Тёмный

WAAYEELADII SOMALIDA OO KU WAASHTAY TIKTOK MUQAALO LAYAAB LEH 

Zaki honest Official
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA www.instagram....

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 3 месяца назад
INSTAGRAM KEYGA FOLLOW DHAHA instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 3 месяца назад
Subxanalaah alle haso hanuniyo ayago dadas ah hadi xiligan waxan ku jira wa dhib wllhi allow naso wada hanuni dhamantena
@Hibanuurayusuf
@Hibanuurayusuf 3 месяца назад
AMIIN AMIIIN
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 месяца назад
Walaahi saban aaqir manoo dhina in ayeeyooyinkii in ay qadka soo galaan Subxaanalaah ilaahoow gafkeena iyo geerideena ha kulmin yaarabii 🤲😢😢😢😢😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 месяца назад
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo
@MadinaMahmoud-gt5hg
@MadinaMahmoud-gt5hg 3 месяца назад
Mamada jilika ad ka yabtay wa fanad hore. Wane ku salamay walal
@Win-Finders
@Win-Finders 3 месяца назад
Just one like for Zaki honest official
@Niimmoh4
@Niimmoh4 3 месяца назад
Ayeeyoyinkan jilikoda aniga maa sameen karo mana keni karo Runti 😂😂😂😂😂Wallahi waa Funny😂 waxa laga yaba inay farxad ka radinayan Lkn Ilahaay danbigoda ha dhaafo Amiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@AishaAbdalla-o9p
@AishaAbdalla-o9p 3 месяца назад
Masha Allah gawadha cay malahha kafaaya cayda inta cayday illah ah qaribo
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 3 месяца назад
War waayeelka dhaaf adiga meeshaa diyaaradaha baralahayd meeshaan soo fadhiisatay
@abdiosman2984
@abdiosman2984 3 месяца назад
Asc Zaki wali Uganda maa joogtaa lambarkada ii soo dir
@Faadumougaasisxaaq
@Faadumougaasisxaaq 3 месяца назад
Subxanaka yaa cadhiim Waa iidhineed aduunyadaan Dhalin yaradaan layaab naayeee ma abuuta iigu darsoontay😢😢😢😢😢😢aan ooyeee albabada iixira😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Win-Finders
@Win-Finders 3 месяца назад
Correction Zaki: She is not under age but she is over age
@sheikhAlisubaneya
@sheikhAlisubaneya 3 месяца назад
Subxanallah Subxanallah
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 месяца назад
Gaallkal samaysatay xataa wayeelkoodu masameeysay tiktoga waxay samaynayaan soomaalidu
@aweisabbas5686
@aweisabbas5686 3 месяца назад
❤asc walaal vedio gaan oo kale looma baahna in aad reaction ka bixiso waayo gabadha aad ayay u qaawan tahay xataa dad kale haka sameeyaan ayaga rabbi la xisaab tamaayo waayo waxay sii faafinaayaan wax aan Rabbi raali ka aheen lacagta ay ka helaana waa xaaraan adigana sidoo kale walaal ka fiirso fadlan waxa aad soo gudbineyso waa iga waano
@liibaanqaliifqurbojoog4955
@liibaanqaliifqurbojoog4955 3 месяца назад
Maasha-allahu wll waa saxan tahey laakin Soomaali-weyn iney xumaan faafiso bey irsaaqad ka raadiyaan 100 kii 75 Wantage waxa rabo waa 100kiiba 25 ilaahey xaqa ha waafajiyo adigana ilaahey haku xafido Jizaakalaah wll 🙏✌🏽🙏
@ZamzamAli-zt8tu
@ZamzamAli-zt8tu 3 месяца назад
😮😮😮😮
@Shukri-i3y
@Shukri-i3y 3 месяца назад
Subxana ,allaaah
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 3 месяца назад
Subxanlaah
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 3 месяца назад
Maashaa Allah habaryar waxaad tahay wiil yar oo aqlaaq badan
@cabdiweli7756
@cabdiweli7756 3 месяца назад
Wllh xaaladu fatahey kabaxday
@NuraOmer-ek9zm
@NuraOmer-ek9zm 3 месяца назад
War was isla qoftii hana waalin😢
@lailaismail1317
@lailaismail1317 3 месяца назад
Zaki miyadan allah ka baqayn gabadha african waaye somali maaha ee halka iska sax caruusada maaha somalia
@HassanbeyllehFatouma-rf1mq
@HassanbeyllehFatouma-rf1mq 3 месяца назад
Dumarka daa willow wa mama haday hoyada ahayn wa wllka hoyadi
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 3 месяца назад
Dhibka waxaa Keenan qawananta hadey is asturilaheed lama caayeen
@NimcoCabdisalaan-rl8ro
@NimcoCabdisalaan-rl8ro 3 месяца назад
Bis milahi wayeladan inte kakentay zakiyow kkk
@qnus6858
@qnus6858 3 месяца назад
Ilaahow hanaga cawaajin aamiin
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 3 месяца назад
Hhhhhh aduunka waxaa ogu xun 50 jir gadaal kaga biiray xumaanta
@فارتونعدنبولي
@فارتونعدنبولي 3 месяца назад
hhhhhhH😂😂❤😊
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 3 месяца назад
Diinta shekte xili ayaa iman doonte dad ey xishdka katagi doonaan waana araknaa dadki ladhashe iyo kuwi ey dhalen aaway allow naxafdi
@malyunukash2975
@malyunukash2975 3 месяца назад
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 3 месяца назад
Ninwalba risaaqad ayuu rabaa adigu waxmasiinee maya maxaa ulayaabee nololbwyraban qofwalba meel ayuu waxkaraadsadaa hadey halkaas kagashay halayaabin
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Mss ayeeyo
@Ayiisho1
@Ayiisho1 3 месяца назад
Maamafa waa dhalinyaradii cuslaatay
@Raxmo-d4p
@Raxmo-d4p 3 месяца назад
Warya benaleh nagtan burani somali mahey nagada bentad bufineysid Mr liar nagada ciyarta
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 3 месяца назад
Gabadha ayado qawan arskeda u ceyareyso wa in eey is xijabta
@maryanruun8670
@maryanruun8670 3 месяца назад
Subxanalaah ilahow qaatimada noohagaaji
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 3 месяца назад
Zaki habo iska hubi waxa inta aadan soo dhigin
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 3 месяца назад
Adigu maquraanad aqrisaa adiguba dadbaad heysataa ee waayeelku calafkaaga macunayo fataha kaqaad
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 3 месяца назад
Caac caac,shimbirta Tuke la dhaha ayaa suubiso.
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 3 месяца назад
Aakhir samaan this people are filliping sick wa xiligay cibadeysan lahayen subhanallah adigigana waba xayeysinee Somalida jeel in laga soo dayad modaa oo duniduba ku cusubtahay noloshodii dhameyd waxay ku kooban tahay social media
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 3 месяца назад
Hhhhhh
@katraabdi6915
@katraabdi6915 3 месяца назад
life start at 40 oo muqal lee😂😂😂😂😂😂😂😂
@munaa7
@munaa7 3 месяца назад
War amaansii wayeelka maxaa kaagalay..
@user-cy4se4ou2s
@user-cy4se4ou2s 3 месяца назад
Subhanallah illahayo naaso haade😢🙏🏽✅
@cabdirahmancali2545
@cabdirahmancali2545 3 месяца назад
Waala yaab
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 месяца назад
Waayeelka sheydama waalayo naar uhorseday adigana hasoo badhigin waxun
@AhmedAhmed-v7g3x
@AhmedAhmed-v7g3x 3 месяца назад
Hhhhhh😂😂
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 3 месяца назад
Waa sheeko kle😂😂
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 3 месяца назад
Duqooshinka Stresska ku badan
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 3 месяца назад
Cabuurka ku dhegan no good idea
@cookingwithzeinab8073
@cookingwithzeinab8073 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂🙈🙈🙈🙈
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 3 месяца назад
Hhhhh😂😂😂😂
@AadanYareosman
@AadanYareosman 3 месяца назад
Wa mucjiso 😂😂😂😂
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 3 месяца назад
Let them enjoy life
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 месяца назад
Yeah butt remember they to old look at the old white people they educated they have topics they know what they doing butt this is totally auth of order😂
@qnus6858
@qnus6858 3 месяца назад
Wainloshega gudomiyaha gobalka banaadir
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 3 месяца назад
Bisinkoow.😂😂😂
@niciimamaxamed8441
@niciimamaxamed8441 3 месяца назад
geela duqdiisu durdurisay
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 3 месяца назад
Gabdhaha qaawan waqtigaaga baad ledahay ayeyada xijaaban waad ku dhagan tahay
@qnus6858
@qnus6858 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Heblaayohebel-wb8ix
@Heblaayohebel-wb8ix 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SahraJimal
@SahraJimal 3 месяца назад
Saki hooyooyinka waayela hadhihiin waayo waa xushad dara sharafoow
@SurprisedBeachCoast-se9hv
@SurprisedBeachCoast-se9hv 3 месяца назад
Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂
@lailaismail1317
@lailaismail1317 3 месяца назад
Habrtaan caac caac oo tukaha ka dhex qaylinayo wexeeda jaas maaha dadka modaya inay jasayso wa dadki migiska tumi jirey booranaha ku kacsan 😂
@casalasal6466
@casalasal6466 3 месяца назад
ADIGOO DHOOCIL YAR AHBA TIKTOK WAAD KUSOO HABOWDAYE MAXAA AYEYOYINKA UDIIDAAYA WAABA KUWII LOOGU TALAGALAY
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 месяца назад
Wiilkan wuxu kuwanagsan yahay cid macayo total
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 3 месяца назад
Bisinka maxaa Habrahan waayeelkaa ku dhacay 😄😄😄😄
@nasroali2077
@nasroali2077 3 месяца назад
Zaki under age maahan ee waa over age dheh
@MuniHabiiib
@MuniHabiiib 3 месяца назад
Kkkkk
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 3 месяца назад
Yare try ku old body jirtay
@wahibaali6368
@wahibaali6368 3 месяца назад
Under age ma ahan waa over age
@MRHaykal-gq2om
@MRHaykal-gq2om 3 месяца назад
😂😂😂😂
@AhmedAhmed-v7g3x
@AhmedAhmed-v7g3x 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 месяца назад
😂😂
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 месяца назад
Zaki aniga leeka maqan tiktko kkkkk
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 3 месяца назад
Kkkkkķkkkkkkkkkkkkkkk
@SahraJimal
@SahraJimal 3 месяца назад
www wey dhax tarta ma ma asturna
@SahraJimal
@SahraJimal 3 месяца назад
Waxaan ahay qof kii koobad
@koosilmi9262
@koosilmi9262 3 месяца назад
Duuurkaa loo diraa naartaa loo diraa
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂 astagfirullaah
@Faadumougaasisxaaq
@Faadumougaasisxaaq 3 месяца назад
Tiktookow dad kii aaqiro daro Ayuu idinku riday
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 3 месяца назад
Aroosada kushkush somali maha Allah maxay faraxyasha washeen lmao, naagtan in ay africada dhexe ka timi waa loo jeedaa maxaa dumarka idin dabadhigay. Hees somali ay idiin soo sareen. 😅😅😅
@HabibaAdan-cz3rn
@HabibaAdan-cz3rn 3 месяца назад
Kkkkkk❤❤❤
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 3 месяца назад
Waayeelka ayey ka shidan tahay
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 3 месяца назад
Adii dhee
@XaredcaliMaxamud
@XaredcaliMaxamud 3 месяца назад
Kkkkkkkk😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 3 месяца назад
Kkkkkkkkk😂 kkkkkkkkk 😂
@user-mx2uw7hx6d
@user-mx2uw7hx6d 3 месяца назад
Subxanallah Subxanallah
@HabibaAdan-cz3rn
@HabibaAdan-cz3rn 3 месяца назад
😂😂😂😂😅
@fatumaali7470
@fatumaali7470 3 месяца назад
😂
Далее
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 149 тыс.