minacooks5829 3 года назад
mashalah hormar wacan
@khadraabdullahi9942
@khadraabdullahi9942 3 года назад
Haduuu loo firiyo kuwa Nairobi ayaba kaqaalisan ManshaAllah gurya fcn waye guryaha Malaysia
@hananqurux9457
@hananqurux9457 3 года назад
Xata xamar waa qaali guryaha
@fardawsoabdirahman7158
@fardawsoabdirahman7158 3 года назад
Yurub halkii qol baa lagaga kireen 450 markay ogu yartahay ani waba yabay malisiya guryaheda wa mcn walhi
@salahsahal9259
@salahsahal9259 3 года назад
Illahaye haw naxaristo jaandi fardawasa ha ka warabiyo aamin aamin aamin
@zihammohamedjama
@zihammohamedjama 3 года назад
Anira Like Iyo Commentipa anaa u Horeeya Love Ii saar
@zihammohamedjama
@zihammohamedjama 3 года назад
Tnx amiira
@kabtancabays
@kabtancabays 3 года назад
Umu wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn
@zihammohamedjama
@zihammohamedjama 3 года назад
@@kabtancabays Hye wll
@fardowsaabdulqadir7586
@fardowsaabdulqadir7586 3 года назад
Amiin ilahey ha unaxristo
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Wcs Aabyo amiir cadey masha Allah tabrikllha ilahey haku fududeyo Aabyo keep going ❤❤❤❤❤
@HayatInspiration
@HayatInspiration 3 года назад
Maa shaa Allah, abyo Allaha kuu Barakeeyo gurigaga cusub , eedana Alle ha u naxariisto
@fadumoarab488
@fadumoarab488 3 года назад
Allah unaxariisto Eedo
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 3 года назад
Masha allah noo so gali queeny❤❤❤❤😘😘😘
@hamdahaaji8257
@hamdahaaji8257 3 года назад
Allaha unaxariisto janaddi fardowso allaha kawaraabiyo marti la jecelyahay Allaah kadhigo.
@kabtancabays
@kabtancabays 3 года назад
Hamda wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
@Abdinasir35
@Abdinasir35 3 года назад
Bismillah ilahay haa idin fududeyo abyo lkn kulaa maa talin lahyn guri cirkaa kuu.jiro adigoo ilmaa haysataa🥲
@filsanhassan2902
@filsanhassan2902 3 года назад
Manshallh amiira ilahay ha ku barakeyo
@amiirahussein1612
@amiirahussein1612 3 года назад
Nala soo wadaag xbbti alle haku barakeeyo
@umumaxamedilove5966
@umumaxamedilove5966 3 года назад
masha allh noso samey xbibti
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 3 года назад
Mansha allah guri qurux badan waye abyo ilahay haku xifdiyo amiira iyo baybiga💓💓
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 года назад
amiira abaayo sidaada oo kale guri ayaan sharaxanayaa plz wax walba ka tusi wll si naxariis leh kaaga codsanayaa
@mumtaazmuhudin6785
@mumtaazmuhudin6785 3 года назад
Aniga xataa guri cusub uguura bisha june babyga labad idhalanaayo Happy life inshallah dhamaanteena
Далее
QOLKAYGA SIDAA USHARAXAY BEFORE IYO AFTER
10:16
Просмотров 127 тыс.
Как не носить с собой вещи
00:31
Просмотров 894 тыс.
MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........
8:05
Просмотров 21 тыс.
MAALIN TEEDA CAADIGA IYO GURIGEYGA CUSUB AAN DAGI RABO
13:30
Nolosha Malaysia Waxka Ogow
9:52
Просмотров 9 тыс.
NOLOSHA MALAYSIA WAX BADAN KA OGOW
13:21
Просмотров 97 тыс.