Тёмный

Waayojoog: Halgamaa Cabdi Nuurre Siyaad(USC) Qaybtii 2aad,Jabhadihii SNM, USC SSDF SPM & xogo kale 

CBA TV
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

#Waayojoog: Halgamaa Cabdi Nuurre Siyaad(USC), Qaybtii 2aad,
Jabhadihii SNM, USC, SSDF, SPM & xogo kale oo badan
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@dekodhako604
@dekodhako604 Год назад
Asc ad ban u salamaya mujahidka ilaahay cimri dheer iyo caafimad ha ugu deeqo lixle iyo axmed mirre snm iyaga ugu dagaal badna wan iyo tuu isu ah masha allaah axmed mirre alle cimriga caafimaadkaba ha uu siyaadiyo lixlana alle janadii ha ugu deeqo aamiin aamiin aamiin ya rabi
@ibrahimaleel4889
@ibrahimaleel4889 Год назад
Aadbaan uslamaya cba tv waxakale oon aad usalaamayaa halgamaa cabdi oo taariikh aad iyo aad waxlooga fahmi karo kahadlaya oo sikooban hufan cilmiyaysan inoo fahansiiyay mashaakilka somali burburka ugu wacnaa Laakiin qaarbaan fahmayn oo halkay thanks usoo qori lahaayeen aflagaado usoo qoraya kuwaasna waxaan umalaynayaa ragii guryahooda lakeenaayay hadana madaxwayne rabay Caydiid craxman tuur ina cumarjees waan hubaa inay dalka badbaadinlahayen ajnabina xariir lamaylahayn laakiin maanta nimaan ajnabi ushaqayn madaxwayne inooma noqdo ama federal hanoqdo ama mamul goboleed ha unoqdee
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Год назад
hugaamiye kooxeed isbaariiste ah
@fatimahhashi494
@fatimahhashi494 Год назад
wixii magac jabhad u dagaalamay waa kuwa meeshaan na dhigay Allaah baana ku dacweyneynaa hadeer baadna weli sheegeysaa inaadadan nabadu dantaadu ku jirin wali waqti baad heysataaye ka toobad keen ilaahey dambiyada dhamaantood wuu cafiyaaye
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Год назад
Siyaad baraa wadanka bur buriyay markii uu wadaada toogtay ayaa somalia horumar ugu danbaysan, iyo markuu diinta kahoryimid ee gabdhaha loodiiday inay xidhaan xijaab oo magacda muslimka la badalo. Taariikh ma haysidee ogow meesha uu burburku ka bilaamay.
@awshan571
@awshan571 Год назад
❤mansha allaah ❤waa taariikh waxkabarasho mudan ✅🙏
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Год назад
Mujaahidka sohalgamay inuu xil help umuu halgamayn ee umadiisu inay xoriyad ku nolaato ayu rabay wuunay ku farxsanyihiin laakin ree xamarku xilal ayay udagalamayeen
@abdihakimabdi9928
@abdihakimabdi9928 Год назад
Ninkani taariikh ma hayo was faalo wixiisu.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 10 месяцев назад
nin kaan dhiigya cabka oo siyaasad shaqo ku laheyn aala wareysanaa
@hah7064
@hah7064 4 месяца назад
Gacan ku rimis iyo been taariikh ma noqoto
@Technology-and-inovation
@Technology-and-inovation 5 месяцев назад
Somali isma maamuli karto xaqiiqdi dawladii talyani ahayd ee gaalada ayaa dhaanta mooryaanta hada dalka qaybiyay ee shisheeyaha u shaqeeya
@bensaryemofficialpodcast1246
Abdi nuura siyaad abdi waal waa beenaale snm kama midnoqon waligii mida kle wariyahaan waa habar yoonis ham iyo hamtii maxaan ku gartay lixle,m ali ahmed mire, cawil cadami ina goosaar dhamaan waa hal family cidu faan jeclaa snm raggi kaley meeyey 😅😂
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Год назад
Snm laga hadlimaayo ciwaanka Eeg waa Jabhadii hawiye SNM la shaqeynjirtey Malaa waad yareyd adeere Ciwaanka Eeg.Jabhada Wakaa xagasare kuyalaan SNm SSDF.Iyo tiikakalebee
@user-zo8zn8sx1d
@user-zo8zn8sx1d 3 месяца назад
Ninkan clnuur siyaad waaa nin damiirkiisu noolyay marka loo eego siyaasiyiinta koonfur joogta waa qof runta ka sheegaya tuugnimada iyo maamul xumada koonfurta taala ninkii wax uqaban lahaaa ee farmaajo qabiil baaa loo riday kaas baa ugu dhawaa wax aan tuugna ahayn wadaniyadna lahaa
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 Год назад
Lixle Libaax Garxaajis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@ismailjama178
@ismailjama178 Год назад
Ninka dadka ha ku yareyn
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Ehlunaar jahanamuu aadaya ma gaaluu dilayay Muslim buu lynayay xabashi Gaal ayuu Ka Amar qaadanayay
@ismailjama178
@ismailjama178 Год назад
@@abdirisakdirie3124 adi ma lawxul maxfuudkaad soo aragtay? Sideed ku ogaatay inuu naar tegayo? Mise adaa haya furaha naarta? Maxaadse ka og tahay, in alleh u danbi dhaafay? Cuqdadu yaanay denbi ku gelin, qof waad nici kartaa,laakiin xuduudaha ilaahay,ha gelin. Waa waano alleh ha kugu anfaco.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
@@ismailjama178 Waa run ilaahay waa denbi dhaafe Kariim ah laakiin dhiig islaam kaa dhaafimaayo quraankiisuu inoogu sheegay isaguna wuxuu Ku caan baxay Daadinta dhiiga islaamka hore Caan u ma uu ahayn markuu dhiig galay buu caan Noqday weliba derajaa lagu siiyay qofkii dambiile difaacana dembiga wuu la qaybsanayaaa
@ismailjama178
@ismailjama178 Год назад
@@abdirisakdirie3124 ma maqashay xadiiska labada walaalka ah ee midi cibaado jeclaa,midna iska caadi ahaa. Ee ka cibaadada badnaa isagoo walaalkii canaananaya ku yidhi cadaabta ayaad gelaysaa. Markay dhinteen,ilaahay weydiiyey kii cibaadada badnaa, inuu hayo qasnadaha ilaahay, kuna cadaabay ereygii,halka kii kalena jannada galay. Xadka ilaahay lama galo,wuxuu doono ayuu sameeyaa,cid wax weydiin kartaana ma jirto. Intaad shaqsi ku mashquuleyso,yaanu ku aakhiro seejin. Ilaahay baa amarka iska leh u daa.
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 8 месяцев назад
Jabhad tuugu ah ayey ahayen mantana waa mid asago qadul tariq ah dhinte iyo mid kubi burburiye ay so raacen tuugsada
@lubex3486
@lubex3486 2 месяца назад
kuligood waa adoomo Ethiopia
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Год назад
LoVe
@jamacsalaad4833
@jamacsalaad4833 Год назад
Cawil cadami burhaan halgamaa taariikhda galay
@xamsecali6231
@xamsecali6231 Год назад
War C/naasir ma waxad bilawday qaybtii Nacasyada geesiyadiiba maad dhamayne
@am.b5688
@am.b5688 Год назад
Sheekadii Hargeysa ayuu keenayaa Xamar, war Hawiye cuqdad ma qabo inay iyagu leeyihiin Soomaaliya ayay aaminsan yihiin, markaa kuma faanaan jabhadeyntii! Dowladii Kacaanka waxay u yaqaanaan waqtigii nabada, Siyaadna iyagaa ka saaray Soomaaliya kumana faanaan!
@hamseibrahim7840
@hamseibrahim7840 Год назад
Kuye siyaad bare iyagaa dalka ka saaray adeer snm markay burco iyo hargysa iyo berbera qabsaden ayuu siyaad bare ciidankii koonfur iyo Somalia oo dhan joogay usoo raray waqooyiga si ay difaaca u xoojiyan snm ula dagaalaman markaasu caydiid ka faaidaydtay jabhadiisuna way koobnayd awoodeduna way yared bilowgii sida snm umay awood badneyn lkn siyaad bare iyo snm waxay dagaalameyn 6years taasana keentay inay dawladu wiiqmato
@ayocurry6340
@ayocurry6340 Год назад
caydiid waa jibkiisii baa lamariyey
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Год назад
Aaaideed waligiis italia, libya, ethiopia ushqeynayey iyo Djibouti 🇩🇯
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Год назад
RACEBOOK
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Год назад
LIVESSATATESS
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Год назад
Ninkani waa dadka dalku u baahan yahay,hawiyow mujaahid Kan doorta
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 Год назад
Mujahid aaa waa moryan.
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 5 месяцев назад
Mujaahid maaha ee waa mooryaan
@abdifatahali428
@abdifatahali428 Год назад
Cut the crab
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 Год назад
Waar soomaali adigu iska qaado dheh
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Masha Allah Somaliland dhulbahantaa soo afjaray
Далее
Первый день школы Катя vs Макс
19:37
Первый день школы Катя vs Макс
19:37