Тёмный
No video :(

WAAN GUBTEY ANIGOO AFUR KARINAAYO.. SAMBUUS AYAAN SAMEEYEY ! 

ArimaHeena
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 160 тыс.
50% 1

#arimaheena​​​​​​​​​​​​​​​ #waangubtey​​​​​​​​ ​​​​#afurkamaanta​​​​​​​​
Channelkeena labaad • FIKRADO YAR HADDANA WA... ​​​​​​​​​​...


My Social Media Accounts
/ arimaheena
​​
/ arimaheena1
​ / arimaheena
​snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
515,134 subscribers

Опубликовано:

 

20 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 797   
@sahrodaud7883
@sahrodaud7883 3 года назад
sanbuuska geesaha sifican looga hiraa xadii kale saliida ayaa ku aruureeh dad badan ayaad dhaantaaa masha allah😚😙👑👑
@camaarapdalla3548
@camaarapdalla3548 3 года назад
Kusaliya xabibkena Mohamed scw scw scw 🥰🥰😍
@maanka_7
@maanka_7 3 года назад
Ramadaan kareem every person, wlhi dumarkena dhibkas bay naga hayaan maanto dhan bay jikada inoogu jiraan si ay cunto macaan inoogu sameyan, qaarba ku gubta, qaarbaa midi isku jara, hadana intaaso dhan waxa kala wayn sidi ay cunto macan inoogu samen lahayen. Gabar walboo somaliyed oo sms kaygan aqrinesa aad ban idin jeclahay wll, waa mahadsantihiin, abaalkina ma gudi karnee allaha idinka abaal mariyo, aduun io aaqiraba wanaag ban idin rajenaya. Again ramadaan kareem😍😻🍇🩸🌹
@fadumamohamed3650
@fadumamohamed3650 3 года назад
aaamin walaal bashir baashi
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 3 года назад
Hhhhhhh Arimaheena saas maa saliida ugu baqy ani meeqa meel kagubtay gacanta waaba laqabsaday nooh ramadan mubarak from Egypt 🤗
@fowziyohussein3636
@fowziyohussein3636 3 года назад
Abayo anakaa hadaan gabdho nahay because waan laqabsanay jekadaa cunto karis kaa
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 3 года назад
@@fowziyohussein3636 runta waye arag wilkan dhinkuu qabo aniga markan hawsha sobagay leen arka intan hawlhayo.maba kawar qabo allh hawenka dhawr
@fowziyohussein3636
@fowziyohussein3636 3 года назад
@@suleeqocaaqil172 amiin mcnto
@queentima6146
@queentima6146 3 года назад
Wllhi anima glbta anu afuro smeenaya gubty siiba sanbus smeenaayy🥺🤣🤣🤣
@ryna5840
@ryna5840 3 года назад
Arimaheena intuu ka cabsanayay ayuu sambuuska xoog ugu turayay saliida wana kugu soo faniine salida hada xoog ugu tuudhid sambuska😁
@K_7m
@K_7m 3 года назад
Intii arimeheena kuxiran like ta❤✌haliisoo booqdo asxpta plz❤🙏
@najaadahusein8273
@najaadahusein8273 3 года назад
Ok
@yahyehunwersxaamud5631
@yahyehunwersxaamud5631 3 года назад
haye like ley maa u soo qortay commentigaan 0
@najaadahusein8273
@najaadahusein8273 3 года назад
Haa
@hamseasensio2932
@hamseasensio2932 3 года назад
Hmm
@najaadahusein8273
@najaadahusein8273 3 года назад
@@hamseasensio2932 side
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 3 года назад
Inta caafimaad ku afurtay somalia🇸🇴🤲
@luulkeyf2483
@luulkeyf2483 3 года назад
Alx wll qali💞💞💞💞 wn ku afurney from garowe🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋💋💋
@qaalishiikh3364
@qaalishiikh3364 3 года назад
Alx wll waxaan kuafuray dalka Kenya gaar ahaan xaafada komarock oo loo yaqaano koma comedy
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 3 года назад
@@luulkeyf2483 masha alah anaguna wuxuu gabalku noogu dhacay magaalada boorama casimada awdal
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 года назад
ARIMAHEENA LEGEND 👑 ANOTHER LEVAL FULL RESPUKCT KING 👑❤️⏲️🌏🦁🔟💪🏾🇸🇴✔️❤️💯💯
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 года назад
inta iyadoo dharagsan vedioga dawanaysa ismujiya 😉 Ha idhaafina iso Bokhda bro/sis ❤🙏💔 xushmad idin hya
@falissaid3523
@falissaid3523 3 года назад
Wlhi wali ma afurin
@aishachannel2473
@aishachannel2473 3 года назад
iso booqo walal
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
RAMADAN KARIM All MUSLIM 😘😘
@Amiinzimba
@Amiinzimba 3 года назад
Gabar walba iyo wiil walba oo comment keyga arke waa walalkey ama walashey mcn 🥰 subscribe
@shakuuracabdalla3124
@shakuuracabdalla3124 3 года назад
Sababta saliidu uga buuxday waxa weeyaan geesaha ayaanad sifiican uga xidhin sidaas awgeed wxu cabay saliid badan
@mawahibmaxamed1965
@mawahibmaxamed1965 3 года назад
Saliidaa ku gubanaaa raaxo inee ku cunaaan rabaaan😂😂😂😂💓💓 arimaheena umadeena maaha😂😂😂😂 aniga waad iga taqaanaaa sambuusaha sida loo sameeyo😁😁😁😁😁 keep going 👍
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 года назад
Reerka Iskaga Tag Hadu Arimehenu Kaa Garanayo😅😅
@mawahibmaxamed1965
@mawahibmaxamed1965 3 года назад
@@lamajofficial2446 waligy intaan noolay baran mayo shaqadii kle ka qoomameeyaaa maxaad u baraty😂😁 yaa ramadaanta iyadoo sooman saliid kulul gasha🤭🤭🤭🙆‍♀️
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 года назад
@@mawahibmaxamed1965 Ka Ku Guursan Doonuu War U Yaalaa🤣🤣🤣
@mawahibmaxamed1965
@mawahibmaxamed1965 3 года назад
@@lamajofficial2446 😁😁😁😁😁 Wlle waa runtaaa
@zakicade1136
@zakicade1136 3 года назад
arima heena legend 💯💯🤣
@naimasaid3264
@naimasaid3264 Год назад
❤❤❤❤
@cabdirashiidcalisuufichann2269
@cabdirashiidcalisuufichann2269 3 года назад
Asc walaal axbaabi hadii aad jeceshahay qissooyin iyo taariikhda nabiga scw iyo wxm jazaa allahu Khayr
@keyfhenna6097
@keyfhenna6097 3 года назад
L
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe 😭😭😭😭😭😭
@abwaanmaayar7278
@abwaanmaayar7278 3 года назад
Salalahu calayhi wasalam
@daryeelkacaafimaadka3469
@daryeelkacaafimaadka3469 3 года назад
Ramadan Mubarak
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 3 года назад
MSha Allah❤️ Caafimaad ku Afura Wllo Dhaamaantiinba❤️❤️❤️❤️ lkn Arimaheena Markaad Saambuuska Ku Ridayso Saliida Ha Cararin😂 ee Xabed Xabed Tartiib ugu Rid Wllo Markaas kuguma Soo Boodayso Saliidu intaasna Waa Talo Walaalnimo❤️ Madama Aan Ahay Gabadh Soomaaliyeed oo Walaashaa Ah❤️❤️❤️❤️✌️
@jiyaappe727
@jiyaappe727 3 года назад
Saliida waxy ku gubeysaa markaa sanbuusiga ku deedesid marka cadi ugu ridid kuma gumeyso✋🏻
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Aaryaa comment waad Arkeysaayee ha iska indha tiri ....RU-vidr ahayee subscriber LIKE ii soo zaar😂😂😂😂😀😀😀😀
@abdirahmanc.c.a9346
@abdirahmanc.c.a9346 3 года назад
waan kuusaaray
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
@@abdirahmanc.c.a9346 Thanks pro qli
@nastehamohamedabdullahi7354
@nastehamohamedabdullahi7354 3 года назад
Arimaheena boodbood badanidaa markaad sambuuska dubaysid🤣🤣🤣leysmaxaqiree nin jiraa tahey xabidi ku heshaa nasiibleh walalkey Horey usoco the first one boy youtuber somali aan tagero👏👏👏
@Amii395
@Amii395 3 года назад
Arimahena inta igatay Gabdho badan inuu sabuus la badiyo like saar legeñd
@naimaqaali6014
@naimaqaali6014 3 года назад
Mansha Allah Ramadan Mubarak wllky all muslims naagtii ku hesha nasiib leh🥰🥰👏👏👌👌👌
@hilaalarshe1286
@hilaalarshe1286 3 года назад
Nin raga horay usoco wall kep going 🥰🙏
@qadromaxamuudkaraani1641
@qadromaxamuudkaraani1641 3 года назад
Salaamu alaykum wacalaykumu salaam😂😂😂😂😂❣❣💯
@Xaraaboshow3319
@Xaraaboshow3319 3 года назад
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga!..
@user-xv7tg6ut7f
@user-xv7tg6ut7f 3 года назад
Mashaa alaah
@nam12865
@nam12865 3 года назад
صرناا 3.7 مليون واسرائيل 4 ملاين زيدوو طلعوووه ما ضل اشي و يصير ترند بكل لغات العالم 🙏 🇵🇸 #أنقذوا_حي_الشيخ_جراح 🇬🇧 #Save_SheikhJarrah_neighborhood 🇺🇸 #save_sheikh_jarrah 🇷🇺 #Спасти_район_ШейхДжарра 🇹🇷 #ŞeyhJarrah_mahallesini_kurtar 🇩🇪 #Siehe_SheikhJarrah_Nachbarschaft #Sauver_le_quartier_de_SheikhJarrah 🇪🇦 #Salva_el_barrio_de_SheikhJarrah 🇮🇹 #Salva_il_quartiere_di_SheikhJarrah #الشيخ_جراح #انقذوا_حي_الشيخ_جراح #savesheikhjarrah #حي_الشيخ_جراح #لا_لتهويد_القدس #أنقذوا_حي_الشيخ_جراح #لن_نرحل #GazaUnderAttack #Gaza_Under_Attack ‎
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 года назад
Aaryaa comment waad Arkeysaayee ha iska indha tiri ....RU-vidr ahayee subscriber LIKE ii soo zaar😂😂😂😂😂😂😂
@mariin7003
@mariin7003 3 года назад
😀
@zakimohamud5392
@zakimohamud5392 3 года назад
The lion of youtube ArimHeena 👇
@GoatxKamal
@GoatxKamal 3 года назад
Ramadankan Ramadankisa kale Khey allaha nagu garsiyo...💙😇
@Jackcadnaan1234-d8p
@Jackcadnaan1234-d8p 3 года назад
Masha allh nin aanan shaqaysanin shaah ma cabo 👇
@roodomuuse782
@roodomuuse782 3 года назад
video samayskiisa dhib baa kamartaan wlhi anagana raaxan kudaawaana arimaheena keep going bro
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv Год назад
Waaw waxaa tahay wiil Galston badan m.a noolaaw❤❤🥰💯🔥✨️
@luckyhappy7534
@luckyhappy7534 3 года назад
mansha allah wll mcn wax walba waxaa kaweyn kalgaceelki aad kukarise
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 года назад
Arimaheena halmid ee malagu tuuro wyo wey ku gubee siraaxo ah loogu ridaa marka dhib kuma gaarsineyso insha allah midakle hal hal loobixiyaa wyo wxad ku bixineyso yar
@fatimahassan7136
@fatimahassan7136 3 года назад
Arimaheena sanbusaha markad salida ku gurayso qandada ku qad qad
@dheemanofficial5293
@dheemanofficial5293 3 года назад
Masha allaah arrimaheena maqaayo waad furankartaa affur wanaagsan hadakahor ayaan islahadalnay Video adiga kasosameyey oo aanrabay in aa icaawisid wakusoqaadanaa ayaad itiri mana isoqaadan Sanadki sandakiisilale waaye ilaahada wax isaacido ma arkin walaahi waankutaageeraa waligeey waanakuguxiranahay wan ahay gabar wallaashaa waliba Faadumo Oo hadda Turkiga aaday Ayaan sacuudiga islajoognay ilaahey Dartiis I gusaacid Dheeman Official
@juneedabdullahi2393
@juneedabdullahi2393 3 года назад
saaid miyaa ugubatey 😱😱😢 don't worry sxb 😇🤗
@hamdamohmetmohmut6243
@hamdamohmetmohmut6243 2 года назад
Arimaheen wa iga qoslisy wllhi legend 🤴🤩 Aadray kurid salida mxa la ordaysaa😂😂😂😂
@harshaliabhiralover3069
@harshaliabhiralover3069 3 года назад
You know how to cooking wow I love it 😻 🥰🥰🥰😘😘
@Tuureyar
@Tuureyar 3 года назад
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plizl
@ifiye9495
@ifiye9495 3 года назад
تحيه لأهل الصومال احبكم في الله
@roodaasair6836
@roodaasair6836 3 года назад
❤️
@nasteexojemez4631
@nasteexojemez4631 3 года назад
Aboowe wall waxaa tahay qof aan jaclahay wall allah haku xafido
@apdinazirfarah1902
@apdinazirfarah1902 3 года назад
*Shaqo abuurka dhalinyarada.* #Ma rabtaa shaqo mushaarkeeda sareeyo? #ma tahay shaqa raadis aamin ah oo daacada? #ma doneysaa shaqo ku qalanta? #Ma tahay gabar/wiil wax barta hadana raba inuu kaafiyo waalidkiis Iyo naloshiisa ? #ma doneysaa inaad sameyso dhaqaala farabadan adigoo ku jiraa waxbrshada jaamacada ama iskuulka? # ma raadisay shaqo hadana ma waysan thy? #shaqo ma laguugu diiday qabiil adigoo aqoontii Iyo xirfadii leh? # ma rabtaa shaqo galinkaa rabto xur u thy? #ma kaa go'an tahay inaad wax qabsto oo cidna ku tiirsanaan? # ma doneysaa inaad uga farxiso waalidka Iyo naftaada lacag ayna kaa fileynin? ---------------------------------------- Haday jawbtaadu haa tahay fadlan La xiriir Numberkan +252634092141/ Ama. Raac linkigan chat.whatsapp.com/FoVNnc9f8sa2PK373ndHuQ ...,.
@sacdiyomoalin7064
@sacdiyomoalin7064 3 года назад
Talo Masha Allah Walalkey waad fican tahey. Sanbuska saliida haku tuur in malgacdada shabaqa oo weyn soo raaso malqacada sar kadib ku rid hadii kale dabka saliida qabsan kerto. Tan kale Sanbuska geesaha si fiican u ood iyo Tiishna u isticmaal si saliida uu kaaga dhuuqo. Ramadan wanaagsan comment iigu horeysey abed. Masha Allah Walal ahey Guur kheyr qabo Allah haidiin sahlo kuligiin. Amiin yaa rab
@Tuureyar
@Tuureyar 3 года назад
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 20k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pli
@apdiqadarmohamed4918
@apdiqadarmohamed4918 3 года назад
Waxaa kuu wanaag saneed in galoofis soo gashatid Arimaheena oo gubta yaa wax yaabahaan quruxda badan Inoo sooduubi lahaa ille kuguma saladee
@fatumaadan606
@fatumaadan606 3 года назад
Arimaheena mashaallah
@fatumaadan606
@fatumaadan606 3 года назад
Macan 🥱🥱
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 года назад
Arimaheena camera badanaa mashaa alah 😥 hashoo isii nh🙏😥
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 года назад
Tiisha ama mandiil ayaa la isticmalaaa bro so saliida tiishka u dhuuqo insha allah hada kdib sas samee saliid danbe ma la hanayo
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 года назад
Legend ARIMAHEENA ❤️ Allaha Ku amaansado bro HORAY usoco
@jamiilaelmi988
@jamiilaelmi988 3 года назад
Allah allah Arimahena videoga waad soo gagabine markasad dhehe sanbus sameyow waa fudeed miyaa😂
@zawdaosman2011
@zawdaosman2011 3 года назад
Sanbuusaha geesaha isku dhaji si anay saliidu uu galin walal from hargeisa
@boqoradaqusulka5768
@boqoradaqusulka5768 3 года назад
Wlllhi Raga qaar dumarkey aflagadeeyaan blsi maugo dumarka in eyyihiii iftiika nolasha arimahiina bl mxaa dariitey dumarka la aatooda dumarka la aatooda in waxlaqabsankarin Ilaahi wxaan kagabaryayaa in uu wax kuseeyo xaas insh Allh 🤲🤲🤲 Intaasna waa kaftan. 😀
@mxamedcali6088
@mxamedcali6088 3 года назад
WAX XUN ALLE KAAMA TUSO DEAR BRO
@naimaibrahim257
@naimaibrahim257 3 года назад
Sorry 😢 bro
@hibomuxumed3270
@hibomuxumed3270 3 года назад
Arimaheena wll is ilaali salidu waxanun wllhi🥺😿
@maxamedyare4185
@maxamedyare4185 3 года назад
Intii arimaheena uxiisay like
@sharafshaxay8661
@sharafshaxay8661 3 года назад
Maa shaa allah saliida xog u kululee mesha aad ku ridaysid tishow sar marka labaysid geesaha si fiican u lab haduu gesaaha ka banan yahay salid kaa galeeso marka sadaxda gees si fiican u lab salid maka galayso wad fiican tahahay rag badan aad ka fiican tahay hore u soco
@captainmastana1691
@captainmastana1691 3 года назад
Great #Arimahena #lagend #editkaa amizing m a keep going inshallah #1million_subcribers 💯🇸🇴🙋
@umuaxlaam6775
@umuaxlaam6775 3 года назад
MashaAllah sual abdullahi iyo hassan xasaskodha intey kunolyihin
@suusaanbashir6625
@suusaanbashir6625 3 года назад
Caadi waa Aniba maaqa maraa gubtay sanbuus duboow Saanaa ugubanaa Macaan maahoo 🥲
@indos292
@indos292 3 года назад
600k COMING soon
@najmonuura3290
@najmonuura3290 3 года назад
Arimaheena sanbuuska waa qasab in ad geesaha kaxirxirtaa hadii kale seeliida wee kabuuxsamee lknse waaw nagaha qaar xataa wad kafiicantahay 😍😍👏👏👏
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 3 года назад
Arimaheena mashallah wallkey wa dadaashay wlhi sambuska inu xirnaado waaye si fiican lee u sii laab marka qudarta ku shubtit wuu xirnaa geesaha hadii kale saliida ku aruureeso mashallah 👍👍👍👍👍
@cashara4056
@cashara4056 3 года назад
Alx Arimahena pro hda AnfuraY kulahaa 🥰
@rahmoahmed589
@rahmoahmed589 3 года назад
Arimaheena saliida waxa kenayo sambuska gesaha ka dulelo marka ka xir gesaha burka qoyan mari kadib farta iyo suulka xoog kula malaas
@anhaardahir133
@anhaardahir133 3 года назад
Arimaheena wa isku dayday Keep going walal
@AlMuweereChannel
@AlMuweereChannel 3 года назад
Lkn arimaheena sambuuska geesaha sifiican ugaxir waxyar wafurfuranyihiin sababta saliida uqaylineyso saas waaye😋😋mashaada kawad cadi ma aha
@aishaabdiaishaabdi7046
@aishaabdiaishaabdi7046 3 года назад
😂😂🤣tarpiib oogu rid waxbo kuma so garayaan hada adaa is dilaya wlhi hakuturin next inshallah Manshallah wlhi si wacan u sameysay
@jugtaculusofficial5183
@jugtaculusofficial5183 3 года назад
Brother Ragbadan Aa Dhaantaa Oo Maasto Garin Karin Karin walhi keep going my brother big respect
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 года назад
Ilaahay tartiisa iku saar subscribe plz waa ramadan plz wlhi waa codsi 🔔🙏
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 года назад
Waan kuu saaray adna ii saar
@muumoaxmed2681
@muumoaxmed2681 3 года назад
Maaasha allah wllkiye Lakin yaa iniika Ranjiey afurta wllo
@abdrizakabdalla9866
@abdrizakabdalla9866 3 года назад
Faar faar asad inay qof dumara ka danbayso inta ila aragtay like ha ii saarto😂😂😂
@fadxiyaaxmed7634
@fadxiyaaxmed7634 3 года назад
Wallo wlhu ad ayad u garaneysa lkn inyaree talo ah markad xabagta marineysid gesaha si fiican xabagta u mari ,sido kle markad ku rideysid salida kulul haku tuurin tartiib u dhex dhig hadi kle salida kuguso bodeysa waxna ku yeleysa
@pilotkaduula
@pilotkaduula 3 года назад
waxa garanaya uun nin hablahoodiina reero yeeshen oo isagu sambuus u samaynaya inamadoodii kale maalinba midbaa ulahaa shaqada alxm maanta anakaa wax walba sameysana waar walahi hablaha hala ilaashado shaqooyin adagbay hayaan habeyn walba oo ramadan ah sambuustaa laalaba ama waa shiilaa ama weelkaa xalaa
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 года назад
Aan idinka Soo Qabto Qaare Ma Dhawdihiin😁
@mariamoha5439
@mariamoha5439 3 года назад
RU-vid leyda nonsense ga haayo arimaherno kale mey iska noqdaa productive whd entertaining 💜 Keep going💜
@apdlexidig5669
@apdlexidig5669 3 года назад
Chief arimaheena
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 3 года назад
Saliida sey u dhiiqdo tiish loo dhigaa arimahena🙏👍
@umuadna1407
@umuadna1407 3 года назад
ArimaHeena salida aad saas ugu dhex turturee halis ayey ku keni kartaa wayo gaas ayaad is ticmalee wllkey ayar ugu rid rid mida kale mutalelka iney inta ku dhacdo silida adku sidbato xitaa waa macquul allah kaa hayo wixii dhiba lkn is tartiibi wllo
@user-mt2ce1ge7e
@user-mt2ce1ge7e 3 года назад
ماشاءالله تسلم يدك الله يعطيك الف عافيه.
@hoodoomer1985
@hoodoomer1985 3 года назад
iga tag video inta hore markan arky wan naxaybe uu ololy bn islaaha😭
@fahmoqurux4890
@fahmoqurux4890 3 года назад
Alle ha ku xafido wllo anigoo niyda kugu haya ayaan soo galay
@jamiilajano9651
@jamiilajano9651 3 года назад
Mshallh mshallh Pro Ale ha ku barkeeyo ❤👏👏👏
@nasrahassan1540
@nasrahassan1540 3 года назад
Arimaheena waxba lagama qabankaro hore u soco
@amiizhazanni4623
@amiizhazanni4623 3 года назад
M.ALLAH allow Dhalinyaradeena Noo Daaa Inamada Halmeel Kuwada Afuraya Waan Ka Helay
@rahmaomar3594
@rahmaomar3594 3 года назад
wlh chef ruuna tahay arimaheena bravo👏👏👏wa marki 2 ee aan arkayo adigo cunto samaynaya ww😊
@ibrahimderowsheikh2213
@ibrahimderowsheikh2213 3 года назад
Masha Allah away gabdaha gurdonka wad ujeedan arimahe wa diyar San yahay ee soyaca one love💖💖💖💖
@NinaNina-ng4hu
@NinaNina-ng4hu 3 года назад
Machaallah, génial et magnifique 🇩🇯
@natazhaahmed3134
@natazhaahmed3134 3 года назад
Arimahena best youtuber in the somali keep going brother
@gudonmohamed5590
@gudonmohamed5590 3 года назад
Mazhaallh wllhi waxd ueegatye kukar wayo sidaad basha ujraryso
@zamzammohammed7313
@zamzammohammed7313 3 года назад
بالعافيه عليك كلكم مو لحالك رمضان كريم🌚🌙
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 3 года назад
Cabdulahi miskiin waaye wan ku wataa big bro
@shafanaraaj3211
@shafanaraaj3211 3 года назад
Arimahena walalo wan ku salamay wad kabaxsatay lakin salida tartib ugu rid siyee ku so faninin wa iga qoslisay
@pulshomedia4391
@pulshomedia4391 3 года назад
masha allah alle haku barakeeyo sanbuurka geesaha fcn ugu laab saliid makaa galeyso
@whizyoga_86oficiall74
@whizyoga_86oficiall74 3 года назад
M.llh wlkey afur quruxpadan ayad sameysay lkn sanpuska wxn isku ogen inaad ku ridid paspaas mse wd ka xishootayna wn dareemikaraa waayo dadka manta oo.dhan ayay.sopnaayeen lkn zanpuska.marka aad dupeysay ama marka aad ku ridayzay mesha wxaa lasameeyaa sitartiipa ayaa logu ridaa si aadan uga gupan thnks
@abdirahmanabdiwahab7630
@abdirahmanabdiwahab7630 3 года назад
Inta ila aragtay arimeheena inuu saliida kacabsanooyo lika saara😁😁
@nadraali1376
@nadraali1376 3 года назад
mnsha Allah wlahi halkiisaad dhigtay hore u soco wllky arimaheena
@madipadabalofficial
@madipadabalofficial 3 года назад
Marku hilipku ama duqado iga damato san cml samayn jiray wlh gabdho san cml ya so smayey he gacanta taga Arimehina tagero buxdaa bro from Djibouti to
@nalkanalka4719
@nalkanalka4719 3 года назад
Abowe mida kuula talinaya saliida Adaba isku gubaya saliida tartiib sambuska ugagali Abowe taasi waa iga talo wllky🥰
@yahyaapdiziyaad4444
@yahyaapdiziyaad4444 3 года назад
Legend Arimahena ramadan kariim
Далее
MARKAY IGU HOREYSAY AAN CUNO CANJEERO ETHIOPIAN
11:05
Просмотров 318 тыс.
Ramadan Routine | Jadwalkeyga Maalinlaha Bisha Ramadan.
12:32
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39
CIDLO KUCIID | Xusuus Gaar Ah
10:57
Просмотров 42 тыс.
WAXAAN CUNAY CUNTO (SHIINEES) CHINESE
13:40
Просмотров 119 тыс.
ASAD HAGIO AAN CUNTO USAMEEYAY MAANTA -SIDEEN USAMEEYAY
23:35