Тёмный

Wali dadka rumaysan iney Ya'juuj wa Ma'juuj dhulka hoostiisa ku jiraan daawo video-gan 

Sayid Abdirahman
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 1,4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 4 месяца назад
ILLAAHAY HAKU BARAKEEYO SAYID CABDI RAXMAAN👍👍👍👍👍💯💯💯
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 4 месяца назад
Aamiin. Jisaakumu Laahu.
@FouadElmi
@FouadElmi 2 месяца назад
Fahanka allaha kubakeyo seyd abdiraxman,Artificial intelligence nogaaso faalo
@aim-xm8hc
@aim-xm8hc 2 месяца назад
Nin aftahan oo wax bartay aa tahay Manshallah Somalia way kuu bahantahay
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 4 месяца назад
Kafiiriya yutubka امين صبري
@aim-xm8hc
@aim-xm8hc 2 месяца назад
Manshallah sheik
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 4 месяца назад
Waasax hadlkaada walaal .
@HassanRageIbrahim
@HassanRageIbrahim 4 месяца назад
Sheikh thanks you very much i really like your views about this issues about sighn of judgement day especially Yajuj Majuj i really gained Alot of knowledge i would like you to bring more videos about the same topic may Allah rewards you for what your doing. Our normal sheikh like UMAL and Sh MUSTAFE can't go any depths their are just direct translation nothing more
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 4 месяца назад
Thank you very much I sincerely appreciate your comment. Subscribers like you are my energy ✅✅✅✅
@aliosman9864
@aliosman9864 5 месяцев назад
Masha Allah Sheekh Sayidi.
@ghst4487
@ghst4487 5 месяцев назад
Inoo soo badi video yadaan oo kale
@FADSO
@FADSO 3 месяца назад
Waxa ba igu soo dhacday Xadiiska, uu Nabigu yiri:- Nabi Aadam baa waxa la waydiin doonaa, Carruurtaada ka soo saar kuwa ahlul Naarka ah. Markaas ayaa lagu dhihi doonaa 999 waa ahlul naar, 1 soo hadhay ayaa ahlul Janno ah. iyo Markaas ayaa lagu dhihi 999kaa waa Ju'j wa ma'juuj, kan soo hadhayna waa Basharka Aadam ee caadiga ah. Tani Allahu aclam. Hadii loo fiiriyo Zaaid baa ay u eg tahay reer kaab aad ka waramaysin. Wixii aan khalday Rabbigii ina Abuurtay ayaa Ogsoob badan.
@FADSO
@FADSO 3 месяца назад
Ilaahay baa Ogsoon badan
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 3 месяца назад
70% dadka maanta nooli waa Y&M ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-iS_RnoEzgf8.html
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Месяц назад
Wll tafsiirka aqriso iyo axaadiista saad u fahanto diinka ilaahay culumaduba cilmiga ay aqriyaan waa mid sabad leh oo silsiladah kuna xirsysa siiba culumada salafka sh xasan xoosh axmed ciid sh barbaraawi ibnu baas ibnu taymiya maxamed cabdi wahaab
@warsameali5133
@warsameali5133 5 месяцев назад
Sheeqena waan ku xiisnay
@MahamedAbdullaahi-s1t
@MahamedAbdullaahi-s1t 5 месяцев назад
Asc,my brother I agree because yahuud Haded Number 13 or floor 13 i us to wandered way!
@najmamo5217
@najmamo5217 4 месяца назад
Salama caleikum, I saw a clip of you saying moghadishu was build and created by himyaris not somalis, can you give as that Source? And why did ibn batuta call us barbari or is that a lie?
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 4 месяца назад
Stop misrepresenting for what I said, Hello! I never said that Mogadishu was build and created by Ḥimyarite not Somalis. What I said was that Ḥimyarite used to live Hamar or Banadir region area and that's where we got Hamar name. Be honest and respectful. Thank you.
@najmamo5217
@najmamo5217 4 месяца назад
@@SayidAbdirahman Salam Alaikum. I apologize, but there is a group that believes Somalis came to the south recently and that the Cadcad minorities were actually the ones who established Mogadishu. They took your clip and are claiming that the Himyars built Mogadishu. That's why I wanted your full insight. Are you saying that some Himyari people settled with the natives? Or are you saying that some of the southern Somali clans were known as Xamarre? After all, we have the word "Xamarre" in our language.
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 4 месяца назад
@@najmamo5217 Himyaretes were people immigrated from Yemen to Horn of Africa. Can you send me the clip link.
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 5 месяцев назад
Lkn adeer yajuug iyo majuug iyo dajjal ya soo horeyo. Maxaa ka aaminsantahay sh Imran hosein
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 5 месяцев назад
yajuug iyo majuug baa horeeya waayo hadayba inala joogaan.
@warkooban8687
@warkooban8687 5 месяцев назад
Yajuuj iyo majuuj soo lama dhihin kulligooda naarta ayay galaayan hada kuwo maslim ah ayaa kujiree ayagane naarta mey galaayaan?
@ghst4487
@ghst4487 4 месяца назад
Dhamaantood naarta ayee wada galaayaan yaa dhahay
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Месяц назад
Ninkaan waa nin u baahan inuu diinta si fiican inuu u barto ay tahay ,waa iska sheeko xariir wixii ee yuunan beenta idinku buufin
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 5 месяцев назад
The Israeli president Netanyahu That is fake name he is real name is Biography. Benzion Mileikowsky (later Netanyahu) was born in Warsaw he is Polish
@Haibe571
@Haibe571 5 месяцев назад
NACAM magac fake ah buu wataa
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 5 месяцев назад
Yes, just like I said. He is prime minister.
@Haibe571
@Haibe571 5 месяцев назад
Lakin sheekhow waxkasta way cunayaan sowtii la yidhi xataa biyaha badda way cabbi doonaan Ya'juuj iyo Ma'juuj.
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 5 месяцев назад
Israel ma arkiin biyihii bada dead sea la Odhan jiray sidee ucabaayeen oo beerahooda ugu beeraayeen weey dhamaan rabaan
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 5 месяцев назад
Waa sax, biyaha bada ee Dabariya hal maaliin ma wada cabayaan ee macnuhu waa kuwooda horeeya iyo kuwa ugu dambeeya.
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 4 месяца назад
Biyaha badda sowtan lasafeeyo ee lacabo, waqtigaas may jirin
@ghst4487
@ghst4487 5 месяцев назад
Waxaan rabaa inaan ku weeydiiyo Palestine before nabi ciise miyaa la xoreeynaa. Teedi kale sidee loo xoreeynaa hadee israel nuclear heesato.
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 5 месяцев назад
Amarka Allah (SWT) ayaa leh. Daawo video gan: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-UhgIIfIaioQ.html
Далее
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 9 млн
ИСТОРИЯ ПРО ШТАНЫ #shorts
00:32
Просмотров 279 тыс.
Qaabka loo masaxo kabaha, sharabaadka iyo Khufaynka.
19:24
진 (Jin) 'I'll Be There' Official MV
03:15
Просмотров 9 млн