Тёмный

WAA SIDEE SCHOOLADA, SUUQYADA IYO WADOOYINKA MAGAALADA NAKURU 

Подписаться
Просмотров 8 тыс.
% 482

#nakuru #CITY#

Опубликовано:

 

24 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@abdiaziizxaashi709
@abdiaziizxaashi709 Год назад
Kenya waxaa ugu wasaq badan Nairobi magaalooyinka kale waa nadiif, cagaar, nidaam leh
@saidoabdi6330
@saidoabdi6330 Год назад
As/c abaayo ilaah qeer haku siiyo adaa noojoogo waan soo soconaa waad mahad santahey nakuru aad baan urabey thanks noosoo badi qaali
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 8 месяцев назад
Aduunka magalo nadiifa ugu jeclhy Inan Ku nolado 😂
@anabali5745
@anabali5745 Год назад
Maasha Allah sacdiya thank you waan ka helay meesha nairobi ayadaa kaga sidato quruxda
@sirtaxogaha8600
@sirtaxogaha8600 Год назад
Guulayso walal
@sakariyaaden7309
@sakariyaaden7309 Год назад
Asc wr wb walaaley maasha allaah tabaarakalaah ilaahay ha barakeeyo aad baan uga helay Jizaakumu laahu khayr qaaliyeey
@user-sk8bn2bj2u
@user-sk8bn2bj2u Год назад
Sacdiyo abaayo ganacsi malaga furankaraa abaayo inaan usooguuro ayaan rabaa
@maryamamohamed1495
@maryamamohamed1495 Год назад
Maasha Allaah Safiradeena mahadasanid quruxeey.
@dahabokassim6617
@dahabokassim6617 Год назад
ماشاء الله
@jamilabashi4324
@jamilabashi4324 Год назад
Masha Allah shukran xabiibti
@Nasraat
@Nasraat Год назад
Sacdiya safar dheer aysoo gashee hala taageero.
@ismaiilhusein1409
@ismaiilhusein1409 Год назад
Wcs walaal waa meel aad u qorxoon masha allah waaye
@hibaqhashi4649
@hibaqhashi4649 Год назад
Masha Allah Masha Allah
@daidibrahimadam482
@daidibrahimadam482 Год назад
Excellent
@user-em7di7xe5s
@user-em7di7xe5s Год назад
👍. Thanks .
@qurxintaarimahabulshada484
@qurxintaarimahabulshada484 Год назад
Wow mashaa allaha sister
@umumahamedumumahamed8758
@umumahamedumumahamed8758 Год назад
Masha alh wad ku mahadsantahay abayo 😍😍😍
@saidoabdi6330
@saidoabdi6330 Год назад
Abaayo waan kusoo labtey waligeey waaxn jeclaa inan dago hadana waan sii jeclaadey waanku sugeynaa
@haniahmed1332
@haniahmed1332 Год назад
Masha allaah ahadsanid ❤
@safiaabukar7561
@safiaabukar7561 Год назад
Mashaa allh walaloshukrn
@umumawada1405
@umumawada1405 Год назад
MashaAlah wll Narok aqon ma u ledahay
@Esabell29
@Esabell29 10 месяцев назад
Abayo garomada gabdhaha kudheelan malaga helayaaa😊
@kadrahassan4738
@kadrahassan4738 Год назад
Asl. Tnx for ur vedio. U have shown me even to do my own research about Nakuru. It look real nice. I would to to know if it’s safe to live there
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 месяцев назад
2009 ayaan ku noolaa lkn hada isbadal weyn ayaa iiga muuqda
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 11 месяцев назад
Qolka iyo fadhigana soo duub
@ahmedawale8863
@ahmedawale8863 Год назад
Section 58 imaw khasatan great rift Valley
@mohamedAbdi-mo9bo
@mohamedAbdi-mo9bo Год назад
NEXT ISLII KA DHIG
@laylasiciid-xc8xg
@laylasiciid-xc8xg Год назад
Saan kuu sugayey sacdiyooy anaa u horeeya❤❤❤❤❤❤
@nawaafnawaafyare2109
@nawaafnawaafyare2109 Год назад
Magalada eldored kasoo hadal please
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Год назад
Eldoretna abayo maadtagtid halmar
@abdifatah8838
@abdifatah8838 Год назад
Kuukuuyo iyo maagiuadooda yaa naga celinaaya
@nura1283
@nura1283 Год назад
What’s the school name
@user-nk6yr2bd6z
@user-nk6yr2bd6z Год назад
Shansano ayaa daganay hadey ficneed waliba xaga ilmaha koley dadka dagan iyo dadka hada rabo inuu uguuro ilaahey ha ku amaansado
@rufaiahmed8641
@rufaiahmed8641 Год назад
Dadalkaga faraha badan ad ban kaga mahad celinya😢
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Год назад
SCHOOLADA KUWA BADAN OO KENYA SYSTEAM AH OO AAD RAKHIIS U AH BAA JIRO 150$ IYO WIXII KASII YARBA WAA LAGA HELAA NAKURU
@bushra445
@bushra445 Год назад
3 bil miyaa abayo mise hal bil
@Sadiyo1435
@Sadiyo1435 Год назад
Haaa walal
@sunguramwenyewe3989
@sunguramwenyewe3989 Год назад
​@@Sadiyo1435xataa kuwo tobon kun per term baa jiraan iskuulada dowlada waxaan jeclaan lahaa in aad soo duubto xaafada 58 agagaarka kisulisuli primary school
@nura1283
@nura1283 Год назад
Sister what is the school name
@abdihassan83
@abdihassan83 9 месяцев назад
Iniika sahan ini ahaa lakin ana ba sahan isku noqday. Reer mudug oo ann biyo is marin 😂
Далее
Недооцененный котел в Симс 4
00:37
Каха бизнес-класс
00:48
Просмотров 1 млн
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
03:26
Просмотров 27 млн
Недооцененный котел в Симс 4
00:37