Тёмный

WAATAN SABABTA SHACABKA LO LAYNAYO & MASHRUUCA XALANE E MALAYINTA $ LAGU QAATAY XASAN WAA DILAAL 

Abdifatah Boodhari
Подписаться 188 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Месяц назад
Haday soo jeedeen maxayqabteen bal halwax oo muhiima oo ayqabteen hasheegaan. U malaynmaayo inayjirto ee umada hakahortagaan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Месяц назад
Mash ruuc ku jira xasuuq umadeed in dalka lala warehouse in shape parka lagala baxo dhalinyarada Imisaa la layahhay imisa ispitalada ku dhintay iyago dhawacyo fud fudud ah
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
no more xarunta xalane Somaliya, my Allah bless you bro🤲💔💯 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohammedkolan2799
@mohammedkolan2799 Месяц назад
😥😥😥 Xasbuna Allah wanicmal wakeel Allah u naxariisto inta ku dhimatay inta dhawaca ahne Allaha boogsiiyo dhamaatod. Aamiin
@axmedgalaydh-lf7rg
@axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад
Bodhari ururkayga waxa ka mida cidkasto yahuud, saliibiyiin, munaafiqiin iyo dhamaan gaalada neceb ilahay caabuda kali nimadiisana aamisan inshalah aamin now ❤❤❤❤
@safihasan9987
@safihasan9987 Месяц назад
سبحان الله ولاحول ولا قوة الا بالله ،الله ينتقم من كل ظالم
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Allaha uu gargaro shacabka muqdisho
@mohammedkolan2799
@mohammedkolan2799 Месяц назад
Allahuma Aamiin
@FaadumoAadan-iq7tr
@FaadumoAadan-iq7tr Месяц назад
حسبي الله ونعم الوكيل لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Месяц назад
Subxaanallah xasbiyaa Allaah waa nicmal wakiil ilaahayow kuwan naga soogaadh
@Bilekhyr
@Bilekhyr Месяц назад
Waa xalane dalkeena Meesha laga curyaamiyey Waa shabakad ilaa intii Lasmeeyey shbbka waa Arimo hoosta kwada socoda Ilaahey hanaga qabto tuugada xaraash dalka iyo dadka xaraashaya. Dalka Ethiopia lowda ugudanbeyn😢😢😢
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Месяц назад
سبحان الله الصومال أصبح غزة اللهم احفظ شعب الصومال من كل مكروه اللهم أراني هذا العميل XASAN Dhiiqo وحمزة مرحوم مصيبة في رؤسهم واهدم اللهم اهدم Villa Ku Kadi اللهم امين يارب العالمين 🤲😢
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u Месяц назад
لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم.......حسبنا الله ونعم الوكيل إن لله وان إليه راجعون
@muhanadmustafa87
@muhanadmustafa87 Месяц назад
Xasuqa wxaa laraba atmis mashru lagusi dhereyo jogisteda
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Месяц назад
xalane wa xaruunta lagaso maleego sharka soomaali lagu dhibaatenayo
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Месяц назад
Salute from southern greater Somalia 🌹 Raggeedi batahay iyo raggii wadanka laha. Halkaas kawad Brody. These house niggaz kuwad shiishka.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Месяц назад
Abwaan Boodhari waa run sheeg, waxaana noo cadaynaya hadalka macno darrada ah ee Hassan Munaafiq ku hadlo had iyo jeer, asagoo aad moodid in uusan ahayn madaxwaynihii qaranka balse u hadlaya nin mucaarad ah ama qof shacab ah oo kale.
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 Месяц назад
Alaa kariim ma farataag ayaa wax laga sugayaa mahmahmahnah ayu meesha laso istaagey shacabka soomaaliyed Alaa umaqan meesha dowlad kama jirto qowleysato iyo isbaaraley ayaa dowladnimadii soomaaliyed ey gacanta ugashey
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Doqonkaasi,aniga jyi cidda aan ka dhashay midna maa natalo,Somaliyey walaal yaalow naga raalli ahaada,fartaag waa caada qaate,Mareexaan shaqo kuma kaha Hooyadiina waa Oromo, Baardheere ayuu ka imanayaa, waa igu wallaah, anigaa rèer Jubaland ah, dameerkaasi nama matalo. Runtaan idiin sheegaynaa.
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Месяц назад
Insha. Allah. Kariim. Shacabka somaliyeed. Allah. Baa. Kaga. Filan. Kana. Difaacaya. Dhamaan. Cadowga. Xlikasta
@ummuaxmedcuntokarinta7656
@ummuaxmedcuntokarinta7656 Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
@yasminali5763
@yasminali5763 Месяц назад
Illahow umadada ugargaar tuugadan xaaranta kadharagtay illahow nagaqabo illahow diinta iyo dadka iyo dalkaba kaqabo xukumadan yarabi 😢
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Месяц назад
SNM WAA ALSHABAB
@SPharaoh
@SPharaoh Месяц назад
Dhaqanka Soomaaliyeed habeen badda lama tagi jirin. Dadkan habeen badda iyo xeebta liido ku tumanaayey ee meesha lagu laayey.
@yasminhussein6143
@yasminhussein6143 Месяц назад
Wax madax ahi Somalia 🇸🇴 kamajirtee illahay subxaanahu watacaalaa umadan sida illahay loocaabudo sikasii daran qabiilka u caabudaya hadhaafiyo dalkii ilayn dalka waxaa ku hadhay intii rabigay nacaladiisu kudhacday jahanaba sigayso illahay hadhaafiyo shacabkan dhinac walba kabaaba,ay
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw Месяц назад
African Union baa shacabkayaga xasuuqay si‘ay kusii joogaan 😢😢😡 Dhalinyarada Somaliyeed Allah qabiilka quluubtooda ha‘ka madoobeeyo🤲🏽🤲🏽
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Xalane maxaa laga qabtaa waa wadan lahaysto inaa laqaataa larabaa dhulka dadkana lalaayo xalane halisbaa fadhida 😢😢😢
@WiloCusman-uv8ix
@WiloCusman-uv8ix Месяц назад
Absolute 💯
@AminAbdo-ox6ik
@AminAbdo-ox6ik Месяц назад
Kacdoon soomaaliye Xalene iska xiraa
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 Месяц назад
hadlee maa ogaateen, shacabka somaliyed nasiib darraa ku dhacday kuwaanba intey madax uyihiin allaow sahal amuuraha.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Xassan duufle gurgurte waxa ciidan U BA.binayo WA ciidanka atmison inay sii jogan waxan shisheeya Ka danbeeya xasuuqa umada xassan munafaq damiir laawe
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
A.Bodhari xogta soo baar,warka wa run ee Kusoo noqo Sirdonka Xabashida,Xalane kuwa kujiraan Mareykanka Reer Galbeydka ATMIS Gawanle Roobow Tiktok oo Immaradka iyaga kuxiran.
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Месяц назад
Hawiye dhiigina ba laga businesses
@mq3905
@mq3905 Месяц назад
💯
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Shacabka iyo dhalinyarada waa inay u midoobaan ,dhibaatadan maalin walba lagu laynayo,hadana ilawsho dhowaa shacabkaygow,ilaahay hanoo gar gaaro, intii dhimatayna alaha u naxariisto dhamaantood
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Shacaboow urur danbe iska ilaasha wadankiinana Allaha inii xoreeyo
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 Месяц назад
Haaaaa iyo QABSHAX QABSHAXA. Haddaad soo jeeddaan Ilaahay swt isna waa soo jeedaa Qorshihiisana waa wataa HALAAGNA WUXUU U DAMBAYN MIJRIMIINTA DAAWANAYSA DHIIGA DADKA MUSLIMKA
@Jrmugabe-hq6bv
@Jrmugabe-hq6bv Месяц назад
Xalane waa iyo amison wadan ka dhibta kama baxaayo intay joogan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
WAAWADA TUUGEE SHACABOW QABIILKA AY IDINKU LAXAWSANAYAN TUUGTAAN INTAAN ISKADEYNO KUWAAN MAKU JIHAADNAA AYAGAA SHABAAB EE WAA IS OGYIHIIN WANA WADA SHAQEYSTAN HADIIKALE MAALINBA QARAX HAIDIIN HOOSIYAAN
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Shacabkii ayaa qabyaalad ju raacsan dameerkii waddanka xukumay.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
War xassan duufle tuuga munafaqa ah iyo cadowga khawarijta. Alshayadiin way Isla shaqaystan shacabka dhiiga laga macashaa war waxan Ku jihaada Iska celiya😮
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Cajiib Waa Macquul Warkaada ❤
@leeosman1476
@leeosman1476 Месяц назад
YES YES YES BRO
@Raho339
@Raho339 Месяц назад
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Месяц назад
Wadanakan iyo dadkanaba ilahay baa umaqan 😢😢😢😢
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Месяц назад
Xasan dhiiqo inuu dilaala yaha cidiwalabo waa ogoyaha shacabkana wuu layanaya dalkana wuu gadanaya lkn macalafanaya hanatida umada soomaaliye uu urusanayo 🥹
@user-pc4tc7sv5w
@user-pc4tc7sv5w Месяц назад
8:57
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Месяц назад
Sumaxallahi sumaxallahi Rabi kabaqa waxaba mayan Ogeyane😅😅😅
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
1991 kii ayuu xasuuqo Somaliyeed bilaabmay,wixii baa nagu socda.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo NABAD iyo NOLOL.Mahadsanid walalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Месяц назад
War heedhe tan maalinki alshabaab timid shacabka waa la laynayey wax mdxwyne kugaara ma jirin xilligi frmjo bayba ugu darnyd xalane shaki wayn baa kujira reer galbeedna iyga argagixiso ah
@abdisiad4403
@abdisiad4403 Месяц назад
Haa waa fahaney sxb.
@sahradirie1557
@sahradirie1557 Месяц назад
Walaahey inta aad sheegtay ba wax jira, ee somaliyey is ilaaliya oo gacmaha is qabsada.
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 Месяц назад
War kuwa xalane idiin fadhiya iska erya gurguurtena dila tuugada laaya barlamaanka laya tugada
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 Месяц назад
Somaliya waalosoogala😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 2:01kaca 2:03
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Alle maxuu dal nasiiyay istraatiji ah Cawaan se Madax noo tahay xasbiyalaah Wanicmal wakiil
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
Muqdisho Ayaa qaraxyada lagu sameya,Hubka wax lagu qarxiyana waa kii dawladda iyo ATMIS,HSM Adiga Tiktok Alqabilla Taliyaha Amniga Muqdisho Jawasis Adiga kula joogo Garac weyn Sadik John Taliya Zaadka Cidama liqay xuquuqdoodi kuwa nool kuwa dhawacmeyn kuwi Gesiyada ahaa ee 6da bilowd 34 sano dhul aan lagin iyo Gododkii Taliska Hargeisa khawarij Muse judaan kuwa u soo diray kuwa damir lawayasha Cali dhere Mkaratay Roboow Ahmed Dhuxuleyste Siyaad Indhacade eey Condomyada hablihi hooyoyinki sida xooga ah ee haysteeyn wilashii Cagta mariyay Adiga HSM oo qaatay tala xumadii ahayd Cidamadan waa kiwa Farmajo ayaa masuliyadda qaadi Qaraxyada,Dagaal beleydyada waa tarikh Adiga lagu Aqaan.
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 Месяц назад
That’s true
@Caliya7
@Caliya7 Месяц назад
Hadey sojedeen meeshii musiibadu kadhacday xitaa meytegin maxey qabteen film camal ayey udawanayeene, Allaah cadowga umada soomaliyeed ciqaab degdeg ah hakurido.
@luulhussein7191
@luulhussein7191 Месяц назад
Qaraxu qorshihiisa wuxuu ahaa in ciidamada shisheeye ay sii joogaan
@ibrahimali4717
@ibrahimali4717 Месяц назад
Wlhi umadaaa ilahy aa u maqan ilhyw cadowga naga qabo
@naimajama7059
@naimajama7059 Месяц назад
Waaa laogaa taas
@AhmedGaan
@AhmedGaan Месяц назад
Asc
@axmedgalaydh-lf7rg
@axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад
Bodhari sheekadii maraykan baa nuclear 💣💥 haystaa way dhamatay
@Nuurah951
@Nuurah951 Месяц назад
Xalane maxaa loo dhowranayaa😢😢😢😢
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Balaayada dhanba xalaney fadhidaa
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
A.Bodhari war ina Adeer Dhalinyarada Maanta waxaa lajooga xiliga loo midoobi lahaa kooxda Mooryanta Villada kujirta ee wada khawarijta ah.Kacaay.
@alijama6723
@alijama6723 Месяц назад
Yu u dacwoonayaa oo uu leeyahay waxka qabta yuu CALAA CALAYAA CALAMADXUN ALLAH HAKA IFIYEE YUHUUDIGU ILEEYN MEESHA ISAGAA XUKUMEE WAR WAXAN SIDA HABARTII X. XASIINA ILAA AAD FIILADA U GU DAADATAAN SIDAA UUN BAAD U BAABAYSAAN U OO YAYAY SAAN WAA MASIIBO AAD IDINKU KEEN SATEEN
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy Месяц назад
shacabka waa u mushahar hanoolado ama hadhinto
@sadaaqyusuf550
@sadaaqyusuf550 Месяц назад
Halkan mesha eh dalka qaaniga eh, waxaa laciyaara hal aboor ajandeysan oo lagu qarinayo dagaal kala tegid. Ogow meesha ay ka timid goortas 1991. Haku dhicin xeeladaha la dhigayoo ilaa waqtiga 2026. Grab power politics from the level of party/group politics(make it a Survival issue and wanting order for prosperity). Political game of either make it og break it.
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t Месяц назад
SAX ❤❤❤
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Fartaag muxuu yidhi wuxuu cadeeyay inay xasan ayax iyo kooxdiisu sida filimaanta loodaawado idiin dawanayeen shacbiyow
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 Месяц назад
umada allaha idinka qabto.
@Bilekhyr
@Bilekhyr Месяц назад
❤❤❤❤❤🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Adow Horeeya Qabayaada iyo qudhunka
@mq3905
@mq3905 Месяц назад
Qaraxa Hawiye lagu gumaaadayo iyo meesha laga soo hogaaminayo buu ka hadlayaa markaasaad ninkaan afka kusoo kala qabaneysaa!! Adigaa qof cadiifadi wado u hadlaya ee qaraxa iska xoreeya!!
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Месяц назад
Kacanka Dalinyare..
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Месяц назад
Yaa huur balaayo alaha idin ku todo dheh ! Calabrië lee waaye qawaarijka la sheegayo ma ahaalshabab😢😢
@user-xn3lq3yl6h
@user-xn3lq3yl6h Месяц назад
😂😂😂😂siida ay usoojeden kulahaa......hadi ay soojeden mawaxay sogalinwaayen live
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 Месяц назад
Wey sojeden war miya moryantan olahay umada,haka qabto nabad iyo nolol nagasogara
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
waxan xamar ku nol waa xoloh waxan lah yabay kuwah ugu yerayah madaxweyneh xasan moryan iyo villa family shacabkan xamar ku nol sih walbah way u isticmalen shacabkah xamar haday dimir leyihin viladah bay ugu galih lahayen iyo kuwah xalaneh u fadhiyah
@user-sk5je4tu7n
@user-sk5je4tu7n Месяц назад
Xalane dagaal ha lagu qaado si wadanka looga saaro iyaga alshabab la shaqeyo shacabka somaliyed layey dowlad kama jirto somalia 😂isago qoslaya ayuu been shega 😂😂😂😂😂
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Месяц назад
Nolosha shicibkaa laga xunyahay
@RaxmoHuun0
@RaxmoHuun0 Месяц назад
Filaa dad can dheh
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Месяц назад
Ninyohow adaaba qabyaaladiisyaahee
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b Месяц назад
House keeper miya
@mahmahamal4131
@mahmahamal4131 Месяц назад
Wasidad shegtay😢😢😢
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Месяц назад
Walaalaha Somaliyeed oo gkbta ah, haa ka raalli ahaadàan,Fartaag, nama natalo isku dadna maa nihin,doofaarkaas.
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 Месяц назад
Warun walle
@user-yd2hd9me5x
@user-yd2hd9me5x Месяц назад
Haku runshegayo maytagan mesha waxa kadhecen oo dadka shacabka ah lagu xasuqayo
@cabdifitax-tx5it
@cabdifitax-tx5it Месяц назад
Sxb eeyga soo cay ma eheen mise eeyga waa eray cusub
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Месяц назад
HAWIYOOW WIILKAAS WAX KA QAATA OO ENDHAHA KALA FURA
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Umad somaliyed Musiibo ayaa ku hab satay cadow wax Ugu filan qabyada
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Месяц назад
DOWLADA HAWIYE DAL IYO DUUNYO WEY AASEYSAA SAA MAAMUL MA YAQAANIIN IYO DAWLADNIMO TOONA
@Galaxy-kv8pg
@Galaxy-kv8pg Месяц назад
Asc adiga cabdi fitaxow hooyo gaarsi dadkena gees Ila gees Somali ilaahey ha baryaan oo wall lla sirxanyahye Haley's quraamo so degdega
@axmedgalaydh-lf7rg
@axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад
Bodhari qaylada yaree nefka marka la qalo uu raftaa
@lulaa1113
@lulaa1113 Месяц назад
Maxay qabanayeen war soomaaliyey kaca
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Месяц назад
Waxan ka yaabay sanbaloolshe kulahaa anuu maxan ka qabankaraa ma dadkan nafta u hayaa kulahaa habaar idinku dhacday jaajuusiiney 😢
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Месяц назад
Haaday saas.uu,oogayen maxay.maagaladah baandow logah dhiigih waayey?
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Месяц назад
Abaxeen dee Amazon they are worsted
@adowofficial1660
@adowofficial1660 Месяц назад
Horta dalinyaarta somalida Mey kacan maxa ka qaldan ???wadonkado Mey hureystaan
@axmedgalaydh-lf7rg
@axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад
Bodhari quranka sida ilaahay inagu sheegay laba xisbu baa jira 1 xisbu laah 2 xisbu shaydaan
@sadaaqyusuf550
@sadaaqyusuf550 Месяц назад
Bal fiiri sida tani dawlaada uu shaqeyenesoo. Aakhirka halganku wuxuu ku dhamaadaa xisbiyo. Si fiican ayaa loo tirii.
@somaliyajiibiilaysomaliyaj1282
@somaliyajiibiilaysomaliyaj1282 Месяц назад
😢xsn duli ha latoogto uf
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
😂 salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад
Walaal waxan wa qandaras
Далее
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
🍏 Устарели ОФИЦИАЛЬНО! 🤡
00:32
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00