Тёмный

War Farxad leh ayaa ka soo kordhay Kaamkii ay shacabka Soomaaliyeed ka sameeyeen Gasa,iyo warar kale 

Nadaara Show
Подписаться 232 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

War Farxad leh ayaa ka soo kordhay Kaamkii ay shacabka Soomaaliyeed ka sameeyeen Gasa, waraysi iyo vidiow cusub, iyo warar kale oo muhiim ah.

Опубликовано:

 

29 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 417   
@nadaarashow9782
@nadaarashow9782 2 дня назад
Sh Xabdi xayi. +252 61 5331330
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 2 дня назад
Aad iyo aad u mahadsanthy
@ayansaid2068
@ayansaid2068 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 2 дня назад
Maansha Allah maansha Allah maansha Allah maansha Allah maansha Allah maansha Allah maansha Allah maansha Allah
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 2 дня назад
War mahadsanid
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 дня назад
Wcs wr wb 3 xadiyadoow Allaah nagu maneeystey caalamal islaam u qireen Soomaali waa Deeqsinimo, Geesinimo iyo Diin jeceel Quraan jeceel. ❤❤❤💪💪💪💪👏👏👏🎉🎉🎉
@user-ts3er6zd1t
@user-ts3er6zd1t 2 дня назад
Asc.Nadaara jazaakalaahu khayran sida mugga leh oo aad noo deeqsiiso wararka caalamka. Alaha ugargaaro muslimiinta meel ayjoogaanba gaar ahaan Gaza. Sh.cabdi xayi baarakalaahu feeka adiga iyo teamkaaga. Alaahu akbar lilaahil xamdu.
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 2 дня назад
Masha allh waa arin aad loogu farxo Shacabka dhibanaha u ah xasuuqa iyo gaajada ee kufaarta yahuudu ku hyso allah haka dulqaado Xamaasna ilaahay guusha hasiiyo Aaamin yaa rabi Sahyuuniyadana ilaahay ha jabiyo oo masiibo degdega haku rido aaamin aaamin ilaahow jabi yahuudda
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 дня назад
allaahu akbar Allah jabiyo yahuud iyo waxii taageera aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin
@simanhirey3244
@simanhirey3244 2 дня назад
Mash Allah sheikh iyo gudigiisa waa mahadsanyihin nadara adina waa mahadsanthy sida quruxda badan aad inogu soo gudbisid mar welbo welbo xallada walaladeen falastin allah haka dulqado dhibta aqsa iyo gaza allah haka xureeyo cadowva amin
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o 2 дня назад
Maanshaa alaah culimada iyo shacabka somaliyeed ee garab istaagay dadka tabalaysan siday u garabtaagan yihiin maansha alaah ❤❤❤
@mowlidcabdulahi3544
@mowlidcabdulahi3544 2 дня назад
Waa wax lagu farxo wlaalaha muxsiniinta ah ee wlaaladen re falastiin gurmadka u fidiyay waliba waxan si gaara ugu ducaynayaa teamka sh cabdixaji iyo nadaara ee xaqiijiyay in gurmadkaa aan helo wadadii lagu gaadhsiin kahaa walaaladena dhiban Ilaahay umada muslimiinta ah meelay jooganba dhibka haka dulqaado cadowga muslimiintana masiibo iyo tafaraaruq haku rido aamiin
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 дня назад
Sh.abdi xayi waa quf miimaankiisa qawi yahay barakalaah
@user-oj3ug3jv8j
@user-oj3ug3jv8j 2 дня назад
Walaalayaal ha lagu salliyo Nabiga SCW, waa ajar fara badan
@UserZuser-mc9ql
@UserZuser-mc9ql 2 дня назад
Magaca somali wuxu ku tagan yahay dumarka somaliyeed I'm so proud of you Masha Allah❤ i knew it that dumarka somaliyeed in ay number one yihiin markii ladhaho sadaqo keep doing the great job our beautiful ladies
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 2 дня назад
Wlhy farxax lailmeeyay Allah kafarxiyo intii labaxday
@alihassanhaider1767
@alihassanhaider1767 2 дня назад
Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow unaxriiso inta ku shahidey aloow Inta bukan caafimad dag dag siiyo aloow ducodayda u aqbal ameen ameen
@fadxifiitamiin906
@fadxifiitamiin906 2 дня назад
Falsatiinwaxay ku jirataa waxku dhaafay sin kuum dhaceen waxkudhacay sin kumdhaafeen
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 2 дня назад
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
@nadifoali7658
@nadifoali7658 2 дня назад
Masha Allah Masha Allah. Alhamdulilah Alhamdulilah.shukran Somalia 🇸🇴 people ❤❤
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 дня назад
Maasha Allaah Tabaaraka Laah. Rabiyoow guulee reer Falastiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 дня назад
Jasakallah Sheikhanaa cabdi xayi inashaa Allah garab iyo gaashan ayaan kuu nahay walaalahey Falastiin gab iyo gashaan ayan unahay
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 2 дня назад
Wariye sare oo somaliyed Xaaji nadaara jazaakallaah khayr alfa maraat allaah hakaa xafido xumaan iyo shar dhamaantiis illaahay idamkiisa
@fagaadxaaji1565
@fagaadxaaji1565 2 дня назад
Alxamdulilaah illahay aya mahadleh allahii naga dhigay islam oo ayagoo dadkooda eey baahanyihiin u danqaday walalahooda mulsimiinta ee ay yuhuud iyo kufaar eey ku dhibatenayaan waa suno kamid ah sunadii subanaheena muxammed salalaahu calayhi wasalam. Iyo asxaabtii rasuulka illahay haka raali noqdo waa arin farxad Leh waana bugaadinayaa. Guuleysta aan horay usocono. Ilahay hau gargaaro umada Islamka meelkasto ooy jogaan. Allahuma amiin. ❤
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 2 дня назад
Alxamdulilaah allah ha guuleeyo muslimiinta Palestine Aamiin Aamiin
@user-nu1ul2gb4l
@user-nu1ul2gb4l 2 дня назад
Asc walaaleheena reer falastiin illaahay ha uqarqaaro aamiin yaa rabbi
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 2 дня назад
آمين يارب العالمين آمين يارب العالمين آمين يارب العالمين آمين يارب العالمين آمين يارب العالمين. اللهم آمين وإياكم يارب وايانا
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 дня назад
Yess. ❤. Waa. Guuuuleysanay. 🇵🇸🇵🇸
@Ayaano1993
@Ayaano1993 2 дня назад
Allow ajar kasii intii waxa labaxday somalido waa gob wlhi jecel Muslimimada
@osmanhassan7906
@osmanhassan7906 2 дня назад
nadara,waxan shiekha weydiin lahaa haddii xoolaha nool soo dhoofin Karan maadaama somalidu xoolaha qani ku tahay dadkuna hilib iyo protein u baahan yihiin insha Allah u gudbi shiekha arrintaas jazakumullah
@dodo6860
@dodo6860 2 дня назад
Wa fikrad fican lakin lama galinkaro Inti horaba rafax bey tala
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 19 часов назад
​@@dodo6860rafax maxaa ka wadaa
@dahirgelle5369
@dahirgelle5369 2 дня назад
Maasha Allah allaha ina barakeeyo magaceena soomaaliyeed kor allaha ka dhigo dhibkana allaha naga dulqaado oo dulinimada sh
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 дня назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 2 дня назад
Masha Allah Hadi yuhuud 26 nin laga dilay oo ay qirteen waa marki u Horaysay ee ay sheegaan yuhuud kumankun ba ka dhintay way qarsadaan
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 День назад
Hala gar gaaro walalahen Reer Gaza waa mesha ugu munaasabsan ee wax lagu bixin lahaa Allow nasri deg deg ah sii amin amin
@MohamedAdosh-bk2hw
@MohamedAdosh-bk2hw 2 дня назад
Lambarka sheikh noo soo dir
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 19 часов назад
Wuu soo dhigay xga u sareysa ka fiiri
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
@CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 2 дня назад
اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲
@user-py2pp3ko6t
@user-py2pp3ko6t 2 дня назад
Masha allah shiikh Allah habarakeeyo waxoow muujiyay magaca soomali
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 2 дня назад
Masha Allah wa sadaqo guleysatay weye, khair Allah siyo intii ka qabgashay.
@SahroSharif-dw8oh
@SahroSharif-dw8oh 2 дня назад
Allahu akbar Allahu akbar guul esta walalaheeno reer falastiin iyo somali guul mujahidinda reer gaza insha allaah
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 дня назад
Allaha ka badbaadiya cadowga gumeysi yahuuda iyo kuwa kale ee la jira reer Falastiin Allaha waxaa ka baryeynaa in 100 qoys ka badan inaan caawinya Allaha ka baryeeynaa Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@mohamedabdullahi6445
@mohamedabdullahi6445 День назад
Waan ku salaamay ustaad Nadaara adiga oo raali ah Qatar iyo Jarmalka warbixin naga sii ku saabsan dacaayada cup-ka Euro-ga ah oo Jarmalka ku ceebaynsan xagga garoonada iyo dadka sida loo kala haggo waayo cup-kii aduunka Qatar ayay ku dhaganaayeen hadda iyagaa ceebaysan Aljazeerana way ku dhagan tahay fadlan barnaamij inooga samee mahadsanid ustaad
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 2 дня назад
Allah ha dhameeyo yuhuuda iyo cidamadooda aaamiiiiiin yarabi allah haku riido khalkhal iyo arkagax aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi
@Gacanlibax
@Gacanlibax 2 дня назад
Maansha alaa ilahay haw gargaaro falastiin somali na dhibka haka korqaado iyo umada islaamka ahba
@ANassah-te3px
@ANassah-te3px 2 дня назад
Ascwb walaal. Guddidaa soomaaliyeed ee arinkaa fulisay waan hambalyeynayaa. Allaah ha ka abaalmariyo. Waxaad ii sheegtaa halka loo mariyey lacagta. Ma zaad ayaa loogu tuuray mise meel Qaza u furan oo wax walba u mari Karo ayaa jirta. Baarak'Allaah fiik
@bmaxamed48
@bmaxamed48 2 дня назад
Mansha Allah shiekh abdi xayi illahay kheyr hasiyo
@ahmedyonis7459
@ahmedyonis7459 2 дня назад
Somalida waa dad kheyrka jecel Alle nabad, midnimo iyo burwaaqo ha siiyo dalka iyo umada soomaliyeed Musliminta oo dhana Alle ha u gargaaro
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 дня назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show waan dhownahay qeyr sheeg insha allaah
@shandesabdi9739
@shandesabdi9739 2 дня назад
Allah guuuuul ha seeyo muqawamada allah ha u gargaaaro gesiyaasha dhulkooda xoreysanaayo aaamiiiiiin Aaamiiiiiin Aaamiiiiiin yaarabi
@abdirizakali5611
@abdirizakali5611 2 дня назад
Gabdhaha Somaliyed waligoodba waxay ahaayeen hooska ay halgamayaasha kuxiran yihiin. Xusuusta halgankii SYL dahabkooda ayeey u iibin jireen XORAYNTII SOMALIYA IYO SYL
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph 2 дня назад
Illaheeyow sh cadbdi xayi iyo inta Islam ka o damqaneeyso o gargaar walalaheen reer falastiin iyo yaman iyo dhamaan Iska o dhan yahuuda neh jabi insha allah
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b 2 дня назад
Asc.wallalyaal.ugurmad.wallalhiina.ay.carab.hilmaamtay.hormarso.waa.sadaqo.alaah.ayaa.malakaaga.wuu.barakoobi.falastiin.istaad.nadaara Rabi.haku.xifdiyo
@user-iu2vz2gy1t
@user-iu2vz2gy1t 2 дня назад
قال تعالي انماالمؤمنون اخوة اللهم لك الحمد ولك الشكر ياالله اللهم انصرنا نصرك الذي وعدت
@user-tk6eh9zw9g
@user-tk6eh9zw9g 2 дня назад
Aaaaamiiiiìn 🤲🤲
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 2 дня назад
Maasha,allaah sheekh cabdi xayi alle ha cizzeeyo
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 2 дня назад
Yaa Allah EEBOW ALLOW U GarGaar Maatida iyo Carurta Falastiin Gaar ahan Gaza Xamas Adigaa AWOODLEH NOOAJI Ducaada Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW SCW SCW
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 2 дня назад
Waa runtaa waan awoodi karaa intaa iyo in ka badanba.. Maasha,allaah
@abdifatahilkacase405
@abdifatahilkacase405 2 дня назад
Msha allah shaqo wanagsan ayay qabateen alle haydinka abaal mariyo idinkiyo iyo walalihi wax baxsaday
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 дня назад
Wcs wllken m sh allaah qeer Andaman eabi hakasiyo intii tabarucday kaamkas lodhisay falastiin ee wllo somaliyed kutabarucay illahey ajir hakasiyo iyagana dhibatada allaha kasaro oo nbd wrto rabi howgubedelo aamiin alloow nbd wrto usodeji falastiin iyo dhmn islmkodhan yrabbii
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 2 дня назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 2 дня назад
Salalaahu calayhi wasalam
@ayaanmaxamedcumar
@ayaanmaxamedcumar 2 дня назад
sallalaahu cayhiwasalam
@ayaanmaxamedcumar
@ayaanmaxamedcumar 2 дня назад
sallalaahu calayhi wasalam
@nestehamohame
@nestehamohame 2 дня назад
Masha alaah dadki sadaqadaas la baxadeye Ilaheye ajir Ha ka siiyo
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr 2 дня назад
Kusaliya nabiqeena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzehahmed-en4el
@hamzehahmed-en4el 2 дня назад
تقبل الله لإخواننا ولجميع المحسنين المؤمنين ولنا ولك اللهم ءامين
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 2 дня назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@mariyanjama6527
@mariyanjama6527 2 дня назад
Asc Nadaar. Jizaaka khyraa.
@tamaamxaaji4843
@tamaamxaaji4843 День назад
RABI HA U ZAA IDIYO SAMIRKOODA GUULNA HA SIIYO. AAMIIN.
@ashaali5033
@ashaali5033 2 дня назад
Masha alah alow barakey sheekhena cl xayi
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 дня назад
Asc mudane ❤
@fadumokheire742
@fadumokheire742 2 дня назад
Ma shaa Allah Waa helay numbarka Sheekh cabdi xayi Nadaara Allaha ku barakeeyo
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 дня назад
Wcs intii wax la baxday allaha ajarka siiyo soomaalida intaan heysana ducey diyaarla yihiin waxey la baxaana allaha siiyo soomaaliyana uurkooda allaha isu laab xaaro aamiin muqaawamada gaza noocyadooda kaladuwan allaha guuleeyo allahana mi deeyo cadowgana allaha ka qabto xuutina allaha la jiro inta ay garabtaagan yihiin rergaza falastiin ilaahey indha uma saaro maxaabiista ilaahey ha ka badbaadsho dhagarta ay u maleegayaan gaalada yahuudaa iyo xulyfadooda isu baheystay xasuuqa shacabka rergaza aamin
@Yasir1445
@Yasir1445 2 дня назад
اللهم كن لهم اخواننا المسلمين في غزة وغي في فلسطين جميعا
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman 2 дня назад
SLC AKHI SADAQO MA XUMA WARKA KALE WAXAD MODA IN NAFTU AMA QULUBTA DHEGAYSI MOYE SAMAYN ADIGA IYO WARKABA IN AY U ARKAN MID AMA AQONI KA DHIMAN TAHAY AMA WARBA INTA HEBEL SHEGO QOF SHEGESTISA WAR MODA
@chaneelkaqisoyinka7337
@chaneelkaqisoyinka7337 2 дня назад
Wariyaheen nadaar show lambarka sheekh abdixayi ayan kasugeeyna
@user-om7lv7du7j
@user-om7lv7du7j 2 дня назад
Xamaas guul insha allah yahuuda allah babiyo
@shamcena7314
@shamcena7314 2 дня назад
Allah ha u gargaaro reer falastiin siiba reer Gaza
@faaraxmaxamed6086
@faaraxmaxamed6086 2 дня назад
Aad iyo aad baan adiga iyo sheeq cabdi xayi iyo teemkiisa idinkaga mahadcelinayaa mashruuca GAZA ilaahey ha idinka amaal mariyo dadaalkiina
@abdi6533
@abdi6533 2 дня назад
26 Allhu akbar illahow jabi illahow gacanta sare sii mujaahidiinta
@ailabdulkadir573
@ailabdulkadir573 2 дня назад
Telefonka sh Cabdixyi ee kalmada reer Falastiin noo soo dhiga far waweyna ku soo qor mahadsanid
@meaktooni
@meaktooni 2 дня назад
Waa lasoo dhigy commenting fiiri
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 2 дня назад
😢😢😢😢😢 ilahow phalastine 😢u gar gar yaa allah 😢😢
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 дня назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
@fayomar9684
@fayomar9684 2 дня назад
mashalla 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️❤️❤️
@MARIYAAHMED-nv1np
@MARIYAAHMED-nv1np 2 дня назад
Videoga aa rabnaa inaan aragno xagee kaheli karnaa 😊
@user-pj2ht1sf8t
@user-pj2ht1sf8t 2 дня назад
Abuu ubeyda ma maqlay in soomaali ay teendho udhistay dadka falastiin allaha awood hasiiyo xamaaz
@guriceel7971
@guriceel7971 2 дня назад
insha,allah waa la xaawin
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 дня назад
Qofkasta haka qeyb qaata sadaqada Gaza umada Soomaali u sheeg insha Allah
@taajirxaajiadem
@taajirxaajiadem 2 дня назад
Mansha allah allah ha barakeeyo qofkasta oo Soomali ah oo ka qayb qaatay taakuleyn walaleheen reer falastiin waxay inaga baahan yihiin taakulo dhankasta ah qofkii awooda in uu tago qasa oo dagaalami kara ta hago Jano baa ku jirta
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 2 дня назад
Wcs❤❤❤allaah allaah akbar❤❤❤yuhuud falastiin ka carareysa waan sugaya isha allaah
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 2 дня назад
Inti wax ka geysatay alla qiyamaha ha ugu shafeco masha allh
@marianjelle7958
@marianjelle7958 2 дня назад
Jazaka allahu kheyran walalyaal
@abdi6533
@abdi6533 2 дня назад
Waa sax 26 waa ka badan yihiin yuhuud run masheegaan galo jabkeeda way qarsadaan
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 дня назад
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Sheik Cadulxayiy haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdijamacali9367
@abdijamacali9367 2 дня назад
Manshaa alaah sheekha ilaahay khayr haa siiyo Talabixin: Nadaara sheekha waxaan kula talin lahaa in aysan taladu ka Baahin oo ay xooga saaraan 2da kaam ee ay hada fureen
@ShigriArte
@ShigriArte 2 дня назад
Masha Allah Masha allaah sh c xayi iyo nadaara waad mahadsanidin
@user-oj3ug3jv8j
@user-oj3ug3jv8j 2 дня назад
Asc Nathara, wad ku mahadsantahay sida aad isugu xirtay oo aad u baahisay kaalmada somalida ee falastiin, waxaan ALLE kaaga baryeynaa inuu miisaanka xasanaadkaaga akhiro kuugu biiriyo.
@mustafexuseendaahir6796
@mustafexuseendaahir6796 2 дня назад
ALLAH HA UGU NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@FardosoHeybe
@FardosoHeybe 2 дня назад
Guulista goor walba falastiin guul
@mahadilkacase6323
@mahadilkacase6323 2 дня назад
Nadaarow taleefonka shaashadda soo saar waiting. Walba
@fadumamohamud5253
@fadumamohamud5253 2 дня назад
Sheekh Cabdi Xayi
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 дня назад
الهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 2 дня назад
Lambarka Sheekh C/Xayi shaashada soo saar, saas baa kuu dhib-yare .Mr:Nadaara.
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i 2 дня назад
ASC ASXBTA MELKASTA OO AD JOGTAN WAA BATALALE BODHARI BARBARA ILASODHAWEYA SUXUFIGENA RUUG CADAGA AH NADARA SHOW
@MulkiUbed
@MulkiUbed 2 дня назад
ASC NADARA WLLKEY WAXA NOSODHIGTA NAMBARKA SH C XAYI ISHA ALAH QER
@user-bb4dn2fo9z
@user-bb4dn2fo9z День назад
M.a wllahi wan ku faraxy ilaahay garabkooda hagalo❤💓💖
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x 2 дня назад
Masha aalah alx waawarfarxadle
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 2 дня назад
🥀ماشاءالله⚘️ تبارك الله🌷
@isxaaqboorow3457
@isxaaqboorow3457 День назад
Masha alh ilahay ha badbaadiyo
@munocadey9436
@munocadey9436 2 дня назад
Guul insha allah rer Gaza❤
@ismailegge3430
@ismailegge3430 2 дня назад
mashallah nadara horey usoco sxb
Далее
OVOZ
01:00
Просмотров 2,1 млн
Biggest Somali Mall In USA 🇸🇴 (Minnesota)
24:45
Просмотров 2,8 тыс.