Тёмный

Wacdarihii Tartanka Finalka Hibadda Qofka ay soo bandhigeen 11-kii tartame ee soo gudbay. 

SMS Somali TV
Подписаться 55 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Wacdarihii Tartanka Finalka Hibadda Qofka ay soo bandhigeen 11-kii tartame ee soo gudbay.

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@munamahamedabdulahi948
@munamahamedabdulahi948 2 года назад
Maasha allha xuseen siyaad iyo ninkii madax ka ciyaari jirey waa abdirahman goormaan nr 1 siiyey anigu markay soo bilaabeen
@abdulkadirmohamedomar7223
@abdulkadirmohamedomar7223 2 года назад
Masha allah tartan qurux badan ayuu ahaa si saxa ayaad u kala saarteen faniinta barteeda dhigteen guulesta dhamaantiin
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 года назад
WAA WAXLAGU FARXO TARTANKA DHALINYARADA ANIGO KA MID AHAN JIRAY ARDAYDII KU TARTAMI JIRAY FANKA WAAGII BERI SAMADKA XASUUS BAAD IGELISEN SHARAFBAAD LEDIN thank u 🥰🥰
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 года назад
Hussen Siyad waa Fanan buuxa Cod baxsan ayaad leedahay guuleyso
@asmabaashe2254
@asmabaashe2254 2 года назад
Abdirahman maxamed nuur Ooh my favorite 🤩 singer 🧑‍🎤❤️‍🔥
@munasarmuniir4807
@munasarmuniir4807 2 года назад
1,xuseen 2,Muxdiin shariif bakaari
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 2 года назад
Masha Allah tubarakallah Gudiyasha hawl badan ayad wadan wayo hadii aan dhalinyarta mashquul laga dhigin hawl kale ay galayan marka good joob,, 👍
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 года назад
Haweenka ku raftey heesahii magool alaha u naxariistee gabadhaan baa meel fariista ku tiri
@wardheremohamudalasow3137
@wardheremohamudalasow3137 2 года назад
HUSEIN SIYAD LEGENDA WAYAY WLHI KEEP GOING SXB
@MucadMucad-yp3rd
@MucadMucad-yp3rd 2 года назад
Msha allh tar tan xalaala ayuu ahaa yarkaa xuseen wuu u qalmaa kaalinta 1aad isaga iyo gabadha maka la dhacaan Waan bogaadinayaa gudiga msha allaaaaaaaaah
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 2 года назад
Hamblyo xuzein siyad iyo nafiso❤❤
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 года назад
HAMBALYO XUSEN SIYAD IYO NAFISO IYO DHAMAAN DADKI SOO QABANQAABIYAY TARTANKANI THANK U ALL 😍🥰🥰🥰
@abalahdhuusawayne9206
@abalahdhuusawayne9206 2 года назад
Cadaalad maaha inanka yar ee aabihii jogo ee ereyada qaldayay ayaad kaalinta labaad siiseen Gabadha qaaday waa gabaghii tartanka heestii labaad qaaday 1iyo 2 iyo 3 ba gabdhahaan siiyay
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 2 года назад
www wax kale wllh xuseen siyad taageero lanbar wan
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 2 года назад
Siciida Idiris Farax Af-Somaligga iyo miraha Heesta sidey u fahmeysaaba wax kale ah Maanshaa Allah Dhalinta Da,deeda ah Sidaan uma wada fahmi karaan
@kaalayilahadal5090
@kaalayilahadal5090 2 года назад
Aad iyo aad umahadsantihiin bahda sms iyo gudida iyo tartamayaasha Lkn waxan sugaynay balankii ahaa wiilasha Hal hees oo qaarami ah kutartamayaan gabdhuhuna sidoo kale Raaxeeye. Subcis .....
@HassanBulale
@HassanBulale 6 месяцев назад
Noolaada waahwaah
@abwaancarris5426
@abwaancarris5426 2 года назад
Mnsha Alh Tartanku Waa Wacan Yahay Dhaliyaro Hibo Leh Ayaa Tartamaya Lkn Dhanka Music 🎶 iska Hagaajiya Meesha Musician Kuma Haysataan Maxaa Sidii Cali Winkey Uga So Tagteen Waxaa Kale oo idinka Maqana Macalinka Battery Darramka Ka Hadliye ee Hada Garsooraha Ah Shooli Yare
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Год назад
Yiusuf xaybaro wuxuu kasoo jeedaa gobolada woqooyi goboladaasina waa gobolo caan ku ah fanka iyo suugaanta waxaan odhan karaa waa hooyada fanka soomaliyeed. Waan ku hambalyeynayaa yuusuf xaybaro inuu ka qeyn qaatay soo nooleynta fankii hore soomaalida.
@mohamedsalahabdi6088
@mohamedsalahabdi6088 2 года назад
Intiiii he's.lukutartami.lahaaa..iskadafffaa
@yanaalihoussein316
@yanaalihoussein316 2 года назад
Dhalin aan kala dhicin walee tageero buuxda Yusuf iyo garsooraha kale
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Heesta bashiir wiilka qaadaya hanaanka fanka soomaaliyeed waa in laga saxaa iyo kuwa soo socdaba oo aan loo ogolaan in ay tinta sidii sheydaanka u jaran. Midkan gudiga ka mid ah ayaaba ugu horeeya
@yacquubhassan6649
@yacquubhassan6649 2 года назад
Fadlan wll ilmaha yar Quraanka bar Madarasada gee intuu yar yahay
@abdullahimohamudjama2424
@abdullahimohamudjama2424 2 года назад
In my opinion 1)Abdurahman 2)husen siyaad
@munamahamedabdulahi948
@munamahamedabdulahi948 2 года назад
Anigu waxan sugaayey in qaarami lagu tartamayo maxaa dhacay Miyey kariwaayeen dhalin yardii qaraamigii
@dahaboahmed2398
@dahaboahmed2398 2 года назад
Xuseen waa nin aan caadi eheen m.a codkisa waa halaasi
@khadradarajaale2115
@khadradarajaale2115 2 года назад
Waxkale walhi Inaba caadi maaha
@afitaaxdekadaha4256
@afitaaxdekadaha4256 2 года назад
Cabdi raxmaan Timo from Nairobi legend 🙌 👏 ❤ best fanaan
@maymuuncabdiraxiin5707
@maymuuncabdiraxiin5707 2 года назад
Nafiso ❤️🥰
@Halganmedia1lc
@Halganmedia1lc 2 года назад
Hussein Siyaad waa fanaan buuxo runtii. Horay u soco
@ridwandalxiis9196
@ridwandalxiis9196 2 года назад
Lkn abti shaashada hasoo dhigine thumbnailka kaalmaha waayo anagoon daawan ayaan sii garanay sida loo kala sareeyey, waxa muhiim ah inay daawayaashu is weydiiyaan sida loo kala sareeyo lkn war la qabaa xiize malaha
@cabirisaaqxaaji6784
@cabirisaaqxaaji6784 2 года назад
Lambar 1
@idilapdilahi9792
@idilapdilahi9792 2 года назад
Manshallaah manshallaah
@HassanBulale
@HassanBulale 6 месяцев назад
Gabdhaha ma kala dhacaan
@xiishcade9587
@xiishcade9587 2 года назад
Wllhi magool umoodey What avoice really i liked amazing
@yanaalihoussein316
@yanaalihoussein316 2 года назад
Musicianku waxay rabaan ayay tumayaan bisinka maxaa
@kaahoaliahmed458
@kaahoaliahmed458 2 года назад
Maasha allaah
@faadumocabduwahab9684
@faadumocabduwahab9684 Год назад
jah iga gadan heesta hakaba
@mohamedahmedabdiseid3281
@mohamedahmedabdiseid3281 2 года назад
Hamze❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥
@cabdirisaaq5059
@cabdirisaaq5059 2 года назад
Miusikada ebar waaye shit lkn yarka heesta barteedi buu dhigay 🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Kan style-ka lagu tilmaamey style-ka ciyaarta ayuuba kufsadee. Isna dhaqaaqa halaga dhiso
@munasarmuniir4807
@munasarmuniir4807 2 года назад
Waad ku mahadsantihiin bahda sms tv iyo gudida hibada qofka
@mohamedomar9695
@mohamedomar9695 2 года назад
Mahad sanidiin
@mohamedomar9695
@mohamedomar9695 2 года назад
Weli fari kamaqodna idee bay idinala ahayd heesta Xabiibo Xasan Tooxow ee lawaaday finalki??
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Camera men kuwa wax duuba iskuul ayey u baahan yihiin
@abshircarab18
@abshircarab18 2 года назад
Kuwa music tumaayo wax jiro ma ahan wlhi heesta ey saciido idiris u tumeen waa heestii nasteexo indho qaadi jirtay ee hadaan tumeynin eheed waxas miyaa music ah
@princessgacal3678
@princessgacal3678 2 года назад
Wale dadki fanka lahaa aya halkan kaso baxay walow wax lisku bogaadiyo aysan ahayn xumaanta hadana alle hanaga wada madoobeeyo fanka iyo wixi lamidka ah
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Wardhiigley hibada Fanka 4.5 ayuu Ku joogaa 😂
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Ninka Guitar 🎸 tumaya xagee buu kasoo baxay ? 😂 geedka waa canaananayaa
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Heesta bashiir wiilka qaadaya hanaanka fanka soomaaliyeed waa in laga saxaa iyo kuwa soo socdaba oo aan loo ogolaan in ay tinta sidii sheydaanka u jaran. Midkan gudiga ka mid ah ayaaba ugu horeeya
Далее
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10