Тёмный

"Waa ayaan darro in reerLaascaanood Tigniko loo adeegsado kuwii shacabka laayay na aan lasoo qaban" 

CBA TV
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 3 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@abdihayd2924
@abdihayd2924 Год назад
Maanshaalaah waan soodhoweynayaa. Gudoomiyaha. Hadlkiisa. Laascaanood. Cadaalad beyrabtaa. Dhiiga dadku biyo maaha. Waa naau katacsiyadaynaynaa. Dhamaan. Dadka kudhintay. Laascaanaood. Eebe. Hageeyo janadii. Gacan. Kaxaqdaran. Baa dishaye. Alaahu ma aamiin
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Год назад
Fariid geesiya weeye wallahi waa fool xumo weyn waxa ka dhacay lascanood xukunada aya la waydiinaya ifka iyo akhiraba iyaga ka musuula arinta 😢
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Год назад
Shacabkii Kalshaale kawaran, 120ka qofna adaa badhkood joogaye kawaran iyana, siyaasiga iyo madaxda soomaalidu waa munaafaqa diintu sheegtey ee naarta Allah ubalanqaadey
@MubYus
@MubYus Год назад
Muuse biixi ,tacsi Joogta ah ayuu dirayaa , waxba umuu qaban Somalialnd inta uu kursiga fadhiayay, aan ka ahayn in Jabuuti u dhoofo , Khadra xayd , edadedii soo salaamo..
@abdirizakfarah1212
@abdirizakfarah1212 Год назад
Xersi markuuu sidaaan u hadlaayo dadkii kalshaaale Amar kiisa lagu laayay ee 600 oo qof in kabadan dad reer miyi ah ok reer buuhoodle ah yaa looo raaacayaaaaaa miyuuse ilaaabay inuu dagaaalkaas wixiii ku dhintay masuuliyadaooda isaga looo haysto maadaamaa xanuunkii. Siilaaanyo ka faaaiidaystay
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Год назад
100qof lagu dilo kulahaa hadda boqolka qof waa 10kii sanno ee laascanood ku jirtay bay ka mid ahayd 100ka isaguna 5sanno ka mida uu joogay xafiiska madaxtooyada
@MubYus
@MubYus Год назад
Kulmiye. Xirsi gaab ayay ka baqayaan.
@MubYus
@MubYus Год назад
Xirsi. shaagle laga baqay.
@awmuseaw7602
@awmuseaw7602 Год назад
xirsow imisa dilbaa ka dhacy markaad ahayd wasiirka madaxtooyada ahaydna qofku ugu aboodq badnaa?!!
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 Год назад
Xirsiyaw rufiyaan afku ku go darajo ku gaadhimaysid sidaa xaaraan bay kaa tahay oolo waaryaa shoodhe barkhad af xume uf hus hinaase kaahin iyo muuse
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 Год назад
Xirsow tariikhdu way iz qorta 🙄 xiirsi waxa u ahaa wasiradi dawladi kulmiye wakhtigi sirayo wxa udhacsaday xolaha umada walibana kii ugu musuqmasuqa badna mrki uka dagay madax weynihi siraanyo
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Год назад
fool xumo weytahay in jawaab laga bixiyana waan kugu raacsanahay LAAKIIN HADRAAWI SL MAY DILIN EE XISBI AHAAN DABAGALA CIDA HADRAAWI DISHAY DADKU IN AY ARRINTAN DAWLADA KALA SHAWEEYAAN WAA WAAJIB DAWLADUNA LAASCAANOOD FIIRO DAARA HA U YEELATO XATAA HADII DAGAAL INA GELINEYSO DHIIGA DADKA SL BIYO MAAHA
Далее
The secret life of pigeons
5:38
Просмотров 63 тыс.