Тёмный

Waa Sidee Waxbarashada Sare Ee  

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Waxaan Booqannnay Jaamacadda #Simad ee #Muqdisho, si aannu u ogaanno goobaha waxbrasho iyo waxyaabaha la barto.
Muuqaalka waxaa inoo daadihinaysa BAHJA SHUURIYE oo ka tirsan Simad.
Waxaan u mahadcelinaynaa SIMAD oo noo fududeysay inaan jaamacadda muuqaal ka samayno
SOO RAAC SAID FADHAYE

Опубликовано:

 

31 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@Najiibodawaa
@Najiibodawaa Месяц назад
Simad University serves as an illustration of the nation's educational advancements. We appreciate you taking the time to share this story with us, Brother Said.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Thank you bro!
@halazubeyr5615
@halazubeyr5615 Месяц назад
Masha Allah, waxan rajaynayaa siday U quruxbadanyay qalabka iyo dhismahu inay soo saarto arday dhalinyaro aqoon ahaan dhisan oo is badal sameeya. Hore U socda shaqo fiican ayaad haysaane .
@rhmnjam1558
@rhmnjam1558 Месяц назад
Outstanding! To reach a wider audience, consider adding English subtitles. It would make this achievement accessible to more viewers worldwide. Thank you, Said, for sharing this exceptional work.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Great, thank you!
@omgdjag7568
@omgdjag7568 Месяц назад
I don’t think we need ajnabi interference with our countries achievements
@omgdjag7568
@omgdjag7568 Месяц назад
I don’t think we need ajnabi interference with our countries achievements
@eidsead3143
@eidsead3143 Месяц назад
Simad University waa tagtay wallaahi HAMBALYO.
@abdinaasirmansor3766
@abdinaasirmansor3766 Месяц назад
Isbadal weyn ayaa i muqda, runtii waxaan aad ugu helay qabka quruxda badan ee muqaalka loo dubay, thanks Said. Jamacada waxay tartan kula jirta jamacadaha horumaaray ee dunida.
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs Месяц назад
waaaaaaaw waxa aad mooda in aad dhex joogto JAAMACADIHII CAALAMKA mansha allah. tnks legend Said Fadhaye
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k Месяц назад
SIMAD UNIVERSITY JAAMACAD QUALITY LEH MANZHA ALLAH ILAHAY NABADA HA IDIN SIYAADIYO WALAALAYAL FROM HARGEISA
@omgdjag7568
@omgdjag7568 Месяц назад
Allahumabarik this is very important achievements for our country looking forward to these students putting in the work especially the Natural Science Program we need to come up with quick solutions to flood drainage systems and making Somalia eco friendly and educating farmers to build businesses Inshallah us diasporas will join you aswell on this and helping build our country
@Saciid-axmed
@Saciid-axmed Месяц назад
Wow 😮 simad sidaan miyaa amazing wllhi ❤🎉
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Месяц назад
Maasha ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayuubahmed1720
@ayuubahmed1720 Месяц назад
Guuleyso ustad mrs bahja shiiq cali shuriye
@mursalarabia
@mursalarabia Месяц назад
mashallah.. best man for the job.. top notch quality!
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Thank you!
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 Месяц назад
Mansha Allah proper university Insha Allah waan horumari donaa soon
@mutosalax2099
@mutosalax2099 Месяц назад
Waa Jamacad wanaagsan masha allah
@luqmanahmed3191
@luqmanahmed3191 Месяц назад
that is good any positive change in a country starts with education the better the education more the chances of that country progressing let's hope we see more of these positive changes
@_security7076
@_security7076 Месяц назад
Abdirahman sumait allaha unaxriisto aad buu umahdasnyahay
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 Месяц назад
Outstanding work brother
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Thank you!
@QansaxChannel
@QansaxChannel Месяц назад
Siciidow background music iisheeg magaciisa zxb adooo mahadsan ❤
@ikarade3274
@ikarade3274 Месяц назад
DFS hasoo celiso waxbarasho lacag la,aan ah, si ay fursad u helaan, dadka masaakiinta ah.
@HusseinMoallim.
@HusseinMoallim. Месяц назад
Cameraman-ka ugu Sawir/Muuqaal qaadista wanaagsan ee aan arkay ayaa tahay, waana ku taageeraa, ee hore u soco widaay. ✊ Waxaan jeclaa lahaay inaa kaa barto farsamadaan, siiba, sida Drone-ta loo isticmaalo.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Mahadsanid!
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 Месяц назад
@Boqran5
@Boqran5 Месяц назад
Simad❤
@fe8445
@fe8445 Месяц назад
Siyaasiyiinta kaliya ayaa magudbayaal ka ah dalka. Ganacsatada, bahda waxbarashada, culimada horumar bay sameeyaan.
@Abaalley
@Abaalley Месяц назад
Sida iska cad muuqaalkan waa sponsor jaamacada loo samaynaayo. Title ka iyo muuqaalka waxa uu yahay isma lahan. Igama ahan dhaleeco waa aragtidayda waa aad igu diidi kartaa.
@maryamfuad438
@maryamfuad438 Месяц назад
Xaqiiq waa Advertising loo samaynayo jamacadda simad
@abusomali
@abusomali Месяц назад
sponsor inee tahay waa lawada ogyahay lkn adi mawaxaa rabtay in lagu soo qoro sponsor waaaaaaaaaye . muuqalada sponsor ka ah sponsor waaye maa kuqoran🙄
@Abaalley
@Abaalley Месяц назад
@@abusomali "waa sidee wax barashada sarre ee soomalia" ku qoran wax barashada sarre ma simad kaliya bixisa? Muhiimada ma ahan in sponsor lagu qoro se title quman in loo yeelo waaye.
@abusomali
@abusomali Месяц назад
​@@Abaalley simad waxe tusaale u tahay waxbarashada sare ee somalia lkn kaligeed mabixiso inaa fahantaa rajeena
@sir-fidaar
@sir-fidaar Месяц назад
Jaamacad ugu wanaagsan dalka iyo Content creator ka ugu wanaagsan dalka, SimadILab siday uga qeyb qaadaneyso kor uqaadida waxbarashada dalka aad baan uga mahad celineynaa.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Mahadsanid!
@updy952
@updy952 Месяц назад
Simad ilab ilike ❤❤❤
@Bulshaawie
@Bulshaawie Месяц назад
M.a said fadhaye jamacada zamzam University kugu soo dhaweyna hadee surta gal thy
@user-wr2yy7se2t
@user-wr2yy7se2t Месяц назад
Simad university waxay u dhisantahay hab casri ah waxbarasho ahana u diyarsan inay aduunka la tartanto guleysta.
@fe8445
@fe8445 Месяц назад
Siyaasiyiinta waxba uma kordhaan. 30 sano ayay ku fashilmeen inay siyaasada saxaan. Bulshada qaybaheedea kala waxbaa u kordhay.
@QansaxChannel
@QansaxChannel Месяц назад
Plse music gan ku fulqansan muqaalka iisheega sideeen u helaaa
@AbdinasirNaale
@AbdinasirNaale Месяц назад
Background music aad maqleysid waa “Raaxeeye Banaadiri” fanaaniin badan oo hore baa midba gaar u qaaday.
@QansaxChannel
@QansaxChannel Месяц назад
​@@AbdinasirNaale aad baad u mahadsanty wll ❤
@Najmaadan-
@Najmaadan- Месяц назад
🏨👩‍🎓👨‍🎓🤍🤎
@abdiladiifmuuse3155
@abdiladiifmuuse3155 Месяц назад
siciid wax badan oo muhiin ah baad dadka usoo gudbisaa wad ku mahadsantahy wali hal kaas kasii wadi
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ Месяц назад
Mahadsanid bro!
@ShermaMahdi
@ShermaMahdi Месяц назад
imagine Studing Law in a Country where there's No Law at all😅😂
@user-kq8xi8ru3p
@user-kq8xi8ru3p Месяц назад
They can be the ones to improve that situation! This is positive progress!
@straw1berry11
@straw1berry11 Месяц назад
It's people with mindsets like yours that stop any progress from ever being made
@straw1berry11
@straw1berry11 Месяц назад
Unlike you, the students in this video and in universities around the country will help shape the future of Somalia
@abdihakimrage4932
@abdihakimrage4932 Месяц назад
Jaamacada maqaayad camala loo xayeeysiiyaye !
@ShafieIsak25
@ShafieIsak25 Месяц назад
SIMAD Miyaa Xayasiis u sameyneyseen mise Waxbarashada dalka ka jirto ayaad wax naga tuseyseen, CIWAANKA ISKA SAX
Далее
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 6 тыс.
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
9:53
Просмотров 31 тыс.
Your bathroom needs this
00:58
Просмотров 16 млн
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Просмотров 80 тыс.
Somalia gave its coastline away, here's why it matters
16:55
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Просмотров 77 тыс.
My LAST 24 Hours in Puntland, Somalia
14:44
Просмотров 19 тыс.