Тёмный

War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN... 

Hargeysa News
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 188   
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i 2 месяца назад
That’s true waxa kenay Ceerigabo ayanu tagayna Isaaqban midaysnayn sida awged aya laguso hawaysta ninka aya xaqiiqda raabtay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад
Sixirka Cida samaysa uun buu dib ugu noqdaa
@marwoali6189
@marwoali6189 2 месяца назад
Ilaahay sixirka iyo waxii sameeyaba ilaahay haku foororiyo acuudu bilaah.
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 2 месяца назад
Ilaahay ha inaga qabto xasbunalaah wa nicmo wakiil
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 месяца назад
Away quran ki Allah ee lagu baxdanayay SubxanaAllah
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 месяца назад
Quraanka may aqriyaan
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 2 месяца назад
Sheydaanka. Waa. Diciif. Quraanka. Ku. Guba
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 2 месяца назад
Kaftan wanaagsan weeye inowada walaalayaal ❤❤
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 месяца назад
Isaq wala sixray ❤❤❤❤❤❤
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 2 месяца назад
ALLE KA BAQ WAA BAHJADE WAA LAYDIN KA ADKAADAY EE QIRA ADUUNKA WAXAA LAGAMA DHEELO
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 2 месяца назад
Marka. Maxaa. Quraan. Loo saari. Waayey
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 2 месяца назад
Waar ninkaasii waa runtii waa taaganahsy
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 2 месяца назад
Cilaga ha lageeyo odayaasha Alle ha caafiyo insha allah
@sheikhali1903
@sheikhali1903 2 месяца назад
BEEEEEEN WAA WAXA LAGU SASABO 😮MAKASTA 😅ISAAQ😢
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 месяца назад
Waxaad Ogtahay in laga guulaysanasyo, Calancasta,
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 2 месяца назад
Wallee iyo billee warkaa arag weerar sheegay waa xaqiiq biyo kama dhibcaana hadduu yidhi garxajiz baa sixirka laga bilaabay waan yaabay anigu rerkan nasabkooda ka cararaya ee sheegtay rero kaloo nasabadi wadaagin oo cadow inoo ah oo aan garxajisna naf u hayn isaaq kalena naf u haynin waar ha la badbaadiyo qaranka iyo rer sheikh
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 2 месяца назад
Wadanka iyo dadka oo dhsnba waa la sixray ee sixirka ha laga togo
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 2 месяца назад
@@user-nu2pe1go3s beena maaha
@sahraisse2676
@sahraisse2676 2 месяца назад
KKKKKK !!!! HABAR DHALIWADAY ALEELO KU WAALATAY
@jakey2424
@jakey2424 2 месяца назад
Kkkkkkkkkk
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j 2 месяца назад
Ciidanka iyo madaxda a iyo Dalka quraan ha lagu akhriyo ma yeeh culimadii somalilasnd Ilahay baa kaa qaban
@Cabdi141
@Cabdi141 2 месяца назад
qarankii talo xumaalaa helay kaa kursiga doonayaana isna talo keenimaayee ha Dunto
@Degmociise123
@Degmociise123 2 месяца назад
Dee QURAAN saara wadanka iyo Madaxdaba 😳🥺🥺
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 месяца назад
Sixirka waxaa ka Adag Qur,aanka kariimka ah,
@ahmedmohamedabdi6628
@ahmedmohamedabdi6628 2 месяца назад
Asc, H Weerarow, waan ku dhegeysta weliba si weyn ayaan kula socda, laakiin barnaamuj kaaga waan ku daala, waayo wuxu dheer dhaafay, macaankuna wuu ka tegaya hadu dheeraado. Fadlan barnaamuj-yadaada xiisahale dhadhanka haka qaadine soo gaabi si loo xiiseeyo, Nebigeeni Suubana wuxu tidhi, (Khayrul Kalaami Qala Wadala), waxan filaya in Illaahay talada macquulka'a kugu anfaco, Ciid Mubarak.
@jirde1
@jirde1 2 месяца назад
War adaa taagan manta ee nagalatag sheko badawaga
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 2 месяца назад
Xasbunalah. Wanicmal. Wakiil
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 2 месяца назад
Subxaan Allah war sixirka Allah ba ka weyn qofki si dhabba u aaminsan Allah mooyaane inan cidna waxba yeeli karin waxaba kama qaadayo Takale caalmka shiinaha iyo hindida aya aad loga yaqna waxas may caalamka ILaahay ku qabsadaan Cadowga waxa ha maqashinina yaanay karbash idinka dhigine
@abdimuse3583
@abdimuse3583 2 месяца назад
anigu waxan ka soo jeda somaliland waxan ahay habarjeclo nink la yidhado xirsi iyo ina xashiba sixirka way ka danbeeyan. selangor waxa six-day waa xirsi
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад
wixii dhul baantuu ku wareegay imika oon cidina ka furayn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 месяца назад
Subxanalaah. Wa alqii ma fiiyaminika talqaf maa sanacuu inamaa sanacuu kaydu saaxir walaa yuflixuu saaxiru xaydu ataa .ayaadaha ku akhriya ilahay ba ka weyn sixiroole yaan loo yedhan ee qur'an waddan ka oo dhan meel waba ha loo fadhiisto.
@munahassan8131
@munahassan8131 2 месяца назад
Wa run isaaq wa sikhranyihiin illahow na qabo
@Burcawi24
@Burcawi24 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkk aragweerar marku arkay in doorashadi laga helayo ayuu riwaayad kale noo soo metelay😂😂😂L😂😂😂
@munaqaali4556
@munaqaali4556 2 месяца назад
Kkkkkk maxamad kaahin iyo siilaanyaba dadkii sirxay waa la ogyay ciidamadana waa la shirqoolay garxajis baa huwan raacay
@roodaaden6463
@roodaaden6463 2 месяца назад
War ina geele waa la taagay wuu istaagay sharaab kiisi
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 месяца назад
Sixirka waxaa ka Adag 3 sadexda qolhuwale,
@Iphone20249
@Iphone20249 2 месяца назад
Dee quraan haysku akhritaan markay tukadaanba suuratu faataxo mucawadataynak ducooyinka cid waxka qadikarta majirtoo allaah mooye
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 2 месяца назад
Waa quran halagu akhriyo madaxtooyada madaxwaynaha, ina kaahin,taani alaabta madaxtooyada hala gubo wasiirada hala badalo inshallah way hagaagaysaa
@qawdhanmax2179
@qawdhanmax2179 2 месяца назад
Madaxda islaamkoo dhan yaa sixran.
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 2 месяца назад
5000 kun o I shilin weyaaan hargeisa
@mohamoudhorre3222
@mohamoudhorre3222 2 месяца назад
Hadii sixir wax lagu taagayo caalamka oo dhan ayaa la taagi lahaa markaa iska daaya caqiida xumada
@ismailjama178
@ismailjama178 2 месяца назад
Waxaas waa khurufaad.
@Cabdi141
@Cabdi141 2 месяца назад
Madaxwaynuhu wasiir buu noqon kariwaayoo markaasaa madaxwayne laga dhigay markaa inay ceebi ka imanayso way iska muuqatay
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤
@usern134-h4g
@usern134-h4g 2 месяца назад
Dadka dhulalka ciida cad degan in sixir lo adegsaday beri horan maqlay shekada walahi 😢
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 месяца назад
Ciidanka soo dhaweeyay waxay ahaayeen Ciidankii ina cambaashe markaa Ciidankiinii ayay ahaayeen, markaa daliyaha waa runtaa
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 2 месяца назад
Waa dawladu aan diin shuqul Ku lahayn sababtay ayuu sixirku U qabansyaa,afawarqe Eritrea muxuu U qaban sixirku hadaad wax waliba aad cabto wuu Ku qaban
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x Месяц назад
Horta ma inaynu ducaysano mise inaynu bina aadan sidii ilaahy uga baqano duco waynu ubaahanahy laakiin adorn haka baqina hadaad adorn ka baqataan waala idiika dari.
@abdulsofe9884
@abdulsofe9884 2 месяца назад
Nice entertainment 👌
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 2 месяца назад
Habenki 25 August dabki sixirkah wanu dawaneney oo askarati oo cawa badhayo culisati shilmaysa
@abdikarimgedi3589
@abdikarimgedi3589 2 месяца назад
Xalku wuxuu yahay in aynu la xidhiidhno awliyada ilaahay doortay
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 месяца назад
Guuuuuuuul somaliland
@Mamar6310
@Mamar6310 2 месяца назад
Mid waan AQbalayaa madaxtiiyada faqshtii waxbay kaga tagtay ee hala furdaamiyo taas waa arrin
@artist_marwa01
@artist_marwa01 2 месяца назад
Cirro ilaa XIRSI MASIIBO la ga reebo la ma aamini karo..isaguu qadtaaray xirsi...e Cirro laftiisa ha la dabiibo..
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v 2 месяца назад
isaaq doqonimada waa ka dhab. kuligeen irir samaale raalli baanu ka ahayn. dalkana waan kusoo dhowayne. magaalooyinka oo dhan bay isu mareen.qabiil walba madaxdood bay tilifoonada ka qaateen! tilifoonada baa lagu sixray!
@CabdiCabdilahijamac-hz4bv
@CabdiCabdilahijamac-hz4bv 2 месяца назад
wax sixir layidhahda ma jiroo... hadii ay jirtoo sixir-loo aya adunka uu talin-laha😂
@FadumoAbdi-b5j
@FadumoAbdi-b5j 22 дня назад
Waanay tugan jirin salaadda Subbax oo aannay Quraankana akhrisan rin.
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 2 месяца назад
Dadkeenu cilmiga Diinta way ku liitaan, sixirku umad iyo Ciidan kuma shaqeeyo ولهذا قال تعالى : ( إنما صنعوا كيد ساحر ولا يفلح الساحر حيث أتى ) .
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 2 месяца назад
Wax sixir la yidhaa majiro, What an animal
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 месяца назад
Dawadaadu waa in Quraan kariimka lagu saaro,
@Mamar6310
@Mamar6310 2 месяца назад
NIYOW HOGAAMINTII BAA INNAGA XUMAATAY EE RUWAAYDDA INNAGA JOOJIYA BAL QUDBADIHIISA ILAA MAALINTUU UU DALKA QABSADAY DHEGAYSTA MIDBA MID BAY KA HOR IMANAYSAA CAAQIL BUU ISU BEDELAY NAGA DAAYA BUHUBAHAADA
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 месяца назад
Maxamed kaahin reerkooda oo dhan ayaa waxaas aad sheegayso ku takhasusey mar hore ayey sheegi lahaayeen reerkan reer daahir la yidhaahdo ummaddu way taqaanaa iney faalka iyo curaafaynta yaqaaniin siiba reer yuusuf oo ina kaahin yahay intaa markay maqlaan ayaa warjoogaa
@Hujo24
@Hujo24 2 месяца назад
Nin gacale oo jabriil yonis ah inoo sheeg magac malaha miyaa aan iska dhicinaa war hoor runta hadey tahay car magaciise keen aan qabane ina adeer from hawd baligubadle arab shiekh isaaq Samane😊
@samataraabdullahi623
@samataraabdullahi623 2 месяца назад
Waa wax dhicci kara sikirku wuu jiraa waayo ciidankii oo caruur yaryari qabqabanayso waynu arkaynay balse faisal bootaan miyuu sixranaa sideeda bilood sawkii garaacayay
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 2 месяца назад
Sixirku wllo wuxuu qabsoomaa marka illaah doono iskama qabsoomo siduu saaxirku u doonayo Sowtii 8da bilood ay suxirka wadeen ee ay meel kasta isaga keeneen saaxiriinta ee ay yidhaahdeen saaxiriintii bahalku ma soconayo markii danbe waa kuwii toogtay
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 2 месяца назад
Mida kaley markii uu muuse biixi caleenta aysaarayeen way sixrayeen
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 месяца назад
Intii aan ku arkayeey maanta ayaad ugu liidataa, sheeko aad u liidata ayaad meesha keentay
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 месяца назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa oromadu waxay dooneysaa berriga iyo badda saylac oo qudha. 2.0. Ma rabaan bosaaso baraawe waxay doonayaan lughaya iyo saylac. 3.0. Haddaba waxan dhahayaa madaxweyne muuse biixi cabdi faraha ha kala baxo abbii ahmed ali iyo oromada. 4.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga ethiopia oo lagu bixinayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac ma dhici karto suurtagal ma noqoneyso.
@user-ye2oh4cb6o
@user-ye2oh4cb6o 2 месяца назад
Sheekadii sariinadaha
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 месяца назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa somaliland waxa la gudboon arrimahan soo socda: A). Waxa habboon inay adeegsato dhammaan faaliyayaasha ku sugan somaliland oo xeel dheere ku ah arrimaha faalka iyo wax sheegga. B). Waxa habboon inay adeegsato sixiroolayaasha oo lacag bixiso. Waxa habboon inay faalka iyo sixirka ay ku bixiso kharash badan. C). Arrimahani maaha xoog ee waa xeelad iyo farsamo iyo sir iyo cilmiyo qarsoon. D). Waxa habboon inaad ogaato ciddii kuu imanaysaa waxay kaa dooneyso iyo waxa ka dambeeya. E).cidkasta ma hanboona inaad hortegto iyo inaad wax la cunto iyo inaad wax la cabto. F). Waxana xaqiiqo ah inay madaxweynaha iyo muuse biixi iyo taani way taaganyihiin. G). Haddaba waxan dhahayaa waa inaad adeegsataa faaliye yaal xeel dheere ah iyo sixiro yaal khibrad leh. H). Haddaba waxan dhahayaa dawladda USA iyo UK iyo yuhuudda waxay adeegsanayaan faalliyayaal iyo sixiroole yaall iyo waxbadan oo kaleeto.
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 2 месяца назад
Anigu haday sidaa tahay waxan ku talin lahaa dhamaan masaajidada ku yaala magaalada Hargeysa in soddonka jis lagu akhriyo todbo cisho gudahood sidaas baan ku talin lahaa
@aadanyare5268
@aadanyare5268 2 месяца назад
Ma markii sikaawe iyo suug laydku afuufay baad sixiri sheegteen
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 месяца назад
Waar somali waxba kuuma aha sheeka deedda dhiga reer sheekh isxaaq ayay somali oo dhami duulan kuthy ee talo keena sidii loo badbaadi laha ama Somaliand u badbaadi lahyd.
@saadoali5930
@saadoali5930 2 месяца назад
tala xumaadii dhacayday waxaasi ma qariin karaan
@maxamuudgurmad3752
@maxamuudgurmad3752 2 месяца назад
Itoobiyaa ayaa inaga wax jaban
@saadoali5930
@saadoali5930 2 месяца назад
waar hana ceebayn hadii laga gulaysto waa la qiirta waxana waa laga barta ee, baabuurtu bilaa shiidal bay noqdeen
@awilnoor1758
@awilnoor1758 2 месяца назад
Ninkan ma caruur buu u sheekaynayaaa
@waaberi4446
@waaberi4446 2 месяца назад
Anigu waxan ogahay in Isaaq gudihiisa dagaal wayni ka dhacayo. Dalkana Ethiopia qabsanayso. Ka dib labaraarugi doono oo dagaal la qaadi doono wadankan la xoray doono. Hadalkayga meel ku qorta. Hana iso garaacina. Waxba idiin sheegi maayo...
@sahraismail610
@sahraismail610 2 месяца назад
reer sheekh shaxaqow madaxda iyo ciidanka iyo dalkodhan quranka halasaro subxanalaah wa nimco wakil
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 2 месяца назад
Caawa kii yaraa wuu isku dardar samee ma guusha wadani ayuu ogaadey maanta oo marada ku celi ayuu is leeyahay handaraab
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 2 месяца назад
Waar ha la doono culimadii ayuub Rer sheikh madar rer sheikh cismaan nuur cali siciid rer suldaan Madaxtooyada alaabta taal ha la gubo haddii kale wallee faqash gafuur culus qadaadweyn oo illaahay wuxuu abuuray yuhuudana ku dhehoo aan ugu necbahay ayaa ina qabsan
@mustafecalisheekh9433
@mustafecalisheekh9433 2 месяца назад
Sixirkii madaxtooyada galayay en ayuu sakariye doonay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад
Mida labaad ragan madax tooyada inoo fadhiyaa miyaanay diinta kuxidhnayn maxay quraan isusaari wasyeen ee fadhiisiyay ilayn firdhiyaba muu qarine waakii sheegaye😮😢
@hodanali285
@hodanali285 2 месяца назад
Waar heedhaha maxaa isugu qasaysaan, Arinta Ethiopia iyo Sixirkii aan ogayn e Ciidanka lagu sameeyey?
@roodaaden6463
@roodaaden6463 2 месяца назад
Waar waxaynu la yaabno ayaa ina soo maray qof kasta o caqli lihiba inay meeshan wax weeyni jiran wuu arkayay
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 месяца назад
Qu,asn ka kariim ka ayaa ka wayn waxaasi oo dham, Guul JSL somaliland
@zaynabmahamed3976
@zaynabmahamed3976 2 месяца назад
Arag weerar wanku salaman sixirku maqabto reer shixisaxaaq maqabta
@roodasaeed8596
@roodasaeed8596 2 месяца назад
Waar naga tag ,waxaad ku qarinaysaa jabkii la jabiyay muse iyo taani
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 2 месяца назад
Beenaale la sixray adaa ah harag weerar.khurafaadka quraankaa ka weyn.
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 2 месяца назад
dawlada waxa muugata sida malin walba gof uuga baxayo in muse bixi duusha ayuu kadhisayaye in ay ku duunto saylici ayaa shalay lahaac ninwaliba ninku danmodo ha ucadoy taasi waxay cadaynaysa in meesha dowlada laga dhex shagaysanayo
@jakey2424
@jakey2424 2 месяца назад
Idoorkii waa ka dhammaatay kkkkkkk waxay kaga soo hadhay waa nala sixray kkkkk. Waar ragga iska celiya sixir layne .
@salmamohamedsalma5817
@salmamohamedsalma5817 2 месяца назад
رد السحر علي الساحر اقراء سورة اذا زلزلة
@mohamedfadumo8371
@mohamedfadumo8371 2 месяца назад
Waxa aad sheegeysaa n idinka ayaa aakhiro uqaladan😅
@abshirismail1055
@abshirismail1055 2 месяца назад
Sideedaba qofku waxuu aamin sanyahy ayuu modaa in ay sminsan yshiin
@museibrahim2796
@museibrahim2796 2 месяца назад
hhhhhhhhh aniga ayaa taagan,
@faizalabdulla1104
@faizalabdulla1104 2 месяца назад
Waar ALLAH ha laga yaabo Sixirku Umad dhan ama ciidan ma qaban karo, hadii kale dadka sixirka isticmaalaa maxay dawladaha u qabsan waayeen Africa oo dhan ayaa sixir isticmaasha miyaad maqasheen dawlad dawlad sixir kaga adkaatay? ma jirto
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 2 месяца назад
Maanta fal shaydaan baad gashay falkii insiga ku soo nqo
@CabdiraxmanCise-hl3iv
@CabdiraxmanCise-hl3iv 2 месяца назад
aragaw sheekadaa aad wadeen waa sheeko dhaxal gala markaa waxa loo baahanyahay arin deg Deg oo wax lagaga qabto
@mohamedjeesto3351
@mohamedjeesto3351 2 месяца назад
Malayacniiii bilaaaaa aqooon bad tahe
@user-fh3vd8bm7x
@user-fh3vd8bm7x 2 месяца назад
Waridinka ayaauinaaheekakaca wadankabadbadbaadiya
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 2 месяца назад
Waar naga aamus afku ku go'ye fal ku lahaa sheeko xariirta jooji yaad u warameysaa ma caruur😂😂😂😂
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 месяца назад
Kkkkkkkk waxaasi kaa socon mayso wax kale sheeg
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 2 месяца назад
BEEEEEEEEEENAAAAAAAAAAAAAAAAALE
@user-mk5hf2yr1x
@user-mk5hf2yr1x 2 месяца назад
SHEEKADII WAXAY KU DANBAYSAY WAA LA TAAGAY ALLAA KARIIM
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 месяца назад
Kuwaa iyaga ayaa sixiroolayaala maxame iyo muuse waxkale keen
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 месяца назад
Ka saatra sirka
Далее