Тёмный

WAA MAXAY SABABTA ILA HADA AAN LOO XIDHIN SAFARADA ETHIOPIA EE SOMALILAND WARAYSI WASIIR CALI BALCAD 

Hamze Hariir
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 3,9 тыс.
50% 1

WAA MAXAY SABABTA ILA HADA AAN LOO XIDHIN SAFARADA ETHIOPIA EE SOMALILAND WARAYSI WASIIR CALI BALCAD

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@halimamumin3643
@halimamumin3643 День назад
Xiriirka Masar fuleynimo ayaa idiin keeney.
@MubYus
@MubYus День назад
Ethiopia la neceb yahay ma jirto, waxaa la diidan yahay aqoonsiga Somaliland
@MubYus
@MubYus День назад
Xasan sheekh , markuu xilka doonayay dhaantada Jig jiga ku ciyaarayay Ethiopoa waan jeclayn waxaan ahayn heshiis.
@MubYus
@MubYus День назад
Ciidan carbeed , Masar, Alshabaab ma kaa celinayaa ?
@MubYus
@MubYus День назад
Safaarada Ethiopia ku leedahay Somaliland , Ethiopia ayaa danaheeda u furatay, haday rabto way xidhanaysaa, Zoomalia wax shaqo ah kuma kuma laha.
@MoamxedSicid
@MoamxedSicid День назад
Lambada Dal Heahiis waa gali karaan waayo waa laba dal oo daris oo taariikh hore ka dhaxeeyay ❤❤❤
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i День назад
Dameer dhawaaqay kama duwana kani
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 День назад
Safaaradii itoopiya ayaa ka awood badalay Villa wardhiiglay😂😂😂😂😂😂😂
@MubYus
@MubYus День назад
Dawlada Muuqdusho ka jirtaa, waa maamul aad u taag daran magac u yaal ah , beesha caalamku meesha ku hayso danaheeda ka qabsato.
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 День назад
Sheeko jiilicsane macarurbu ushekanaya
@AbiibColaad
@AbiibColaad День назад
Beenaleh Ethiopia muqdisho ayba katalisa meelkena warkeda daaa
@MubYus
@MubYus День назад
Jacaylka iyo nacaybku waa wax ku saabsan Maslaxad dan markaa joogta.
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 День назад
Dameero iyo doofaaro iga dheh reer somaliya walaahi waa xoolo
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z День назад
Siyaad bare ayaa dan kalahaa dagaalkii 77kii waanu kufashilmay ee wax cadaawad ah oo dadka Afka somaaliga kuhadasha iyo itoobiya colaadi kamadhaxayn aan ahayn Colaadii uu abuuray Rajiimkii Siyaad bare tiina way dhamaatay itoobiya hub makeento ee somaalida colowday ayaa suuq madow kasoo iibsata markaasay rag danle ayaa itoobiya ku eedeeya taasna dadku way fahansanyihiin
@abobasement346
@abobasement346 День назад
Amxankan ba u ah wasir dowlad ku shegah xamar
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 16 часов назад
ODAYAY KA MID AHAA XUBNIHII BARLAMAANKII SOMALILAND EE LIXDANKII KU WAREEJIYEY GOBANIMADII SOMALILAND DALKA LA YIDHAA SOMALIA AYAANU KULA KULANAY MAGAALADA MAKKAH AYAAMIHII LAGU DHAWAAQAY LA SOO NOQOSHADII JAMHURIYADDA SOMALILAND. XAAJIGU WUXUU AHAA REER BORAMA OO WUXUU NIN MACRUUFA. WUXUU NOO SHEEGAY IN MARKII AY GAADHEEN MUUQDISHU AY LA KULMEEN SIYAASIYIINTII REER SOMALIA OO MADAXA ISKULA JIRA OO UU KALA FADHIYA QABAAIL OO QABIILBA QABIILKA KALE DIIDAN YAHAY OO COLAADI KA DHAXAYSO!!!!!!! WUXU YIDHI IYADOO ARRINTU HALKAAS MARAYSO AYAA WAXAA NOO YIMI AADAN-CADDE OO YIDHI : “WALALAYAAL ISKA NOQDA OO MAAMUL SOO DHISTA OO ANAGUNA AANU WAX SOO DHISANE OO BACDA LIX BILOOD AYNU ISU SOO NOQONO”!!!!!!! WUXUU YIDHI ARRINTII WAXAY NAGU NOQOTAY FAJAC IYO AMAKAAG!!!! MARKAAS BUU MAXAMAD IBRAHIM CIGAL KU YIDHI: “AADANOW MA ADIGUUN BAY XAGAAGA KA TIMI MISE ARRIN AAD U DHAN TIHIIN ? AADAN-CADDE WUXUU KU JAWAABAY MAYEE WAA LOO DHAN YAHAY!!!!! WAANU KA DIIDNAY OO WAXAANU U DHEEGNAY : MIDNIMO LAGU DHAWAAQO MAHEE DADKII AANU KA NIMI WAX KALE NAGAMA AQBALAYAAN, DABADEEDNAWAXAANU GO’AANSANAY INAANU KA QAYBGALO DOOD UGA SOCOTAY GURIGII CASAA EE BARLIMANKOODA, HALKAAS OO AANU KAGA DHAWAAQNAY MIDNIMO IYO IS-RAAC BILAA SHURUUDDA !!!!!!!!!! MARKAAS BAA LA DOORTAY AADAN-CADDE, MARKAAS SOO DHISAY DAWLAD AY TALIYAAN MAXAMUUD SALEEBAAN MAJEERTEEEN !!!!!!! RAYSAL WASAARE, WAZIIRKII ARRIMAHA GUDAHA JANANKII BILAYSKA , MAXKAMADII SARE, WAZIIRKII MAALIYADDA, 15 SAFIIR IYO QUNSUL, 5 WAZIIR-XIGEEN IYO 7 AGAASIME GUUD!!!!!! WAA DAWLADDII LA MAGAC BAXDAY DAWLADDII DHABAYACO!!!!!!!!! GUN IYO GABOGABO: REER SOMALIA WAXAY KU RIYOONAYAAN MAR KALE WIXII WAAGAAS DHACAY OO LOOGU CELIYO!!!!!!!!!!
@robleahmed2558
@robleahmed2558 День назад
Nacdal ha ku dhacdo ilma Amisom.Maamul goboleed haduu jiro adaa maamul goboleed ah.Jamhuuriyada Somaliland baa dal jira ah adoontii Talyaanigoow.
@MubYus
@MubYus День назад
Dameerkaan, waxa uu ku leeyahay, Zoomalia way madax banaan tahay, hadana waxa ku leeyahay ciidan i ilaaliya i difaaca ha la igu taageero.. Yaaab.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 День назад
Somaliland ma shuqul beey ku leeyihiin? Ayaa amarkooda qaadaneyaa? Ayee xukumaan ? 😂😂😂😂 Failed state meelahaa ka ooya ayaad tihiin.
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 День назад
Itoobia safaaradeeda waa in lasaara,iyo qunsuliyadaha u joogaa maamul goboleeyada,sida ta putland iyo Somaliland.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 День назад
Hooyadaa iyo maamul goboleedkaba wase aamu ayahoow aygu dhalay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p День назад
kaalay oo maamul goboleed ka dhig Somaliland kkkkkkkkkkkkk liintaayaa lagu baraabinay Halow muuse muuse biixi inaanad ixirayn may saxeexi kkkkkkkkkkkk
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z День назад
Beenaale madadkan kalafadhiya ayaad leedahay shidaalbay ku heshiiyeen Dadkan noocan dhagaystaa maxay ahaayeen kkkk dadka iyo dalka ay xukumaan ee shidaal iyo khayraad ku heshiiyay ama kuheshiinayaa xagay joogaan midakale ma maamul jabter 7 jebter zeben kujira oo dadkii kalafadhiyo oo dowladokale gacanta kuhayaanbaa ayaad leedihiin khayraad baan idiinsoosaaraynaa tuugtan tuugtu dhashay bal eeg iyo waxa aydadka lasoohorfadhiisanayaan kkkkkkkkk
Далее
Wareysiga Cali Cumar (Cali Balcad)
18:32
Просмотров 7 тыс.
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 46 тыс.
Find The Real MrBeast, Win $10,000
00:37
Просмотров 37 млн
Women’s Goalkeepers + Men’s 🤯🧤
00:20
Просмотров 2,1 млн
ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?😁​⁠​⁠@osssadchiy
00:20
Kaftanka Siyaasada 528 oo aad u xiisa badan
47:40
Просмотров 21 тыс.