Тёмный

WALIGA ADIGO SOOMAN NIN KAAGA MAKAA CODSADAY……😂 YES OR NO QOSOLKA ADUUNKA 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 207 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 473   
@Amiira96
@Amiira96 Год назад
Inta hada afurooso allah ha inaga aqbalo🤲 Adna 800k inta soonka dhamaan i.a
@anisomaxmed1272
@anisomaxmed1272 Год назад
Amiin
@caashoyarey9525
@caashoyarey9525 Год назад
Aamiin yarab
@JAZIRADAFARTUN
@JAZIRADAFARTUN Год назад
​@@caashoyarey9525 walal isoo booqo subscribe isaar
@shukri8964
@shukri8964 Год назад
Aaaamiin iso booqo abyo
@JAZIRADAFARTUN
@JAZIRADAFARTUN Год назад
@@shukri8964 abayo isoo booqo mhd
@SharmaSheeko
@SharmaSheeko Год назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato
@maariacaday1640
@maariacaday1640 Год назад
Wllhi bilaahi oo talaahi waan dhaartayey waan qoslay😂😂
@abdiweliahmed5234
@abdiweliahmed5234 9 месяцев назад
Aniga maxaa iga galay
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
Soonka waa iimaan marnaba oon iyo baahi darteed uma afureysid wlhi ani maalmaha kle baahi markey iqabato indhaha imadoowaado ramadanka waa cabsaaye lkn iskuma arkin sidaas ku ogaade imaan inuu yahay❤❤
@Suizei-x9c
@Suizei-x9c Год назад
Wah😢
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
@@Suizei-x9c mxaa dhacay byo
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 Год назад
Waa funny lkn xooga dumashi sualaha qaar ceeb ma eheeno hee 🙈🙈
@munahussein4452
@munahussein4452 Год назад
Family an jeclahy nolasha nima😂xumeyso. ❤❤❤❤ love you
@fatmahussain3509
@fatmahussain3509 Год назад
mansha Allah beautiful family❤😍
@falisshiikhdoon3017
@falisshiikhdoon3017 Год назад
Cameraman daciif waayah yes or No lama arko family mama cawelo❤
@umumuxamed2222
@umumuxamed2222 Год назад
Mansha allaah wlaahi waa funy ani dumaashigay waan ka dhuuntaaye allaah idiin daayo dumaashigiin gabdho❤😊
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
Ani hal dumaashi guri iskula nool nahay dad wada dhashaa nala mooda dumaashiyaalkayga kle ee goonida u noolna inta is saalamna iska yar😂😂
@hashimjele6790
@hashimjele6790 Год назад
Gawadh hishood badan oo aqlaaq eebe kumanestey ayaa taxay runtii m,a
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 Год назад
bisinkow hada salamo nasiib uu leyahy waba cabsanaa
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 Год назад
Mnsha allah family qurux badan oo meel ku wada faraxsan wooow ka hely dumashi+hblihii oo wada frxaya wada qoslaya waa qaliil in la wada helo mnsha allah
@user-ie3dw8hq7r
@user-ie3dw8hq7r Год назад
Amiira wlhi waa xaraabo 😂❤😂 waan ku jecelhay❤
@fatumabashir50
@fatumabashir50 Год назад
Abyo sumeya adiga oo cado qabtid Quranka karimka ah phone maka aqriin kartid sababto ah gacantada kuwa wada somhn sheikh umal xitaa kadhakeyso xbbtti hada kadib haga aqrinin abyo mcn❤🎉
@abdikanimohamed2512
@abdikanimohamed2512 Год назад
Family aan taageero noolada from Duriyada😊❤❤
@samiiroqurux1989
@samiiroqurux1989 Год назад
First comment from somali
@coffeemen1566
@coffeemen1566 Год назад
Say from Somalia not somali 😂
@sihamsahaljama
@sihamsahaljama Год назад
Beautiful family mnsha Allh 😊❤
@amriitamoha
@amriitamoha Год назад
M.a aniga dumashigayga waanba ka cabsada o hadu jogo xita bannka ma so baxi 😜😃
@FihiimaAbdiaziz-gz5pd
@FihiimaAbdiaziz-gz5pd Год назад
Mnsha Allah anaka hadaan rer waqooyi nahay dumashigay waa kadhuumanaa
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
Anaga wllken cml wye😊
@Livekudhigle13
@Livekudhigle13 Год назад
So Funny😂😂😂🙌🤣
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
😂😂😂 Adna waa Ku nasatey maskin fadna garbasarkeda jajaban daal ka muqdo saan isku dhaan iscaawiya lakin masuliyadada haku wada denin sumaya fresh Waaye lakin fadna tacbaan daalan ka muqato hawsha kayaree
@fatiinqueen3421
@fatiinqueen3421 Год назад
Samida aa udodee miyaa cadi wye howl wax maka dhibeyso adna hoyo wye iska dalantahay
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
Samida waa uhilise 😂
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
Sami dhiig lee ku jeclahe😂
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
@@rahoom-123 Wll.igu.soobiir adigo Mhdsn
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Год назад
Horta miyeey isla dhashteengabdhahaan
@makoislaw
@makoislaw Год назад
Jecliyaa intaxaanka sahaaf😂
@fadumomohamed4747
@fadumomohamed4747 Год назад
Masha Allah dumaashi fiiican ooo walaaal Camal ❤
@ruqiyoxuseen9860
@ruqiyoxuseen9860 Год назад
ÀLLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@amiinalove1210
@amiinalove1210 Год назад
Adna qosolkee iga dhamesay🤣😂
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Год назад
Adna family iyo asaxabtaladadihineyso iyo asaxaabta janalka dhamaan Ramadan Mubarak🌙✋👮
@bornleader1653
@bornleader1653 Год назад
War Saxaafoow dumaashiyaalkaa dhaqan ogaadeen kula dhaqan 😂😂xoogaa kaxishood 😂😂😂
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Год назад
Mid somaliyed ma awoodi wese
@bornleader1653
@bornleader1653 Год назад
@@mimi-ahmed55 wll ani xitaa Ogadeen ma ihi lkn oraah hore ayaa sidaas ahayd "waxaasi dhaqan ogaden maaha" Waxaa dhahay Siyaasi NN ah oo kuwo lakaftamaya
@himohimo-vv2hs
@himohimo-vv2hs Год назад
From abdirahim & Salman family oo taageero ween ween channelkaga familyka dhan
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Год назад
Mashalah gabdhaheena somaliyeed qurux badana.allaha idixafido
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Год назад
Ayyy my family 💯waan idin jeclhy 😂😂😂😊
@maryanosmaan5528
@maryanosmaan5528 Год назад
Waligey jacel Uma oyin dhagax ma ahy ma,ogi😂😢
@aishasharaf0150
@aishasharaf0150 Год назад
😂😂
@khuluudwardhere2686
@khuluudwardhere2686 Год назад
Si fcn malo arkayo yes io no wayo iftiinka zaid waye
@hafsa8057
@hafsa8057 Год назад
waar ani dumaashigay xataa ma salaami doono 😅
@Iman-321
@Iman-321 Год назад
Markii ladhahay lacag yaa rabo ayaga dhan yes hal mar la soo booden 😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaliilgeeleisse699
@khaliilgeeleisse699 Год назад
alla qurux badanaa gabdhuhu masha allah xabad malay sinayaa hadaan soo doono
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Год назад
Ramadan mubarak
@ibtiabdy1228
@ibtiabdy1228 Год назад
Amiira iyo fatma xan badanaa😂
@AlibinAli-hj3ui
@AlibinAli-hj3ui Год назад
Qifka ugu horeeyay video Arkay
@sadiagargaar1439
@sadiagargaar1439 Год назад
Alla abaayo suusu quranka adoo daahir ahyn ma qaban kartid mana aqrin kartid
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
Wad aqrin karta dusha hada ka taqan
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
@@hafsaali8615 waa danbi
@sadiagargaar1439
@sadiagargaar1439 Год назад
@@hafsaali8615 Maya abyo hadii afka laga aqrin Karo salada afka ayaa lagan aqriya inkastoo salaada ay thy ilhy hortiisa aa taaganthy hadana kitaab lagama aqriyo mideda kle kaliya macamlida ayaa u fasaxan qof hadii loo fasaxay macalimadana waxaa loogu fasaxy inay arday wax barayso😍
@IqroAbdiwahab-dv1ot
@IqroAbdiwahab-dv1ot Год назад
Dhib malahan Telephone walaga aqrin Kara hadi adan dusha ka aqonin
@sadiagargaar1439
@sadiagargaar1439 Год назад
@@IqroAbdiwahab-dv1ot mihiimadu ma aha aqoonta ee waa inaad aqrido ama aad dhafto marka bataatanba aqriska waa danbi
@ridwaanmaxamed-lb5yy
@ridwaanmaxamed-lb5yy Год назад
Abaayo ruwaayada la soo dhaqsada🎉❤
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 2 месяца назад
Wow. ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Год назад
Masha allha ❤❤❤
@xamdixubi5742
@xamdixubi5742 Год назад
M.a waa nii Slamay waa idin jeclhy fmily🥰 suasha wariye mohamed saciid saxaad no jcl mgarin apti 3yers le jiraa🤣
@darkmoran7437
@darkmoran7437 Год назад
It is very nice wllhi
@SacdiyoibraahimSacdiyo
@SacdiyoibraahimSacdiyo 4 месяца назад
Yes
@xafsacali2716
@xafsacali2716 Год назад
Susu kaliya muxuu saxaaf u dhahaaa dumashiyo😮😂❤
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
Tan amiro ak fadhido miaa
@anisasalaad8043
@anisasalaad8043 Год назад
@@naimadahir519 mya.abyo.tan adna akfadhiso.waye.ayadaana ugu yar.saasoo udhahaa.fumaashi
@Fardowso526
@Fardowso526 Год назад
Ramadaan mubaarak wanitaa geeraa dhammaantiina
@MEERa_Abdallah
@MEERa_Abdallah Год назад
Ayy adna noo soo badi😢😂❤
@sahraibrahim4081
@sahraibrahim4081 Год назад
Amiira hunguri afar waqti cuna kulaha 😂😂😂
@mssfaluuja3243
@mssfaluuja3243 Год назад
Ani waa ya pe fatma nin maa soo guur sadey😂😊😊
@ruuneyrelaxingmusic
@ruuneyrelaxingmusic Год назад
Haa😂
@shaadiyaxuseen5688
@shaadiyaxuseen5688 Год назад
Ani xitaaa gbr u heystay😳😳
@ruuneyrelaxingmusic
@ruuneyrelaxingmusic Год назад
@@shaadiyaxuseen5688 cafio gropwye
@jamilaibrahimyussuf3001
@jamilaibrahimyussuf3001 Год назад
Alhamdullilax uur na malixi wanadamesanoya sonka bishaan Alx
@muqtaar1726
@muqtaar1726 Год назад
Sidee adiga oo uur lahayn oo qaan gaar ah soon u dhamaysanee sis anaka maa nagu ciyaare😂😂
@Sumaya-oe9ug
@Sumaya-oe9ug 7 месяцев назад
barnamijka yes iyo no lama arkayo
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 Год назад
Maba xishoonayan bisinka susuu mooye waa inan akhlaaq leh diinle dumashiged ixtiraanta sas darteda ayu saxaafna u ixtiraama
@rayaanahmed
@rayaanahmed Год назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭
@saaqobills7578
@saaqobills7578 Год назад
Haaa walahi ❤❤❤❤
@AN-oh1lm
@AN-oh1lm 15 дней назад
No 😊
@ridhwanmoha1010
@ridhwanmoha1010 Год назад
Ramadan mubarak all Muslims waa idin salamay dhamaan familka m.a xana noosocdo challenge ❤❤❤❤
@ridwaanmaxamed-lb5yy
@ridwaanmaxamed-lb5yy Год назад
Warqdaha yes io no wax lagama arko
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv Год назад
Masha Allah famli quruxbadqn❤❤❤❤😂😂🎉
@anjuubbe15
@anjuubbe15 Год назад
inta fatma io suusu gabar umalenjirtey ismujiya😂😂😂😂😂
@deeqoaadan248
@deeqoaadan248 Год назад
Suusu waaba gabar
@anjuubbe15
@anjuubbe15 Год назад
​@@deeqoaadan248 seykunoqotey waata hada ladhahayey walugu qabaa singl matihid😂😂😂
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
​@@anjuubbe15 waa kaftan fatma gur so marty lkn lama qabo
@rahoom-123
@rahoom-123 Год назад
@@anjuubbe15 hhhh susu waa gabar
@anjuubbe15
@anjuubbe15 Год назад
​@@hafsaali8615 baayo mcn suusu leysku hesta marwo mise gawar
@najmayussuf6147
@najmayussuf6147 Год назад
Mshllh 🥰 happy fmly
@user-zh5hl9uo6t
@user-zh5hl9uo6t 6 месяцев назад
M.a ALLAH hakuxafido
@Sagalmaxamed-wy9fb
@Sagalmaxamed-wy9fb День назад
Haaaaa❤
@Billie_Ruweyda
@Billie_Ruweyda Год назад
Waligeyba jacel ima galin maxa ooya 😅😂
@ibrahimistarlin5860
@ibrahimistarlin5860 Год назад
M.a fam keep going together ❤
@user-yv6zr6tw8h
@user-yv6zr6tw8h 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@farahmohamoud6417
@farahmohamoud6417 Год назад
amiira maxa nagu huruufeyza😂😂😂
@fatumaosman213
@fatumaosman213 Год назад
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah
@IbraahimIbraahim-zh6vz
@IbraahimIbraahim-zh6vz Год назад
Challenge fiican qosol❤❤❤😅😅
@Zuhur634
@Zuhur634 Год назад
Wow
@jiciircilmi5935
@jiciircilmi5935 Год назад
Wow adna 😇😇😇😇😍🥰
@asiiyaayaan1953
@asiiyaayaan1953 Год назад
May
@gaalfaqriyey8849
@gaalfaqriyey8849 Год назад
The best family
@bahjamaxamuud9592
@bahjamaxamuud9592 Год назад
Prt2 plz 😂😂
@JamiiloCabdulaahi-l5p
@JamiiloCabdulaahi-l5p 23 дня назад
waa kusalaamay adna janaal❤❤
@user-kp6zs2md6h
@user-kp6zs2md6h 9 месяцев назад
yes 8900
@MuscudYare-zs9js
@MuscudYare-zs9js 3 месяца назад
No🎉
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 Год назад
Maasha allaha family ❤❤👍🤲🤲
@Hibakabdi697
@Hibakabdi697 Год назад
Family qosol badan masha allh😂❤️❤️
@hamdahassan974
@hamdahassan974 Год назад
Masha allah
@Ruweyomohmud
@Ruweyomohmud 4 месяца назад
Yes.or.no
@deqodrewdeqoahmed3668
@deqodrewdeqoahmed3668 Год назад
Warqada wxa ku qoran lama arkyo adno qalinka nuc an White ehen kuso qor hppti tnxs 👊🥰
@user-hn1yo9lk9r
@user-hn1yo9lk9r 6 месяцев назад
Wlhi. Kuwan funny yal waye. Kuligod Wlhi. Sumeyo iyo. Fadma so funny. ❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nastehaahmed1579
@nastehaahmed1579 Год назад
Yes❤😊
@MunoMohamed-r5h
@MunoMohamed-r5h Месяц назад
May😂😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Год назад
Warya saxaaf aqlaaq yeelo gabdhaha yar yarka suaalaha Maxa uwedinesa adna amiira le so fadhisi suaalaha xaaslayasha
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
😂😂😂 yaaa yar fatma guur so marte sumayo lee gbr ah
@saadaqali2109
@saadaqali2109 Год назад
No❤😹 What abeautiful Chalange?
@sleepimmediately9107
@sleepimmediately9107 Год назад
Challenge
@JAZIRADAFARTUN
@JAZIRADAFARTUN Год назад
​@@sleepimmediately9107 walaal subscribe isaar
@sahrocabdulaahi1757
@sahrocabdulaahi1757 Год назад
Noo
@sleepimmediately9107
@sleepimmediately9107 Год назад
@@JAZIRADAFARTUN hadii aan kuusaaro maxaan kaafaa iidas
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Год назад
@@sahrocabdulaahi1757 wll isoo Poqo Adigo Mahdsn
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Год назад
Wlhi fmily gaan waanbo jeclhy msha alh adnaay alha idin dhowro queen❤
@UbahBadal-kc7wn
@UbahBadal-kc7wn Год назад
M.a my family
@aliyare228
@aliyare228 11 месяцев назад
Queen❤❤❤
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 Год назад
Bismillah halmr quranka meydaan dhameen miya 3diina waxa idinka qaldan isku laanta baa yoyaal mxaasaas
@user-eu6vk4yi6j
@user-eu6vk4yi6j Год назад
ماشاءالله تبارك❤❤❤❤❤
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Год назад
mashaalaah ❤❤
@mahdishafe
@mahdishafe Год назад
May❤❤
@asaldhalad9711
@asaldhalad9711 Год назад
1yes 2no 3no 4no 5 no 6 no 7no 8yes 9yes 10no 11yes no lilahi yes 13yes 14 no 15 no 16 yes
@user-li4tm9tb8l
@user-li4tm9tb8l 2 месяца назад
Wlhi Funny baa tihiin 😂😂😂😂😂😂
@user-wq5bc9yx5w
@user-wq5bc9yx5w 8 месяцев назад
Haa
@user-fi8tb6sv8j
@user-fi8tb6sv8j 5 месяцев назад
Amiira waraabeeeeeeeee eeeee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saadamxd75
@saadamxd75 Год назад
kkkkkkkkkk ala adnaaay berka🤣🤣🤣
@iqriina_ina_sandheere
@iqriina_ina_sandheere Год назад
maxaa waye ninkaan dumashiyashii wedina sualaha anshaxa daran😮😮
@SANTIKUMI1
@SANTIKUMI1 Год назад
#masha_allah, Haa wlhi anigaaba #Ramadaankaan igu dhacday badar kar sayey anigoo dhadhamis ku dhameeyey ayuu mid zxpkey ah isoo wacay zxp xalay saxuurta ka seexday waa iga cadahay markaas waagu igu baryey inaa soomanaa 😂😂😂😂😂😂😂, anigoo afka ku haayo😂, #Saxaaf su,aashaada jawaab teeda waa #No jaceyl loo ooyo wali ani magaarin 😂, Video qurux bdn waaye Thankz #marwo👑, #Adna 👑 #Saxaaf👑 #Amira 👑 #Fathoum #Sumaya👑 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.
Далее
Как вам наши образы?🥰🥰🤍🤍
00:10
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
ISKU AADI QOFKA IYO SIRTIISA ASAD OO NA SOO SAAR
20:13
Просмотров 238 тыс.
Как вам наши образы?🥰🥰🤍🤍
00:10