Тёмный

''Waa in Madaxweynaha lagu Maxkamadeeyo danbiyada u galay '' Siyaasi Xasan Macalin 

SAAB TV
Подписаться 499 тыс.
Просмотров 4,4 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 23 часа назад
Absolutely Waa Sax Weeye muse Ciil qabe waa danbiila Qaran boobay 7sano miisaniyadii dustuur jabin afdoob shacakii xadhig xasuuq. Waa mujrim danbiile Qaran weeye 😢😮😢👍
@AboudiM
@AboudiM 20 часов назад
Madaxwaynale badaan baa laa maxkamadaa siida South Africa iyo sadaam iyo Madaxwayne Malaysia iyo Madaxwayne Sudan iyo qadaafi marka gof kasta sharcigo waa qabanyaa weyn iyo yar baa waa sanadka maxkamdyaa taas been maha😊
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 День назад
XATA SAB TV QOF DHINTEY WAREYSANYA HADA MA QOF NOOL BAA QOFKAN WAX KA SOO DUUBEN MARXUNKAN XABSH U DAAYA AKHIRA MALA KA SOO HADLYAA
@jamahassan8669
@jamahassan8669 День назад
MUXUU QABTAY ISAGU,CUQDAD BUU LA MUUSOONAYAAYE...
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk День назад
MUUSE DOORASHADA KADIB WAA IN LA MAXKAMADEEYAA TUUGA TUUGU DHALAY
@_faatax
@_faatax 20 часов назад
Ciil qabe
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 23 часа назад
Heegow umadii Way Nacday Taladii Muse way urtay Sanka Laga haysta Muse hoolay Waa Tuug 7sano dalkan dhacay coidankii kasoo cararay dustoorkii jabiyay Beenawaas Waa Tuug Hala xukumo 😮😢
@KANAAL-m5e
@KANAAL-m5e 22 часа назад
@@sumahwaagullweyn196 idinkana ilaahay iyo umadiisa ayaa idin nacday yusraay
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 21 час назад
​@@KANAAL-m5e Alleylehe Heego naas dheer Subeyra Awal. xaaraan quutayasha 7 sanadood baa Ilaahay iyo ummadiisuba naceen waanad arkibdoontaa 13 Nov. Insha'Allaah. Down new Faqash qudhmiye Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland Guul waddani Guul madaxweyne Cirro.
@KANAAL-m5e
@KANAAL-m5e 21 час назад
@@MABDI-nj4pz yusra siil qadhmuun faankoodi waxa uu noqday baro bulsho
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 22 часа назад
ADIGAA MAXKAMAD LAGUTAAGIDOONAA MAAD ILAWDAY DUNUUBTAAD DALKA KAGASHAY HEBELMACALINOW!!!
@MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN
@MUSTAFEHUSSAINMUSTAFEHUSSAIN 17 часов назад
WAXAAN MEESHA QABANAYN AFKAA LAGALA MAAGAAYE MAANGAAB INAAD TAHAY AYAAN MURAN KATAAGNAYNE MACNO YARIDA WAXA KUUGU WACAN WAA WAXAAD TAHAYE HUNGURI MASKAX KUGU DHACAY ALLAH HAKU CAAFIYO
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 19 часов назад
Waa in la maxkamadeeya MUUUSE SAAMIRI iyo qaar ka mida.
@_faatax
@_faatax 20 часов назад
Ninkaasi waa xil ku nool dhawaan wuxuu ahaa gudida diiwaan galinta ururada hal suaal baa hor taal adigoo kitaab ku dhartay ururadii kala saaristooda daacad ma ka ahayd?
@anisayusuf90
@anisayusuf90 День назад
Futadaada maxkamadee
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 День назад
Bobki umada ha lagu maxkamadeyio
@AbdiFaqash
@AbdiFaqash День назад
Maxakamadu way sugaysa Muuse marwalba
@aliabdi5708
@aliabdi5708 23 часа назад
Cadow somaliland badaana sorry 😅
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 День назад
Iska hadle faruuqa,sheeko huwan
@dayroday8133
@dayroday8133 16 часов назад
Kani waa kii guryaha H A DA dumiyey
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 17 часов назад
Aabbe waa sheeko Daarood😂
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 День назад
Saab hunguri hadal kkkk
@CumarAadanCumarAadan
@CumarAadanCumarAadan 16 часов назад
Waa sax
@aliabdi5708
@aliabdi5708 23 часа назад
Sorry cadow somaliland lomaa bahna thanks
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 23 часа назад
Subxaana llah meesha ka kac oo island yaab nin aanad gaadhayan ha ku daba lumin masaxwaynaha qaranka mudane muuse biixi Allah ha xafido
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 День назад
QOFKAN QOFKA U WEYN MADHAN MAXUU AHAA MADXWEYNHA WAA MUJAAHID DALKABA ISGAA XORSTEY DANBIGA QABNYA NOO SHEEG CIRO ISGAAA MAXKAMD U BAAHAN INTAAN LA GAADHIN 13 NOV
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 23 часа назад
Absolutely waa Sax Weeye ee adiga madhan heegoy Ina Bixii danbiile Qaran waa xaq in maxakamad lasaaro 7sano meeday miisaniniyadii dalku muxu Ku qabtay waaTuug asala weeye ciidanki meeye dadkay afduubteen sharci jabin laasim maxakamad kama Baqanayo 😢😮😢
@KANAAL-m5e
@KANAAL-m5e День назад
Yaa ku dhaca nedel
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 23 часа назад
Hada waa livaaxyadii way joogan heegow waa Tuug WEYN óo boobay qaranka waad arki isagoo la xaakimay soon 😅😅😮
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 День назад
Qoftan mucuu ahaa ma qof weyn baa
Далее
CORTE DE CABELO RADICAL
00:59
Просмотров 1,9 млн
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
Просмотров 13 тыс.
CORTE DE CABELO RADICAL
00:59
Просмотров 1,9 млн