Тёмный

Vlog iigu horeeyay 🌸vlog #1 

Degan ibrahim
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 201   
@hodanarab8857
@hodanarab8857 3 дня назад
Maasha allah ❤
@JimcaalecrahmanJimcaaleTintaan
@JimcaalecrahmanJimcaaleTintaan Месяц назад
Mashallah Laakin wallo lanbarka luuqa isoo dir
@zirmohamed9
@zirmohamed9 3 месяца назад
Masha allah Quruxdii iyo qalbi wngsn isku darsatay
@MUHABARRE143
@MUHABARRE143 3 месяца назад
Ina ibraahim Allah ku xafido mar walbaa keep going ❤
@NajmoCabdi-kw8hy
@NajmoCabdi-kw8hy 3 месяца назад
Masha allah guleyso sister waxyaalabadano quruxbadana nosodubtay shukran ukhti❤❤❤❤
@Hummeiyra
@Hummeiyra 3 месяца назад
ManshAllah welcome to youtube abayo
@Ridwan-rs8vq
@Ridwan-rs8vq 3 месяца назад
Daganey xppti wellcome ❤
@abdihakimpro-o6c
@abdihakimpro-o6c 3 месяца назад
Mansha Allah sad maalinkaga ugu bilowday xuska rabbi iyo weynantiisa ayaa aad u qiimo badan, ilaahay raali haynaga noqdo dhamaanten iyo walidkenba ❤
@ciise_masuul
@ciise_masuul Месяц назад
Mash,Allah Gulaysta❤🎉
@asmaaomarali7618
@asmaaomarali7618 27 дней назад
Waa ka helay wlhi masha allah❤
@shugriyusuf-d4y
@shugriyusuf-d4y 26 дней назад
mashal allh hore usoco ❤
@muztiveapdirazhith7312
@muztiveapdirazhith7312 3 месяца назад
Mashallah keep going wll🙏🏼🎉
@mohamedissack4832
@mohamedissack4832 3 месяца назад
Masha Allh ❤ barakallh Allh hakusiyadiyo
@RouweidaRachid
@RouweidaRachid 2 месяца назад
Thanks you sister you teach a lesson today ❤😊
@hamdaali348
@hamdaali348 3 месяца назад
Masha Allah hore usoco wllshey qli ale haku fududeyo hadafkaga adunyo iyo akhiraba
@Umuhudheifa
@Umuhudheifa 3 месяца назад
Mansha Allah hapiipa sodhawoow❤🎉
@SafaMohamed-n3z
@SafaMohamed-n3z 3 месяца назад
Mashalaah Keeep goin abayo❤❤❤❤❤
@SaabiriinSaalix
@SaabiriinSaalix 3 месяца назад
Masha allah abyo hore usco
@raxmiish1287
@raxmiish1287 2 месяца назад
Masha Allah ❤abyo mcnto horumar wacan 🥺
@حنانعبدالله-ذ9ك
@حنانعبدالله-ذ9ك 3 месяца назад
soo dhawoow masha allah 😍🥰
@ciise_masuul
@ciise_masuul 3 месяца назад
Mash,Allah Abaayo wax badan ayaa lagaa faa,iday runtii janada Allaha ku galiyo❤😊
@zakirxaji6455
@zakirxaji6455 3 месяца назад
mashallah wll you are different
@TheGoldenBoy78
@TheGoldenBoy78 3 месяца назад
Masha Allah 💯
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 Месяц назад
Mcnto plz routin salaad subax ilaa salaad cisho iyo malintii oo idil wxaa qabato noo soo dhig plz
@HibaaqAbdirahmaan
@HibaaqAbdirahmaan 3 месяца назад
A waaan sugaya deganey mid ka si qurux bdn oo dhiirigelino, wax sheeg iyo xasuusin khayr ba leh❤
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 3 месяца назад
Masha allah❤
@najmasidow6194
@najmasidow6194 2 месяца назад
Masha Allah
@WiilkaHooyoSowdo
@WiilkaHooyoSowdo 3 месяца назад
Daganey ❤ aad baan u farxaa marakaan arko wajigaada ❤ Allaha ku barakeeyo in badan
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 2 месяца назад
Walaal gacalo groupkaas waan u baahanay. Routine qurux badan ayaad soo gudbisay Allahuma baarik.
@HodanMuuse-h9f
@HodanMuuse-h9f 3 месяца назад
M.a horay u zoco Abaayo Alle dartii Ayaan kuu jeclaaday guulayzo❤😊oo Rabi Raali kaa noqoy
@hamda4632
@hamda4632 3 месяца назад
Allahuma Barik ❤
@Barwaaqomaxamed4
@Barwaaqomaxamed4 3 месяца назад
Mashalaa ❤
@SaabariinIbrahim-qg4se
@SaabariinIbrahim-qg4se 3 месяца назад
Masha allah ❤🎉horay usoco wllshy mcn
@zuhraaahmad5124
@zuhraaahmad5124 2 месяца назад
Maashalaah welcome to the RU-vid wllo❤❤
@NimcoMaxamed-p6w
@NimcoMaxamed-p6w 3 месяца назад
Walashay Dagan Ibrahim hore usoco ❤🎉
@umunuseyba9871
@umunuseyba9871 2 месяца назад
masha allah abaayo waxaan kuugu daraa dharkaa banaanka ku aadeyso ha carfin
@NasiibHassan
@NasiibHassan 3 месяца назад
Masha Allah ❤
@saedmoh1450
@saedmoh1450 3 месяца назад
Congratulations shiikhaday keep going ❤
@MuntazHaaji-kb5ht
@MuntazHaaji-kb5ht 3 месяца назад
MashaAllah tabrka raxman❤
@munodiirshe
@munodiirshe 3 месяца назад
Masha allah video adbuu iso jiitay midkabadana waan kasugena waxa ugu quruxdabadna ee manta an dawado waye❤
@SabirinCabdilaahi3282
@SabirinCabdilaahi3282 3 месяца назад
Daganey waxan ku rajayna qayr Io cafimaad waxana ku rajayna guul wllo😊❤
@amriitanuux9928
@amriitanuux9928 3 месяца назад
Masha Allah hore usoco wlshy noso badi dhiri galinta
@HawaHoosh-yx9rt
@HawaHoosh-yx9rt 2 месяца назад
Masha alllah dagan horay usoco Byo
@maryanali4185
@maryanali4185 2 месяца назад
Masha allah
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 3 месяца назад
مشاءالله تبارك الله wll
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 месяца назад
Mansha llh Siduu Codkaga U Qurux badan yahy Wlhi 1000 jibaaar Muqalkaga aya ka Qurux badan❤❤
@hamdi2233
@hamdi2233 3 месяца назад
Mashallah welcome daganeyy intana kuso dhawaw ❤
@FatimaApdirizak
@FatimaApdirizak 3 месяца назад
Masha allah wllo macan alle haku barakeyo nooso badi muqalada nocan ah ❤
@nagadsaed966
@nagadsaed966 3 месяца назад
Hambalyo hapipti qali so dhawaw ❤🎉
@umu_cafiifa
@umu_cafiifa 3 месяца назад
Mashallh ❤❤❤hamballyo xppti Deganeey waxan rajaynayaa kutubtaa kuwa aad akhriday in aad inooga samayso vedios aad kaga hadlayso muxtawaagooda Si dadka aan haysanu ay uga faa'iidaystaan
@AnisaAweys2023
@AnisaAweys2023 27 дней назад
Abayo macn wan ku jeclahay❤
@Muslimah536
@Muslimah536 3 месяца назад
Welcome to RU-vid Hppti Daganeyy❤
@ShukriMaxamuud-fi6gk
@ShukriMaxamuud-fi6gk 3 месяца назад
❤❤❤❤ maash aallh
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 3 месяца назад
Abaayo noosoo gorfeey codsi xbbti علمتني سورةالبقره
@Deganeey
@Deganeey 3 месяца назад
@@AmoulaAfrah haye
@Afnaantohijab
@Afnaantohijab 2 месяца назад
Abayo quruxay noosoo badi Vlog hayedhe quruxay 😢❤
@mohamedissack4832
@mohamedissack4832 3 месяца назад
Aniga hada oo haben ii ah ayn igu ka horeyso wan kugu sobiray alxm Allh aya iga katusay
@MohamedAlbukhari
@MohamedAlbukhari 3 месяца назад
❤❤masha alh😊
@hodoali5714
@hodoali5714 3 месяца назад
Mansh allha ❤
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 3 месяца назад
Masha.llh
@Ilwaadaadan-d3m
@Ilwaadaadan-d3m 3 месяца назад
Masha allh wllo ❤waan ku bogaadinaya
@safamaxamed9192
@safamaxamed9192 2 месяца назад
Qalbi. Bugagt. Wa jecelhy. Akhrintod. Walib kuw cadig hadn wali hal xabo xatt m ibsan😂 wad nasib badnthy.m A shllh wll hore.u soco
@AsmaXuseen-q5s
@AsmaXuseen-q5s 2 месяца назад
Asc xbbt dagan muuga jadwalka nooyar faahfaahi adoo mhdsan❤❤❤❤
@aasiyoxasan5504
@aasiyoxasan5504 2 месяца назад
Thanks qalby waxaan idinkaga deydey team kabquraan akhriska ❤❤
@cabdiraxmaankaalmeeye4394
@cabdiraxmaankaalmeeye4394 2 месяца назад
Maashaa allaah wali ma arag muuqaal aan sidaasoo dhan ula dhaco. Hore usoco walaal
@MumtasAbdirizak
@MumtasAbdirizak 3 месяца назад
Wlshay xog kujeclhy wxa thy dhira glisadyda❤
@SalmaIdriis
@SalmaIdriis 2 месяца назад
ماشاء الله 🎉
@HananOmar-js9fn
@HananOmar-js9fn 2 месяца назад
Videogan aan kugu arkay markii ugu horesay wana kugu jecladay abaayo❤
@ARAGSAN-o1v
@ARAGSAN-o1v 3 месяца назад
Aad baan ku jecelahy wll daganeyyy❤
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 3 месяца назад
Welcome to you tube deganey❤
@NajmaA.kariin
@NajmaA.kariin 3 месяца назад
M.a❤ Horey usoco byo
@abdiaziizhussenmaygaag9789
@abdiaziizhussenmaygaag9789 3 месяца назад
Wllshy mcn dhirigalin baan kaa helaa markasta ❤❤
@NadiiraMohamed-k1s
@NadiiraMohamed-k1s 2 месяца назад
Wlhi wlll dar ale ayan ku jecelhy😭❤ilhay haka rali ahade❤
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt 3 месяца назад
Mashallah🎉❤😊 Ugu danbeyn waxaan helay ruux aan isu routine nhy runtii waan ku faraxsanhy alle haku xifdiyo wllo❤❤
@MssShuwaaq
@MssShuwaaq 3 месяца назад
masha allah
@imiiab8401
@imiiab8401 3 месяца назад
Walaalo sideen idinku soobiiri karaa ❤❤❤❤
@SagalBare-e4d
@SagalBare-e4d 2 месяца назад
Gurupka igu so dar abayoh
@MaaidaReermagaal-rr4up
@MaaidaReermagaal-rr4up 3 месяца назад
M.a wll aniguna codkadn ka helay😍
@SamsamMohamed-jf1pl
@SamsamMohamed-jf1pl 3 месяца назад
Degan Ibrahim ❤❤wllshy mcn guulyso ilhyna hku xafdiyo❤💗🫀👸🏼
@NuuraIpraahim
@NuuraIpraahim 3 месяца назад
Vlog ad ledhy ima dhafayo deganey🥺👸💞
@nadiira2233xasan
@nadiira2233xasan 3 месяца назад
Aniguna halkan ban kga shegya inan ku jeclahy😢 noso badi anku weheshane❤
@AbdishakuurDalel
@AbdishakuurDalel 3 месяца назад
Masha Allah washy 🎉🎉❤
@samiiramaxamed511
@samiiramaxamed511 2 месяца назад
Mashallah abayo buugta aad ayaan u jeclahy lkn carabiga ma aqaani sidee ku bartaa
@aishahassan4772
@aishahassan4772 3 месяца назад
Mash alllah
@nazteehadhonbe9479
@nazteehadhonbe9479 3 месяца назад
Welcome 👑 queen
@RahmaIbrahim-y2s
@RahmaIbrahim-y2s 3 месяца назад
Wlla in nugu soo biiro raba ee marka maa iiogalna kartaa❤
@MakoxasanMakoxasan
@MakoxasanMakoxasan 3 месяца назад
ماشاء الله تبارك الله ياختي الغاليه
@marwomukhtaar
@marwomukhtaar 3 месяца назад
Degan ibraaahim hbbti ❤🎉
@cawocumar7711
@cawocumar7711 3 месяца назад
M.allha noosoo badi qli❤😊
@deqalula9707
@deqalula9707 3 месяца назад
Horay usoco sis❤
@AyaanMohamed-ry8eo
@AyaanMohamed-ry8eo 3 месяца назад
Deganeyy macalimad carabi noo noqo❤
@nabiilamohamed6533
@nabiilamohamed6533 2 месяца назад
Masha Allah xbbti
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 3 месяца назад
Masha allaah❤❤❤
@FarihaAhmed-oi8yk
@FarihaAhmed-oi8yk 3 месяца назад
Welcome xpipt ❤
@ramishally
@ramishally 3 месяца назад
welcm❤
@ziyoyuusuf
@ziyoyuusuf 3 месяца назад
Mnzh alleh ❤❤
@FaadumoTahliil-bq9nt
@FaadumoTahliil-bq9nt 3 месяца назад
Video ama volg aan daawado Kii ugu qiimaha badnaay waaye shugran qaali
@fahemamuhammad6623
@fahemamuhammad6623 3 месяца назад
Masha Allah.Deganeey waa joogna halkana ❤
@SacdaMaxamed-t9i
@SacdaMaxamed-t9i 3 месяца назад
Aad baan ku jeclhy daganeyy❤❤keep going my sister ❤❤❤❤
@NastehoOmer
@NastehoOmer 2 месяца назад
Wll xageen kaala soo xidhiidha wan kuu baahanahee
@ifka1414
@ifka1414 3 месяца назад
Ow maktabad baan sameesan doona I.nshallah ❤😢
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 2 месяца назад
Cod macaaan daganaaan diiiiin tabarakalaaaaah ukhtiiiiii❤❤❤❤❤
Далее
Xuska ilaaahay ayaa xasilooni ah..!🌸
4:05
Просмотров 10 тыс.
SIRDOON-KII QARSOONAA
27:43
Просмотров 49 тыс.
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,8 млн
Dareen walba maha jacayl    @DrsAshosaid
8:41
Просмотров 7 тыс.
JADWALKEYGA HABEENKI  NIGHT ROUTINE
9:53
Просмотров 335 тыс.
Bedel naftaada 90 maalmood @noqosaalixad9817
23:38
Просмотров 30 тыс.