Тёмный

WAR CUSUB - Shidaalka Soomaaliya oo la Sheegay Xiliga lasoo saarayo Iyo Cidda Soo saari rabta? 

SSTV
Подписаться 482 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@abdiweli7269
@abdiweli7269 7 месяцев назад
Masha allah huhaada warkeda inta la iska riixo shidaalka u sosaara somalida isuna keena mideeya si ay qeyraadkooda u difaacdaan catabtuna ay hoyaaso ogu noqoto
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 7 месяцев назад
Waxa kahoreysa in dowlad adag wadanku yesho hadiikale somali kheyradka rabbi siyay waxa kaiibina dowlada kale bahida somaliduna waysibadane
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon 7 месяцев назад
OIL is found in somalia, American company given the green light to do the work. All over suden America is planning to build five military bases where they will train Somali forces. there is more than meets the eye.
@AxmadQaali-st7rh
@AxmadQaali-st7rh 7 месяцев назад
Wallhi dagaal baa bilabanaya hadii khayraadka musuqmasuq lagu keeno tuuganimo waxan kakftanona Mahan waxana Ku dagdagaysaan dagaal baylood baa ka dhalan kara soda ugu mudan hadaan loo marayn
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 7 месяцев назад
Ani ma qabo in xiligan shidaal laso saaro ilen wa dal iyo dadkiisa is raacsanen in shidal lagaso saaro ma qabo wayo wa lesku dila maxaa yeelay ma jirto manta dolwdad ama maamul.kala celinayo dadka marka isku dubni in lawada mideeysan yahay aya fican markas aya wax wada qabsan karna whi lakin inta aan sidan nahay ma aqabo ani fikirkeena wa gooni idinka qofki ila qabo raligaa leg isaar
@NimcoFf
@NimcoFf 7 месяцев назад
Waa khayaali kenya oo 6sano madaxbanaani iyo xasilooni haysta ayaa ilaa imika si toosa usoo saarin shidalkeda waaba somaia oo aan degmana ka talin
@raghedanan3959
@raghedanan3959 7 месяцев назад
Maasha Allah Guulaysta Dawladeena Dan Qaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️👍👍👍👍
@oladtube8893
@oladtube8893 6 месяцев назад
The three phase and procedures of petroleum 1.exploration 2.drilling 3.production The last phase shown. Connecting pipelines and transportation
@hawahassan8569
@hawahassan8569 7 месяцев назад
Mansha allah tabaraka Rahman arintan qoditaanka shidaalka waa wax lagu farho aad iyo aadna muhiim inogu ah weliba waxan dhihi la haa turkiga halloo dhiibo
@laablakacmedia5678
@laablakacmedia5678 7 месяцев назад
Waa la qeebsaday kulahaa iyaga dhaxdooda ma soo dhaafin
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 7 месяцев назад
Ileen wasiir shidaal Banu lahayn
@shorttube507
@shorttube507 7 месяцев назад
Hadii lasoo saaro xitaa musuqmaasuq ayaa lagu samaynaya somaliyey #qabiilwalacnad
@abdikarinhajji
@abdikarinhajji 7 месяцев назад
Ani waxan aminsanhay shidalkan lashegayo inusan jirinba wayo marka waresato adayasha waxey kuleyihin wa la.ishegay hadu jiro malasosaro faqriga iyo gajada wan kabixi laheyn
@shamisali4599
@shamisali4599 7 месяцев назад
Mamuladas imarad la shaqeyo shidal qodis is ma keneso dalkan ciidan adag madaxweyne afgam biya ha lokeno siya siyinta xabsi ku gura 😂
@farahsaid6913
@farahsaid6913 7 месяцев назад
War ma runbaa waligay shiidaal baa lahelay iyo waa lasoosaarayaa baan maqlayey
@ajmalutilaawaat
@ajmalutilaawaat 7 месяцев назад
Macquul maaha in shidaal lasoosaaro wakhtigan marka la,eego dawlada cida kuhareeraysan iyo siyaasada madaxda oo anan rabin shacab ahaan markii qof iyo cod la,aado oo qofkaan rabno doorano ciidan dhisano shabab maxaa lasaara dawlada shaababe oo iskudhexjirte
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 7 месяцев назад
We love galmudug stete of somalia 💟💟💟💟💟💟💟💟 stete full of oil 💕💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@QueeninaaliAbdi
@QueeninaaliAbdi 6 месяцев назад
😢ilaahow kheyr badan naga sii shidaalka 🇸🇴 somalia itus ayadoo qani ah
@Ladanabdii
@Ladanabdii 5 месяцев назад
Wariiskan somaha kii saxiixy hashiis dalka laga ogeen shidalka su alihi lobahnaa maad waydiinin ‼️
@ahmedawil5710
@ahmedawil5710 7 месяцев назад
Scm.shirkadahaas sun ayay aasayaan ama macdan ayay xadayaan halaga feejjgnaado
@Amin-ku8yt
@Amin-ku8yt 7 месяцев назад
First question should have been, is there oil in Somalia? if yes, how much? Is it prone to exploitation? It is not that easy and nothing is certain. And even if drilling starts tomorrow it will take at least 10 to 15 years before Somalia sees any meaningful benefits. I am speaking from experience.
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 7 месяцев назад
Musuqmaasuqii miyuu geeriyooday weli
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 7 месяцев назад
Tartiib tartiib uu usoo noolaayana
@shaati11husein68
@shaati11husein68 7 месяцев назад
Fadlan shirkadaha shidaalka qodaa wadankey kasoojeedaan
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 7 месяцев назад
Imaarat 😢 ya dakadaha heesto kale
@AliAbdi-t8p
@AliAbdi-t8p 7 месяцев назад
Qofkan waxa uu ka hadlayo ma garanayaa haddii uu garanayo xiraa 3D uu kahadlayo magarayo waxa uu yahay 0
@hidesideofficial212
@hidesideofficial212 7 месяцев назад
Masha Allah ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdiraxmaan-ef4mq
@cabdiraxmaan-ef4mq 7 месяцев назад
😂😂😂🇸🇴😂😅
@cabdiraxmaan-ef4mq
@cabdiraxmaan-ef4mq 7 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 Riyo ayay ku jirta wilh wilh 2024 😅😂🇸🇴😂🤣😂🇸🇴
@mahamuudhirsi9635
@mahamuudhirsi9635 7 месяцев назад
Shidaalka halaa soo saro, dalka wuu burbursanyahay. Gacan hororsiga ayaa laga baxaya. Puntland iyo Somaliland ha so saarato. Khilaafka ayaa laga baxi lahaa, Awal ba lacagti beesha caalamka laga tuggan jiri, tass i waa laga baxaa.
@saidahmed7268
@saidahmed7268 7 месяцев назад
Horta waxay noqotaba shidaalka in dalkaan.laga qodo waa wax gaajadaan iyo qaaqlenimadaan reebi kara sharcigana ugu higaansami karayno
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 7 месяцев назад
IBRAHIM M/MAD ADAN, MASHAALLAH CODKIISA MAAHANE MUQAAL MAARAG. WERIYA QIBRAD LEH, COD MACAN .
@CalixuseenJaamac-c1t
@CalixuseenJaamac-c1t 6 месяцев назад
Wllo
@saidahmed7268
@saidahmed7268 7 месяцев назад
Sababaha imaaraatka iyo ingiriiskunay itoopiya usoo riixayaan waa hantidaan badda iyo birigaba la yeesho si xoig ah
@HaybeHassan-vn2xe
@HaybeHassan-vn2xe 7 месяцев назад
Asc wasiirka yaa contract la siiyey? Sharing ku waa immisa %
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 7 месяцев назад
Buntuland iyo somalilend shirkado u gaar ah bey la heshiyen waxeyna ku ledahay buntuland an qeyradka gobolkodana ma ogolo iney dadka lo so sarayo ay la mid noqdan gacanna gadal bey ku qarsanayan gacanta kale wa u tagan tahay debkiina iiman daran keyga lihi kaga kula lihi kama dhamado xaraan cunyasha iimanka daran yahu ku dhinta oo dhaxalkiina waya
@saidahmed7268
@saidahmed7268 7 месяцев назад
Xassan shiikh inuu tuug yahay daalim ah miyaad diidantahay
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 7 месяцев назад
Soo saara kheyraadka dalka hana la sameeyo hanaan wanaaagsan Somaliya waxay u baahan tahay dakhli waana in aan ka faaidaysanaa kheyraadka dalkeena Allah noogu diyaariyay
@abobasement346
@abobasement346 7 месяцев назад
Ninkan waa wakilkah xasan moryan
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 7 месяцев назад
WALE WAYAAB DALBAYOW YAKULEH WATUUGO KAWARAN BUDHCAD
@saidahmed7268
@saidahmed7268 7 месяцев назад
Xassan shiikh waa tuuge hadiidin
@SacadYare-xn8jz
@SacadYare-xn8jz 7 месяцев назад
❤❤❤❤
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 месяцев назад
War yada beentu markii la maldaho bey socotaa lkn sidan waceen kuwiina dowlada ah moriyan isbaro fadhido batihiin kuwa shacabka ah na argagixiso
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 месяцев назад
Cadaw kasta oo somaliya waa la maquuni oo laga adkaani ❤
@ahmedismailabdullahi3821
@ahmedismailabdullahi3821 7 месяцев назад
Shidaalka Somaalida wuxuu ku fiicanyahay in laga soo saaro meel bacaad ah. kasoo saaridda badda ama agagaarka wabiyada waa khatar iyo halis deegaan.
@SuldaanTaagane
@SuldaanTaagane 7 месяцев назад
Malaga yaabaa in cimilada kuleylka ah ay qabow noqoto hadii shidalka dhulka laga bixiyo
@saharamohamed3949
@saharamohamed3949 7 месяцев назад
Somaliland nagasara marabno
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 7 месяцев назад
ILLAAHAY DALKA HABADBAADIYO
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 7 месяцев назад
Mashallah
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 7 месяцев назад
Ma dulkunba laga baadaya maxa bada looga baadiwayay gas iyi shidal ba
@SuldaanTaagane
@SuldaanTaagane 7 месяцев назад
Wuxu yiri bada aya laga soo sarayaa ilaa inta beriga laga sifaynayo alshabab
@gulledhaydar
@gulledhaydar 7 месяцев назад
This appears to be an UNREALISTIC expectation! Conducting high-density 3D seismic surveys is a time-consuming process, often spanning up to two years. Producing oil is still a long way off.
@Bashe12
@Bashe12 7 месяцев назад
Xilligii farmaajo ayaa waxwalba la dhaameeyay kaliya ina la qodo ayaa harsaneed
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 7 месяцев назад
Waa muhiim in shidalka naloo so saaro si an isugu filnaano ❤
@somalilandnew
@somalilandnew 7 месяцев назад
odaygan ilkaha fake ga ah leh bal idinku eega
@AbdullahiHirsi-jd3gb
@AbdullahiHirsi-jd3gb 7 месяцев назад
Illinois maxaankaheleynaa bas hadakiisswanaagsan baamuhiima sxb
@alllifematters.a.l.m6696
@alllifematters.a.l.m6696 7 месяцев назад
Alxamdulillah dheh hadu allah kudaayey ilkahaaga adi markaa dhuqowda ayan kaawrysan doona Insha allah
@aidenhassan5116
@aidenhassan5116 7 месяцев назад
Tasi ma fiicana oo wa xasidnimo
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 7 месяцев назад
​@@alllifematters.a.l.m6696 HORTA MAXAA KA GALEY ODEYGA ILKIHIISA? ILKO MALIHID WAA CEEY ILKO JAJABAN WAA CEEY ILKO GASHAYEY "FAKE" WAA CEEY SUBXANALLAH.
Далее
SHIDAALKA SOOMAALIYA IYO XOG XASAASI AH   (SPC)
32:34
Просмотров 49 тыс.
Вопрос Ребром - Серго
43:16
Просмотров 738 тыс.
HESHIISYADA LALA DHUUNTAY EE SHIDAALKA SOOMAALIYA
1:14:16
Kaftanka Siyaasada 526 oo aad u xiisa badan
30:23
Просмотров 37 тыс.