Тёмный

Waayojoog: Cali Xasan Cadar Qaybta 1aad. Dagaaladii SNM & Ciidamadii Dawladdii Siyaad 

CBA TV
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

28 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 105   
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 Год назад
Allow u waada naxriisto dhamntood 😢😢😢😢
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Год назад
Mujaahid Ku haduu gabadh iga soo doonan lahaa maanta 40 years ahaan baan u siin lahaa . Gabawgu wejiga iyo maskaxda toona kagamuu dhicin. Walaahi
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Год назад
SNM waxay ahayd xaq udirir jihada wayna kaguulausten cadawgii waxay dhashay soomlilaan masha alla
@mohali520
@mohali520 11 месяцев назад
Aabo cimri dheer iyo caafimaad
@raxmayuusuf3392
@raxmayuusuf3392 Год назад
Ale cimriga haku dheereeyo adeero
@HMS33
@HMS33 Год назад
Haye legend Naasiroow soo dadaji Barnmijkan kala badh hore Ayaa ku jira oo Aanu daawanay nextiga soo da daji thnks fifa nasir
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 Год назад
I'm first
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Год назад
Nin sugaaya barnamijka iga dhe
@aayahamedia3239
@aayahamedia3239 Год назад
Waa utaagganahay barnaamijka lkn time.ka noodheereeya ilaa hal.saac fadlan
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Год назад
Weligay nin mujaahid Kan muuqaal ahaan Ka dhalinyaraysan maan arag marka loo eego xiliga uu galay jabhada. Haloo duceeyo adeer keen hana la ixtiraamo ubadkiisa
@mohali520
@mohali520 11 месяцев назад
Sharafi korkaga ha ahaato ❤
@naimakaise6424
@naimakaise6424 Год назад
Mujaahidka qudhee aan sheekadiisa Ku qosalay ale cimriga ha kuu dheereyo mujaahid
@shaaficiibraahim6095
@shaaficiibraahim6095 Год назад
Sobadi tarikhda xasuusta leh snm guul iyo gobonimo
@mukhtarabdiqadir8766
@mukhtarabdiqadir8766 Год назад
Biidixo tarikhidisaa hala so radiyoo Wa ninki labad ee an dhagaysto ee siyaan caadi ahayn ugu shekeyay
@yonezcrown1909
@yonezcrown1909 Год назад
barnaamijka wakhtigiis noo dheer
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Год назад
Mujaahidka aad baan u salaamayaa iyo daadihiyaha barnaamijkaba.
@qabilledirye7438
@qabilledirye7438 Год назад
Yuusuf Cabdilahi Caalin Xujaale Halyey buu ahaa godka lagu jannee.
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Год назад
Wariyahani waa mujaahid laftiisu walaal iskaayo bar . Introduction Ka barnaamij ka wax Ka bedel . Waayo Wax fiican baad wadaa. Ducaaleba waan tebay
@mohamedeid22558
@mohamedeid22558 Год назад
SNM. GEESIYAAL
@jihocusub
@jihocusub 11 месяцев назад
Cali Xasan Cadar Cabdirisaaq Gamboyare Cabdi Dhulqiyaas Ragga reer Caynaashe waa Cadaab
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 6 месяцев назад
Allahayaw maxaan garanayaa dhulkuu ka shekeenaayo iyo ragaba wax dhintey iyo kuwa noolba waan salamayaa mujaahidka waa ragii ku naafoobey halganka
@jamaalabdi
@jamaalabdi Год назад
Maantaa la qaatay oo uu yara dheer yahay barnaamijku mahadsanid
@SalebanSiciid
@SalebanSiciid 9 месяцев назад
❤❤❤
@SalebanSiciid
@SalebanSiciid 9 месяцев назад
15:27
@SalebanSiciid
@SalebanSiciid 9 месяцев назад
❤😂❤❤😂😂😂😂❤
@SalebanSiciid
@SalebanSiciid 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Год назад
Dalaco meshan ku dhashay waye alla maxan ukala lugayey isku dhoon Goryo xunta sare aadan manyre xaaji salax yartaydiina geela waxan ku raaci jiray qodhac dheer balan bale 🤣 iyo xaguuga dhulka u sheegayo mujahdku 1996 ayaa igu danbeesay wlhy rasastu waxay u dadsanyd iyo waxa laysku riiday sida ciida waliba xidhka dalco iyo goryo xun udhexeya ee leh dhirta bilciilka ah mesha waxa tuute faqash iyo laafahoodii daad San waan yaabi jiray allow waa mahada oo faqash adhaxda ka jabiyey
@mohamudmohamedabdiwahab6483
Dhul quruxbadan baad ka sheekaynaysaa anuuu anoo yarbaan mar arkay xaaji saalax, maanyare, daalaco iyo samatar Axmed Inta kale maan arkin😄😄😄😄
@kaareburburiye
@kaareburburiye Год назад
ninkani yaraan buu ku CIIDAMEEYAY MAANSHA,ALAAH
@gureygeeljire2909
@gureygeeljire2909 Год назад
Waad navigation raajiseen
@zaxanevamous2219
@zaxanevamous2219 Год назад
Halyay
@alxigma3604
@alxigma3604 Год назад
Akhiraa xisaabi jirtaa
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 Год назад
Taarikhdu maa maguurto
@KhadarAxmed-qp3du
@KhadarAxmed-qp3du 20 дней назад
😂😂😂😂😂amiin
@Mamar6310
@Mamar6310 Год назад
Rageedii maanta dhalinyarada joogtaa qabyaalad IYO cuqdad baa ka buuxda IYO cunfi IYO buqdi
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Год назад
Masha allaaah hanbalyo hanbalyo guul Somaliland SNM allaw unaxariiso aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Год назад
SNM waa geesiyaashii xoreeyey dalkeenan somaliland guuuuul SNM guuuul somaliland
@nouhismail9052
@nouhismail9052 Год назад
Walee wariyahan daalaco iyo maan yare ma dhaafo
@dacarabdi726
@dacarabdi726 Год назад
Hahaha saw maha nio
@nouhismail9052
@nouhismail9052 Год назад
Cba TV halgankiiba waxaad kusoo Koobtay goroyo xun😂🤣🤔
@kx___k8191
@kx___k8191 Год назад
de ma kolba dagalmi jiryeen dhadigii ahyden
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 Год назад
Deee intaaa baaadhashada waaan dhegeysaneee waa sideede noo bilow war kale
@yonezcrown1909
@yonezcrown1909 Год назад
barnamijkii faysal xabaal mariwaa maxaad inoogu soo danwayday
@kx___k8191
@kx___k8191 Год назад
war mnta lagu qaate yar dheeryse sid ku wad oo soo dheeer
@mahamedhusein3014
@mahamedhusein3014 Год назад
bahda tv cba ind waxan idinka codsanayaa inaad barnamijka ku soo dartaa tarikhda qarsoon ee snm garabkii siyaasada oo xitaa aan kuwadi ku jiray ayna snm soo ba aqaadin dhinacaa waxa ku qarsoon snm oo dawladi igu horeysay la siiyey sababtay u duntay ina gu keentay in dagaalo qabiilaysan in dalka laga rido kala qayb sanaanti snm ee garabki milatariga ah sharakishiisi ay kala qayb sameen ciidamadi snm ee dalka soo galay oo rer dabada laga soo dhigay ilaa manta oo 31 laga jogo dhibaatadi snm dhexdeeda ka dhacday ka muuqato wariyaha barmaamjika adiigo mahadsan dawada iyo xaqiiqada shacabka ka maqan aya lagu helayaa dawaladi tuur oo gudomiye snm ahaa hadana noqday madaxwaynihi igu horeyey sababta snm gudoomiyahoodi xukumadisi loo la shaqayn wayey iyo kala qaybsankoodi waa ta keentay
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Год назад
Maxaa kala qsybsan keenay sawkii soomaliya kadagay guushii uulahaa wuu dhoqeeyay gudomiyr bilaa hadafa ayuu ahaa
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Год назад
OGI OGI WAXAAN QOF MASUULI QADI MA QALDAMAAN.
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 Год назад
*ninkani waa qoloma talow....mujaahid dhaba*
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Год назад
Habaryoonis de inader
@yasinyusuf4759
@yasinyusuf4759 Год назад
Tvga halaga feejignaado raga uu waraysanayaa runtii waa mujaahidiin lkn ogow aag keliya ayuu waraysanayaa waana ujeedo gaara ragan waan aqaan oo iyagu waa mujaahidiin soo dagaalamay
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
Aagga kale adigu soo warayso
@moadam7003
@moadam7003 Год назад
Caano geel iyo koora jaan ayaan ogaaye Gorad waaba igu cusub yahay. Durayada dee naga raali ahaada hadan beesh sheekhal nahay dambigaas aan galay.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Waa lagugu halaagayey ama lagugu fidnaynin toobo allaah weydiista xabashidii kula socotay sheikh dirir weydiiya been badanaa subxaanallaah subxaanallaah 😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@budhuubadhaa2551
@budhuubadhaa2551 Год назад
Shin ka waran Faqash waxay gaysatay dhibaatadii. Mise waxaas oo dhan war uma haysid. Xabashi in laraacaa sax maaha. Wax ka sii xumi markay ku helaan, dan baa ku odhanaysa
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Год назад
Aamus adoonyow adoonku dhalay waxan waxba ka garan mayside xabashiga aad sheegayso afwaynaa ka darnaaye
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Walal adoon allaah ayaan ahay walal sheydhaan isku baabiyey weeye subxaanallaah laakiin waa mujaahid mid kasta lama odhankaro waxaan u arkaa isllaam isku baabay somali isku luntay umad 40 yr aan dal iyo dadba qax kusugan 🌚😭❓‼️taasi waa jawaabtaada teeda kale walal ninka gaal soo raaca naga mid ma aha ayuu ahaa xadiiskii rasuulku ina soo gaadhsiyey walal xaqa heyska indha tirin wixii somali ka dhexdhacay baadhil buu ahaa allow nacafi aan dhahno walal kuwa dhintay wey dhintee dambidhaaf allaah u weydiino waayo waxay ku suganyihiin kama war heyno laakiin hadad gaal soo kaxaysato aad iska soo horjeedaan dal isllaama aad ku dumiso fitanta ka dhalata adaa lagu weydiin subxaanallaah sheydhaan yaanu kuu qurxinin camal xun astaqfurullaah allow nacafi yaarabi Allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲😭 subxaanallaah ⁉️❓‼️🌚🌚🌚🌚🌚❌
@Cirguje2
@Cirguje2 Год назад
Iska daa arintaa somalika baad itoobiyaan ugu yeedhateen oo aad Muqdisho ku gumaadeen xaar walwaal yahow
@Cirguje2
@Cirguje2 Год назад
Mida kale xadka may soo dhaafin shisheeye kalkaal yahow
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 Год назад
Deeeee
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 Год назад
Illahay haw naxariisto mujahidiinti shihiiday umahad sanyahay mujahidku
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
Haddalka muxuu la boobsiinayaa. Waxba laga fahmimaayo. Ifiso ayaa ugu waraysi fiicnaa
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Год назад
Ma goor danbaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
halgankii xalaasha ahaa qarba waxay ku riyonayaan dib haloo midoobo siilkii hooyadin baa midoobaya dalkan dhiigbaa loo shubay 500. Kun baa nooga dhintay
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 5 месяцев назад
Iimaanka beela faqasheey bal siday dadka u cunayeenday ciidan dawladeedna waa isku sheegayeen
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 месяцев назад
14tir buu ahaa ka waran dadka maanta googa 30 jirkoodu waacaruur
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Год назад
Nasir odaygii gadhka cas ee bilaa warka ahaa ee naxliga hadaladiisu ku jireen khaasatan duritaankiisii ina kaahin. Barnaamij fiican weeye odayaasha noocaas ah ka saar wareydigooda. Kaa ayuun baan arkay wax dulliya ilaa haatan.
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Год назад
Qosol male
@mohamedtimacade324
@mohamedtimacade324 Год назад
Waar qabyaalada iska daa mujaahidiinta aan reerkiina ahayn warayso
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Mujaahiddddddd xaq udirira ninkani waaaaa halyayaya qarannnnnn
@geesahaye
@geesahaye Год назад
War qoladan tv ga waxan kula talinayaa inay barnaamijka cadalad u yelaan oo snm qabilkasta way lahayd ama gobol kasta ee ay dheelitir u yelaan waayo waan ku taxanahay oo waa rer Kali ama degaan keliya ama aag kaliya aniga laftaydayaa dhashii mujahidiinta ah barnaamijkanina waa mustaqbal kenii cadawguna wuu ina dawanayaa
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 Год назад
Majooratiga snm marka la waraysto ayuu baa la soo gaadhayaa 4 midh isaaqa kale ku jira snm 100% 70 reer isku jilibbay ahyd
@xaliimo5422
@xaliimo5422 Год назад
Dee garxajis habaryonis waa laandhere dagaalkana iyagaa u badanaya waa reerka isaaq ugu geesisan
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
Raggani taariikh kasta iyagaa ku xusan oo SNM lahayd sida hawl galkii mandera ee lixle hogaaminayey,jabsashadii birjeex ee kood buur hogaaminayey,af duubkii somali air line ee cawil cadami,guda galki burco ee axmed mire,dagaalkii taariikhiga ahaa ee burco duurey ee lixle hogaanka hayey SNM taariikhda ay ku faantaa waaba intaa iyo inyar oo soo raacdee ilahay baa isku deegaan ka dhigaye bal adigu taariikhda aad hayso mid iyo laba nooga sheeg isaaqa deegaanada kale ahi hor muud u ahaayeen?
@HMS33
@HMS33 Год назад
Laan gadhe Cakaaroo,.MA.reer cakaara Ayuu Ahaa.
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 Год назад
Sookor dhi
@cabdimajiid3762
@cabdimajiid3762 Год назад
Dadki la xoreeyay iyaga cidna waraysan mayso waayo isaaqa halfanki way u kala badnayeen
@mussasheikh143
@mussasheikh143 Год назад
Ma anigaa is moodsiiyey mise tv gu wuxuu wareystaa rag isku aag ka yimi,oo ka dagaalamey.
@budhuubadhaa2551
@budhuubadhaa2551 Год назад
Isku aag ayuu waraystaa runtii. Ogow anigu aagaas ayaan ahee. Lakiin waan arkaa inay si gaara wax u wadaan
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Год назад
Wuu uaoosocdaa aagagii kale
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
Wll aagga kale adigu soo warayso
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Allaah towbo iyo istaqfaar weydiiso inta aad nooshahay habashi makaa dambeysay 😭😭 faan naara waxba kuu tari meyso kuwaasina allaahu aclam adigaa noole astaqfurullaah allaah weydiiso kan dhakada garoonkii diyaarada aad moodow somali isku jabtay haku raaxaysane astaqfurullaah allaah weydiiso ‼️‼️‼️‼️‼️‼️😭😭😭😭😭😭❌♨️🌚❓🌚🌚🌚🌚
@geesahaye
@geesahaye Год назад
Shin magac xumadaada ayaan kagaranayaa inaad nacas tahay War ader ashaa hadal ninkan adigu xisaabi mayside qadadwayn faqash dhashay ayaan tahay
@geesahaye
@geesahaye Год назад
Shin magac xumadaada ayaan kagaranayaa inaad nacas tahay War ader ashaa hadal ninkan adigu xisaabi mayside qadadwayn faqash dhashay ayaan tahay
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Год назад
Somali iskuma ay jabiin galo ayaa lagu jiihaday cawaan ahaa snm waa kuwaa illhay ka sakow maanta surgaliyey inanu noolano Galadii ay la dagalmeena waay jabtay Allah akbar
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
@@abwanmahiigan7666 ma nin xabashi gaala wata ayaa jihaadi ama allaahii khalqey swc iyo Nebi Mohamed iyo mallaigtiisa caayaya ayaa jihaadi towxiidkaa idinka khaldane marka hore soo saxo subxaanallaah subxaanallaah cawaanimada iska daa ‼️‼️ subxaanallaah subxaanallaah gaalo ma nihin gaal waxaa ah ka xabashi soo kaxaysatay wiilashii somaliyeedna u dhiibay kuna dhintay isagoo ku dhexjira culimadiinana wareysta ‼️❌🌚🌚🌚🌚❓⁉️👂
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Год назад
@@Shin-wu4mi shadap eyow eyagu dhalay adiga yanan xabad sujuuda ka Jariine faqash niqaban waan aqana oo jabtay galoy jab hhhhh
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Subxaanallaah 😭😭 alla fool xumaa nin xabashi daba fadhiistay wallaahi allaah in la hor istaagi ina tahriintay inta diinta ka baxday inta jeelalka ku jirta ❓ waa leydin weydiin fasahaadka dhacadey ‼️‼️‼️❓😭😭😭
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Год назад
Orod adigu Ilaahay iska dhigoo waydii xooloyow xooluhu dhalay adeer kay la dagaalamayen ki diinta u gafayay miyanh ahayn e dhiiga muslimka iyo xoolaha umada xalaashaday mujaahidinbay ahayeen
@geesahaye
@geesahaye Год назад
Shin waa fatal fataal dhalay Amazon ayaa walashaa hamar ku haysata ee orodoo xooga aad Somaliland uleedahay dumarkaaga ku xoree ader raga Somaliland dulinimada maqataan haday dhamaynayan waxay jecelyihiin inay dagalamaan Amazon caruur kumay dhasheem
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
@@geesahaye walal wallaahi isllaam isllam dhalay ayaa ahay ashadada qirahaya walal haku farxin walashaa somaliyeed wakhtigu inuu wareego waxba kuma cuslla allaah gafta aad ku hadleyo iska illaali walal ‼️ jooji xumaanta ⁉️ wa tika ayaam inugu inaa ogahaey just kugu caayimaayo waayo somali meel walba ku dhiban waan ka xumahay subxaanallaah subxaanallaah ❓❓ duceeya sadexdii dibi ee midi cadaa midna casaa midna midna madoobaa ayeynu nahay walal waxba heygu fatxin waxaad iga dambeysaaba waaa haaa ‼️⁉️❓😭🌚❌🌚🌚‼️⁉️❓👂
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Год назад
Shi'5 1960kii ayaan dawlad nimadii aan qatay kuu sadqeeyay 1960kii itopiya oon kubiirna dhami lahayd soomlida walal nimada aad sheegaysid xaarka iska gii aqoon siga soomlilaan xamar ayuu yala midnimana hargaysay tala soomli danbe oo isku imanaysa majirto ilinta yixaaska iga daa walaisbartaye
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Haye ku biira idinkoo kala carari haysku imaanina konfur anagu abasiiniya ama axmaaradii allaah ayaanu ka magangali waayo waxay tahay waa wada naqaan sadexda boqol ee markab ee Ethiopian sameysatay berberana u fasaxa ‼️‼️‼️⁉️🌚 wixi rabi ka dhigo ayey noqon ⁉️‼️❓🌚🌚🌚❌
@anwarmohamed1422
@anwarmohamed1422 Год назад
Yaa been isu akhriyay 😂😂 SNM dagaal ay galaan oo ay ku guulaystaan lama arag Marka laga reebo RU-vid ka ka dhaca😂😂
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Год назад
indhilo
@abdiwho4992
@abdiwho4992 Год назад
Hhh waayee meeday dawladii siyaad barre hogaaminayy ee lipaax yada africa ahaa hhhh snm waydii 😅🤣 qadad wayn
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 Год назад
Snm gadaahiib ayey ahaayeen wXaan ku qososlay oday ninkan ka horeeye oo yidhi ssdf ayaanu isnidhi meel madax u geliyoo wey nagasooyaaceen markaas ayaanu kunidhi waar nadhaafa waxba tarimaysaane hhhhhh
@calixuseen9631
@calixuseen9631 Год назад
Reerkiinaad waraysanasaa waar dadku hakuu sinaadaan Snm
@hako5005
@hako5005 Год назад
Waa reerkii futadada xoreeyey , yaa joogay xiliga oo reerkiina ah markay adkato talada raga lo daba fadhista Xiliga nabadana dumarka mushxarada
@cawilfaanto8994
@cawilfaanto8994 Год назад
Reerkooda maahee snm 100% 70 reer bay ahyd adeer reer naa mujaahid laga waayey la waraysto
Далее
ПОДВОДНЫЙ ГЕЙМИНГ #shorts
00:22
Просмотров 1,3 млн
ПОДВОДНЫЙ ГЕЙМИНГ #shorts
00:22
Просмотров 1,3 млн