Тёмный

Waayojoog: Halgamaa Foolxun Q1aad Qaabkii loo qabtay Halgamaa Maxamed Muuse Ismaaciil (Foolxun) 

CBA TV
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Waayojoog: Halgamaa Foolxun Q1aad
Qaabkii loo qabtay Halgamaa Maxamed Muuse Ismaaciil (Foolxun)
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 3 месяца назад
Waxaan aad u salaamayaa mujaahid foolcun adeeer waan idiin ognahay abaaalka aad wadanka aad u gasheen maantana anagaa diyaar u ah difaaca dalkeena hooyo guuul guuul snm guuul somaaliland waxaan codsanayaa in sanduuq loo sameeyo mujaahidiinta snm wixii noool wixiii kalana ehelkoodii anigaa ugu horaynaya wariye sare cabdi naasir number u samaneeyaaa mujaaahidiinta xaq u dirirka ahaa ee nacabkii afwayne afka dhulka u galiyay ina koosaar dhawaan zyuu dhintay alle ha u naxariisto adeerkay ayuu ahaa snm guuul
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 6 месяцев назад
Ilahay ha unaxariisto wuu dhintay dhawan ina koosaar
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 5 месяцев назад
Ilaahay hawnaxariisto
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 месяца назад
wllo maa jamac koosaar baa mise waa kosaar kale hadu jamac koosaar yahay allah haaw naxaristo
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad 7 месяцев назад
😢our heroes SNN long life
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 7 месяцев назад
Mujaahid Maxamed muuse Ismaaciil ( Foolxun), wuxuu ka mid ahaa ragii Dab xigeenka ahaa ee ku suntanaa halgankii.
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 6 месяцев назад
Walaahay waxaan bartay 1988 markay xabadu dhacaysay marna gaadhi ayaanu wada Raacnay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Snm waa garxaajis
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 7 месяцев назад
Marar baad markaad dhegaysato waxa isaaq usoo maray dalkooda iyo dadkoida iyo haday siday iyagu isugu cadowga yihiin alle muu mar qudha rogo oo aduunka korkiisa Laga waayo sababtoo ah way see deen sidii asxaabul kahafkii quraanku ka waramaayey biliaadmiba maaha isaaq waayo horaa loo yidhi Sidii umushii ilowdho dhawoow Iidoor umalkii xaguu dhigay Waana midh xaqiiqa iyaguun baa ISU xiniinyo weeyn xaabadii baana ISU hadhaye ragii rag ahaa midhidh sidaa foolxun oo kale ah ayaa ka hadhay oo ciil LA muraara dilaaca tolaay oo tolaay ax iyo ax
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 7 месяцев назад
Wllhi waa xaqiiq dhba waa sidaa aad sheegtay waa naago iyguun intaa isu muuqda sidii dumarka oo cdwgoodana u asoola u naageeya waa wxa Daarood ugu yidhaa isaaq muxibo naagoof bay leeyihiin wlhi taasa xaqiiqa waa tabta umusha ilowshiiyo dhawida waar wllhi dad maaha wxy jecelyihiin in cdwgodu mudadiiba mar gumaado iygu isma indho buixiyaan isma maamuli karaan way intaa is xiniyaan mrksy cdwgoda isu jabiyaan isu dhiibaan hdhwna sidoodii lawasaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Snm waa garxaajis dofaard dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar baa bukaa
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim 4 месяца назад
​@@hassan-mp1pkha Ila saarin nijaasyahow
@LoogeMedia
@LoogeMedia 7 месяцев назад
Isaaqnimadu waqtigaa macaanayde❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Garxaajis uu kuu khasaaray snm
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim 4 месяца назад
​@@hassan-mp1pkwaa maxay feyriska aad la wareegeysaa hooyadaa garxajis was anagaa garxajisa ah cudurka la fadhiiso ey eyga loo waayey
@SheekhMoldhe
@SheekhMoldhe 3 месяца назад
Dhalinyanyarad imikaan qiimeyn waxaay tahay Isaaqnimadu iyo SNM nimadu. Qeyrkiin maanta taariikhadoodeey ku faanaan tixraacaan se dadkan imika waay maaydhmeen
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 3 месяца назад
@user-mx8ov6bv4y ina biixi tuuga oo aheen muj iyo his dog Ina kahin snm taariikheed kuu faan both kuu laheen taariikh
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 7 месяцев назад
Wiilashii habar yoonis oo siyaaf barre ku qarwijiray koosaar m cali dhaka finish xuseen dheere haragwaafi madaxdiin axmed mirre xasan kayd axmed macalin haaruun yaa tirinkara
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Snm waa garxaajis
@mohamednur1696
@mohamednur1696 7 месяцев назад
MAHBAR WAA JABHAD AF AXMAAR❤❤❤❤❤❤
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 месяцев назад
Qaybtii 2aad aaway
@yousufabdi5663
@yousufabdi5663 7 месяцев назад
Masha Allah wlhi wan enjoy gareeya all his programs
@Said-x4q5e
@Said-x4q5e 7 месяцев назад
❤qaybtii 2aad soodaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 месяцев назад
waa yaraa dhib waa jirey lakiin ma muuqan waa kadoonkii kowaad shacabka dhagtuurkii 1982 wuu yaraa dhibka la arkayaa waa yaraa
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 7 месяцев назад
Mujaahid waad salaamantahay
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 7 месяцев назад
Cabdinaasir waan taageeraa walhi the best journalism guulayso taxanayaashaga walhi mid ima dhaafo waayo joog guulayso oo noosoo badi wall❤
@cabdirisaaqfaculjubo9889
@cabdirisaaqfaculjubo9889 7 месяцев назад
Wuxuu kaa ilaabay maxamed muuse Waray sigiisaas aad ka waray satay Waayo joog Wuu ilaabay aabahay oo ahaa Maalin taas uu ka waramaayo Qofkii sade xaad Ee Ku dhintay Agtiisa oo la odhan jiray Xasan faarax faacuul xasan tuur Oo ahaa ridii qorigii gaadhiga saaraa CBA wariye bal gaar u waydii Mahad sanid
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 7 месяцев назад
ILLAAHAY how naxariisto wll waynagaa dhiigiisii hdhsanayna maanta
@DavidEric1
@DavidEric1 7 месяцев назад
Intaan arkaayey nimankaa SNM sheegta ninkan ayaa ugu run badan waayo dowladu waqtigaa SSDF ayay ku sii jeeday . Ee shacabka waxaa ku ciyaaray niman xilal doon ahaa
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 месяцев назад
Faqashta dhaqankoodii waxshiga ahaa way dili jireen max buuska waa in jiilba jiil ugudbiyaa wixii ay faleen waxshiyiintu
@Salebanibrahin-zn3cp
@Salebanibrahin-zn3cp 6 месяцев назад
Waa mujaahid ubaagan ilaalin
@Jibriil595
@Jibriil595 7 месяцев назад
Qaybtii 2 aad soodaa
@adamsgroup1709
@adamsgroup1709 7 месяцев назад
GOOJACADDE KAWARAN MUJAAHID✋🔥
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 месяцев назад
Gooja cade dagaal masaakiin buu ahaa balse dagaladii s.n.m carrada ayaa guban jirtay
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Yuhuud dhafiga isaaq ina biixi with taani baasto faqash
@navergiveup9578
@navergiveup9578 7 месяцев назад
Qaybti 2aad meeday zxp
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 7 месяцев назад
Waxaan aad oga xumaaday raga 3 ah ee reer miyiga ahaa ee subax kaliya latoogtay.
@JamilaCawl
@JamilaCawl 7 месяцев назад
Aduunyo waxaasa la so maray 😢😢😢alle ha
@abdinasirhashi3588
@abdinasirhashi3588 6 месяцев назад
Rag waa kuwaa
@ahlanhussien
@ahlanhussien 7 месяцев назад
Kani geeridi nebiga csw ma oga 1984 or 4 ayay ahay marli burco ragii badhka la taagay ee la laayay + bandoo +Xadhig xad dhaafa + xukun geed goosti ku qosle kabtan kufay xad male anagaa ka warami ee na soo wac
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 7 месяцев назад
Reer lafa site waligiiba ooya imisa ayey dishay snm u dhinto calooshiina
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 6 месяцев назад
Dhilo wayn siil wayn futadiisu shahwo rag hamuun u qabto casho 😅😅😅
@markcaa2942
@markcaa2942 7 месяцев назад
1982 seyna dhibi ujirin markii lagasoo boqday miyaan saraakiishii isaaq laynin
@Mamar6310
@Mamar6310 7 месяцев назад
Kuwan reeraha ka HADLAYAOW EE GALGANKII QABYAAKDDA U BEDELOW AAMUSA DHAMAAN INAMAY KALA JECLAYN FAQASH ISAAQ OO DHAN BAA DAGAALAKA GALAY REERNA KELIGII HALAGANKA MA LAHAYN JOONOYA PROBGAANADADA IYO WAXA LAGUGU AKHRIYAY ADEER BILOW ILAA DHAMAD BAANU KU JIRNAY MA SHEEGANNO MANA KALA JECLIN WE WREE ONE WHY YOU TALIING RUBISH STOP THE NONE SINCE ISSUES BLOODY HELL
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Snm waa garxaajis
@mohamedabdihassan1225
@mohamedabdihassan1225 7 месяцев назад
17:08
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 7 месяцев назад
Ninyow beenta mashruuca kadhigtaye ee say been isgu shegayeen iyakii beentodii run uqaatay waar waxan iskadaaya oo dadkiina dhinaca karaaca oo ALLAH kabaqa
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 7 месяцев назад
Maxaad Diina ood wadeen oon qabiil ahayn
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 7 месяцев назад
Naftani horta ma gx uun buu waraystaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Snm waa garxaajis dhadiga isaaq taariikhood buule racay dumarkood
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 7 месяцев назад
Magaca shareero iska dhaafa waa lagu dawakhayaa magacyada badan s.n.m. keliya kudaa
@munasagal2496
@munasagal2496 7 месяцев назад
Shareero hadaad maqasho wa ciidankii jebiyey mandheera 1982di ee lixle watay alle hownaxariistee
@mohamedabdihassan1225
@mohamedabdihassan1225 7 месяцев назад
Foolxun
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 7 месяцев назад
REER CAYNAANSHE AYAY ISAAQ OO DHAMI GABOOD U DOONAN JIRAAN
@abdiqaniibrahim5959
@abdiqaniibrahim5959 6 месяцев назад
Naasiraw waad fiican tahay lkn berriga umbaad wareysataaaye maxaad galbeedkana aad u wareysan weydaaaaa
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 7 месяцев назад
Dee sxb imika wixii waad waashoo marba mid reerkiina ah baa kuu yeedhoo aad wuxuu doono nooga sooo duubtaa Abdrishidow bahasha waxanu nahay raga kugu taxan fanska ku ah wax wanaagsan oo mida kale yara dhaadheer noo soo duub
@guleidhussein8024
@guleidhussein8024 7 месяцев назад
Andna mid reerkiina ah soo warayso maxaa kanaalkiisa ku dhex fadhiisiyey
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 7 месяцев назад
Dee chanaladiina daawo maxaa ku dhex dhigay chanalkayaga waar masaajidadaynu kala guranaynaa
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 7 месяцев назад
Sxb wxd ogataa in saxafigu marar badan soo wareystay mujaahidiin kasoo jeeda galbeedka lkn nasiib darro weeye inaad tidhaa cid gaar ah ayaad wareysata waxanad u jedaa inuu garxajis wareysto lkn sidaa maaha walaal.
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 7 месяцев назад
Kuwan leh maxaa ku dhigay chanelkayga maxay ahayeen miyaanu ka guutnaa waayhee Abdinsair weydiiya inuu keligiin idin rabo iyo inuu dadkaba u baahanayahy viewskooda idinku maxaad is taraysan roodhi baydinaan kala iibsan karin e
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 2 месяца назад
Mujaahid waa ninka umadu ka fadhin weydo oo belwada u googo.ay oo xashiishka iyo tubakada caba kaa bey u yaqanaan mujaahid isaaqu
@Mamar6310
@Mamar6310 7 месяцев назад
Wadanka WAXAA waalay suladaan mu mil ay siyaasadda oo qabiil da Ada ku haya oo ka tegay dhaqankii hunguri la taagan IYO siyaasiyiintii aan halaag ka ka qayb gelin oyo kuwii loo xoreeyay ee hanky GALAY qabyalaadii oo virka martay dhalinyaradii oo la adeegsanayo Aqoonyahankii oo jaahil isu bedalay umada wada qarqoosha
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 7 месяцев назад
Tolaay oo tolaay ragna waxaasuu usoo maray ragna haduu huwanta iyo cadowga isaaq la shaqaynayaan tolaay ilowsha dhawraa isaaq tolaay Mee rageedii
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 6 месяцев назад
Maxaa iloowsha ah soomaali wey is dishay, dowladina hortiin bey dad soo dilaysay, waana lakala bogsaday lagana soo gudbaye. Soo idinka ilaa imika 34sano kadib wali lafaha sita, ee waanala dilayeeyda haya, ee wada calaacalaya Car wakaase Soomali kale oo cabaneysa Soo hel !!!!!!! ILOWSHO DHAWIDAADU MA SIDANAA!!!
@CumarGuray
@CumarGuray 4 месяца назад
Waxaa aad akhriyayso iska hubso waa lagu dbegaysanayaa waa beene
@abdirahman4684
@abdirahman4684 7 месяцев назад
Ccaynaba ilaa warcibraan ilaa beeli eedday intaad ka sheegtay waarun laakiin Ina. Mire lama socon ciidanka caynaba galaxy. Doolaalkaa nool ayaa watay
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 7 месяцев назад
Alla maxaa somaliland dhib loo soo marey. Qofkii ilaahay dilayo ayuunbaa dhinta mujaahidkani waa nin cod kar ah oo si fiican usoo gudbiyey wixii uu la kulmay ilaahay caafimadka hakuu dheereeyo mujaahid.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 6 месяцев назад
Garxaajis kuu khasaray snm
@yaasiinaadan2469
@yaasiinaadan2469 7 месяцев назад
Cabdinasiraw barmaamush ka xagii danbe ayaad ka waashay Oo qabyaalad Baad ka dhigtay Naga daa qabyalad Waraysiga sxb
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 7 месяцев назад
Dalka hyooniabaa xoraysay oo walaahiya qir liminta ninka inaan ahaynbaa walaahiya lkn nimankaasi oo qoodha isaaqa haday ku raacsanyiin gooja cade malagaasoo saarilahaaa
@sagalabdilahi1512
@sagalabdilahi1512 4 месяца назад
Qabyaalad maahee znm habar yonis ayaa ubadnayd saraakiishuna yaguunbay ahayd xoogoodu
Далее
ANDDD STILL 😤 #UFC307
00:22
Просмотров 321 тыс.
WaayoJoog  Qaybta 1aad Halgamaa Yuusuf Ganaje
36:21
Просмотров 34 тыс.