Тёмный

Wadankee ayaa la aadi doonnaa? ᴴᴰ┇Abubakar & Omar "Bishaaro" 🎗 

Abubakar Mohammed
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
www.youtube.co...
Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
Follow me on social Media.
Facebook: brotherAbubakar
Instagram: abubakar_mohamed
twitter: BrotherAbubakar
Snapchat: Abubakarfstv
MAHADSANID

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 710   
@nasrinaali3368
@nasrinaali3368 6 лет назад
Masha Allah wadnaha fartakuhaayey Sweden nasiibkooda usaaciday illaahey h,aidin nabadgeeyo aaaamiiiin
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 6 лет назад
Canada ayaan rajaynaya inkasto ayruntahay in visa lo bahan yahay lkn. Snapka & RU-vid ba wan idnkala socon Isha alla
@rumaanmclim8781
@rumaanmclim8781 5 лет назад
Masha Allah farxad ku waarto likn Somalia imaada ga rahaan muqdisho pls pls Abubakar Mohammad and Omar faruq big love
@fowziamohamed2869
@fowziamohamed2869 6 лет назад
Kenya i maada plz waliba islii xafda masjidka alhidaya shiq kinyawi xita wu i made kenya i mada plz waligin ma idin arkin fcbka&yutubka le idinku arkaa
@roodoruun8313
@roodoruun8313 6 лет назад
Ad ayaan ugu xumahay walalo Mogadishu ayaa rajeynaayay wlh inshallah wad imaan doontaan
@qadrasaedabdulle3112
@qadrasaedabdulle3112 6 лет назад
Abuubakar goormee imaanee somalia please fasaxa dambe somalia inoogu imaaw good luck swedan 💯 inshallah asxaabta somalia wey ku sugeysaan 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯 Abubaka & omar ilaahay dartiisa ayaan idin jecelnahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rkfilmsandvlogs7355
@rkfilmsandvlogs7355 5 лет назад
Wll Riyadaada Wey Ku Rumoodey Wlaahi
@ahlancabdi722
@ahlancabdi722 6 лет назад
Sweden Nasib kaas kuwii ka faido Allha uga dhigo ♥️💯
@farhiyaduale9314
@farhiyaduale9314 6 лет назад
😥😥😥😥 Dhib ma leh tookada dambe in sha allah Somalia🇸🇴
@samiirobuukara3617
@samiirobuukara3617 6 лет назад
Asc wallaheyga musliminta wan idin salama iskudaya inad imaaa tin wadankeeena samalia ilahey haniii dambi dhaaafo Allah ha idin xafido
@naciimomaxamedmaxamuud6595
@naciimomaxamedmaxamuud6595 6 лет назад
Maasha Allah wllhy ree Sweden nasiibkaa insaaciday anaga teenaa sugaynaa insha Allah wllhy nabad kuwaa abubakar iyo cumar nabad kutaga nabad kusoolaabta insha Allah alle hadin karaalinoqdo
@shukriyahassan5928
@shukriyahassan5928 3 года назад
Asc wan jeclahay in aan idiin arko marwalbo lkn waxan aad ula soocoda axaadista masha allah walaalah aan ilaahey dardis aan u jeclahay
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 лет назад
Wlhi saan u fiirsanaay swedan markad tiri wan ka xanaaqay shiiqunaa 😋😋😝😝😛😛 lkn dhib malahan in sha Allah markalaa imaanee somalia Mogadishu kugu soo dhaweyneynaa 💟💟💟
@sihaamabdullahi446
@sihaamabdullahi446 6 лет назад
Welcome Swedan Swedan jooga I love you all ❤️❤️❤️
@sumaiamohamed83
@sumaiamohamed83 6 лет назад
Masha Allah reer Sweden hmblyo nasiibka idin saaciday. Lkn anagana Somalia Xamar baan idin ku cazuumeyna insha Allah Sheikh Abubakar&Omar yaan Lana moogaanin
@najmoomar7901
@najmoomar7901 4 года назад
Masha Allah illah haidin barakeyoo❤
@rimahaji2639
@rimahaji2639 6 лет назад
Yeeeeeeeeeeeeeeee welcome to Sweden my brothers we love you☺☺☺☺☺☺
@nasroyonis7152
@nasroyonis7152 6 лет назад
Masha Allah i am so happy Swedan soo dhawaadaa i laahay haidin xafido
@zuuzxupi8012
@zuuzxupi8012 6 лет назад
Alaaaa nasiib badanina Sweden ayn jooga welcome to swedhen ❤️❤️❤️❤️Gothenburg imaadaa shiikhyaal wn idiiin sugeynaa shukran yaarabi ❤️❤️❤️❤️
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 6 лет назад
ani Holland joogaa shiikh abukar and shiikh cumar dar alle idiin jecelhy maidinla kulmi karaa😍😍😍😍😘💋❤
@faizafunnyhassan337
@faizafunnyhassan337 6 лет назад
Inshallah wlllohaygah marka xigtah hrgsa noogu imaadah plz dar ilaahay idiin jecelahay
@zamzamabdikadir4595
@zamzamabdikadir4595 6 лет назад
Welcome to Sweden we are waiting for you there
@sumayaqaali7555
@sumayaqaali7555 6 лет назад
Ala abubakar sweden 5 mar ayuu tagay hada wadan kle ayaan idinka sugaynay in aad timadaan shekheena mashallah
@zamraabdi3561
@zamraabdi3561 6 лет назад
Allaha idin amaansado walalahey meel walpo jogtaan 😍
@makeupbynashrah7225
@makeupbynashrah7225 6 лет назад
Mashaalah sheikh may Allah bless you with jannatul firdous please can you make the next country you would visit to be Kenya?
@hodaniidle6372
@hodaniidle6372 4 года назад
Waxaan ahay taageero buuxa kugu xidhan marwalba waanku jecelnahay omar salaan iga gaadhsii ❤❤🤴🤴🤴
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 лет назад
InshaAllah wallahayga waan idiin sugayaa
@qadrasaedabdulle3112
@qadrasaedabdulle3112 6 лет назад
ani waxaan sugaaye in ay soomalia soo baxdo lkn wali ma quusan waan idin sugeynaa abubaka & Omar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jijahaji4640
@jijahaji4640 4 года назад
Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq
@raxmoahmedsheikh7793
@raxmoahmedsheikh7793 6 лет назад
Masha allaaah nasiibkiina halkaas noqday aniga kenya jogaaa lkn waxn jeclaan lhy inaa aad somalia aadan mar uun maxaa yeely wadankeena hooyo. Waa idin jecelnahy walalaheena waxa no tihiin sheikh yashena, macalinkeega ama baraheena nolosha . hori u socda waxan idin rajynaaaa cfimaad goob walbe aad Ku sugantihiiin. Abuubakar $ Omar
@haajarailmiahmed9712
@haajarailmiahmed9712 6 лет назад
Lknse safiican iiku so daweeya wlheyga siiba abubakar
@iqrahassan4215
@iqrahassan4215 6 лет назад
haajara ilmi ahmed
@أميرةللأميرات
@أميرةللأميرات 5 лет назад
Omar mad iskaaga dartid
@asadmohamed2226
@asadmohamed2226 6 лет назад
Walahi heegan ayaan kujirey marno baqti nasii caadi noogu imaada inkoo nagu xirn wax baqti nasiib ah thanks
@amranali2080
@amranali2080 6 лет назад
Waxaan aad uga xumahay in aydaan imanayn wadanka aan jogo lkn busharo walalahayga naasbiku uu samaxay inshallah 😁😁💖💖💖💖😁😁
@asmaidil7682
@asmaidil7682 6 лет назад
Alhamdulillah Nisiibkayga ayaa high ah 💖 välkommen till Sverige 💓 we love you so much Wallahi 💞
@ShamiCabdi-ij5uc
@ShamiCabdi-ij5uc 8 месяцев назад
Mash aallh ilaahy ha ku xifiyo ❤
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 6 лет назад
🤔Aniga Somalia ayn joognaa waliba Xamar cadey
@aanrashid6424
@aanrashid6424 6 лет назад
qaali apaayo ani xitaa xamar cadey.ay kula joogaa wlhi wan rabay ineey xamar nooko imaadeey..Sorry
@maqzuumhassan4000
@maqzuumhassan4000 5 лет назад
somali
@aaminaomar1335
@aaminaomar1335 5 лет назад
Masha Allah thank you abubakaroow soomalia wad jeceshay shukran
@abusumayaabusumaya4856
@abusumayaabusumaya4856 6 лет назад
Ilahey haidin nabad geyo tan kale reer kenya hada nahay wan idin sugeyna insha allah nasibkeynana wan arki dona
@hibaidedha1066
@hibaidedha1066 6 лет назад
Gaarhan Trollhättan imada 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@IbrahimAli-oc6ho
@IbrahimAli-oc6ho 6 лет назад
Aniga xalay oo dhan ayaan niyada ku hayay waxaan sexday anigoo niyada ku haya waana ku riyooday waxaan riyoday swedan lakin aniga waxaan joogaa America waxana ku qanacsanaa America in kastoo aan joga waana ku farxi lahaa hadaad iman laehden lakin nasiib ayaa soo baxay waan ka xumahay
@axmedibrahim3498
@axmedibrahim3498 6 лет назад
Ibrahim Ali ى
@ibtisamabdi5325
@ibtisamabdi5325 4 года назад
Masha allah
@hadsanhusain8654
@hadsanhusain8654 6 лет назад
acw abubakar waamaamo Kenyan ah horta ilaahay haku xidiyo adiga iyo walaakaa cumar
@marwatube3616
@marwatube3616 6 лет назад
Wllky abubakar waa ficnty waa nasibkodii iswidhan insha'Allah wan idin sugayn Somali qastan hargaysa Somaliland
@caytosolution
@caytosolution 6 лет назад
Markaa marka xigta hargeisa welocome
@zakariyexaajixuseen3720
@zakariyexaajixuseen3720 5 лет назад
qosol channel ASCabubakar
@maryamnor200
@maryamnor200 6 лет назад
illah ducayeyda wu iga aqbalay 🇸🇪alhamdu lilah hadana waxan rajeyna in ad magalada Örebro imaadin Insha Allah bi’idni lahil kariim ❤️❤️ oo an idiin la kulmo Insha Allah 😁👍
@istarhassan1126
@istarhassan1126 5 лет назад
Manshaa Allah illaah haa idin xafido
@aliamahammed8923
@aliamahammed8923 6 лет назад
Yaaah alxamdulillah welcome to Sweden. Markaan waxaan filaa in aa imaado maxaadaradiina
@nasraalii1241
@nasraalii1241 6 лет назад
Soo dhawada swedan 😍
@simranabdirizak6697
@simranabdirizak6697 6 лет назад
Xadu Allah inqoro mesha aad cadheysan inay noqoqto wadankale insha Allah marka xigto Kenya please
@hawamohamed9369
@hawamohamed9369 6 лет назад
Vellkömen till Sverige 🇸🇪🇸🇴🌹🧕🏾
@hamsacabdi4113
@hamsacabdi4113 4 года назад
Mash allllaaah walalalo aan jecelahay
@xaliimosacdiyo3882
@xaliimosacdiyo3882 5 лет назад
asc sheq abuubakar iyo cumar masha allah inad soomalia imadan wan kufarxa wlhi imada bilis
@zamzamabdikadir4595
@zamzamabdikadir4595 6 лет назад
Am waiting for you. . . . I'll see you in the airport of Sweden insha allah
@farxiyacali9643
@farxiyacali9643 6 лет назад
Masha allah abubakar iyo cumar jasakalahu
@sumayaahmed7521
@sumayaahmed7521 6 лет назад
Waa nii baryaa soomali imaada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khadijajibril1414
@khadijajibril1414 6 лет назад
Masha Allah wadankeenaa meeshaa soon to ha noqotee
@hafsaosman8286
@hafsaosman8286 5 лет назад
somali imadaa wlloyaal❤
@Mahiryare1
@Mahiryare1 5 лет назад
Aabuubakar somaliya markan wow kacabsayay lkn hada woow ku bashalayaa masha allah
@hamdiabdi6806
@hamdiabdi6806 6 лет назад
I love abubakar 😍😍😢😢
@mariamohamed5112
@mariamohamed5112 6 лет назад
Mashallah welcome to Sweden aad baan u faraxsanhy runtii soo dhawaada
@xasuusopbelove9929
@xasuusopbelove9929 4 года назад
Wllha mash allah
@Son-Of-2
@Son-Of-2 6 лет назад
Abubakar wad diiday dalkayga .walaalo plz noo imo oo noo muxaadareeee .insha Allah bisharda labd anga na dhig somalia gaara ahn waqooyiga .gara ahn hargeisa. Insha Allah. Jasaakalaah
@najmamahdi6337
@najmamahdi6337 5 лет назад
Somaliya dabeysha ayey raacay miyaa harder😢😢😢😖😖
@aliyakapoor9554
@aliyakapoor9554 5 лет назад
Masha allh Abubakar dadka ku Nool Somalia ban ka Mid Ahy Sida No JeCeshay kuu Jecel nhay AnaKa neh🤗
@ubahabdille8510
@ubahabdille8510 6 лет назад
Walalo jira tihin cumar iyo abuubakar ilahay ha nokin dayo
@nasromuuse2478
@nasromuuse2478 6 лет назад
Mashaa allaah wlaalah isjecel ee qeeyrka u taagan ilaahay ha idin xafido insha allaah
@umubushraofficial3146
@umubushraofficial3146 5 лет назад
walaalahaaga soomaalidaa ayaa idiin baahan wllo waaad salaaman tihiiin asc
@95soulmates75
@95soulmates75 6 лет назад
Alx ❤❤❤ Sweden
@ismahaanmohamed1605
@ismahaanmohamed1605 3 года назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤
@nuuroismail2490
@nuuroismail2490 6 лет назад
Waxaan idinku habalyeeynayaa safar wanaagsan😊. InshaAllah bikhtiyaa nasiibka 2 Finland 😊
@asturansal2676
@asturansal2676 4 года назад
Mansha alh omar abubakar gorme mombasa imanaysan
@paraschannalof3704
@paraschannalof3704 5 лет назад
Abubakar Mohammed imaw finland ani saaid Aku jeclahai megeciga waa mucaad
@mamafarhan4060
@mamafarhan4060 6 лет назад
Cumar iyo abubakar wlhi dar ala in jeclahay mashalah wlcom tu keynya wan idi so daweyneynay
@uuhh2051
@uuhh2051 6 лет назад
Masha Allah Allah idin xafido illaah dartii ayaan idin jeclahay
@hamdimohanmed4589
@hamdimohanmed4589 6 лет назад
Kenya aya kafilanay Saan haq ma aha😢😢😢😢😢😢😢
@amishadelastqueen8455
@amishadelastqueen8455 6 лет назад
Welcme to sweden 😍😍😍😍😍😍
@barodiintaada7790
@barodiintaada7790 6 лет назад
MashaAllah illaah haidin xifdiyo . Asxaabta khayrka jeceyl wxn usheegaya in machadka daarul Quraan uu arday cusb qaadanayo ee kafaaidatsta
@amaalbayac2834
@amaalbayac2834 6 лет назад
xage kuyaala walalo
@saadarahmaahmed8217
@saadarahmaahmed8217 6 лет назад
diyar ayan uu ahy
@barodiintaada7790
@barodiintaada7790 6 лет назад
Wxuu kuyaala sacudiga gaar ahaan madiina munawarah
@subarsomali1974
@subarsomali1974 2 года назад
Masha Allaah nabimuxamad ayaa inigudhaarshay scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw imaada soomaaliya
@qalquulnuur3885
@qalquulnuur3885 6 лет назад
Abuu bakara sa ujecesha haye soomaliy tnx
@umumohamed2187
@umumohamed2187 6 лет назад
Masha Allah wanag farxisen aad ban idinku xiisnay walaalha Sweden Norrköping noo kaalaya walaayal
@qumanhusein6055
@qumanhusein6055 6 лет назад
Välkommen till Sverige: kusoo dhawaada Sweden😁 اهلًا وسهلا فيكم في السويد
@nimcomahmud1842
@nimcomahmud1842 6 лет назад
wllah inshallah wax ing baryay inan markaliy inarko inshallah walb ingo qurank dhameye Amiin inshallh
@ayaancafiifah3835
@ayaancafiifah3835 6 лет назад
Plz Kenya Imaada Wlhi Ilahay Dartiis Ayanu Idiin Jecelnahay
@mohamedyare8102
@mohamedyare8102 6 лет назад
Masha Allah somali shimee imaneysaan
@asmahassan9695
@asmahassan9695 6 лет назад
Mansha allha ilahay ayaa idnjeece wayo waxa tiihin labo qof oo ad uwanagsan
@faaizaahmed3692
@faaizaahmed3692 6 лет назад
Wll Somalia baan doonaynay lkn nasiibka baanaga hiiliyay waana caadi markale ayaan rajaynaynaa❤
@kowthriinalovebbekowsarawi8109
Muqdisho cdey imoow aan ku soo dhaweeno shikheena sharfta leh welcom to muqdisho😚👏👏❤❤
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 лет назад
Soamlia in tartan la galiyo ma ahan waa wadankaaga hooyo welcome to somalia without competitions
@ruwaydasulub6418
@ruwaydasulub6418 6 лет назад
Welcome to Hargeisa haayay wan ka soo jeda dorshada swedan Hargeisa ka shidan tahay kaalaya ok wad salamtin
@Queen-qe4te
@Queen-qe4te 6 лет назад
Yes alx lkn sweden Gaar ahaan Örebro imaada xite hadaan fursado haysana saacado noo faaideeya insha allh wn idiin salaamay walaalahee aan alle dartii u jeclhy
@dhamystiran
@dhamystiran 6 лет назад
Msha allah wn u hmblyena Alle nabad ha idin ku geeyo insha allah
@fathiabbe1732
@fathiabbe1732 6 лет назад
Allé ayaa mahada leh!! Nasiibkeena ayaa fcn,
@aniizahazan7831
@aniizahazan7831 6 лет назад
Aniga waxan rajenaye inaad imaadaan Kenya lkn in lagu celiyee ahayd madamaa shan mar aadayn lkn dhib maleh Sweden xataa dad rajaynayaa jogan marka qeer kutaga inshallah
@motivationchannel1380
@motivationchannel1380 6 лет назад
kheer allaha idinkaga dhigo insha Allah safarka xiga somalia imada
@rahmorooi5916
@rahmorooi5916 6 лет назад
sheikh buubakar goor mee imaneysaa ameerika
@ruweydoruuxi3365
@ruweydoruuxi3365 5 лет назад
Www masha Allah alle haidin barakeyo
@quruxsansidahoyaded8714
@quruxsansidahoyaded8714 6 лет назад
Masha'Allah ilaahy ha inii garabgalo
@rahmadais2522
@rahmadais2522 6 лет назад
Masha Allah ilaahay hanii xifdiyo anaga nasiib uma yeelan laku lankiina waana idin farax sanahay walalyaal cumar iyo abuubakar ilaahay hanii aruuriyo l love you so mach abuubakar and cumar
@hassanabdirisak7764
@hassanabdirisak7764 6 лет назад
Mansha allah shiekh ububarkar mohamed iyo omar faaruuq ilahy dartii baan idiin jeclahay Mnaha alllah jawaavtayda waa Somalia
@xafsomacalinmaxamed3517
@xafsomacalinmaxamed3517 6 лет назад
masha Allah walaaalaha
@hassanabdirisak7764
@hassanabdirisak7764 6 лет назад
Xafso Macalin Maxamed Xafso sethy walal
@zuuzanabdi4373
@zuuzanabdi4373 6 лет назад
Angane somalia idinku sugeynaa wllayal insha allaaH😍
@fiyofarid6625
@fiyofarid6625 6 лет назад
Maaha Allah
@abdialiak6603
@abdialiak6603 5 лет назад
Masha allah alle ha idiinxafido
Далее
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
sh.saciid raage iyo abubakar maxamed
8:50
Просмотров 122
NADIR ALI PODCAST FEATURING DR ZAKIR NAIK !!
1:41:28
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10