General Assafa Sawtii berigii dhawayd ee dagaalka tikreygu Socday,Sida ay sheegeen TPLF waxaa ku soo booday Xanuun Aan la garanayn ka dibna wuu u bakhtiyay ugu dambayntii,Kolay Xasuusyo badan oo Uu ugaystay dadka Somalida ah ee Ethiopia degan ayaa ku maqan