Тёмный

WAA ISAGA SOO HOYDEEN WIXII DHACAY FARTUUN KAREETO IYO FARTUUN JANNO GOBANIM. 

Farhia Abdalla
Подписаться 85 тыс.
Просмотров 59 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 3 года назад
Walahay wan ku farxay ilma igu so istagtay Ilahow qalbigoda burcad isku marii yaa Rabi waa gabdho walalo ah 😭
@canageelabass6994
@canageelabass6994 3 года назад
isku mid ayan nahay walahi wan ku farxay wan jariracoday
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 3 года назад
@@rumandeeq1085 waa wax lagu farxo walal saad u qalbii fiicantahay ban daremaya❤👈
@idman.ahmedjama
@idman.ahmedjama 3 года назад
Aad ban ugu farxay walhy 2 duba waan tageeraa gabdho walaalo ah wixii isu diray mantay naxayaan
@safachannel555
@safachannel555 3 года назад
Aamiin ya rabi
@zahrobintuhusni5241
@zahrobintuhusni5241 3 года назад
Aaway naagihii kufarxayey colaada ka dhex dhacday labada gabdhood ee sxbka ah ee walaalaha ah hada waxkadhaha wakuwaa heshiiyaye cunsuriyiinyahay ❤❤❤ laba fartuun boqoraa tihiin allah haydin cafiyo❤❤❤
@nimaobashir8745
@nimaobashir8745 3 года назад
Fartuuun jano miro iyo cod labis iyo qurux 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 fartuun kareeto iyana 😍😍😍
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 года назад
Faruun karate waa horuyaalka hg sacad siciid noodaaya gabar qaaliyah inta badane daarood bay ba amaantaa
@nasrafarax6624
@nasrafarax6624 3 года назад
inanta sacad wan wataa from ogadeen
@sacidkaramaofficial749
@sacidkaramaofficial749 3 года назад
Fartuun kareento masacadaa hg wallahi allaha cafiyo intey iskudabbaaween insha Allah
@sacidkaramaofficial749
@sacidkaramaofficial749 3 года назад
Mansha Allah walal wakuwii iscafiyo marka kheyr waaye fartuun kareento waakutaakeeraa waan jeclahay insha Allah waan isarkidoonaa markan nairobi imaaado ok unasheeg
@guribila9738
@guribila9738 3 года назад
Fartuun jano walee cod kugu dhamaaday mansha allaah . Gabdho saxibo ah Farxada alaha idin siyaadiyo. Laba fartuun makala dhacdaan
@maxamadxusen8243
@maxamadxusen8243 2 года назад
Masha alaha
@naimoali4013
@naimoali4013 3 года назад
wallaahi waiswaataan masha allaah tabarak sheydanka Habooxo sas wayee ismujiyaa
@shukriabdiaziz6440
@shukriabdiaziz6440 3 года назад
Masha Allah 😘😍 kareeto kujecliyaa💋 waa ku farxay hishiishkiina🤩😍😘
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 3 года назад
Saas aa wanagsan masha allaah gobanimo waa taas ee boos baas iyo abukar mahdi ansugeynaa
@fartuunyuusuf3779
@fartuunyuusuf3779 3 года назад
Mashaa alaah fartuumo yaal guul 👍👍❤️🌹
@nawaalinamcln1117
@nawaalinamcln1117 3 года назад
masha allah alx hadii alle idinka dhax saaray sheydaanki isku kiin diraayay aduunka waa dhibaata badan yahay alle haka qabto namiimkaste isku dira wllha
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 3 года назад
Waaaw mashallh fartun jano cot ba ku maqan iyo murti 💕💕
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Год назад
Maanshaaalaah
@safachannel555
@safachannel555 3 года назад
Waa alxm allha kuwii wada jira haka dhigo 😍😍😍
@qadrocbdulahi7442
@qadrocbdulahi7442 3 года назад
Masha alaah tabarakalah guuuug guuuug guuuug guuuug
@fartuunisse141
@fartuunisse141 3 года назад
Sacad reer ayeeyo harti reer adeer peace and love
@abdulazizatl6752
@abdulazizatl6752 Год назад
Shiiqaal iyo marexan ma kala aha miya lol
@ninkaleh1569
@ninkaleh1569 3 года назад
VIVA fartuun kareeto ❣❣❣❣
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 3 года назад
Waan ku faraxsanahay 💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋
@zozodeep8557
@zozodeep8557 3 года назад
Maashaallaah.in.aad hesheeseen.wa. Wanaagsan tahay Wa. Gobonimo
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 3 года назад
Manshallah wanag wxlaga wayay xuman lagama helo farxad kunolaada♥️♥️♥️♥️
@raxmoyuusuf6056
@raxmoyuusuf6056 3 года назад
Maashaa allaah walaalahey aad iyo aad ayaan ugu faxarsanahay heshiiskiina
@ashaissa2723
@ashaissa2723 3 года назад
Gabdhaha waa walaalo mansha allaah allaaha idiin barakeeyo
@thelovelymom2377
@thelovelymom2377 3 года назад
Mashaa allah waan ku farxaye runtii guul
@nurtoaden9175
@nurtoaden9175 3 года назад
Masha Allah illhy aya mahadle alx Somali udan u isku duban dulad wad dista cadawgu dan fahma illahy aya ka sugina mar un ina nabad hillna insha Allah
@farxiyodiaman1428
@farxiyodiaman1428 3 года назад
Masha Allah wll kasaara buraanbuurki hore guuul labo fartuun
@ifraahsalad7972
@ifraahsalad7972 3 года назад
Mashallah walalo iswataaan arkaaaaaa ilahooow somali ooo dhan saaan isugu cafiyaaaal isku labxarnadaan
@sacido1721
@sacido1721 3 года назад
maansha alaah gabdho is cafiyey saas ayaaba wanaaahsan cafis iyo saamax
@naciima_family
@naciima_family 3 года назад
Maasha allaah hormar wacan walaasheey qaali
@suubansaxan4865
@suubansaxan4865 3 года назад
Mansh alah tabarakah guul wacan .
@ifrahdahirbarre7967
@ifrahdahirbarre7967 3 года назад
Maansha allah queuxda waa hishiishka
@munadalac1700
@munadalac1700 3 года назад
Guulesta walaalahen❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@istarlinmohamud3371
@istarlinmohamud3371 3 года назад
Mansha allah wlhi waan ku farxay labadan fartuun
@mohammedaqadir821
@mohammedaqadir821 3 года назад
Masha Allah my sisters 👸👸👏🇸🇴💙😍
@rumandeeq1085
@rumandeeq1085 3 года назад
Masha alh dadka qalbi fiicn
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 3 года назад
Masha Allah
@maryanamiin3785
@maryanamiin3785 3 года назад
mashallh illah maslaxoqerqabto
@umuraage2984
@umuraage2984 3 года назад
Masha allah Masha allah allow saa ku wad nabad wax ka fiican la’waaa.
@farhiyoQeylo
@farhiyoQeylo 3 года назад
Maanshaallaah tabarakaallaah ❤😍💞💖💞
@saynabdahir6622
@saynabdahir6622 3 года назад
Msha allh
@nasracabdi1553
@nasracabdi1553 3 года назад
Manshalh gabdhahani
@saafisiman1982
@saafisiman1982 3 года назад
masha allah
@leylocookingofficial5623
@leylocookingofficial5623 3 года назад
Manshallha horsey usoda
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 3 года назад
Dadkun waa walalo e sheydan baa isku Diraya .e ha iska xijabano
@fartuunxasan9213
@fartuunxasan9213 3 года назад
Masha allh walaleheen hishiiskooda waan ku faraxsanahay alx
@ceeblaaadan4547
@ceeblaaadan4547 3 года назад
Alxamdulilaah wanadanbaajiseen mardanba yey dhicin
@abshiromohamedmohamud2826
@abshiromohamedmohamud2826 3 года назад
alla sidaa u farxay wlh waa taageera 2wadoodawa farxadey ii thy hishiiskooda
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 3 года назад
Ma kale dacaan gabadha cod iyo miraha. Hala siku balamiyo tartant buranbur hala kala baxoo. Kadib tii ku raayso hala ku caano shubo.. respect sida arko aniga dhagaal ma joogsanayo
@cambaraluul2251
@cambaraluul2251 3 года назад
Ka dhax bax naagaha
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 3 года назад
@@cambaraluul2251 runta ku dibeyso
@sagalabdi5349
@sagalabdi5349 3 года назад
Mansh allh wa waxlagu farxo wada nolado nabad ku wara
@xamdixilkas4873
@xamdixilkas4873 3 года назад
mansha allh walahey mcn alle ha idiinka qabto cadawga idiinku dhaxjiro wlhi waa niigu farxay ilmaa igu soo istaagtay somaali ha noolaato
@siradm
@siradm 3 года назад
War xunow lagu waaay ululululu
@rukiahussein4682
@rukiahussein4682 3 года назад
MnshaAllah 💋
@faadumoadem2169
@faadumoadem2169 3 года назад
Mnsh aa llh
@mrshaji8858
@mrshaji8858 3 года назад
Ala dadka xasarad badnaa gabdhahas walalaha Ah iyga isku dirayay
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 3 года назад
Masha allaaaah hambalyo
@dekaibrahim6266
@dekaibrahim6266 3 года назад
Awalba inta iidin jecel dagalkiina maysa Rabi hobo llabadiinaba waan idin jeclahay
@somalistarMediae6529
@somalistarMediae6529 3 года назад
farxiyo qiso Qatar ah
@yasminali1743
@yasminali1743 3 года назад
Mashallah tabarakalaah
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 года назад
Saxa xabbti sharafeey walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️❣️❣️❣️😍😍😍😍😍😍
@abwaanadgeenyo7391
@abwaanadgeenyo7391 3 года назад
Waakuu saaray iisaar adigana
@ajaa75
@ajaa75 3 года назад
waan ooyey runtii
@kowsar39
@kowsar39 3 года назад
❤️❤️👰👰
@nastexajj3582
@nastexajj3582 3 года назад
M.a
@ajaa75
@ajaa75 3 года назад
saas aan rabey
@qqaran9846
@qqaran9846 3 года назад
😍😘😘😘😘❤️ Musamix karim
@sulekholove1646
@sulekholove1646 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk baashaal ks dhcsy
@fartuunisse141
@fartuunisse141 3 года назад
War waa 2 gacan ii noolda
@somalistarMediae6529
@somalistarMediae6529 3 года назад
Alan ku haya
@somalistarMediae6529
@somalistarMediae6529 3 года назад
xagen koala soo xariira
@husseinabdille
@husseinabdille 3 года назад
Kkkk
@farhiaabdalla
@farhiaabdalla 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-g77mPdef4DU.html
@najatjamat2030
@najatjamat2030 3 года назад
Fartuno jano waligey ma maqal.. Codkeeda xun maxaa miraheeda la fahmaa
@idilxasan5682
@idilxasan5682 3 года назад
Fartuun kareeto waxba meesha kuma hayso waa buranbur xigmad la aan ah hal kalmad bay ku celcelinaysaa anyway haday heshiiyeen waa khayr
@halimomohamed4133
@halimomohamed4133 3 года назад
Fartuun Kareeto mA jirto abwaanad sabankam garto dadka kaso baro marka hore 👸🏽❤️🥰
@shukriabdiaziz6440
@shukriabdiaziz6440 3 года назад
Fartuun kareeto umaleymaanyo naag kugaarto baraanbur inay jirto kareeto💋❤️💝😍😘
@saramahamed1901
@saramahamed1901 3 года назад
Fartuun kareeto waa abwaanad weyn ceebna ma leh Maasha allaah
@hanicali6423
@hanicali6423 3 года назад
Idil wlh inadan qiyaas aqoon fartuun kareto codkeda suufaseex uyahay gabdhaan codkaba dhaqsee jaree mana lafahmayabA
@maryanhassan7742
@maryanhassan7742 3 года назад
Masha allah allaha
@safiyahussein1731
@safiyahussein1731 3 года назад
Maan sha alaaah
@bintihaji3380
@bintihaji3380 3 года назад
Ma shaaAllah
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 2 года назад
Manshalh
@amiinociise4230
@amiinociise4230 3 года назад
Masha.allah
@umuramla8923
@umuramla8923 3 года назад
Masha allaah
@farxiyoosman6196
@farxiyoosman6196 3 года назад
Masha allah
@luulahmed5767
@luulahmed5767 3 года назад
Mansha allah
@suad6275
@suad6275 3 года назад
Masha Allah
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 года назад
Mnsha allah
Далее
FARTUUN JANO IYO DAHAB CAJIIB AH OO LA GUDOONSIYEEY
24:03
KARANLE HAWIYE MAMA XALIIMO || HORSEED STUDIO
10:37
Просмотров 7 тыс.
BURANBUR FARTUN KARETO KHALID & FARHIYA
28:39
Просмотров 13 тыс.
20-ASTAAN EE QOFKA JACAYLKU HAYO LAGU GARTO...DAAWO.
10:03
Heegan Band By Fartun Jano
6:03
Просмотров 55 тыс.
BURANBUR LOOGU TALAGALAY BEESHA SHEEKHAAL BY FARTUN
10:27
FARTUUN JANO IYO DAHAB CAJIIB AH OO LA GUDOONSIYEEY
23:31
Паук
1:01
Просмотров 3,5 млн
Я все понял🤣инст: sarkison7
0:57
Просмотров 6 млн