Тёмный

WAA ARIN KU IMAATAY NASIIB IYO SAMIR…, 

Fatuma Buraanbur Channel
Подписаться 146 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@shukriali8330
@shukriali8330 11 дней назад
Ilahay nasrigiisa laga quusto ee ilahay nasri kheyr qaba ha ku siiyo ilmahagana ha kuugu soo celiyo.
@mz4003
@mz4003 11 дней назад
Abaayo fadumo ilaahay haku xafido adiga iyo caruurtada oo dhan ilaahay gacantaada hakugu soo celiyo insha Allah
@aminahassan4858
@aminahassan4858 2 дня назад
Ilaahey ha kaga soo celiyo isaga ayaa awood lehe Amiin yaa rabi calamiin
@user-yr2ly9tz5f
@user-yr2ly9tz5f 4 дня назад
Asc allaha subxaanah asagaa awooda sare leh si dhaqsaa ha kuugu so cesho aami
@Samira-iq7kz
@Samira-iq7kz 6 дней назад
Marwalbo oo an arko Wa u duceyaa halo duceyo faduma buranbur inta ku nool Sverige hada allah u xifdiyo
@fadumokalif462
@fadumokalif462 7 дней назад
Iinsha allaah ayagoo nabad qabaan ayaa ilaahay aan ka baryeynaa inuu gacantaada soo galiyo ♥️
@idilhassan1738
@idilhassan1738 7 дней назад
Allah subxaanahu watacaala ha ku caawiyo adiga iyo intii kula mid ah
@suriadan4982
@suriadan4982 8 дней назад
Illaahay hakaaga soo qaado oo hakuuxafido illaahay idankii adiga iyo intiikale eelagaqaadayba
@maryannnnn942
@maryannnnn942 11 дней назад
❤❤❤❤ maashaa Allah waa maad Sabri waa Qatar balse Allah ayaa Magan ka dhigsa ee sidaas ku soco Faadumo fariideey❤❤❤❤❤❤
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 9 дней назад
Abaayo fadumo alaha ku fududeyo anigamoducyadada aad uma fahmo
@QumaaneyFarxan
@QumaaneyFarxan 10 дней назад
Ilh waxaan kuu weydiinaa inuu alh kuu fududeeyo imtixaanka
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 10 дней назад
Allaah ha idiin bada baadasho 😢
@MohamedAhmed-ze2ch
@MohamedAhmed-ze2ch 9 дней назад
ilahow adigana si dhaqsi ah alah kugu so celiyo ilmahada dhamantot iyago nawad qawa insha alah abayo❤wanku duceya marwalba ad nida igu so dhacdo ilen hoyo wax dhashay ahe wan Kula darema xanunka.sawar abayo maskaxdada iyo caqligaga ilahey haku xifdiyo.amiiin amiiin❤
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 11 дней назад
Ilahay qof walba caruur kamaqan Allah ha u so nabad celiyo inshaa Allah galada shartood Allah hanaga qabto
@farahnoor7190
@farahnoor7190 11 дней назад
Abaayo macan Harja dhigin malin ayey sonoqonayan ilaah waxan ka baryeyna inu alle no xafido abayo qalbiga allah ku qabojoyo
@fatimamahamud9071
@fatimamahamud9071 11 дней назад
Asc abaayo farxadaada Allah hakuuso celiyo
@abdikafiosman607
@abdikafiosman607 9 дней назад
Fadimooy qeer sheeh ilmihii maa la soo celiyaya
@fatumaMohamed21
@fatumaMohamed21 11 дней назад
asc abayo wax walbaa qadar masha Allah Sida quruxda badan EE ad ugu Samir Tay qadarta Malin wafarxi dootaan adiga iyo Maxamed iyo walidiinta iyo anaga Intan jecel qeyrka mar walba a wan kuduceeyaa yutubka ayan kujiraa mar walba oon muqal soogeliyo wan idin duceyaa dhantiin sidad qurbaha ujoogtan ama ad ukala daran tihiin mar ka Samir in shala allah gushu Wa dhow dahay kucel Celi laxowla Wala quwata Ila bilah wax walba waimane doonaan insha Allah ❤❤❤❤
@sahromahamud
@sahromahamud 10 дней назад
Subxaanallaah Illaahoow Soomaali U Miciin
@dayiboahmed5107
@dayiboahmed5107 11 дней назад
Asc insha allaha macanay ilahay ayaa jooga ilahay garabkaga allaha ha ku fudud ayna arimahaga ha is dhibin cadawga ilahay ha ku cabidiyo
@sahraahmedd680
@sahraahmedd680 8 дней назад
Asc fadumo illahay baad talo saratay ee ogow dadku maa wada ficna lakin waxan ku qiraya in aad tahay qof karti badan cadowgaga cagta hosted allaha gasho
@saidoabdulahi853
@saidoabdulahi853 6 дней назад
Illaahy hakadulqado
@umuridwaan.1610
@umuridwaan.1610 11 дней назад
Aad & aad abaayo adigana ilmahaaga oo nabad qabaan Allaha kuu soo celsho, anagana shartooda Allaha naga qabto ”AMIIN”
@HafsaHassan-p6m
@HafsaHassan-p6m 11 дней назад
Adigane waan sugeynaa sanadkan kadib inaa midowdaan adinkoo wadan nBD qaba insha alah, waamaalin jimcee rabiyow idinka farxi aamin
@iqraaden8514
@iqraaden8514 11 дней назад
Ala ilahow usoceli yaarabi 😢
@Zurich527
@Zurich527 11 дней назад
Oo ma gaalbaa awelbo Axsan Ka sugeyseen
@MajidCabdallah
@MajidCabdallah 11 дней назад
Mar kale ayaan allah ka rajeynayaa famil qurux badan inaad iskuso laabataan
@Samira-iq7kz
@Samira-iq7kz 6 дней назад
Amin yrabbi ilhyow awoodada iyo naxariistada ugu so celi maanta oo ah Malin robaad 🥹🥹🥹
@ridwanbarkhadle2252
@ridwanbarkhadle2252 10 дней назад
Ilaahay si dhakhsa ah ha idinku so celiyo awlaadini iyago caafimaad qaba
@qadrajamaal135
@qadrajamaal135 11 дней назад
Mashaa Allah allah baa mahad leh walahi adana waxaan kuu rajeen walloo in allah yagoo dhamaays tiran kaagag soo qaado inshaa Allah
@hijaboaden7883
@hijaboaden7883 10 дней назад
Maashaa Allah
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n 11 дней назад
Walaal waan kuu Duceeynay Allah naga aqbalo
@user-pz1mp6gj6n
@user-pz1mp6gj6n 11 дней назад
انا لله وانا اليه راجعون ،waa dhacdo xanuun badan,Allah samir haka siiyo iyo ajar
@selmafarah8600
@selmafarah8600 11 дней назад
Walal allah culayska hakaa qaado caruurtada hakuusooceliyo
@deeqoyusuf2032
@deeqoyusuf2032 11 дней назад
Alle hakusaqiro waxad jeceshahay awladna alle hakuxifdiyo
@maryamisse6494
@maryamisse6494 9 дней назад
Fadumay muda kuma arkin laakiin ducadaydu kaama maqnayne Allaah ha isku soo kiin uruuriyo, Awlaada masaakiinta ahna Allaah haa xifdiyo
@RealSamiraNoor
@RealSamiraNoor 11 дней назад
Comantiga yuusan kusaamayn abaayo
@faadumoali1675
@faadumoali1675 11 дней назад
Ilaahey ilmahaaga ha kuu soo celiyo lakiin aniga fiktadeyda adoon dhib u arkin waxaan ila wanaagsan meesha ilmahaaga joogaan in aad joogtid waayo hal maalin aad aragto iyagana ku arkaan ayaa wax kasta ka qiimo badan
@mulkiabdulahiibrahim8112
@mulkiabdulahiibrahim8112 7 дней назад
Sax wan kugu racsanahy carurta aragtidawax weyn u ah alah u so celsho Diamante Inata laga qatahy
@shukrisharaf
@shukrisharaf 11 дней назад
Allaahu akbar abaayo adigana allahaa kaaga soo qaado ubadkaaga anagana allahaa nooga xafido
@hijaboaden7883
@hijaboaden7883 10 дней назад
Adigana abayo ilaahay naxariis tiisa mid kamid ah Allah ha kugu soo celiyo Waa waasic ah❤
@lastqueen3076
@lastqueen3076 11 дней назад
Ilaahey haku so celiyo allahuma amiin
@khadroahmed4153
@khadroahmed4153 8 дней назад
Waa runta
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 11 дней назад
Ilaahow waan ku baryaa dadaka xaasidka aha o dadaka dhibka ladaba taagan allow ka qabo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 дней назад
Amiin Amiin
@Ashkan659
@Ashkan659 11 дней назад
Allah kurbada haka faydo allah haidin kadhigo kuwii dib umidooba allah gaalada sharyoda haidinka qabto caruurtama allah hakuu xifdiyo abayo
@fatumazahra611
@fatumazahra611 11 дней назад
Wslm. Guleyso, very true
@user-ke4jh7gi6f
@user-ke4jh7gi6f 11 дней назад
Insha allaha abayo Guuleso Qeer ka neh wuu ku dabenaya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Qaali786
@Qaali786 11 дней назад
Masha allah habo fatuma allaha ku sharfo
@آمنةشيخأحمد
@آمنةشيخأحمد 11 дней назад
❤❤
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 8 дней назад
Anoo shaeqeeyo eey socialtjänsten i daba dhigteen marka fadumo waa runteed ceyr iyo shaqo wax eey dhaafayan ma jiraan
@hawahassan4841
@hawahassan4841 11 дней назад
Mashaa Allah, Alhamdulillah
@sahroali1196
@sahroali1196 11 дней назад
Ilaahey.hakuu.gargaaro.adiga.&inta
@surayamoha3945
@surayamoha3945 11 дней назад
ala adunka qofba ilahy imtixanu u qorey wale adunkan in ana laga tegeen anago imtixan la ina marsiin hoyo carur badan dhashey hadana kaliged ah 😢 ilhow hoyoyinkas xiskoda u adkeh imtixankasna jano uku badal
@omdslacey
@omdslacey 11 дней назад
She should sued them.
@SaidoMohamud-tk9oj
@SaidoMohamud-tk9oj 11 дней назад
Maskiin
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 11 дней назад
Abaayo Allah ha na caawiyo
@aishoali9110
@aishoali9110 11 дней назад
Asc.abaayo.ilaahayga.baqorka.alhakuuxifdiyo.alahanahakuusooceliyo
@sahromahamud
@sahromahamud 10 дней назад
Manshaallaah ❤❤❤
@Umu-amiin
@Umu-amiin 11 дней назад
Allaha ubadkaga kusoo wada celiyo adigyo intii muslim ahee laga qaatayba 🤲🤲🤲
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 дней назад
Amiin amiin Amiin
@ayanyusufwarsame291
@ayanyusufwarsame291 11 дней назад
Ilaahow waa galab jimce ehe 8 caruur aheed oo caafimaad qaba oo nabdoon kuu soo celi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 дней назад
Amiin Amiin
@aminasalad5260
@aminasalad5260 11 дней назад
Keep up abaayo
@RoseSalam-o2l
@RoseSalam-o2l 11 дней назад
WALAA SHEEY FADUMA BURANBUR ALLAH KU XAFIDO. AAMIIIINN .
@saidoabdille52
@saidoabdille52 11 дней назад
asc eedo alahakuu saqero
@fartunabdullahi4017
@fartunabdullahi4017 9 дней назад
Aloow ku dhoor abaayo
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 11 дней назад
Adc abaayo kurabada Allaha kaafeyado caruurata ilahay ayaan ku amaanesanay kuweena iyo kuwa musalimiinata inata maqana Allaha soonabad aruuriyo way soonoqon inashallah ilaahay xagiisa way ka sahalanatahay لاحولا ولاقوة الابالله العلي العظيم
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 10 дней назад
Amiin Amiin Amiin
@user-ke4jh7gi6f
@user-ke4jh7gi6f 11 дней назад
Yaaa allaha 😰😰😰😰😰😰
@haboncabdilahi-iv3ix
@haboncabdilahi-iv3ix 11 дней назад
Beenta nagadaa qisadada sheeko hanooga dhigin
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 11 дней назад
ASC xabibti gaali
@fatumaelmiabdi416
@fatumaelmiabdi416 11 дней назад
Asc
@hawosaid139
@hawosaid139 11 дней назад
Faadumoy dadka wax ma garatada warkooda yuu ku dhimin dantaada iyo caafimaadkaada adaa taqaanid wax walba naftaada ka daran wax walba waa qadar
@luulabdi3476
@luulabdi3476 11 дней назад
Khayr sheeg insha allah
@rumanabahada7053
@rumanabahada7053 10 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@fatumaelmiabdi416
@fatumaelmiabdi416 11 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
Далее
DM DAGAALKA XAMARBAANBA KA BILLAABAYNAA (4525)
26:50
Просмотров 2,2 тыс.
Navigating Arguments in Islam  - Shaykh Dr. Yasir Qadhi
18:33
FILO PART 123
31:35
Просмотров 19 тыс.
MUDO WAX AAN DABOOLAAYAY IYO 13 SANO MAXAA…?
10:08
Просмотров 16 тыс.
Caruurta
13:03
Просмотров 1,3 тыс.
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 2
15:48
Просмотров 7 тыс.