Тёмный

Waa maxay Autistic? Sidee Lagu Gartaa What is Autistic? | Amenabeauty 

Amenabeauty
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Hey JabiibaZ! Welcome Back To Amenabeauty Channel!
* Disability Living Allowance
www.gov.uk/dla...
0-allowance-benefit
* Family Fund
www.supplychain.nhs.uk
* Nappy
www.supplychain.nhs.uk
Always Stay Jabiiba!😘
Always Stay Beautiful!😘
💰 DISCOUNT CODE 💰
• www.sudio.com (Amazing Headphones)
• 15% off: amenabeauty
• Shop Microfiber Sponge here:
www.goo.gl/NSkdbP
Discount Code Jabiiba 10% OFF
• www.aylabeauty...
Discount Code Amenabeauty 15% OFF
• www.teamiblend...
Discount Code Amina20 10% OFF
• skindeva.com/
• Discount Code Amenabeauty 10% OFF
• www.ellafredao...
• Discount Code BH89F8GE 15% OFF
D I S C L A I M E R :
This video is not sponsored at all. Some of the above LINKS are affiliated LINKS which means I can earn some commission. You don’t have to use my links but if you do, it would REALLY help my CHANNEL .All opinions stated in this video is from and by me, Amenabeauty This video may not be re-uploaded onto any other channel or platform without my consent.
Follow Me Somali Makeup Artist
#amenabeauty
www.amenabeauty.com
/ amenabeauty
/ amenabeauty
/ amenabeauty1
Snapchat amina507

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@amenabeauty
@amenabeauty 4 года назад
The Help Website www.familyfund.org.uk/ www.gov.uk/dla-disability-living-allowance-benefit Nappy www.supplychain.nhs.uk
@cashomaxamed5626
@cashomaxamed5626 2 года назад
Alle awlada hano cawiyo cafimad tamana hano siyo cawimid bini adam wax matarayse
@Toys2030
@Toys2030 4 года назад
Abyo adiga ilmaha wax qaba maku jiran
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 4 года назад
Fadlan wllo isoqabo what's app +252907954457
@clareclare1201
@clareclare1201 3 года назад
for wat huuno
@yasminsalah7325
@yasminsalah7325 4 года назад
Asc sis waxa kaso hadasha sida locawin Karo sidi hadalka lobaro iyo inu ku so jesto markad wacdid
@ashaahmed8160
@ashaahmed8160 4 года назад
Asc sister gud video waye .please talalka kaso hadal
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 4 года назад
wiilasha uu kubadanyahay lkin gabdhaha weeyka baxaan gabdhaha iyo wiilasha waxeey dhaheen gabdhaha aa maskax badan
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 4 года назад
Ilaahay ha kadulqado intii ubadkoda ayqaban otisam yaa rabi yaarabi ilhow kadulqaad😭😭😭😭😭
@umuaamiin1096
@umuaamiin1096 Год назад
Aamiin aamiin aamiin
@najmaomarchannel
@najmaomarchannel 4 года назад
Masha Allah qali shugran jasakalaahu qeyr sidaa ad nogu faideysay ❤
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 4 года назад
Iiigu soo duceeya cunugayga aqaba ilaahay Hanoi caafiyo wakanda aamiin yaa rahi
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
Thanks for ur time nd ur lovely concern about our special ones...I hv 2.9years autistic son bt alxamdulilah it's a gift from Allah...abayo my son was having mild autism bt at first I didn't notice bt he use to cry alot nd he was non verbal at dat time he was 2 years..I hv took him to the da hospital bcoz I thought if he was sick bt da doctor told me he is not sick..he is crying because I was not understanding him nd that my child has mild autism...since that date it was November 2019 I was very worried and frustrated bt all in all I hv put my trust in Allah and I started giving alot of time to him he is my first born by that time I was having a newborn (second born).......alxamdulilah we hv come from farrrrrrrrr...masha Allah..now my son atleast he can communicate a little bit. He is much calmer. More understanding....by the way I live in Africa and their is no help from any organisations here. Only my hardwork,prayer nd alot of research made us where we are today...alxamdulilah.
@amenabeauty
@amenabeauty 4 года назад
Mash Allah yes sweetheart its gift by Allah alhamduliah me too I have son who is autism 9 years old he is very calm Alhamduliah that is why I talk about this information I will share more too.
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
Masha Allah...may the Almighty Allah help us....having and autistic children is not a joke...they need extra time and care.. ya rabii help us all amiinn
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
Being gluten free and Casein free made me to overcome tantrums and meltdowns alxamdulilah
@mardiyagardad8304
@mardiyagardad8304 4 года назад
deqalul luley diet definitely plays a a big role. I hope you feed him healthy meals like more vegetables and fruits and no sugars because sugar is the root cause of disease.🙏💖
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
Mardiya Gardad yeah dear we are as well sugar free for 5 months ...am using honey instead of sugar...
@safiaahmed5321
@safiaahmed5321 2 года назад
Abyo mcn shukran waxan hystaa wiil 4jir ah waxaana uga shakiyy xanuunkaa ootiisamka caruurta kalena waxuu kaga duwan yahy fudayd siyaado ah iyo ilmaha lale oo markuu laciyaarayo uudilayo isagoo isdhahaya laciyaar ayuu wuxuu kudhufanayaa waxkasta oo uu gacanta kuhaayo haraatida feerka wana ciyaar mrka uu xanaaqo wuu qayliyaa haday ciyaalka kale wax kaqaatan ookale wuuna kaqaadanayaa haday wax kudhuftaan ookale wuudilayaa kaharimaayo ilaa uu ka argoosto meelaha biyaha kujiran ookale wuujecelyahy inuu godadka kushushubo biyaha hadalkiisa aad faseex uma ahan oo wuuku adagyahy dadka mrkan banaanka usaaro oo kale wuu kaqajilayaa lamahadlayo ama hoos ayuu ulahadlayaa isagoo gacanta afka gashanaya aad waxuu ujecelyahy inuu moobelka daawado blse ciyaalka aad a ayuu ulaciyaarayaa isagoo aad u ordaya oon ogalayn fariiso iyar mooyane wax dhakhtara magayn wanse uga shakiayy xanuunkaa bl abyo calamadahaa maleeyihiin ilmaha xanuunkaa qaba dadka waxay idhahayaan waa fudayd mooyee maxanuusnee
@Sahroabdulqaadirali
@Sahroabdulqaadirali 4 года назад
Talaalka ka so hadal qaali
@HafsaHworld
@HafsaHworld 4 года назад
Mash Allah sister thanks for sharing
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 4 года назад
Thank you so much for talking about autism, my son is 6 yrs old and auntistic, Alhamdulillah, process started when he was 19 months old and he is doing much better than before, keep going forward sis Amena beauty, may Allah bless you and yr beautiful family❤😍😘
@xamdishuutye5025
@xamdishuutye5025 4 года назад
Asc amina3shukran xbiibti lkn dadka africa jogo ilmahooda waxs oo cawis mahelayan marka illahey hanoo cafiyo
@hananahmet1001
@hananahmet1001 4 года назад
Alle ha cfiyo caruruhu hayo 🤲🏻
@aliandsouad7265
@aliandsouad7265 4 года назад
Machalah sister
@cqadirsalad7312
@cqadirsalad7312 4 года назад
Illah baa keynay abayo
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 4 года назад
Thank you 🙏🏼 sister i really wanted to know long time ago what it’s autistic. I appreciate for that. 😘
@amenabeauty
@amenabeauty 4 года назад
In shaa Allah more information i will share my next video because my son is autism that is why I share this information
@fanaxmaxamudcali5786
@fanaxmaxamudcali5786 3 года назад
Asc walaal anigu waxaanhaaystaa labacaruur ooxanuusanmidwadnaha ayaadaloolamidna xanuukaa ayaahayawaxaankuhayaasoomaaliyawiilkiiwalaayguyidhiwaxbasoomaaliyalagagamaqabankaro hadawaxaajoogaakanbaala ooaankiiwadnuhudoolaykuhayaa waxnalaqankaroayaaligyidhi waxrashahnaumahayo oosoomaaliyabuugagamaaday eewalalailtali
@ayaanm.hassan7981
@ayaanm.hassan7981 3 года назад
Asc labarkaga ma hili kara
@hanimahamud3784
@hanimahamud3784 4 года назад
Maansha aallaah waakaheley sida aad usharaxday Waxaa qabatay wax woon oolaga faaidaayo . Allaha kuxifdiyo adiga iyo qooskaaga
@khadijaandayni573
@khadijaandayni573 4 года назад
Haage waxbarashada maxaay haaq uleyihin
@ummohamed107
@ummohamed107 4 года назад
MashaAllah JazakaAllah khair sister 👍❤ Abaayo ilmaha an sefican u hadlay nin and when you take them outsite they don't understand the dangers of the road ilmahas Autistic miyaa my daughter is 4years she's like that I contact child develop I'm still waiting.
@ummohamed107
@ummohamed107 4 года назад
@Quman Abdi JazakaAllah khair inshaAllah wadan ka mar inan adno warabna may Allah make as early wan uducayna sadaqo an ubaxshay ramadan alhamdulillah after Ramadan we can see her big difference inshaAllah wan dadala.
@ummohamed107
@ummohamed107 4 года назад
@Quman Abdi inshaAllah way hadasha lakiin waxyar ay danbaysa school aa qolo layerahdo speak and language nodereen
@ummohamed107
@ummohamed107 4 года назад
@Quman Abdi reer uk ban ahay
@farhiyaaden7657
@farhiyaaden7657 3 года назад
@@ummohamed107 speach therapy wax maka faideen walal
@fadumoabdullahi4119
@fadumoabdullahi4119 3 года назад
@Quman Abdi abaayo saliida malaayga ma u ficantahy autism ka
@khadijaandayni573
@khadijaandayni573 4 года назад
Asc. Waad maaxasantahy. Abaayoy namber kaaga raaba waax yaalo
@munezachannel14
@munezachannel14 4 года назад
Masha allah abayo thanks sidad nola wadagtay
@farhiaali5107
@farhiaali5107 4 года назад
Maasha alaah abaayo ilaah hanoo caafiyo oolaada inshalaah abaayo hadii ilmha kuuweenaadan Soomaalia gee
@canabhassan2354
@canabhassan2354 4 года назад
MASHA ALLAAH WAAD MAHADSANTAHAY SIDAAD NOFAHAMSIISAY TANKJE
@HayatInspiration
@HayatInspiration 4 года назад
Thanks abyo for sharing us
@anisoabukar9287
@anisoabukar9287 4 года назад
manta ana ugu horeyo qofki ugu horeyay ee dawado woow masha allaah
@fadumoabdullahi4119
@fadumoabdullahi4119 3 года назад
Mahadsanid abaayo lkn waxan u bahnaan lahaa hadi ay jirto qof igu caawiyo baaritaan lagu ogaado
@servantofallah5535
@servantofallah5535 3 года назад
Take your child to child development doctor. Ask for referral from your doctor. May Allah SWT give good health to all Autistic children, Ameen yaa Allah!!!
@khaalidcqaadir1031
@khaalidcqaadir1031 4 года назад
Abayo dalxiis aad nooh wadan belgium aad barasales
@jaraneyabdullahichannel6856
@jaraneyabdullahichannel6856 4 года назад
Aniga jogo Belgium aadna wa uso dhaweynlahey abayo amino
@ikbenikjebentje1498
@ikbenikjebentje1498 4 года назад
Amena beuty so dhawoow Belgium anigaga dagan
@aminaabdulahi1743
@aminaabdulahi1743 4 года назад
Amina Asc xbti waxan jooga Somalia Cunug 5sano jira I jooga hadal fcn ma yaqaan calamada qayb aan ku haya mana hubsan fadlan inan is gaara kula so xiriira raba
@safaamaxmuud5986
@safaamaxmuud5986 3 года назад
Doctor gey ayada doctor ma ahan kabaar calamadahas kagaar intuu yaryahay hadii weynaado waa dhib saad usacidid
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 года назад
Thanks for sharing sis ❤️
@shuushuu6804
@shuushuu6804 4 года назад
Amina abaayo talaanka ka so hadal please
@hawaahmadabukar6908
@hawaahmadabukar6908 4 года назад
Thank you sis for sharing 💓 💕 💗 😘
@hamdinuur3663
@hamdinuur3663 4 года назад
Masha Allah abaayo mahad sanid kun jer
@umumuminchannel7460
@umumuminchannel7460 4 года назад
thank you so much abayo this is so helpful
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 года назад
Mash’Allah
@muna5140
@muna5140 4 года назад
Mashallah sister
@umuomar1782
@umuomar1782 4 года назад
masha Allah thanks
@muna5140
@muna5140 4 года назад
Jazaka Allah khri
@anisoabukar9287
@anisoabukar9287 4 года назад
salaan goobed aamino xabibti
@hamdi592
@hamdi592 4 года назад
Masha allaha sax abayo👍
@cqadirsalad7312
@cqadirsalad7312 4 года назад
Wayo illah baa uumay sax waye
@saynab2031
@saynab2031 3 года назад
Abaayo speech delay kasoo hadal
@nadraosman5222
@nadraosman5222 3 года назад
Walalo speech delay waa part of autism my daughter had speech delay before autism laga helin
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
Masha allah thank you 💕💕💕
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 4 года назад
Mahadsaniid xabibti 👍
@ummuyahyafardowsa2577
@ummuyahyafardowsa2577 4 года назад
Masha Allah
@aminaxodig7228
@aminaxodig7228 4 года назад
Shukrn qlbii
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 года назад
MashAllah
@hamdinuh5669
@hamdinuh5669 4 года назад
Abayo waankusalamay quruxey su,sha aankuwaydiinaya waxa waye waxan haysta cunug outism ah waankuwareeray wuu iga orda xaladu way igu adagtahay inaan kula so xidhiidho ayaan raba waxad iga wayo aragsantahay igu kordhoso xagen kala so xidhiidhaa abayo cunugaygu waa yaris sadex sano iyo badh meelaha layska caawiyo inad iisheegtana waan raba
@amenabeauty
@amenabeauty 4 года назад
Abaayo you live in uk
@randaahmed6708
@randaahmed6708 4 года назад
Thanks sis
@frau6191
@frau6191 3 года назад
Hamda abayo aniga kula.mid ah inaan kulaso xariran jecla xagen ka hela
@zahrahappybeauty1445
@zahrahappybeauty1445 4 года назад
Masha allah Thanks
@umuayman3615
@umuayman3615 4 года назад
Allow ubadka noodles caafi🤲🤲🤲
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 4 года назад
sorry sis hadaa iga xanaaqday
@amenabeauty
@amenabeauty 4 года назад
No sweetheart iam not mad at you
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 года назад
Masha Allah sis thank you I have question? My son he's autistic he is picky eater what I'm going to do for that
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
How old is ur son?wea d u live?
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
Is he verbal?....sorry for the questions bt we may help each coz I also hv a picky eater
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 года назад
He's 6 years old I live in America Is the variable little a little bit not to want you can ask what he wants
@deqalulluley3099
@deqalulluley3099 4 года назад
For me am doing gluten free and Casein free diet and alxamdulilah things hv changed0 to the best.....just try and am wishing u success ahead of u bithniAllah
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 4 года назад
I tried before it didn't work out. But I will try again. Insha Allah thank you ❤️
@maryannoor6730
@maryannoor6730 4 года назад
Thanks washalashey ❤️❤️
@bintkismayokitchen34
@bintkismayokitchen34 4 года назад
Masha allah thank you 💕💕💕
Далее
Waa Maxey Autism
11:05
Просмотров 90 тыс.
On the Autism Spectrum Somali community
17:08
Просмотров 25 тыс.