Тёмный

Waa Maxay Lacagta Mustaqbalku | Sidee Cryptocurrency loo Maalgashado! 

Подписаться
Просмотров 24 тыс.
% 991

---------SUBSCRIBE--------------
Instagram: @Abdiaarpodcast
#SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
Camera 2: Sony a7ii
www.amazon.com/Sony-Alpha-Mirrorless-Digital-Camera/dp/B00PX8CHO6?th=1&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=7bd473ee781c8a77ce64245858afbf05&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
Mic: SM7B
www.amazon.com/Shure-SM7B-Cardioid-Dynamic-Microphone/dp/B0002E4Z8M?th=1&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=d744a1345593ea080c444b60ec8f6b47&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
www.amazon.com/SSL2-4-Out-USB-C-Audio-Interface/dp/B083XQP94N?&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=ebb326ccefb95cd3892948c59073ebb8&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
Cloudlifter: sE Dynamite
www.amazon.com/Electronics-Dynamite-1-channel-Active-Inline/dp/B07JNK3HHH?&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=fb4622d7f06e5149cfd59b1b53242131&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
Insect Trap
www.amazon.com/gp/product/B07B6RZP4H?th=1&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=949ecade0b5f171a799d813a0f4db283&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
School Backpack
www.amazon.com/dp/B082P2J31N?th=1&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=c83bb4e25087fbcbd5fbf496d0e46810&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
Hair Line and Style Fiber
www.amazon.com/gp/product/B0013TZ016?smid=ATVPDKIKX0DER&psc=1&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=7e2f8a9c7490afe7a07b7c6f222102f7&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl
Camera 1: Sony a7iii
www.amazon.com/Sony-Full-Frame-Mirrorless-Interchangeable-Lens-ILCE7M3/dp/B07B43WPVK?th=1&linkCode=ll1&tag=aartrading-20&linkId=84bc6dd8350d8f046653776e3a3d19e5&language=en_US&ref_=as_li_ss_tl

Опубликовано:

 

28 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Год назад
Mahadsanidiin , Chanel kan Abdi Aar waa mid aad u faaido badan runtii , Somalida wax badan ayuu ka horeeyaa Chanel kiisu Quality ahaan , wax manfac leh ayuu ka hadlaa Hore usoco ustaad ❤👋
@AbdiAarPodcast
@AbdiAarPodcast Год назад
Mahadsanid wll 🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@dalmartimayare4685
@dalmartimayare4685 Год назад
​@@AbdiAarPodcast walal buuga yarkas xagen ka helaya
@raxeeyehbndhrr1091
@raxeeyehbndhrr1091 5 месяцев назад
​@@AbdiAarPodcast bitcoin
@axmedmaxamed2888
@axmedmaxamed2888 4 месяца назад
​@@AbdiAarPodcast will. Xgee. Ka helaaa
@diagodu4463
@diagodu4463 11 месяцев назад
Thank you ❤😊
@abdifataaxhaaji2236
@abdifataaxhaaji2236 Год назад
Thnks
@daahirmaneestar6673
@daahirmaneestar6673 4 месяца назад
Thanks ustaad
@user-iu2lj1no5k
@user-iu2lj1no5k 4 месяца назад
Ok thanks
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 7 месяцев назад
masha alah hadaanu somali nahay aduunka waanu ka dambayna lacagihii warqdaha iyo lacagihi kaleba ayaa laga guuraya oo waxa wax lagu iibsanaya crypto aduun xaal qaado
@dahirhusseinyussuf1399
@dahirhusseinyussuf1399 2 месяца назад
Asc ustaad waxa iifuran Binannce Account, haddii aan leeyahay Acount binance miyaan u baahanay wallet?
@mohamedmadar8566
@mohamedmadar8566 Год назад
Walaalka intaas uu Ka sheekaynayo muuqaalo dad cadaan ah ayaan Ku daawaday.
@dahabi_media
@dahabi_media 5 месяцев назад
Book halkee ka heli karaa
@haldoor9159
@haldoor9159 Год назад
good jop apdi ar❤❤
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 Год назад
Alxmd , ilaahow adaa ku mahadsan Crypto iyo Forex meel cad ayaan uga soo haray Barashadeeda Technical and Foundmental labadaba 🤲
@abdalasaciid3672
@abdalasaciid3672 8 месяцев назад
Bro sawabta inoo sheeg
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 4 месяца назад
Ustaaad.linkiga wabsitka nosoo dhig
@dr-ismailahmedbuwe2216
@dr-ismailahmedbuwe2216 5 месяцев назад
Ustaad Buuga Halke Ka Heli Karaa?
@AbdiGaraad24
@AbdiGaraad24 3 месяца назад
Binance deposit seen usameeyaa arrinkaa dhibaa iga haysta
@diagodu4463
@diagodu4463 11 месяцев назад
Mashallah wll❤
@naasireid8638
@naasireid8638 25 дней назад
Buugan somalia meel laga heli karaa ma jirtaa
@mohaned7
@mohaned7 Год назад
Asc zxp abdirahman waan ku salaamy From new hargesia Waxaan ku idhi nio adaa wax noo bartee Waxaad kasoo hadashaa japan mext scholarship zxp inaadaan joogin waan ogee bal soo yar baadh Zxp next video
@faaraxwardi
@faaraxwardi 7 месяцев назад
Buuga xagee laga hekeyee brother
@egaraad
@egaraad Год назад
M.a ustaad part 3 luuqa isku dir 😂👊 Legend daqiiqadaha badi ilaa 1hr sooduub
@somaliideas6532
@somaliideas6532 5 месяцев назад
Halkee buugan laga helayaa
@abdiwahidmohamud6606
@abdiwahidmohamud6606 6 месяцев назад
Book gaan halkee laga helaaa
@Ahmedkaamil-zm2oz
@Ahmedkaamil-zm2oz 6 месяцев назад
Buuga xage laga hely
@user-gt1nj4pn2e
@user-gt1nj4pn2e 4 месяца назад
Sxb suuqaan baqtiyaa nasiib miyuu bixiyaa
@user-hn4mn2jd1w
@user-hn4mn2jd1w 3 месяца назад
redotpay Hong Kong
@bilalhared8795
@bilalhared8795 4 месяца назад
Ana ibsaday book ga . La ima soo dirin .lacagtiina way qateen. 😢
@yaxyecabdi-bi6lz
@yaxyecabdi-bi6lz 4 месяца назад
Wll halke buuga ka helna mana no weydiso mesha yarkan laga la xiriirayo
@user-is1yg9fd5u
@user-is1yg9fd5u 2 месяца назад
Xagee kabartaaa
@lazco__1943
@lazco__1943 2 месяца назад
Bugaa xagee kahelaaaa karaaa
@mohamedhuseinabshir7417
@mohamedhuseinabshir7417 Год назад
Asc walal Ma igu caa win kartaa yar kan adwareysanayso xog aan kala xariiri karo sida Gmail ama number kisa
@Rayan2026kk
@Rayan2026kk 5 месяцев назад
walhi waa run analays coin inaan kusameesid malyahay utitty blockchain gaar u ah interbapility not only maalgashi there is alot garbage coin with zero utilitty
@asadqaliifmmohamed7745
@asadqaliifmmohamed7745 5 месяцев назад
Sideen kuhaa book ga
@sufiqumane
@sufiqumane Месяц назад
You should focus more on cryptocurrency as stated on your title You are going off the topic
@muhumedabdirizak6313
@muhumedabdirizak6313 5 месяцев назад
𝙈𝙖𝙘𝙡𝙞𝙢𝙪❤
@user-fj4gz9mo1m
@user-fj4gz9mo1m 9 месяцев назад
booga halkee kahelikara
@axmedsuud3365
@axmedsuud3365 4 месяца назад
Booga halkeen kahelikaraa
@baadwayneinstituteofmodern9375
Sxb hadaan dv lottery Alaah subxaanah watacaalaa ii siiyo dib ma udhinkaraa
@baadwayneinstituteofmodern9375
Ilaa jaamacada dhameeeyo
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 Год назад
Maya wall , mar naba dhowt bilood ka abdan dib ima dhigan kartid ugu badnaan 4bilood iwm , Hadii kale 1 year kii loogu tala galay uu kaa xirmo , visaha iyo xogtaada waa la cancelaya
@user-sm9ju3ti3m
@user-sm9ju3ti3m 29 дней назад
Marka horeba Ganacsi qofkii sameynaya oo Muslim ah waa inuu iska hubiyaa waxa aad ka ganacsaneysid ma xalaalbaa mase waa xaaraan. Qofkii ka ganacsada wax aan Xalaal ahayn wuxuu la mid yahay Qof hilib doofaar Cunaya oo kale. Waxaa sii kordhaya Ganacsiyada AAN Saxda aheyn dadka Muslimiinta ah oo ku qaldamaya!!!