Тёмный

Waayojoog: "Waxaan caawa ka xumay in aan dhimanaayo Siyaad Barre oo nool" Xuseen Khaliif . Q 6aad 

CBA TV
Подписаться 132 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Waayojoog: "Waxaan caawa ka xumay in aan dhimanaayo Siyaad Barre oo nool"
Halgamaa Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac.Qaybtii 6aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

15 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 Месяц назад
Tuuga ilahay ka furtay oo khaimiin ah oo dalkii dumiyey oo cadaw dadkii iyo dalkiiba u logay walee xisabtina waa danbeysaa siyaad barre ilahay unaxariisto
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Месяц назад
🎉Weriye bedelay weriyeyaashii asalka ahaa ..weriyaha xiligan ugu qiimaha badan.
@mohamedguudcade
@mohamedguudcade 2 месяца назад
Libaax Soo jabay oo waayo arag ah Hussein khalif
@janankajananka4650
@janankajananka4650 2 месяца назад
siyaad bare was hero runtii
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 месяца назад
garbage
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 2 месяца назад
Khaa in dalkiisa cadow ku ahaa oo Xabashi ushaqaynayay
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Месяц назад
waan dhimanaya siyaad oo nool kulaha Ma ajasha dadka ayuu hayay Ma amulka qofki dhimashada ku horaynaya ilaahy baa maamula adoon jaahila ayuu ahaa
@xaliimokaxdaofficial1197
@xaliimokaxdaofficial1197 2 месяца назад
Qaliif shiq maxmuud ma abdirisaaq aabihiibaa talow oo rer America 🇺🇸 ahaa
@user-ic3ht8jx2b
@user-ic3ht8jx2b Месяц назад
Jaajuusnimo iyo in dhul somaliyeed xabashi horgal loo noqdo Ssdf waxaay ahayeen jaajuusiin dalka ku soo hogaamiyay cadowgii somaliya ee dhulka naga haystay ee minkiste heela maryam iyo xabashidii uu hogaaminaayay
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 месяца назад
Dalkii SA weerare yaan la warey san
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 2 месяца назад
Mj ileen waligood bay xabashida kabo qaad u ahaayeen
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 2 месяца назад
Waaya jopg you become a confession box in a church. Somalia people are smart enough. We are listening to the singing
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 месяца назад
Xuseen Khaliif fariid. nooloow saaxiib waa reer Ottawa(Bank Street area) ku salaamaya waayo waayo.
@abdinasirabdi1129
@abdinasirabdi1129 2 месяца назад
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 месяца назад
@@abdinasirabdi1129 👍🏼👍🏼👍🏼
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 месяца назад
mjerten in aad cadow somali neceb u soo raaceen amxaar wadankii ku soo hogaamiseen
@UywgwIsuege
@UywgwIsuege 2 месяца назад
Qabiilka majeerteen waxuu ahaa lafdhabarta midnimada iyo xurnimada Somaliya. Maxaa keenay inay raacaan amxaaro? Maxaa Keeney hadda inay ku uruuraan puntland...ayagoo barigii here daganaa sharafna ku lahaa wadanka oo dhan. Qabiilkasta sidii calibestenkii ayaa lagu uruuruyay hal xaafad.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 2 месяца назад
Dabadilif yo Ethiopia soo hubeysay baa Somalia dumiyay
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 2 месяца назад
Yes That's was Me 😅
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 2 месяца назад
Hooyadaa Iyo Somaliba was
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 месяца назад
Hada maxaan ka fa iideysanaa wareysigan. حسبنا الله ونعم الوكيل
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 2 месяца назад
Gabadha Tanzania ka ah baa kaa caqli badnayd
@MubYus
@MubYus 2 месяца назад
Af weyne , Siyaad bare.. nacalutaal caleek
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 месяца назад
Lacnatullahi calek yaa mujrim. Illaheyow u naxariiso madaxweyne Siyaad Barre. Ilaa hadda asigaa madaxweyne noo ah
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 2 месяца назад
Adiga hakugu dhacdo hortiis
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 Месяц назад
​@MohamedSharif-bn3rr siyaad bare markii hore sii sax ah bu soomaliya uu waday, laakin marki danbe wax gashay kursiga inuu ku dhago, qabyalada soomali uu isticmalo. Maanta waxa dawladi somaliya ku ciyaar waa isaga. Weynu aragna maanta halkay soomali aduunka ka taalo. Miya kula tahay dadka soomliyeeda uu ku dilay inuu kursiga ku fadhiyo inuu ilaahay aanu weydinay. Isaga iyo camalkiisa
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Месяц назад
​@@osmanyusuf8236Mooryaan, bililiqo ku dhashay, Caydiid iyo Cali ilmahood, naarta Allah ha idinku shubo. Atomic bomb Allah ha ku rido Xamar iyo unukaa leh
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 месяца назад
Wajigaa gubay amxaar buu amaanayaa wuxuu jiri anaga ethopia baa iskaashanay yaahuu goldogob waa tii aad matoorida gubteen ee abxaarku idin dharbaaxay hadalkii uugalabtaas amxaarku yiri see ceelasha ugubteen
Далее
This or That 🛍️
00:52
Просмотров 2,6 млн
АРЕХ ПОЙМАЛ БЕЛКУ ОТ ИГРЫ ВП
15:01
DOODDA HUBKII CAABUDWAAQ
18:56
Просмотров 881
Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran
1:59:21
Просмотров 180 тыс.