Тёмный

WAR DEG DEG AH: DONALD TRUMP OO TOOS LOO TOOGTAY XAALAD CULUS 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 515 тыс.
Просмотров 76 тыс.
50% 1

#subscribe
SIR LAGA HELAY BIDEN IYO MUSTAQBALKIISA SIYAASADEED OO GABO GABO QARKA U SAARAN
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Trump says bullet pierced upper part of his right ear
The former president has expressed gratitude for Secret Service agents who protected him and paid condolences to the rally attendee who was killed in the shooting.
“Nothing is known at this time about the shooter, who is now dead,” Trump wrote on his Truth Social platform.
“I was shot with a bullet that pierced the upper part of my right ear. I knew immediately that something was wrong in that I heard a whizzing sound, shots, and immediately felt the bullet ripping through the skin. Much bleeding took place, so I realized then what was happening. GOD BLESS AMERICA!”
'I'm not going anywhere,' Biden says as campaign struggles
Seeking to revive his struggling reelection campaign, President Joe Biden held a rare rally in Detroit on Friday, telling a cheering crowd he wasn't going to leave the race and warning that Republican Donald Trump poses a serious threat.
Biden, 81, is trying to shift the conversation from his mental sharpness and a growing number of Democratic defections to the impact of another Trump presidency, as he tries to reboot his campaign after a shaky debate performance on June 27.
"I am running and we're going to win," he said to a crowd that carried "Motown is Joetown" signs and chanted: "Don't you quit."
SOURCE: • Video
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.

Развлечения

Опубликовано:

 

12 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@user-so8pq9cq6x
@user-so8pq9cq6x Месяц назад
Waan idin salaama6 brit somali tv, hadii aan cabiro aragtideyd waxay ila tahay inuu ugu talagalay xaaladaan odaga ee aa ka mid tahay qeyb ololahiisa kamid ah waan wax marwalba kansuurtagal ah, nin in la doorto mar labaad raba oo xaalad walba ku ololeysanayaa waaye odaga
@user-ru8nv6ll1g
@user-ru8nv6ll1g Месяц назад
Ronald Reagan ayaa la toogtay , si halis ah, dabadeedna waa ka badbaaday geeridii. Wariyeyaal taariikhda haddaynaan aqoon ka gaabsada inaad sheegtaan wax aydnaan hubin
@Ayan5541-jo3eo
@Ayan5541-jo3eo Месяц назад
Ninkaan Doqonkaa balfiiri war Gabadha sawirkaada ka daji masha qofyohow xanuunsan Subxaanallah.
@siradm
@siradm Месяц назад
Dad badan ayaan ka xishoon waxan, tusaale, marki diin laga hadlaayo ama qiso sheekh ku dhacday oo kale, sh Umal sawirkiisa ayaa la soo qaadanayaa, qiso gabar muslimad ah, gabar kale sawirkeed. Waxaa ka maqan qaar badan oo dadkeenna kamida in waxkasta sharaftoodu ka qaalisan tahay, shilimaad yar baa sharaf la dhaafsanayaa. Waa wax aad looga yaq yaqsado. Dad aan sawir been ah soo qaadanna waa jiraan, Hosow oo kale, laakiin inta badan channelska Soomaalida wax la daawado maaha
@mohadmohamed6247
@mohadmohamed6247 Месяц назад
Great reporting - keep up the great journalism
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Месяц назад
"Nin sigtay ma noola" Maahmaah Soomaaliyeed.
@user-hy3hx8xg7s
@user-hy3hx8xg7s Месяц назад
Masha allah
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 Месяц назад
Nin ganata ah oo shiish badan ayaa helay turab
@user-kn1jn3ed3g
@user-kn1jn3ed3g Месяц назад
Ilahay Kama kiciyo immisa waalida habaaray
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 Месяц назад
Do you think 💭 Tromp will make more sports?
@mohamedfarahbarako4178
@mohamedfarahbarako4178 Месяц назад
Ronald Reagan Ayala ka dambeeyay JFK oo lagu toogtey Washington DC
@reemali6728
@reemali6728 Месяц назад
الحمد لله xaqa laga galaayo masaakiinta bir magaydada ah ilaaheyna waxaa ka bayay inuu ilaahey siyaadiyo xanuun uusan ka kicin insha alaah bi idnilaahi kariim kuwa kalena ilaahey qunbulad ku rido aan laga kicin insha alaah guul falastiin
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 Месяц назад
Because this is now the issue of wholy America 🇺🇸 Security;
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji Месяц назад
Mahadsanid Walaal
@msatl94
@msatl94 Месяц назад
Ala somali been badanaa ? War ma dhimanin dhagta ee xabada ka martey Aniga Mareykanka jooga wu nool yahay 😊
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Месяц назад
Inshallah Next Time
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 Месяц назад
Maybe more power;?
@Afitaaxr22
@Afitaaxr22 Месяц назад
Trump iyo garyaqaanba dhagtee ku dhufteyn😁😭
@charkoshanghai
@charkoshanghai Месяц назад
Sirdoonka Yahuuda amba Kuwa maraykanka aya ka dambaysay .
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 Месяц назад
ASC TRUMP WAA CADAWADA MUSLIM ALLAHO AKBAR ALLAHO AKBAR ALLAHO AKBAR WAA ARANTA FARXADA MUSLIMINTA MELKASTA JOOGAN
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn Месяц назад
Ku lahaa Cabdi Hollywood waar waxaas magac maaha Ta kale hadii film la matalaayo run ha U qaadanina gacanta markuu taagayo iyo xabada gacantiisa ayaa horaysay
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l Месяц назад
Hassan sheikh sas hallo toogto haduu nagu soo noqdo Aniga ayaaba toogan doona....qabuurahii aabahay ka soo saaray ciil badnaa😢😢😢😢
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 Месяц назад
Abdi hafid sow m a aad arag sida muslimiinta reer falastiin
@khada917
@khada917 Месяц назад
Waxaan qiyaasayaa waa Riwaayad sirdonka yuhudu ka danbeeyaan si ay taageero cusub ugu abuuraan cunsuriga waalan oo ay ku tashanayaan.
@libankhalif5610
@libankhalif5610 Месяц назад
Walaal magaca Abdi Hollywood iska badal ma saxna Oo ilaahay uun baa abdi loo noqda
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Месяц назад
Maad ka deysaan sawirka Ilhaan.......
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 Месяц назад
Xakhu waa Soo daahiraa
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv Месяц назад
Walahai xaqa Laga galayo walala henn heeer farstin ayaa soobaxaayo
@adenwarsame
@adenwarsame Месяц назад
Cabdi xafidoow xisbiga rtrunp waxay marwalba dhahaan ruuxu hubkisa wu lagali kara mewlkasta marka waxa suro gala inay dadka hubkoda sharcoyaysan wata ay gali kareen
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Aqoonyahan aan fiicneeyn soo ma jiro nin aan wax baran oo fiican sooma jiro anaga waa.isnaqaanaa ruuxa aan rabo ama aqoon yahaan ha ahaado ama jaa hil ha ahaado waa jeclnay qofkale war uu ka sheekay ka yeeli meeyno kuwa baraha bulshada ayaan ula jeedaa kuwa ayaga la shaqeeya ayaa kumantiga u badan qabiilka uu wax ka sheegayo ayee ku raaxeeysanayaan qabiil aan caayneena majiro qabiil oo islaweeyneeyna ma jiro dadka qaar waa ogyihiin. Baraha bulshada in aay lacag raadis yihiin ilaah ajir ha ka siiyo dadkii.hore oo ayagoo lacag.raadineeyn dadka wacdi.jiray hadana dadka wacdiya kuwa dadka iyo qabiilada isku dira waa ku aan wax baran qofka xataa haddii oo dugsihoose xataa qabo adaabul islaam wax buu ka fahmayaa kuwa kale caqli kuuma siyaadinayaan hadal wanaagsan ayuu ka bilaawayaa bismilaahi raxmaani raxeem hadana namiimnimo ayuu ku shaqeeynayaa marka munaafaqa la sheego waa kaas.iyo kan dhaho aad ayaan kuu jeclahay sida aad xaqiiqda uga hadasho waa kuwa aay kadhimantahay kkkkkkkkk
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Месяц назад
Nacalaa ku taalo cadawga ilahey dhan rer binu srael wala weyn mardhow bur bur kooda imaday insha Allah Allah soo dhaweeyo adunka gaar ahan dowladah islamka hestan xorobayan
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Месяц назад
Mawaxadkawada ilhan wakufaraxsantahay macnaha xagjirintad utilmamaysa? xiqdiba calosha kabuxa cabdi xafid kadaji sawirkeda
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Месяц назад
Doonal Taraam xaalkiisu waxa uu u eg yahay "" Hadaad dhiman, dhareerka waa la iska duwaa"""
@abdirahmanesse5246
@abdirahmanesse5246 Месяц назад
Maxaad sawirka gabadha u saarteen meesha
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 Месяц назад
Walee waa laysku soogalay
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Xabada Hadhadhamo Cadowogii Weyenaa Allah hayeku salido Guul falastin isha Allah deg deg
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Месяц назад
Waa war cad gaal iyo Muslim ogyahay Biden ain’t coming back
@Afitaaxr22
@Afitaaxr22 Месяц назад
🗣Trump Somalia 🇸🇴 no security no police 🚨 😂maxaa ku xigay kabahaygiii aaway 😂😂😂trump he is funny
@user-wf1jv7zf3i
@user-wf1jv7zf3i Месяц назад
@@Afitaaxr22 hhhhhh
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Месяц назад
Sxb ayaga dhexdooda hawshaan ka dambeeyey; farsamadda mareekan waa another level; wax aan fahmi karno ma ahan sxb ee warkiina iska wata 😅
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn Месяц назад
Ku lahaa zunaami ayay ahayd 130 falastiiniyiin ah ayaa shalay kaliya la dilay
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w Месяц назад
Ma aheen inaad magaca soomaali baa ii soo gudbisay oo Biden ka agdhaw ayaa ii sheegay waa laga fiicnaay inaad tiraahdaan .
@billowweyt9196
@billowweyt9196 Месяц назад
2 qof ayaa dhintay ilaa iyo hadda
@user-pp9yb6dz6k
@user-pp9yb6dz6k Месяц назад
Baqti dheh ewelba ahlu naar buu ahay
@ahmadfarah7007
@ahmadfarah7007 Месяц назад
Inuu bakhtiyo aye aheyd
@caliducaale464
@caliducaale464 Месяц назад
Alla annagaa ubaahan in qaar lanaga toogto
@AbdiasisyusufNuryusuf
@AbdiasisyusufNuryusuf Месяц назад
Cabdi Hollywood waxaa ka fiicnaan lahayd inaad la baxdo Daayeer holly wood
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Waad mahadsan tihiin bahda tv-ga sidaad wararka noo soo gaadhsiisaan xilli kasta
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Kajooga iyo kasoo socodaba waa Cadowoga Falastin iyo Muslim ka Laakiin Taram wuxu Neceb yahay Qomulud ka iyo Ilhan Cumar oo Qudhumada
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 Месяц назад
Trump inuu sida geesi u yahay uma qabin
@user-ln6wf3ce8v
@user-ln6wf3ce8v Месяц назад
DONALD. TRAAM. WAXA. KA. DAMBEEYA. DILKIISA. ILHAAN. CUMAR. WAA. IN. ILHAAN. LA. XIDHAA. OO. LAGA. MASTAAFURIYAA MARAYKANKA. DHILADAN. URASA
@user-hy3hx8xg7s
@user-hy3hx8xg7s Месяц назад
dofarkii waafakaday mantaa
@amalali6668
@amalali6668 Месяц назад
Wxagaba dacayad ban laga dawan kareen
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Месяц назад
Falastiin Biden iyo Trump midla umaroono labadaba alle hareebo
@adenahmed1422
@adenahmed1422 Месяц назад
❤❤❤
@ismacil9022
@ismacil9022 Месяц назад
Ilma fadhato cidad istidhahdan landtay udhawdahay habaray ay ay dhashay faqasha
@heerqaran580
@heerqaran580 Месяц назад
Waxay ila tajay cidda kyla wadaagtay dhalashadeeda inaadan sheegin sababtoo ah waa yaryihiin dadka la shaqeeyo hadhoowna halkaas dhib aya uga imaan karo kaliya dad u dhow madaxweynaha inaad kusoo koobto oo kaliya
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Месяц назад
Kkkkkkk dhagta dhiiga loodaray waleewarun soomali war waydhameeyen
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d Месяц назад
Dhulalka muslimiinta ayey weerarayaan maxaa diidayo ayaga in ladhibaateeyo
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 Месяц назад
Ha adkeysto odaygu illeen waa kuwii hubku in uu kamid yahay xuquuq kamid ah xuquuqaha muwaadiniinta mareykanka
@mursalharare1001
@mursalharare1001 Месяц назад
Wlhi views si qaladan ayaad uraadineysaa abdi hafid mxaad usoo saartay sawirka ilhan omar
@zakmukhtar8672
@zakmukhtar8672 Месяц назад
Daawo video ga, Ilhan qodob kamid ah barnaamijka ayey ku jirtaa.
@mursalharare1001
@mursalharare1001 Месяц назад
@@zakmukhtar8672 no waxaas ha iisheegin dadkaan views raadis waaye
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l Месяц назад
Madexweyne aad dadkiisa iyo dalkiisa unaxaynin hala dilo....Mouse biixi Hassan sheikh..Ahmed madoobe...Dani iyo siyaasiyiinta aan soomalia u naxaynin hal hal hallo qarajiro.....soomaliyey qabiilka iska daaya umada sas ayay iskaga qabanaysaa tuuga cunsuriga ah.....anakana waxaan firsaneynaa in meytadeeni waalidkeen qabuuraha laga soo saaro😢😢😢😢
@sportsclubsandgames
@sportsclubsandgames Месяц назад
😂😂
@libandahir3719
@libandahir3719 Месяц назад
Dhagta dhiiga lodaray...abdihafid muxu yiri trump kabaheyga haliiradio aa😂😂😂
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 29 дней назад
brit somali tv waxbo kama oga waxaa maraykan ka dhacayo waxoda waa been iyo waxaan jirin.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Waar.bal beenaalaha eegakkkkkkkk
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 Месяц назад
Asc,waa khaalad in aad gabadha Ilhan sawirkeeda in aad soo galisid meesha,oo tustid in ay ku faraxsantahay arintas taas oo cadaawad faro badan u abuurikarta.
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 Месяц назад
Qabyaalada waraanbi dad kaada oo tuugafa daarood ka soo waad a tuug a hawiyana Futuna gasho gggggggg
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 29 дней назад
Beenlow lama toogan e waxa logu tala galay in la Dillo lakiin waa Nool yahay 👍🏻 ma sidan ayaa Wariyo ku tahay waa Qasab in la Badbadiyo 👍🏻
Далее
Медвежий папа
1:00
Просмотров 11 млн
Маленький Воришка 😂
0:31
Просмотров 11 млн