Тёмный

Waa maxay Support documents Dv lottery 

shaaciyeone show
Подписаться 120 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Fadlan waa codsi walaaltinimo Follow and like soo dhaha facebook page / shaaciyeo1show
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 229   
@shaaciyeoneshow
@shaaciyeoneshow 2 года назад
Fadlan waa codsi walaaltinimo Follow and like soo dhaha facebook page facebook.com/Shaaciyeo1show
@bashkahonest250
@bashkahonest250 2 года назад
wll hadii aan heysan shahaadada iskuulka , ma dhiiba karaa shahaada kale sida graphic desiner
@yaxyecali1623
@yaxyecali1623 2 года назад
Passport heytaa markaas waratah dhalashada ma dhakhtarka loo do a donanayaa somaaliyaan joogaa miyina waan ku dhashay kaliya Passport syaan heytaa
@yaxyecali1623
@yaxyecali1623 2 года назад
Passport oky heystaa Brithcerticate ma hesto University certificate oky heytaa H.schol heystaa Police certificate waa oky soo qadanaya Se usaasha birthday certificate sidee lagu helaa bal halkaasi iga soo caawa I fahansii
@maahirdhago4611
@maahirdhago4611 2 года назад
Wllo shaaciye waxan ahay qof aabihii uu marayakan joogay isagoo ka mid ahaa milatariga maraykanka wllo isagoo halkass waxbarashadiisa kusoo qaatay wllo lkn aabo ayaa isaga yimi isagoo u imi reerka ama familyga lkn markuu imanayay muu sooqadan sharcigii waynaa ee la siiyay oo halkas ayuu kaga yimid guri uu ka dagaanaaa halkas lkn nasiib wanag wuxuu soo qaatay shahaado ay siiyen militariga maraykanaka wllo lkn nasiib xumo aabo ayaa iga dhintay imika hal sanno ayuu mootan yahay markaa wllo waxan doonaya inad iga caawiso si aan u dacwoodo wllo inshalah inad ispo jawabto rajaynayaa mahadsanid
@moh_dream574
@moh_dream574 2 года назад
Inta jecel iney tagto Canada 🇨🇦 ama America 🇺🇸 hadey khayr noo tahay allow nooso da'daji 🤲
@hmm1699
@hmm1699 2 года назад
Aaamin
@wanaagjacel5277
@wanaagjacel5277 2 года назад
amiin yarib
@shakalaka8425
@shakalaka8425 2 года назад
Aamiin
@fatush1433
@fatush1433 2 года назад
Amin
@lakiyare7329
@lakiyare7329 2 года назад
Amin
@Dagane3y
@Dagane3y 2 года назад
Ani iyo inta xareysaty allaha usoo bixiyo insha allah ♥ guul ni rajeyna dhamantiin anine isoo duceya insha allah
@channel7698
@channel7698 Год назад
Maku so baxay
@abdirahmansheikhibrahimali7779
@abdirahmansheikhibrahimali7779 2 года назад
Very understood Ninki su'aasha ku weydii waa kanaa duceysane wa uso jwbtay weliba vedio kaso samesay bro mahadsanid 👍
@abdifatahajab5988
@abdifatahajab5988 3 месяца назад
1. Pasaport. 2. Birth certificate. 3. Education certificates. 4. Work experience. 5. Warqadda denbi la'aanta. (Police certificate ). 6. Photograph (sawir kurka ah).
@nastibeauty6770
@nastibeauty6770 2 года назад
Wlh shaciye wu ni hagar baxay like usara fbka damiir iskuyeelaa 😒😒😍🤴❤️
@Raysar_578
@Raysar_578 2 года назад
MaashaAllah very informatives, shaaciye sxb hore u soco intaas ka dib sxb Waxaan ahay 2023 entrant Kenyan joogaa dhalasho soomaaliya embassy Kenya ma laga rabo wax la dhaho affidavit of birth baa badalkeedii layga rabaa sxb Hadaad dad Kenya ku galay aad waraysi ka hayso ama aad ogtahay iisoo Ogoow aanbal ku dhibee khayr Alle ha ku siiyee documentigaas iisoo ogoow
@xuseenmohamed9227
@xuseenmohamed9227 2 года назад
Thank you Mr shaaciye waxaad kahadashay dadka heesto shahaada balse waxaad sifiican ooga hadashaa hadiii lawaayo warqada shahaada sideen kuheli karnaa inaan Soo shaqeeynay waayo inta badan business keena somalida madiwaan gashano sidee oogu fudud oon kuheli karnaa warqada shaqada
@guledbashirabdi3897
@guledbashirabdi3897 2 года назад
Qfka ugu horeeyo
@nastibeauty6770
@nastibeauty6770 2 года назад
Kon shaciye ajar alaha kasiiyo ❤️❤️🤴
@hiraabdi1952
@hiraabdi1952 2 года назад
Wow mahad sanid wllkey Shaaciye Dadkaqaar waxay leyihiin shahaadada dugsiga sare waa in aad wasaarada waxbarashada dalka aad tegaysid tustaa sida wasarada Kenya inaad ugayso cml maxakajiro please 🙏
@misslucky1901
@misslucky1901 2 года назад
Wll uur ayaan leyhy marka haduu soo baxo maku darsan kara micnaha safaarada mala tagi kara cunuga jwb
@abdirasaqjooraani5502
@abdirasaqjooraani5502 2 года назад
Mashallah waan dhownahay
@xassanluckyjunior1216
@xassanluckyjunior1216 2 года назад
Wcs wngsn oo wacan so dhawow adnh wll shaaciye
@FOCUSONYOURTIME
@FOCUSONYOURTIME Год назад
M.a Allah thanks our teacher aad ayaa inoo dhistay sxb sare ❤️❤️ Ilahay haku xifdo
@ladanliiban1725
@ladanliiban1725 2 года назад
Asc wllkey Shaaciye madsanid Insha allaaah waa Lagu Gadhsiinaa wllkey In bdan Ayaa ino faaideysaa Shugran...🙏🙏🙏
@xaabsade7582
@xaabsade7582 2 года назад
Thanks pro guulayso waa inoo ohio insha Allah👍
@mohamedblue8989
@mohamedblue8989 2 года назад
Asc ustaad petition for alien relative kaso hadal Dhamantiis miya la buuxin Mise qeyb kamida formka Mahad buuxda ❤❤❤
@abdulaahiaar6742
@abdulaahiaar6742 2 года назад
Shaciye waxan kuweydina hadii aan heyso kaar qaxooti oo Mexico ka soo galo miya ley xira ama ley Celina kabe iso jawaad
@gesacademohamed820
@gesacademohamed820 2 года назад
Aan is waraY sanee xgee kasoo qabtaa
@abdirahmanahmed8040
@abdirahmanahmed8040 2 года назад
Shaaciye, Cabirka sawirada la socda supporting documentska iyo tirada sawirada?
@cabdixakiinmaxamed5433
@cabdixakiinmaxamed5433 2 года назад
WLL WAXAD NOOGA WARANTAA DADKII SANADKAN XARAYSTAY GOORMAY IMAANEE NATIIJADA
@abdikariinhasanelmi9286
@abdikariinhasanelmi9286 2 года назад
Wall shaciye waxan karabaa shahaado dalada Efbenis heysta marka kwrn ayada malagu xaraysankaraa intay dowlada bilabin dhameyay secondary
@cawaalejanagale3678
@cawaalejanagale3678 2 года назад
Tnxxx lipx
@mucaawiyemahamedaadam4171
@mucaawiyemahamedaadam4171 2 года назад
Waad ku mahadsanthy sida aad inoo cawisay sxb Su . Aal adoo mahadsan Sideen ku ogaadaa inow isoo baxay DV lottery iyo inowna isoo bixin Waxan filayaa inad sigaara video inoga so diyarin dontid insha ALLAH Mhdsnid
@dralidahirmohamud8136
@dralidahirmohamud8136 2 года назад
m.a mudane waad ku mhdsnthy soi jedintada qiimaha badan
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 2 года назад
Wllkay waxan ku waydiyay qof marku hooyadi io walshed ooyar kaliya u dacwoonayo maxaa qof kaa la waydinaya lacag badan miya lagu xidhayaa intee ku qadan kartaa in wadanka lo ogalado plz jawaab🙏
@popfirex2059
@popfirex2059 2 года назад
Mahad sanid pro
@mohameddeeq8247
@mohameddeeq8247 2 года назад
guileyso weligaa sxp
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 2 года назад
Ustaad hadi Devorce ku xaresty warqad cadeyn kla tag miya laiga raba jwb please
@ayanlemuhumedomer1234
@ayanlemuhumedomer1234 Год назад
Thanks
@mowlidibrahim9819
@mowlidibrahim9819 2 года назад
Hadal iskadaya like u sara shaaciyeone show Facebook kadib nah sual may diya ashaxbta shaaciye
@subeeryuusuf5003
@subeeryuusuf5003 2 года назад
ASC zxp Ka soo hadal Immigration Ka Lerland
@abdikadirfahmed7340
@abdikadirfahmed7340 2 года назад
Saaxip wan Xareeysta mana sheega karo inaan ku guuleysanayo iyo ina kale marka aniga win noqonina ma diyaarsan kara mise wan sugaya inan win ka noqoda jwb wacan lagend thaanks
@roodamaxamed
@roodamaxamed 6 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdinasircashara5142
@abdinasircashara5142 2 года назад
Ceebta Allow noga gargaar macalinka halaga garbaxo aqiyaarey
@hamsecosta7186
@hamsecosta7186 2 года назад
Shaaciyoow suuasha iga sooo jawaab Dad badana wey raaban eee wxn uu badaanahey dadka kugu xidhan dadka hada buuxiyey dv 2023ga ee waliba suugayo resaltiga eee anakuna DS260 BAAS MIYAAN BUUXINEEYNA MISE WAXA SIDAS LOOGA BAHAN YAHEY KUWA HADA DHAW AMERICA IMAN RABA
@hamsealex2924
@hamsealex2924 2 года назад
Shaciyoow hal suaal ayaan ku weydiina Dhawr Jeerna waan ku weydiiyey Ka wrn Markii hore hadaan Bilaa passport ku xaraystay Kadibna lay aqbalay Kawran dc210 miyaan ku Buuxiyaa passport isoo jawaab
@abdilahidabshid8389
@abdilahidabshid8389 2 года назад
Su aashaana wll nooga jawaab
@fahadhassan1109
@fahadhassan1109 2 года назад
Walal pasport la.aan lagumaba doran karo marka la alby garenayo basbor number ayu ku weydiina wana qasab ina heysatid
@hamsealex2924
@hamsealex2924 2 года назад
@@fahadhassan1109 Waan Ku Xaraystay wll
@indhinhoe3248
@indhinhoe3248 2 года назад
@@fahadhassan1109 waa la ogalada ee shuruda hadad ka baxdid
@indhinhoe3248
@indhinhoe3248 2 года назад
May zhP qarso ee ha sheegiN wayO ducament is khilaafaya ee iska hayso ma haysto ku dheh
@anfachassan9462
@anfachassan9462 2 года назад
Somalia majoogi maleyga rabaa waraqada policeka Somalia
@umaymsiciid9615
@umaymsiciid9615 2 года назад
Waan dhahnay wllo
@nazriaadan5191
@nazriaadan5191 2 года назад
Wll shaciyaw een dugsi dhaxan kabaxay maxaa igula talinee jighigaan joga waxn filaayaa inaad isoo jawabto
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 2 года назад
Okay wll
@mogemedia
@mogemedia Год назад
Asc wll shaaciye waan ku salaamay sual ayaan wataa oo ah. Lacala hadii leydooro uu nasiibka ii soo baxo malacag baa leyga rabaa bal taas ii soo jibaab
@armomedia7345
@armomedia7345 2 года назад
Su aal sxb iga so jawaab Hda ma fiirin karaa dv lotarygii an xarysty marka inta la furo ma la firin karaaa waa muhiim su ashan inaad iga so kawaabtid
@ahmedshahraani13
@ahmedshahraani13 2 года назад
Wll shaaciye waxaan kuwaydiiyay hadaan shahaado dugsi sare aan haysan iyo mid jaamacadeed aan waxbarasho dhigan caqabad miayay igu noqon
@sabriinliibaan9308
@sabriinliibaan9308 2 года назад
Haaaa wll wxd ka samensan karta cabdalashideye
@hmm1699
@hmm1699 2 года назад
Love you 😍
@maahirdhago4611
@maahirdhago4611 2 года назад
Wllo shaaciye waxan ahay qof aabihii uu marayakan joogay isagoo ka mid ahaa milatariga maraykanka wllo isagoo halkass waxbarashadiisa kusoo qaatay wllo lkn aabo ayaa isaga yimi isagoo u imi reerka ama familyga lkn markuu imanayay muu sooqadan sharcigii waynaa ee la siiyay oo halkas ayuu kaga yimid guri uu ka dagaanaaa halkas lkn nasiib wanag wuxuu soo qaatay shahaado ay siiyen militariga maraykanaka wllo lkn nasiib xumo aabo ayaa iga dhintay imika hal sanno ayuu mootan yahay markaa wllo waxan doonaya inad iga caawiso si aan u dacwoodo wllo inshalah inad ispo jawabto rajaynayaa mahadsanid
@Khaliil123
@Khaliil123 Год назад
Sxb shahaado secondary qof aan hysan oo hadana winner ah mid Abdalle shideeye ah ma ku bixi karaa?
@sarabintabdi6052
@sarabintabdi6052 2 года назад
Thanks so much for your replying 😊 shaaciyo, Keep it up Bro
@muscabmuqtaar9650
@muscabmuqtaar9650 2 года назад
SHAACIYE PLEASE ICAAWI WAXAA IGA LUMAY CONVAMETION NUMBER 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@aliabdi9314
@aliabdi9314 2 года назад
m.sh
@abdirasaqjooraani5502
@abdirasaqjooraani5502 2 года назад
Wll waxaan joogaa meel kabaxsan dalka waxaana haystaa basaboor somalia marka shahaadada policeka soomaliya miyaa la igarabaa hadii aan guulaysto
@abdirasaqjooraani5502
@abdirasaqjooraani5502 2 года назад
Wll iisoo jawaab adoo mahadsan shaaciye
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 года назад
@@abdirasaqjooraani5502 mayee waxaa lagaa rabaa warqada CID da ee wadankaas aad joogto.
@cumarxuseen2983
@cumarxuseen2983 2 года назад
Thank you so much
@Nasricali896
@Nasricali896 2 года назад
I'm first sxp This My Question Thnks 😘
@taakowtaakow9149
@taakowtaakow9149 2 года назад
Fllow waan dhahy wllkay ee maseger isga so jwb shaciyow
@alihassenroble4633
@alihassenroble4633 2 года назад
Sonalida dv lotary xirysatay waxaan ugu baaqaya kenya iska dhaafo interviewga djbouti ka dhigta waxba la udunkuma adkaynayo shahadada somalay wax malqa waa walalihin wax fadhiya maxaa ja donaysin sanwaawaynta gumaysigeeda
@suhaybfaysal517
@suhaybfaysal517 2 года назад
Shaaciyow zhp ma layska rapaa warqada cadaynaysa inuu qof ku jooga maraykanka
@ibraahimabdimahad6255
@ibraahimabdimahad6255 4 месяца назад
warqada police iyo CID ma izku mid baa
@mucaawiyemahamedaadam4171
@mucaawiyemahamedaadam4171 2 года назад
Mhdsnid sxb aan taageero Su aaal Inow isoo baxay DV lottery io inow isoo bixin sedeen ku ogaadaa sxb mhdsnid
@ayuubcarab5904
@ayuubcarab5904 2 года назад
Sxp waraqada dhalashada hadan somaliya ka maqanahy oo banadir ku dhashy meeshan jooga maka sameesan karaa
@zadaaryare2051
@zadaaryare2051 2 года назад
Shaaciye keep going
@abdirahmanibrahim4951
@abdirahmanibrahim4951 2 года назад
Thanks a lot for your information 🙏🙏
@cabdifataaxwadani7102
@cabdifataaxwadani7102 2 года назад
Shaciye walalke ad ayad u mahadsan tahy bro qeyr alah ku siyo wax bdn ayan ka faidnay aniga wn xareystay qof mareynkan jooga ayaa ii xareyay marku formka buxinayay heer jamacaded ayu igu buxiyay ana jamacad ma dhigan o shahaado secondary o kaliya ayan haystaa marka maxaa talo ah hadu ilaahy ii idmo inay ii so baxo loteriga mhdsn
@saadaqmohamedali542
@saadaqmohamedali542 2 года назад
Mahadsanid masuul good jop
@munamaankachelsea1221
@munamaankachelsea1221 2 года назад
Warqada guurka xagee laga keenaa ileeyn anaga maxkamad iskuma mehersanee
@maahirrashid8353
@maahirrashid8353 Год назад
shaaciyow wallkeey adoo mahadsan waxaan no kala saaraa case number iyo confirmation number
@redwankadir5510
@redwankadir5510 2 года назад
Fadlan shaciye dv wxn ku xareeyey high school degree balse cadi ahantey waa high school no degree intaas iga khldantey markan buxinayey mxaa dhacaya hadaan guuleysto wll qli
@abdirahimmohamed8214
@abdirahimmohamed8214 Год назад
police certificate miyaa layga rabaa kii somalia anigu denmark baan ku noolahay ma ka denmark keliya baa layga rabaa mise xitaa kii somalia iisoo jawaab fadlan shaaciye
@BAROMAANTA
@BAROMAANTA 2 года назад
Police certfigate maxaa laga wadaa macalin isoo jwaab
@mohamedibrahim5027
@mohamedibrahim5027 2 года назад
Shaaciye. su aal Ayaan qabaa dad ayaa ku buuxiyay dv lottery ga sanad ka shahaadada dugsiga sare ee maxad ka diiniga markaa ma la aqbalayaa, iiso jawaab, thnk you
@cigaaltv9846
@cigaaltv9846 2 года назад
Shaciye police setivicet maxa waayo
@hmm1699
@hmm1699 2 года назад
Shaaciyeone show hadaan follow kasoo dhahay
@zunduzdiamond6194
@zunduzdiamond6194 2 года назад
Plz warqada dhalashda xge laga samysa ishg ado raaliyo
@nihaal2527
@nihaal2527 Год назад
Asc aboowe fackoob kala so hadlay iisoo jwb pls
@asadahmed9506
@asadahmed9506 2 года назад
Hadii markii hore hadii aan xaraystay baasaboor la aan oo la I doorto ma ku xareyn karaa 260
@abdirisaaqismaaciil6257
@abdirisaaqismaaciil6257 2 года назад
Shaaciye miyaa laga rabaa qofka haduun guursan warqada oo singal ayhay halkaa noocadee
@feysalyare4432
@feysalyare4432 2 года назад
UseFull Video
@Cabdix2004
@Cabdix2004 2 года назад
War Facebook Gaan maad Kali kicisaan asxpy
@kasimkarama
@kasimkarama 2 года назад
Please please walal sidee loo xareyaa Formka DS-260 waa codsi
@xalimoqurux7300
@xalimoqurux7300 2 года назад
Wll qiimo badan wll alle haku karameeyo
@ninjira2832
@ninjira2832 2 года назад
Sxb xagee lagaaga soo xidhiidhaya
@ahmedrapiic1387
@ahmedrapiic1387 2 года назад
Waxa aan fahmi wayay wll warqada aha booli waa maxayna wll
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 2 года назад
Tnx mas ul sare
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 2 года назад
Poly sartificate mxa laga wada ifahansiya thankz
@farhan--somali3547
@farhan--somali3547 2 года назад
Maxad ka wadaa polis sativikid ??? Jwb shaaciye walaal 🤔
@adnan8395
@adnan8395 2 года назад
Thanks bro
@wanaagjacel5277
@wanaagjacel5277 2 года назад
mahadsanid wll intaa noqawaty ayaa kabadan waana kusaraa
@abdinasircashara5142
@abdinasircashara5142 2 года назад
Macalin figrad ayaan wataa dadkan boqolkay wax ku fahman marka inta waxaa soo galisaa kilib yar oo aad kaga hadleyso mowduca updated kaa asagoo dhamestirana qeebta Facebook soo gali sidaas ayay dadkan xaga isugu soo shegi donan inshaa Allah
@munamankaladan8034
@munamankaladan8034 2 года назад
Please shaciye program kastaa aad ka soo hadasho ii xeray biniadanimo loo baahanyahay
@cabdiwelimuuse7493
@cabdiwelimuuse7493 2 года назад
Asc
@sakibetstoday1578
@sakibetstoday1578 2 года назад
zxb ana talo ayan kubdarsan casharkaaga marka aad fasirayso dadka English mawada fahmayaan somali inaad ugu faah faahisid ku dadaal sida police s... maba fahmayaan wxaad ooga jeedid lol thanks
@ugaasougaaso9078
@ugaasougaaso9078 2 года назад
Qof aan school dhamayn jamacad na aan haysan maxu ka yeelin wll
@naciimchannal
@naciimchannal 2 года назад
Ka waran shahaadada somaliland ka war wll ? Waa mida kale Warqadii qof mareykanka jooga kuusoo qorayey ka war soo layska ma rabo? Warqada dhalashada ma Cusbitaal baa laga sameeyaan mise dawlada?
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 года назад
Qofkan digital sare ku xarysanee dubai hoose ku xarystee
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 2 года назад
Walalo waa mahad santhay
@jamaabdullahiigeh8123
@jamaabdullahiigeh8123 2 года назад
Shaaciye wll kawara hadaan warqada denbibaarista kaqaato somaliland waxaykusoo baxausaa somaliland miyay dibaaro ugu keenaysaa
@suadnor5558
@suadnor5558 2 года назад
Hadan School maso dhigan iraahdo shakada mahelikare
@umaradwa6182
@umaradwa6182 2 года назад
Shaaciye intaas intaas waan fahanay lkn goormee LA iska rabaa dhiiga cfmaadka waadna mahadsanthy walhi fcbkgaagane mar horaan soo saaray
@Ustaad-Abdikani-haaji
@Ustaad-Abdikani-haaji 2 года назад
Shaaciyow sxp lacalla hadan helo nasibkayga lotteryga aniga English ma garanayo interview qaab sidee ayan umaraya ma turjubaanbaa jira mise hadanan english garanen wan iska hari????
@rel_animals
@rel_animals 2 года назад
Markuu kuso baxo select noqoto oo lagu aqbalo lee malabuxinaayo mase hada ayaa kasii buxinaa ifahansiiye cidi wax igu dhaanto
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 2 года назад
Facebook ga iskada
Далее
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 26 млн
Gabar ku guulaysatay DV lottery
17:15
Просмотров 38 тыс.