Тёмный

Wajiga madmadowga leh iyo faidada Eucerin cream 

Mumtaaz Fiidoow
Подписаться 571
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
waxaa ii soo qoray Doctor dermatologist eurocent cream waa very nice 👌
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
mashaallah mahadsanid
@sacdiyocali7544
@sacdiyocali7544 14 дней назад
Asc
@حليمةمحمود-ث3ن
@حليمةمحمود-ث3ن Год назад
Masha allah
@fowziasheekh9743
@fowziasheekh9743 Год назад
Mansha allah
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Mashallah thank you!
@fardowsoabdibashir3456
@fardowsoabdibashir3456 Год назад
Asc abyo gabar maqarka wajiga ka dhibateysan ban ahy xaladeda hadn kawaramo wagii hore kimiko ban isticmali jiray lkn effect ay ledahy markan arky wan iska daye gabii ahanbo lkn dib bey igu rebty oo ah in wajigii kla nooc iga noqday sida indhah hostoda madow iga rebty oo wajigii dhalal dhan malahn wuu iga qayirmay ee wllo adigo mahdsan maiga cawin karta bal wax madowgas iga tiro oo wajigana dhaldhalki igu so celiyo majdsanid new subscribe
@fardowsoabdibashir3456
@fardowsoabdibashir3456 Год назад
Mida kle Mel qorxnaa ah wan jogaa
@kosmuse4976
@kosmuse4976 2 года назад
Masha Allah mahadsanid abayo result-ga nala wadagtay Nairobi halke laga hela abayo
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 2 года назад
Macnaha hadii aad nairobi degan tahay dhl ayaa la soo dhigi karaa ayaan ka wadaa Lkn ma ogi in laga helaayo kenya aqoon uma lihi
@kosmuse4976
@kosmuse4976 2 года назад
OK abayo mahadsanid
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Год назад
Intee natiijada Ku aragtay anigu creamka qoraxda yar wn isticmalaa faceka ayuu qabojiya lacochposy sunscreen the best weye
@sacdiyofarax8476
@sacdiyofarax8476 Год назад
Walaasheey sedkaas iswato meeqa waaye adoo.mahadsan aniga dry face ahay wax dawa ahna ma isticmaalo somaalia ayaan joogà qofsoobaxaayo wan helaa ee abaayo isoo jawaab resultiga aad kala kulantay jawaabtaada waa ii muhiin
@hodanaadan5895
@hodanaadan5895 Год назад
Dadka oil skin ma isticmalikaran hno
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 Год назад
Haa waa isticmaali kartaa Eucerin
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 Год назад
kareemka qorada xilga qabowbaha ma la marsadaa?
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 Год назад
Haa fatuma ibrahim qabow iyo kuleelba waa marsan kartaa inuu wax ku taro mahee waxba ma ku dhibaayo mahadsanid walaashey sida isoo boqatay 100%
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 Год назад
Abyo eucerin serumta serumta kaliya waxba ma tarto miyaa waxaa fican in setka laysku marsado umalayn serumta soo ibsaday waxba kama daremin in kastoo 3 week aan wado
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
xbbti waxaa la sheegaye markaad 2 billood ama 3 bilood wado ayaad result fcn ka dareemeysaa lkn anu waxaan sheegayaa kuwa ordinaryga ah
@anisanuur2844
@anisanuur2844 Год назад
Abyo plz hal daawo isheek aan mad madowga iskaga bixinayo plz haldawo inan u isticmalo raba
@idilcabdullaahi5714
@idilcabdullaahi5714 2 года назад
Abayo somaliy jooga side ku heli kara ado mahad san
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 2 года назад
Walaashey waan ku salaamay marka labaad aniga ma ogi sida ku heli karto lkn hada kenya jogto DHl ayaa la soo dhigi karaa hada qarashka awoodo ama hadii la helo qof somalia u socda oo kusoo qaado
@marwa5017
@marwa5017 2 года назад
Qof wejiga saliid ku leh ma marsan karaa
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 2 года назад
Haa waa marsan kartaa Eucein cream
@hanihasen4825
@hanihasen4825 2 года назад
Abayo an sanka korked ayu har iga gale cucerin an mariya medka habenki an isticmal.man iga Halenin 3 isbuc an isticmaloya
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 2 года назад
Asc hani kan malintii iyo serumta ku isticmaal kan qoraxdana ha ka reebin waa ku cawinaa insha allaah
@hanihasen4825
@hanihasen4825 2 года назад
@@mumtaazfiidoow3226 inshallah shukran kule ma isku isticmala
@azwanmohamed6318
@azwanmohamed6318 2 года назад
Walalo sensetive baan ahay wajiguna mararka qaar wuu icasaadaa odinaryga waan ka cabsadaye
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 2 года назад
Walaalo waa mahadsantahay Åhléns dukaanka la yirahdo tag hada sweden dagantahay qeybta ordinary personalka u sheeg xalada wajigaada ayaga ayaa ku siinaya Ku munasaba adigana see tahay u isticmaal ha noqon somali markey labo beri mariyaan wax kale ku Boda aniga sanad ayaan waday waana ku faaiiday
@hanibintumohamed974
@hanibintumohamed974 Год назад
Xagee kehlyan
@mumtaazfiidoow3226
@mumtaazfiidoow3226 Год назад
Yurub hada jogto farmaahiyeyaasha ayaa ka heleysaa
Далее
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 1,1 млн
اشتباه سارا
9:49
Просмотров 48 тыс.
Skincare daryeelka maqaarka
7:32
Просмотров 414
NASRA ABTIDOON MISE CARUUSAD KALE!!
7:15
Просмотров 108 тыс.