Тёмный

VLOG MALINTA AXADA IYO SHAQADA GURIGA 

MY RAJO
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@nimconuura1044
@nimconuura1044 5 лет назад
Walaalaheeyga ku xiran my rajo chanel 2 isoo booqda waan cusbahay fadlan
@gbdhaqerkajecel9063
@gbdhaqerkajecel9063 5 лет назад
Jazakalaah walashy dhoor maraa kusoo qoray musicada nagada wlhi weidhibtaa wnku xnunsadaa ilhy amrki vdiogada inadaawda raba music kujirto plz codsi wye wlshy kadhaaf adoorali eh
@musaabibrahim1381
@musaabibrahim1381 5 лет назад
Aabayo gbdha qerka jecel Kula midbaan ahay musigada wey idhibeysa ee waxan rajeyneyna ukhti munira in aaaye farintanada hesho ooy naga deyso inshallah jasakalaahu khery
@maryamomohamed6468
@maryamomohamed6468 5 лет назад
Masha Allah xajigeyga aaad uisticmalo dhirta kana wuisticmala anigana timaha uisticmala afsomali waxa Lagu dhaha saliid waxa laga hela bakaro melaha xabasodaha iyo malabka Lagu gada laga hela
@axmedmaxamed1050
@axmedmaxamed1050 5 лет назад
Masha allaah wllo xooga allaha ku barakeyo huuno
@Afnaan181
@Afnaan181 5 лет назад
masha allah waa cuno fiican mcn jzk allah
@xilkashasan6417
@xilkashasan6417 5 лет назад
Masha aalaah xabbt wan kusalamay wan iska oya markan kudawanayo ma aqano sasbabtas lkn adban ugu qiiroda markan ku dawanayo janatul fardowsu acla ayan kugu duceyay adiga iyo walidka qalbiga iqabojisa wlhi muriiro rer my rajo igu soduceeya hooyo Mcn iga xanunsan 😍😍😍😍🙌
@nanaabdul3104
@nanaabdul3104 5 лет назад
Rabi hakuu caafiyo maamo
@muslimocabdulahi9154
@muslimocabdulahi9154 5 лет назад
Masha allh tabarakallh jazakallhum abyo mcn allh noka dayo wlhi waxa bdn kaa faaiday alxm horay u soco Sharafay waxaa kuu rajayanaynàa dhamaan guul iyo hormar waxaana jeclahy inaa kaa barto wax kasta ee aad taqaan my rajo noolow nolol qurux badan insha allh ❤❤❤👍
@katiegacha_lol4333
@katiegacha_lol4333 5 лет назад
Maansha alaah khatar. 👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌 jazaakalahu kheyran ukhtii.
@ifraahosman7623
@ifraahosman7623 5 лет назад
Jazakallah xayati. Mid ayan kaa codsanayaa Digsi yadada qalinka ah oo dhexda kabadalmo naga so dhis plz aad ban unacbahay markey isbadalan waxan jeclahy in ey aad iyo aad cadan igu ahadan. Dhor jer wax yalo badan waa kudayay lkn kuman gulesan Waxan kasuga waa jwb Munira cdey
@ShamiiLaYooniz
@ShamiiLaYooniz 5 лет назад
may rajo abayo muniro adban kugu farxa marka ku arko runti malmahan wan xanun sana talkana leyma ogolen balse alxm hada wan fcnhy msh allh adne wan kugu xisay ogaw abayo
@naciimomoha495
@naciimomoha495 5 лет назад
Masha allah xbbti waad mahad santahy sidaa noogu faideyso jazakalalh abyo
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 года назад
Masha alh alh ku xfido
@halimaahmed9250
@halimaahmed9250 5 лет назад
Masha Allah xapipti munira sami wan Ku jacelhy Allah ha Ku xifdiyo adiga iyo xajigada iyo caruurtada Allah ha Ku xifdiyo
@nakeeypro3122
@nakeeypro3122 5 лет назад
Waaw caadi maahn shukran qaaqli
@deeqonur6159
@deeqonur6159 5 лет назад
Masha alalh. Abayo. Xbbti. Allah haku barakeyo thanks you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👌
@mamonafiido1954
@mamonafiido1954 5 лет назад
masha alah alaha ku barakeyo adiga iyo carruur tega amiin
@fardowsanur8892
@fardowsanur8892 5 лет назад
Asc wr wb mashallah ukhti Jizakalahu kheyr jazaa
@raxmamohamuod1540
@raxmamohamuod1540 5 лет назад
masha allh xabibti illhy haika xafido ad aya kujec lahay wllh umac sharafey
@baxsanmohaabdi6495
@baxsanmohaabdi6495 5 лет назад
wlhi waan faraxy markan arky vedio arkay keep going muniiiro kaaafiso love u xbbti😍
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 5 лет назад
Asc abayo jazakallaah khayran dhiragalintaada aad ayaan u jeclahay lakin iyaataan mustik ayaa saartaa pleze macanto haday suurtagaltahay nagadjaaf codkaga saar
@reerkadahormariumumm5239
@reerkadahormariumumm5239 5 лет назад
Sax fartuun
@farxiyocabdiraxman502
@farxiyocabdiraxman502 5 лет назад
Masha allah xbibt muniiro adban kugu xiisay allaha ino kiin daayo
@lulmohamed181
@lulmohamed181 5 лет назад
Maansha Allah
@fahmocabdinuur4132
@fahmocabdinuur4132 4 года назад
Wcs Masha allah
@habiboabdikarim9623
@habiboabdikarim9623 5 лет назад
yes anaa uhoreeyo maanta masha allh mcnto iisow duceey asxaabta my rajo muraadkeyga ina ilaahey iisahlo iyo waxaan ku haminaayo
@SimplyAmalLifestyle
@SimplyAmalLifestyle 5 лет назад
Muraad kaaga Allah haku sahlo walaalo
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 5 лет назад
Saliid ayaa layidhah habo muniira
@iskufilanofficial758
@iskufilanofficial758 5 лет назад
Masha Allah waa qurux abaayo
@umusabrina8937
@umusabrina8937 5 лет назад
masha ALLAH walashey qaali abayo shambo mad kudhaqda marka dhaqeeyso plz jwb thank sis
@umaasmaacookingandbeauty
@umaasmaacookingandbeauty 5 лет назад
Mashaallaah tabaakalaah
@thequeenoftheworld1928
@thequeenoftheworld1928 5 лет назад
Masha Allaha Allah haku xafido abaayo
@samaaraa225
@samaaraa225 5 лет назад
wlh mar koo ii sodhaco aad ayaa ufarxaa vedio kaada rabi ha iikaa xafido adiga iyo rer kaaga
@naimaabdi4578
@naimaabdi4578 5 лет назад
Muniiro mashaallah abaayo allahaa ku barakeyo
@siman8711
@siman8711 5 лет назад
arsoomaaliyaa videogaan dhowrkun ayaa daawatay balse 500 kaliya l like saartay maa iskasaartaan waaba lacag la aane masha allaah abaayo mahadsanid
@SimplyAmalLifestyle
@SimplyAmalLifestyle 5 лет назад
Asaxaabta my rajo waan idin salaamay, salaan kadib walayaal hala isoo booqdo insha Allah waa walashiin oo RU-vid ka kucusub,subscribe ka hala iga dhiso insha Allah
@mbgaming603
@mbgaming603 5 лет назад
Muniiro cadey si xoogan anku salamay jazaka Allahu kheeyr insha Allah
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 5 лет назад
Maasha allaaha
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 5 лет назад
muniir abaayo waxan kusalmay adi iyo seygaga iyo caruurtada marka aad ayaad umahadsantahay tan iguma soobdhacsaneen wlhi cunug waxaa iijoogo afkiisa caano miir maa kuxiran ayad isledahay kanookale aad ayuu ii anfacaayaa
@farduusrayan143
@farduusrayan143 5 лет назад
masha allah jazakallah khayr
@umramadancade6730
@umramadancade6730 5 лет назад
Masha alah quruxey alaha ino kadayo
@MA7CC
@MA7CC 5 лет назад
Masha Allah Abayo mcnto I llehe haku xafido 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💕💞💞❤💟❤💙💚💛💜👌
@nadiraosman5484
@nadiraosman5484 5 лет назад
Www manta ani aya ugu horeya mansha alla qali ad ayan kugu farxxay markastana waan kugu daydaa oo ku xasuusta
@umuaishafarah1106
@umuaishafarah1106 5 лет назад
Masha allah
@fadumoabdi3030
@fadumoabdi3030 5 лет назад
Mashallah cadey ilahay ha ku dayo ciyalka dhaga so dhiis sxby so baadi ❤❤❤❤👌
@sadiamustaf7415
@sadiamustaf7415 5 лет назад
Masha Allah abaayo 💮🌹💙🌷🌷💚💚🌸👌👌👌
@qalbifuranbeauty6337
@qalbifuranbeauty6337 5 лет назад
Masha Allah walashay muniro abayo plz waxanka codsa inad shout out isameyso plz abayo jazakallah
@shamzohassan3885
@shamzohassan3885 5 лет назад
abayo Waxan raba sharxad gururig nosamey xxbiti wan kasuga insha Allah
@hafzaosman2613
@hafzaosman2613 5 лет назад
jisaa kalaa xabiibti fidiyowgaaga waan ku farxaa
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 лет назад
Maasha'llh sis mjniira
@fartuunpubal8257
@fartuunpubal8257 5 лет назад
M.a hbo mar wlbo wan la socdah barnamiijkan 😍
@umuhumaircookingdecoration617
@umuhumaircookingdecoration617 5 лет назад
Manshallah walashey qali top100 👌👌
@fardusjama7379
@fardusjama7379 5 лет назад
Mansha Allah wllshy qli wan ka helay runti ilahay kheyr haku siiyo
@nafisohassanahmed275
@nafisohassanahmed275 5 лет назад
Jazakallahu kheyr habo qaali ❤❤❤
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 5 лет назад
Flax seed afsomali nogu sheeg abaayo
@maryamomohamed6468
@maryamomohamed6468 5 лет назад
Abyo Salida aya ladhaha afka xamar Somaliland qondar
@saymabahmed8529
@saymabahmed8529 5 лет назад
Qofkii ugu horeeyana ahaye abaayo horo usoco bilguimkan kaaso salaamaye
@samirahasan6025
@samirahasan6025 5 лет назад
Mansha allah xbbti allah ku xafido
@hamdasheekhibraahim610
@hamdasheekhibraahim610 5 лет назад
Jazakallaahu khayr wllshay qali
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 5 лет назад
Huuno wlhi dar Alle ayan kuu jeclahay Allah ha ku dhawro
@umualmasdahiye
@umualmasdahiye 5 лет назад
Mansha allh aniga ogu horeyo
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 лет назад
Mash alah abayo
@faizachannel
@faizachannel 5 лет назад
Please wllaha muniira ku xirn maanta 100 subscribe igu cawiya somaliyey
@umeyma1
@umeyma1 5 лет назад
Mashaallah
@fatimaalmansori5309
@fatimaalmansori5309 5 лет назад
Mashalha shugran xabibti
@umalkhayrmohamed3631
@umalkhayrmohamed3631 5 лет назад
Falagsi waxa kaloo LA yidha saliid xbbti muniira
@goobanimojecelgabadhareera6084
may rajo waxan kaso salamaya somalia 😍😍😍😍 marka qorbaha joogayba dawashadadi igu danbaysay wan ku xiisay wax badanba ii dhafay 💋💋
@ifrahmohamed7792
@ifrahmohamed7792 5 лет назад
Abayo labo jir malomarin karaa
@najahmuhammed1127
@najahmuhammed1127 5 лет назад
Asxaabaye waxaan aay kari naysay Muniira waa Saliid
@sahraabdullahi5316
@sahraabdullahi5316 5 лет назад
Masha allah ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹💋💋💋💋
@xamdiaxmedaden2172
@xamdiaxmedaden2172 5 лет назад
Asc muniro cadey setahay xabibtii sherafey
@hayaatcabdullhi2240
@hayaatcabdullhi2240 5 лет назад
Mash Alah abyo
@fuadnor4914
@fuadnor4914 5 лет назад
Wan xanunsanahay iisoducay abaayo
@towfiqcookingandbeauty1197
@towfiqcookingandbeauty1197 5 лет назад
Ilheey caafimd taam ah my seeyo
@maryanmu4611
@maryanmu4611 5 лет назад
Allha ku caafiyo qaali amiin
@nadironasro6726
@nadironasro6726 5 лет назад
Qofki ugu horeyey ahay manta
@umuluqmancal7636
@umuluqmancal7636 5 лет назад
Masha Allah Abaayo Qaliy Allah hakuxfdiyo noolow
@fadumoshiino4871
@fadumoshiino4871 5 лет назад
Midhah madax aad marinayso wax lagu dhahaa somali (saliid)
@amanahmed244
@amanahmed244 5 лет назад
Flax seed Somali = waa saliib afsomali.. muniiro...
@sadiamustaf7415
@sadiamustaf7415 5 лет назад
Abayo noso geli sidi sharxo qolka jiifa adorali ah
@munohassan7385
@munohassan7385 5 лет назад
Asc abayo mcn Wan ku salamey muniira lanbarkaga ayaa rabaa iso dir qaali
@fuadnor4914
@fuadnor4914 5 лет назад
Mahadsani umu khalid bintu abdir
@shamzohassan3885
@shamzohassan3885 5 лет назад
wwww masha Allah abayo Allah kubarkeyo
@munamohammed3715
@munamohammed3715 5 лет назад
ماشاءالله😍
@fartunaden4760
@fartunaden4760 5 лет назад
Asc muniro manta aniga ugu uhoreyo
@hodandahira8295
@hodandahira8295 5 лет назад
Monira Asc wamahadsan tahay xabiibtiy 😍😍😍❤️😘
@osobtvalmaas3730
@osobtvalmaas3730 5 лет назад
Talbe aba qondar aya la dhaha
@zaynabjamac1718
@zaynabjamac1718 5 лет назад
Waw nice😍😍😍😍😍😍😍
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 лет назад
Subscribe isar fadlan gabdhah iga danbeya 😘😘
@fardusjama7379
@fardusjama7379 5 лет назад
Wllshy qaali aniga shalay ayn ku arkay wana saaray gabadh kastana wan usaara wlhi xitaa hadii anana daawanayn like iyo subscribe intaba waan ugu deeqa
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 5 лет назад
Fardus Jama mash alah shugran abayo ciso sharaf igu nolow ❤️
@SimplyAmalLifestyle
@SimplyAmalLifestyle 5 лет назад
Walaalo isoo booqo subscribe na iisaar ana waan kuu saara insha Allah
@ladanahmed434
@ladanahmed434 5 лет назад
wwwww masha allah ❤❤❤
@ShababalwadiShababalwadi
@ShababalwadiShababalwadi 5 лет назад
Sidiii somaliyokale ayaad dharka uwadhaya mcnto
@fardoosoabdulahi3991
@fardoosoabdulahi3991 5 лет назад
3 h ayuu iga horeyey Jamacad ango jira ayad soo dhigtey muniiro xppti kuu xiizney wlh allh ha inakaa daayo qalbi wanagey 💋💋💋💓💖
@fatmachanel2424
@fatmachanel2424 5 лет назад
Kkkkkkkkkk
@naimaahmedmohamud1904
@naimaahmedmohamud1904 5 лет назад
Falksiga mxa la dhaha somalia maka helaaa?
@umalkhayrmohamed3631
@umalkhayrmohamed3631 5 лет назад
Saliid be layidha wadka helysa
@naimaahmedmohamud1904
@naimaahmedmohamud1904 5 лет назад
@@umalkhayrmohamed3631 tnx abyo
@umalkhayrmohamed3631
@umalkhayrmohamed3631 5 лет назад
Qali ada mudan
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 5 лет назад
Falksiiga mxa lagu dah afsomali
@zenongemar8787
@zenongemar8787 5 лет назад
Asmlu caleykum. Wllo afsomaaliga waxaan u maleynayaa in la odhanjirey midhaha gulgulka wallaahu aclam lkn carabiga waxaa lagu yidhaahdaa buduur alkitaan بدور الكتان
@aminafarah8457
@aminafarah8457 5 лет назад
Masha Allah
@umuyasinahmed6331
@umuyasinahmed6331 5 лет назад
Masha allah
@iloveallah6411
@iloveallah6411 5 лет назад
Masha allah
Далее
FULL LIFE ROUTINE RER #my_rajo JUMMA MUBARAK
11:44
Просмотров 8 тыс.
3 лайфхака для УШМ
01:00
Просмотров 234 тыс.
NAH UH
00:17
Просмотров 2,2 млн
Flavorful Chicken Wraps | Easy Village Cooking Recipe
29:25
DAILY ROUTINE KEENi MALIN LAHA AHAY                                 BY FARDOWSA HIRSI
8:17
🔥 Lavash with Greens: Cooking Bread on a Barrel
37:54
DOLSHO SI FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO RER #my_rajo
11:01
FULL ROUTINE MALINTEYDA WAXA QABTO RER #my_rajo
10:01
3 лайфхака для УШМ
01:00
Просмотров 234 тыс.