Тёмный

Waayojoog: Maalmihii noogu adkaa: Halgamaa Faysal Dheere, Qayb Cusub. 

CBA TV
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Год назад
Faisal Dhere is a legend! I liked his honesty and courage without being arrogant or exaggerating his story. Muj. Faysal’Dheere waa halyeey geesinimo iyo dunwanaagsan u dhashay, gobanimadu dushiisa ayay ka muuqataa. Alle ha karaameeyo.
@togdheerinasanwayne12
@togdheerinasanwayne12 Год назад
Mnsha allah wa markhatiga nool wan ka xumahay in meelihii dalka laga xoreeyey aan weli dowladenu gadhin wa ayan daro.
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Год назад
Mujaahid faysal dheere halgamaa aad baan u salaamayaa waa nin aad u qiimo badan.
@ayaanxasan9893
@ayaanxasan9893 Год назад
Mujaahid nolaw ilahay haku dayo
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Год назад
Maasha Allah waa taariikh aan ubaahnaa waayo.1995 Ayaan ku ciyaari jirny baybeeyo badan oo halkaa oli jiry
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 2 месяца назад
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️❤️
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 2 месяца назад
MNSHAA ALLAAH...HALGANKAASI WUXUU AHAA HALGAN SAX AH
@Mr.Nuradin
@Mr.Nuradin Год назад
CBA TV aad baad ugu mahadsan tihiin barmaamijkan iyo ninkaas weriyeyaha ahi waa xogogaal laftiisu.
@ayaanmahubo5291
@ayaanmahubo5291 3 месяца назад
Abtiga faysal wa geesi 🔥🤚
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 Год назад
Cba tv thank you we need to hear this heroes story's it's our history
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Год назад
Mujahid faysal dheere iyo nasir Colombia waan salmaya faysal waa ragii hore ee qalbiga wangsana kolay balwadana wajiigisa kama muqato waa nin nuuraya alle haku karmeeyo halgama maanta lafteeda dalkii waxa soo wareray faqash
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Год назад
Ahmed Macalin Haaruun+Ahmed Mire+Waabeeyo+Ceegbilcileh+Inlanwal+
@user-qm1ir3kl2o
@user-qm1ir3kl2o 6 месяцев назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉 nabada raxan kuhelayi anaku ee waa losorafada cimriga l'ale hakudheryo❤❤❤❤❤
@user-jl8nu5wi7s
@user-jl8nu5wi7s 7 месяцев назад
Geesi geesi dhalaay
@drmaxamedaxmed4671
@drmaxamedaxmed4671 Год назад
Ilahay ha ka abaaliyo Halgamaa Faysal dheere taariikh ma guurtaa buu inoo soo gudbiyey iyo meel halgankii dalkan loo soo maray iyo saraakiishii ku shahiiday, meelwalba taarikh halgan bay leedahay somaliland lkin Geeldidisku waxay ahayd Meel SNM ugxanta dhigatay xaqiiqdii, ilahay ha unaxaristo Mujahidintii Naftoodii usoo huray qarankan inta noola cis iyo qarankooda nabada ayay dhexjoogaan guul iyo Gobonimo ayay ku waarayaan inshalllah
@abdijama9829
@abdijama9829 Год назад
Thanks CBA TV. Mujaahid Faysal wa mahadsan yahay ilaahay cimri dheer ha siiyo
@jimcaalesaleebaan1902
@jimcaalesaleebaan1902 Год назад
Wlhi wax badan dareemysaa alle cafimaadka iyo cimirga haw barkeeyo mujihidka wariye wad mahdasnty adan👏
@ahmedomar2274
@ahmedomar2274 Год назад
Hanbalyo taariikhdii snm ayuu sifiican noogu waramaa wixii lasoo maray
@musecabdi1036
@musecabdi1036 Год назад
Alle ha caafiyo shiine cartan.x.abokor
@cqaniwadaadyare3624
@cqaniwadaadyare3624 Год назад
Taariikhda snm soo badiya
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Год назад
Msha allh tv yada taariikhda halganka aad noo soo tebisad dheerty
@Hanad2976
@Hanad2976 Год назад
Faisal dheere iyo raga lamidka ahba alleh hadhawro geesiyaal qaran sharaf iyo cise kuwaara .abaal ayeey mudan yahiin.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 3 месяца назад
Mujaahid ku waxuu sheegay maslintii Mujaahid aaxmed m.haaruun IHN ay dileen ayey faqashtu isu tagtay
@Hindaawmaxamud-dv9kn
@Hindaawmaxamud-dv9kn 11 месяцев назад
Abaan duulihi ciidamada faqashta Ee isa soo dhiibay Cabdikuus wuu nool yahay Hargeisa ayuu degan yahay
@darwiish344
@darwiish344 Год назад
ragii rag ahaa dheh
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Guul snm guul somaliland
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Год назад
Thank you setting us free. You should of have used a drone and microphone windshield
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Год назад
Burburkii aad soomaali ugaysateen hadaan aduunka aydinku xisaabin aakhiraa laydinkuxisaabin
@elmimusa3630
@elmimusa3630 Год назад
MashaAllah waa taariikh wanagsan ceel bil cile anoo yar berigii 88 kii oo burco ka baxney oo hawd u socona ayey faqashtu naga heshay gaadhi bus ah oonu lahayn baanu wadaney dad badan iyo alaab badan baa saaraa 5 qof bay ku dileen bertaa iyo dhaawac gaadhigiina way naga kaxaysteen
@abdulaahiabdi5617
@abdulaahiabdi5617 Год назад
Hhhh adna ma carartay saysan faqashtu kuu wasin
@singular123er
@singular123er Год назад
@@abdulaahiabdi5617 muhiimadu waa inay laas caanood bur burto
@abdulaahiabdi5617
@abdulaahiabdi5617 Год назад
@@singular123er adeer kaalay bal burburi
@singular123er
@singular123er Год назад
@@abdulaahiabdi5617 burbur taybee maydkaaga jiido
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
​@@abdulaahiabdi5617faqash anagaa wasnay
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 9 месяцев назад
Waa duli dadkiisii laayay
@Hindaawmaxamud-dv9kn
@Hindaawmaxamud-dv9kn 11 месяцев назад
Abaan duulihi Ciidamada faqashta Ee isa so dhiibay Cabdi kuus wuu nool yahay Hargeis ayuu degn yahay
@waraabecabdiaxmed1620
@waraabecabdiaxmed1620 3 месяца назад
Siciid guuleed Ahun.
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 Год назад
Mujaahid xalaala faysal dheere malin kamuu bixin furimaha,SNM Adero allah haku sharfo
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Год назад
Mohd Muuse Jama - Harag-waafi +
@engmukhtaar4442
@engmukhtaar4442 7 месяцев назад
Dawladii saddexaad ee africa awooda weyneed isaaq ayaa burburiyey somalina iyaga isu keeni kara sidaa ogaada midnimada xamar ma taalo hargeisa taala reer faqashay la socda
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 2 месяца назад
War waxba iyagu mayna burburinine jabhada badan oo iyaga ka horeeyay ayaa jiray oo dowlada la dagaalamayay kana horeeyay, lkn qeyb bey ka ahaayeen
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Год назад
Mingiste in aad hub kasoo qaadataan oo aad guryihiina lasoo aadaan dawladiinii kudumisaan dadkiina kulaysaan oodku faantaaan Waa wax lalayaabo kaxishooda umadda soomaaliyeed oo aad qaxootiga badeen iyo qaran jabka
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 месяца назад
Adigu walashayo lagugu dul wasayo madawan lahayd waxasay waday dawladuye xolayaw
@samsamm5996
@samsamm5996 Год назад
Cba iyo halgamaa faysal waad mahadsan tihiin haloo Diyaar garoobo mar labaad Hy iyo hj ayaa isaaqan maatada ah difaaci jiray
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Horta Dagalka isaaq uma Kala Hadhin Lkn Qabilada isaaq Nin waliba Degankiisu ka Dagalamayay Maxamed Cali Cidanku watay markii la dilay Maxamed cali waxa La Wareegay Cidankii soo hadhay Nin Ciisa Muusa Ragii 3magalo ee Berbera,hargeisa iyo Burco galay waxay ahayen Ciise muuse
@samsamm5996
@samsamm5996 Год назад
@@cabdaleyare2518 ciisa muuse Dhega waeyne hayba laanbad iyo Maxamuud wadaad baa snm kaga Jiray malaa waad yar tahay ama War baanad hayne
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
​@@samsamm5996 uuaaauuaaaa😅
@IDIRIS_ROSIH
@IDIRIS_ROSIH Год назад
AADBAAD UMAHADSANTIHIIN CBA
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Год назад
Somaliland waxay kaga duwan tahay Somalida kale, Haddii Jabhadi reerkooda u dagaalanto waa Halgan. Immika liis dheer baa jira, cidina cid ma dhegaysato qolo waliba iyada uun BAA isu camirta inkasta oo lagu kala badan yahay hadalheynta waxay cid waliba u taqaano Halgan.
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Год назад
Snm jabhad day day ah oo gaalo u shaqeyneysay soomaslinimadana bur burisay amxaaro aas aastay Kolsaas baad leedihiin mujaahid Waar mujaahid ceynkaa uma yaal ee ummada ha marin habaabina
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
Hooyadaa umada iyo somalinimadaba was gaalkii afweyne ahaa in xukunka laga tuuro xaq ayey ahayd axmaaradana isaga ayaa ka xumaa
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 3 месяца назад
Faqashta buufi inder​@@abdimalikali9993
@jamamuse9242
@jamamuse9242 4 месяца назад
Deegaanada odwayne hadii ciidan yahay iyo maalba alla maxaa geesi u dhintay labada magaalo ceelxume iyo ceelbilcile taariikh bay ku suntan yihiin, hadaba awlaadu SNM inay ictiraac keenan io u dhintaan ba waajab ka saaran yahay
@Cabdifitaaxcabdullahi-bw6hd
Axmed dhagadheere
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
dadka moodaya somaliland dhulkoodu in uu burco iyo hargaysa yahay hadaawadaan snm makii gobolada iyo caasimada laga soo saaray in aanay itoobiya ku noqon ee dhulkaa faraha badan ee ay xoraysteen snm in ay joogeen faqashna ay burco iyo hargasa dhex meeraysanaysay dhulka somaliland waa dhul balaadhan oo aad u weyn
@Ibrahim-vx1fu
@Ibrahim-vx1fu Год назад
CEEL SAME. AYAA LA YIDHAAHDAA (MAAHA CEEL XUME).
@calixasan3430
@calixasan3430 Год назад
yacni hada goja cade lagu kawanaya halgama lagulahaa
@mustafeaxmed5646
@mustafeaxmed5646 Год назад
Barkadasi xidaa waa mujadi
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 Год назад
Wasn't joogay geelong didiska aniga iyo asad ismaaciil iyo jeesto iyo cali sciid oo dhan reer abtigay Havana qayb ayey ka qaateen
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Mujaahid faysal long life adeero
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 Год назад
Waa qololma ninkan
@awaleahmed6694
@awaleahmed6694 Год назад
Reer cilmi lagaa yidhi
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Год назад
Garxajis- Habaryoonis - ugadh cumar Wye inader
@aliabdi450
@aliabdi450 Год назад
You people will never change..with change comes progress with progress nations go forward unfortunately somaliland would remain on the backfoot....why don't you take Rewanda as an example for your people to go forward...u well always be on the backyard of history....
@Xirsishow
@Xirsishow Год назад
Inbadan waa idin suugayny soo noqte
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 Год назад
Snmtii ceeryaanta un buu warystaaa tvgani
@larsmartinjohanssonjohanss115
Haa waa mid reeraysan!
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Год назад
Habaryoonis waa ragii fudadaan yar xoreeyay wllo
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Год назад
Isma doorin gaalkii aan diriyo... daarta kii galaye.
@cabdiraxmaanyuusuf7414
@cabdiraxmaanyuusuf7414 Год назад
Kodarsoo sarkaalkii udhashay oo ah ninkii calanka saaray 1991 markii uu dhintay ayay ka jartay mushajarkii oogoontii uu ka dhintay
@doodaay5822
@doodaay5822 Год назад
Woxow la Mid ahaa halganka dib uxoreynta rer SSC bal adba😮
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
SSC waa Halke
@cabanemacalin8585
@cabanemacalin8585 Год назад
🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃
@Abdal252
@Abdal252 Год назад
Snm waa wixi dowlada wax walba bilaashka ahayeen dumisay
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Wax waliba Sabab Ay Leyhn soo ogow Sababta 😊
@adamoogle2871
@adamoogle2871 Год назад
war anuu waxan layaabay ragu wuuu isdilaa lkn waanalakala adkaa waa xaqiiq taasi lkn maaan maqal wali waanalaga adkaaday iyagooleh waxbaanu halaagnay mooye waaraga nimo hadad adkaateen lkn dee inagakalayareeya 2 miduun
@mustafehussein288
@mustafehussein288 Год назад
Dhaguhu kuuma daloolaan ee waa nalaga adkaaday ayuu yidhi mar uu hadalka waday
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Cadi u dhagayso Maxamed Cali waa Sarakishi ugu sareeyay SNM Way Naga Dileen Markasay Burco Naga soo Saren Waxa Kaliye Been Laga Shegin waa Tariikhda
@Yedo25254
@Yedo25254 Год назад
Geesi waa ninka dagaalka ku dhintay, dhaawacmay ama Cadowga uu qabtay isaga oo xabada ridaaya...waxaan waa beenti SNM Iyo Sheegada Qaadka iyo xageen maanta ka qayilnaa. Somaliland state of Somalia 🇸🇴
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Год назад
Ma seeto Ayaan ka il bixi waayey
@TheMohadam
@TheMohadam Год назад
KU mahdi USC. SNM kama adkanin SIYAAD BARRE
@calixasan3430
@calixasan3430 Год назад
lakin goja cado kawanka kasaran yahay hada
@Xudeyfa
@Xudeyfa Год назад
Ar beenta naga daay.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Siyaad barre waxaa riday jabhadii barakeeysneyd ee USC lkn SNM hal magaalo ayadoon heeysan baa USC qabsatey muqdisho Waliba muddo yar hadana guudhaas waxaa sheegto SNM
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Год назад
Ma cunug yar baad tahay mise taariikhda inta xaafaddiina lagaga sheekaysto ayuun baad golaha keenaysaa? Siyaad Barre jabhado dhowr ah ayaa ku kacay oo ay ugu horraysay SSF/SSDF 1978-1984, waxa ku xigtay jabhaddii SNM 1981-1991, waxa iyana halganka ku soo biiray goor danbe labadii jabhadood ee kale ahaa USC&SPM 1989-1991. Ugu danbayntii waxa isxulufaysi yeeshay SNM, USC iyo SPM kuwaas oo ku guulaystay in ay xukunka ka ridaan taliskii kacaanka. SPM waxay xoraysay gobolada koonfureed illaa iyo Bay iyo Bakool halka USC loo xilsaaray Gobolada Dhexe illaa Muqdisho, kaartadanna waxa engineer gareeyay Guddoomiye Cabdiraxmaan-Tuur oo ahaa Guddoomiyihii SNM. (maska madaxa ayaa laga dilaa. SNM na Waqooyi ayay qabatay oo xoraysay. Markaas taariikhda sidaas u baro yaa miskiin.
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Caydiid Ragi Hubka Siiyay Ee Muqdisho U Jiheeyay waxay Ahayen Sarakiishi SNM Ninkii Saldhigi siyad Bare ku Xidhay Ninkii ka soo dayay wuxu aha C/raxmaan tuur m.waynihi u Horeeyay ee Somaliland adeer Tariikhda soo baadh 1991 ayaad Muqdisho SNM na 1988 ayay Hargeisa Qabsaden Halka Wax ma Ka Fahantay iyo Dowladii siyad bare inay Daciiftay
@hanadali6155
@hanadali6155 Год назад
Ninkan hada. Taariikh ka sheekee ayuu is leeyahay. Balse. Xogo badan ayuu bixiyay meelaha dhufayska fiican iyo meelaha laga soo gali karo ayuu si dhib yar ku bixiyay 😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
lol Taarikhda waa laga sheekeymyaa dhufeyska yaa gali karaa qof Somaliland ah
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Год назад
Yaa ka soo gali karra
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Waar iyago 3-4kun ah ayay Ku Tusayan 60k oo askari oo Diyarada Wata oo ay ka adkaden Niow wuxu Caqli Xuma Manta oo 120k oo askari ay Yhn Sideed uga Adkaan Kartaan 😮
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
Soogal
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Год назад
😂 singing the blues! Rag waxaa uliita calooshii laciyaar iyo ciilkamakore! It is 2023 and they are still talking about last century. Lacatulaahi Calaykum! Bushti Faakiyaa liji sakaaraam!
@singular123er
@singular123er Год назад
maantana waa laascaanode adkayso
@momindekk1
@momindekk1 Год назад
Reer walba halgan ayay leeyihiin halgan ayaa hada socda ssc
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Год назад
Ssc waa maxay Sanaag dhulbahante sheeg hal degmo oo ku leeyahay dhuldaaqsimeed mooyee Cayn wax la yidhaahdaana ma jirto oo caynaba habarjeclaa leh buuhoodlena si simanbaa loo degaa soolna xudun sacad yoonisbaa kulla dega laascaanood iyo taleex iyo afartaa tuulo miyaa ssc anaa hooyadii wasa
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Dhul aad Ledihin ku Halgama 😂 Lascanood Ayaad Ledihin iyo wixi xaga Ka Xiga Garoowe intaasuna Dhul Maha Dagal Hadad Wax Ka Taqanid Haduu ka socdo hal jiho Finish ayuu ku danbeeya
@user-xn3lq3yl6h
@user-xn3lq3yl6h Год назад
😅😅😅😅iin waxaa laga sheekeyo sii mashrucii caln casta dadka logu siihasto..dhaliyarada manta jogta wax micro ah uamsamaynayso...lafo qoyana mannta wayjiran. marka in😂 waxaa laga shekeyo waa in sool dhaliyarada logu dagal galiyo..jawaasista TPLF way iidin dhamatay
@abshira9398
@abshira9398 Год назад
Qaatiliin dulmi kusocda ayaad aheedeen
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Nin Diyarad Lagu Duqaynayo Kaga Sii Xume Caruurtiisi iyo dumarkiisi ay Ka Hor Marinayso Miyaa Xaqdara
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Год назад
IIdoor dagal-yahano waligodba dagalka hibo u lahaa, Somali oodhan baa isugu tgty ilaa jabhadii Oromada ee deganayd waqoyi galbeed ilaa south afrikankii diyaradaha dglka uso kiraysteen wxs oodhnba isaaq baa afuufay wxsa lyidhaa halyeeyo la holin waayay , wna sabata ilaa mntdaa somali cuqdada ugu qbn isaaq ee intaa u xsidaan u necebyihiin wyo waa Reer brkysn oo calool xaadhan cidkstna iska smxy mrky ka guulysteen
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Год назад
Ma adigas calool xaadhan waa nala laayey iyo lafo back lagu wado Gaal albaabkii Ingiriiscadow inoo kaalay Soomaali manihin walaalada itopiya Berigii nala laayey sowtii nala laayey aar siyaadna iskama aadan qaadinine usc baa alle idiin soo diray oo idinka kicisay deetana waa adinki ku laayey hargeysa wax allale iyo wixi isaaq aan aheyn Waa adinki ku laayey borama sama roon waa adinkan ilaa hada dhul bahante xabada ku wada Wax yar oo fiican iga tus taariikhiina beentaa
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Год назад
Waaxad kaa dagaalamayseen ayad maanta rag kuula dagaalaysan dooqoonimaada isaaq
@Darawish-zi5pu
@Darawish-zi5pu Год назад
Mujahid yaa kaqbali lsaaq 50%yaan ugulay iyo Somali wayn oo dhan😮😮😮😮😮😮😮😮 SSC tagtay. Oodal waytagaysaa inshallah
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Ragamu waa Ragi iyago 3kun ah 60ka kun ee diyaradaha watay ka Adkaday Hada 😂 SSC aad Shegaysid Horta Dhul Ha Shegato 😂 Bal Waa Halke Se yaa Daga Halka Ay Sheegtan Yaab Sool Oo Badh Ah Ayaad Dagtaan Waxba Mesha Kuma Haysaan Dagalkii 1977kii Dhhagawayne iyo ina kahiniyo Markii C/lathi yusuf gostay waxay idin gaysteen soo ogow Tariikh dhinac Qudha Ka Socota Tariikh maha wuxuna ugoostay oo Ethiopia u Racay isaaq Ma xorayn Karaan Darood
@awshan571
@awshan571 Год назад
😂😂😂 sheekadan snm tu miyaney dhamaanba 😅
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms Год назад
10 sano oo intaasoo dagaal la galay ma dhamaanyso ee la soci xalqadaheeda 10 sano wixii dhacay baa lagaaga shekaynayaaye
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
awshan571 sheeko ma aha waa taariikh haday ku dhibayso ha dhegaysan
@ziciiddhago2263
@ziciiddhago2263 8 месяцев назад
Hooyadaa dhamadkeedii wase niqam naga xidho amu tariikhdii duriyada soctee
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Год назад
Haday shaley ay taasi soo marteen manta laascanod waxa aad ka wadan waa maxy marka nacalaa idinku taaal
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 Год назад
Lascanod Yaa Dagalka Ka Bilabay Waar Hiil iyo Hooba waan idinla Garab Taga nayn Maxad Kororsateen Somalia waxan Kala Dagalanay intaa Caskideega Oo Dil Raacsan Yhy
Далее
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 703 тыс.
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Просмотров 182 тыс.
WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere
26:18
Просмотров 38 тыс.
Taariikhdii SNM 1981 kii  ilaa 1991kii
1:33:39
Просмотров 53 тыс.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41