Тёмный

War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay 

Maxkamada Calasow 24
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 163   
@SacdiyaYuusuf-qy7ct
@SacdiyaYuusuf-qy7ct 24 дня назад
اللهم صل على سيدنا محمد صلاه تحسن بها الأخلاق وتيسر بها الأرزاق وتدفع بها المشاق وا تملأ منها الافاق وعلى آله وصحبه وسلم صلاه دائمه من يوم خلقت دنيا الي يوم التلاق واسترنا بين يديك ياعزيزي ياخلاق
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 24 дня назад
Maasha'Allaah Tabaarakalaah hana waad ka raysan naagihii warka jeclaa ,Aada dheh ,Walalhi niyadaan ka lahaa,Waalid iyo ilmo yar in laysku dhagaysto baraha bulshada.
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 24 дня назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@samiiraabdulle3523
@samiiraabdulle3523 20 дней назад
Nin.an.wax.asig dhalin
@samiiraabdulle3523
@samiiraabdulle3523 20 дней назад
Adieu wax dharinayo adigan ilah garan
@hodanmohamed1516
@hodanmohamed1516 День назад
Way dhaaratay ku soco
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 22 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 3 дня назад
Cajib waye
@anascabdiqani
@anascabdiqani 24 дня назад
Ayeeyada jaleec iyo naxariis ma lahan hana mahadsaniid ❤
@hibaturahman2105
@hibaturahman2105 24 дня назад
inay nuur aabe dhahdo o jeclaatay wa xaq u ku leyahau qayra masuuliyon hadayba dhalen 20 kadib miyey u bahantahay intay yaraydba haday raadin sificn ha lo baro in inay sheegayan
@hamdiosman5243
@hamdiosman5243 24 дня назад
Waa gabar ciilan waana laga qaldanyahay
@user-ts4vk9gu8h
@user-ts4vk9gu8h 2 дня назад
Gabadhu waba caasiyad hoyaded Bay rabta iney cebeyso subxanalah waa aaqiru saban
@hodanfamillychannel
@hodanfamillychannel 24 дня назад
Scw
@AyancaynabBuraale
@AyancaynabBuraale 10 дней назад
😊😊😊😊😊😊
@user-oh8jl7nr9q
@user-oh8jl7nr9q 20 часов назад
Wax
@MohamedUbaha
@MohamedUbaha 24 дня назад
waa in gabadha kalsoni lasiiyo oo ladayeyo gabadha dhiiga halaguqan ciyo maadab ay in bada kalamanaye
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 24 дня назад
Waa yaab ninki dhaley asago sacudi la jogo sey nin an dhalin ugu dhiibtey su,aashas I weydi plz
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Yaab kaliya aaaa? Amakaag iyo anfariir walhy😢😢😢
@iidiid9529
@iidiid9529 23 дня назад
Aniga waxaa is leeyahay ninka nuur saga cunugta laharay si eysan yurub UGA dhuuman ilaa hadana rakaato ayuu kuhayaa . Nuur cunugtaa asagaa waalay asagaleh ninkaan kumadhalin nuur halaqabto cida. Aabeheed haduu leeyahay anaa dhalay why xataa DNA loogu diraa?
@leylomohamud940
@leylomohamud940 24 дня назад
Waa qasab in dna laqaado waayo ninka marka hore maxuu udhahay waa dhimatay hadana waa nooshahay ninka dhalay xaq buu uleeyahy inuy dhaho dna halayga qaado
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Goobjoog maa uahayd markaas .??? Ilaahay ayaa og xaqiiqo Kasta
@naadiyamohamed3495
@naadiyamohamed3495 24 дня назад
Hooyo gabar kamaqanthy oo somalia timid oo waxba raadinayn oo ayadii laraadinayo sheekadan sax ilama aha
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Waa sax e maamada dhashay waa caan ladhahay fahan
@XanaanXilkas-mu7yl
@XanaanXilkas-mu7yl 24 дня назад
Magaceed yaa yaqaano​@@user-sn5yz7vg8v
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 24 дня назад
Gabadhan DnA ha laga qaaado
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 24 дня назад
Waxaan aad iyo aad ugu helay siday hani u hadashay wlh saxiix
@mohamednuur6327
@mohamednuur6327 24 дня назад
Nacasad
@sacdiyajamac1478
@sacdiyajamac1478 21 день назад
asc walal shay iska warayso bal waxay nagu,soo kordhiso
@oneeshsuper7778
@oneeshsuper7778 24 дня назад
Maamada sheekadeeda hadan fahmay waxay ka hadlee qof sadex ay ka hadlee ma ayeeya ma wa hooyadeed saxdaah 😮
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 16 дней назад
Odayga Saruur ayaa runtasheegay, lkn kuwaani hadeey dhabtahay waxa ay kahadlayaan mexeey gabadhooda intaas uga maqnaayeen, markeey hooyadeed raadsan maagtayna mexeey u inkireen? Eedo war soconaa keena
@najma649
@najma649 24 дня назад
aamiin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 24 дня назад
Waa aduunyo gadoon meesh Hana Abukar iyo Dahir Calasow ummaddii Somaliyeed u gar naqayaan. Waa labada ugu shar badan baraha bulshada
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
HADABA WANAAGEY KA SHAQAYNAYAAN ALE HANOOSO HADEEYO AAMIIIIN
@user-qt8rj2lx2p
@user-qt8rj2lx2p 24 дня назад
Haa waaan yaabay😢
@hibaali4311
@hibaali4311 24 дня назад
Xaqa alllaha hanada tuso hana nakuduwo talo rabi kufilan
@bintiyusuf1590
@bintiyusuf1590 14 дней назад
Hadana ayaga ugu kheer badan wanaa gooda ayaa u jeedna hada wixii tagay wey tageen
@Xaawolul-vj3ol
@Xaawolul-vj3ol 24 дня назад
Xataa haduu hadalkaan run yahay wasax inay hooyadaasi dayacday gabadheeda waayo nin aad isqabtiin waxyar sidee ugu aamintay gabadhaada hadana asagoo gabadhaadii haya furiin uga dalbatay asagu waaba koriyaye kwaran haduu dililahaa halkee uraadin lahayd
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Sheekadaan maskaxdeyda ayey mash qulisay waaay illmo la dhalay 4qalad owaa weyn 1)) INAY KATAGTO 2) INAY SO RAADIN WEYSO 3)INAY BLOCK SAARTO 4)MAR 2AAAD BLOCK USAARTAY YAAAB
@MohamedUbaha
@MohamedUbaha 24 дня назад
Mama da ayeeydeda waxa naxariisakama muuqoto maxaytahay xaalada saan
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 24 дня назад
SubhanAllaah arinta waa wax ba ka qaldan
@maryami2299
@maryami2299 24 дня назад
Reerkaan kuli good waxbay Isla ogyihiin oo gabadha uga carat Ayaan Ninkaan aa aha sheegaa yo reerkaan yuu aaminina dhihi ha ka qaado gabadhaan
@XaliimoMaxamed-iq6nt
@XaliimoMaxamed-iq6nt 11 дней назад
Nuur jilboole miyaa isaga haysto sucuudi laga keenay oon hooyadeed la aqoon
@ubahali2129
@ubahali2129 24 дня назад
Hana abukar iyo dahir calasow ilahay umaada haakaqabto
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 20 дней назад
Masha alaah hana waa sax sis pravad waaye ee maaha hadal tiktok ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@fahmaali3542
@fahmaali3542 24 дня назад
Yaaab badanaaa, aduunkan wax walba aa lagu arkaa
@sahrociise
@sahrociise 19 дней назад
Mashallaah❤❤❤❤❤😂❤❤❤
@deeqofaaraxalasow2617
@deeqofaaraxalasow2617 24 дня назад
Maamada wexey ku dhaaratay iney gabadha dhashay lkn sheekadeeda waa iney san ayada dhalin 😮
@maryami2299
@maryami2299 24 дня назад
Gabadha aabahas laguma hubee reerkaan maxay uga cararayaan hooyadeed maxay uga caraysaa
@user-mp5bi5nj7i
@user-mp5bi5nj7i 24 дня назад
Ayeeyo benaa shege ma kudhahi kari lakin waxa shegayso waxba makajiro😂😂
@user-oh8jl7nr9q
@user-oh8jl7nr9q 20 часов назад
Seelooaaminaa
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 24 дня назад
Ayeeyo aan waligeed arag Ilmaha ay utahay waalidka Dhahaysa war hadal
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 15 дней назад
Adi ahalkaaga waa kuwaa.utak maxaad udiiday ???
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 24 дня назад
Dadka jaanis sii
@FarxiyoGaal
@FarxiyoGaal 8 дней назад
Gabadha wey qaldantahay hadii walidkeeda loo helay waxaa qalad ah walidkeed oo loo helay inee raacdo ayee eheed cidaanah wey soo koriyeen inee xariiriso eheed
@user-lt8to2ku6g
@user-lt8to2ku6g 13 дней назад
Hana wax fiican ayad sameysay masha allah guul ayan kurejeynaya
@luulahmed1869
@luulahmed1869 24 дня назад
aniga sacudigaa daganaa naagtan gabadha cideda ey ka qari jitay markii la wadayay ninkaan aqbey i haay eytiri waku wadaa markaan yurub tago biil wakuu so diraa yurub taktana balok ey saartey sacudiga markaan jogey waa badha aba malahan dadka dhihi jiran nuurka so koriyay waa sax hooyadedna yurub ey jogtay waliged soma radini gabadheda gadha yartana wasax bolok ey hooyaded saari jitay markii la waco
@mohamednuur6327
@mohamednuur6327 24 дня назад
Namaste
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 17 дней назад
Shekadaan wax badan ayaa is badaba marsan, runtana sidaan laguma xaqiijin karo aniga labada dhican waan dhageystey, Nuur iyo Hooyadaan hadleysa, lakiin waxaa aan layaabey dad is yaqaana ilmo dhexyala waliba isguursadey, in ay halakaan isku kala xag xagtaan,
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w 21 день назад
Habar gabadheda difaceysa ninka maxey ugaso tagtay ilmo hadey udhashay. Wamacqul lkn nin adan wax udhalin secml warkas soqorxiya beenta
@leylomohamud940
@leylomohamud940 24 дня назад
Walahi waaban yaabana gabadha gabar loo sheekeeyay inay tahayl
@umushuraim6426
@umushuraim6426 24 дня назад
Mamadan.warunted
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 24 дня назад
gabadhaa run sheegeysa aqligu ha shaqeeyo dad waaweyn la yahay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 24 дня назад
Naagtaan sharkeeda waa halis qof dhiban ayey dhib ku wadaa
@fatomoosman8342
@fatomoosman8342 18 дней назад
Waa gardarantahay hani
@user-ip7yt7oi1w
@user-ip7yt7oi1w 20 дней назад
@umushuraim6426
@umushuraim6426 24 дня назад
Gabadha.waa benley
@halimoyusuf8537
@halimoyusuf8537 23 дня назад
Way aad u Aminaynin
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s 15 дней назад
Waa.ehlu.naar.gabadha.tuurtay.illmaa.
@daawoprogramchannel9025
@daawoprogramchannel9025 24 дня назад
Waad dhaarisey
@AyancaynabBuraale
@AyancaynabBuraale 10 дней назад
Kkkkkkkkkk
@HawaAhmedwarsame
@HawaAhmedwarsame 24 дня назад
Aidan muran iyo qajacbeyraban sida ay. Gabadha ulhadshy
@user-ss9ll8jz9c
@user-ss9ll8jz9c 23 дня назад
Hooyioyinka ilmaha aysan Korin maba jeclee.
@user-ep7qj5wg8i
@user-ep7qj5wg8i 24 дня назад
Way dhaaratay
@samiiraabdulle3523
@samiiraabdulle3523 20 дней назад
Datura ma ahan et kakobi ha ordin
@ilhaanilhaan9165
@ilhaanilhaan9165 24 дня назад
Sax hana
@somalistar8261
@somalistar8261 24 дня назад
Naagtaan sixun baay u hadlaaysaa ciil baahaaya
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 24 дня назад
CEEBTEEDA MARKA LA KENEY AYEY BEEN ISKU DHAQE
@FayGulus
@FayGulus 21 день назад
Gabdha way khaldan thy ixtiram ahaaan qof wayn iney hlayeeyo dhahdo ba wngsn
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
ALE AYAA OG XAQIIQADA LAAKIN IN FAADUMO CSALAAN WHY AYEY CUNUGTEDA U INKIRTAY WHY HADII AY QALAD SMEYSAY MAR 2AAD QALAD USAMEYSAY O UXIRIIRIN WEYDAY MAR 3AAD BLOCK USAARTAY MAR 3AAD BLOC USAARTAY XAQA ALE HASOO DAAHIRIYO AAAAMIIIIIN
@user-cw6lw9xl8z
@user-cw6lw9xl8z 19 дней назад
Hanaa Habartan walan wexee moodaa in ee maxkamad joogto
@canabquruxsan5752
@canabquruxsan5752 17 дней назад
Reerkan wey khaldan yihin aad iyo aad
@khadraessa1265
@khadraessa1265 21 день назад
Caasi had waaye
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 24 дня назад
Maxey kudarsadeen ayada oo yar bey tuurte mesha ee joogto wax kutara cunugta hade dhib qabto meesha kuma dhagnaateen ee inadan dad aheen bey ogtahay
@safiaahmed3923
@safiaahmed3923 20 дней назад
Habaryaan Hana Abuukar ah Hamigeeda oo dhan waa 3500 daawaneysa oo kale Caku ssujuu oo gram gram ah
@hamdiosman5243
@hamdiosman5243 24 дня назад
Abaha in lawaco miyaa masa waa in ayaga gabarta lasoo raadsado oo lasoo sir sirto
@user-iv4pf4fe6c
@user-iv4pf4fe6c 21 день назад
Hade sidaas Lee dahy gabartee qashinka ku tuurtay maxaa legala hadlaa kac. Dheh
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 24 дня назад
Ayeeyada mexey tiri dhowr mar ayey hooyadu wax u dirtay weydiya? cunug yar oo ey dhaleen miyaa dhowr mar lagu sheegana subxanaAllah hadii markey yared qalad dhacay markey weynatey intey jireen cidan gabadhan maraban shalayna ma radsan hadana wey cadahay maraban😔
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
Sax waa la xabaal nololiyay walhy lacagi maxay staring yaa allaah
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 24 дня назад
Markey yareed ninkii hayay ayaa jiri wey dhimatay
@user-pp2xc2ce1i
@user-pp2xc2ce1i 23 дня назад
Xaqiq ani walidka 100 kiba 100 boqol qaldan
@maryami2299
@maryami2299 24 дня назад
Dhiig asagoon ka qaadin ninkaas aabaha sheeganayo yuusan qaadan
@user-jr7ol6ey1r
@user-jr7ol6ey1r 18 дней назад
Hadaan rumaysto waxan😂
@khadraessa1265
@khadraessa1265 21 день назад
Maxay ku diiday?
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 22 дня назад
Lakiin. Hana. Gabadha. Aad. Ayay. Uqaldantahay. Sideeba. Ayaydeed. Ulahadlaysa. Mamada. Ayadaba. Bariya. Oo. Hadalwanagsan. Subxanalaaha. Ayeyo. Xitaa. Umaqurto maymaqlaysa. Maxaaytahay qof. Wayn. Oo. Aanwaxkugalin. Ayaabakamudnayn. Xushmadaro
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 24 дня назад
Mamada war keeda macada wax badan baa qaldan, maxay gabadheeda usoo wadan way say oo uk keeni weysay
@barkhadhassan5061
@barkhadhassan5061 18 дней назад
Ninbaa guursaday aabeheed ma oga mid kalana ilmuu ka dhalay guurkasi saxmiyaa, taasina waxay keenaysaa caruur badan Ina ay dadkoodii kala lumaan
@hawadahir8035
@hawadahir8035 22 дня назад
Na hedhe maxkamad matihide hoyada hadey dharatay hadalka badan kadaa
@suldaanka7576
@suldaanka7576 19 дней назад
Maamadan gabdha madhalin sida ay udiidantahy dhaarta Aya laga garanayaa wlh😢😢
@user-pp2xc2ce1i
@user-pp2xc2ce1i 24 дня назад
calakuli xaal hooyada iyo abaha iyo mamadani baa waa qaldan yihin cunugtaa iyagaa dayacay see gabdha nin ay guursatay gabadheda ugu amintay waaa khayral masul fadumo
@FilthyMortals
@FilthyMortals 20 дней назад
Nagtan hadalkeda inuu sax ahen waa cadyahay Gabar aabehed joogo aan nin kale U dhiibay hadana 20sano Masooraadsanin markii hada magacoda lasoo qarxiyay ooy dhuma wayen EE raban inay ceebta iska reban cunug 20sano la korsanin AA la rabaa
@shuluksaturday8954
@shuluksaturday8954 21 день назад
Hani indha adakaa waxaad u malaysaa inay maxkamad ay fadhido
@hawayassin7172
@hawayassin7172 24 дня назад
Islantan gabadha madhaalin ,sanad iyo bar ay jirtay umaleen .wbt
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 24 дня назад
Hadey isku meel jogin sideey u oganee waqtiga rasmiga ah talefon iyo wadaxarirka hada jiro majirin
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 24 дня назад
Kkkkk marking hore maxaad issugu dhageysatay mamada iyo gabadha kkkkk hada may kulla xumaatay
@user-tb7nn1ef6b
@user-tb7nn1ef6b 22 дня назад
Babanana naag in ay qofdhariso allh kacabso
@Umusamsam24
@Umusamsam24 24 дня назад
Odaga hadalkisa manta arkay wuxu dhahy inta so kori alaha abaal ka raba lkn kulaha wa iney walidmo lacag dhiban ninka waxa ka daremay inu ninka saruurka lacag rabo
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w 21 день назад
Hana kabadbadinta joji
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 24 дня назад
TAN HOOYO YAN LOGU WECIN
@SafiyoXasan-jd2hy
@SafiyoXasan-jd2hy 13 дней назад
Sheegadan wxaan u fahmay madaama ninka gabadha looka tagay uuka rabay inay dhoofiso furiinkeedana looka badashay lacag reerkuna gabadha daryeel badan umuujin waayeen amuu godob ooga dhigayaa dhoofin la aantii uu waayey tankale gabadhu aabaheed bay rabtay oo aanba danba ka lhayn siiba reer adeerked reer hooyadeed iyo odaygii goriyey unbaa is hayee kuwaas kale iyaguna mxay leeyihiin?waa suaalee miyey naceen gabadha
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 24 дня назад
wAa wada been iygagoo dhan
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 20 дней назад
Story kasto Labada dhinac halaga soo dhageysto
@lunabob1373
@lunabob1373 24 дня назад
Naagtan Hanna la leeyahay dadka gumaysa ayey kuhaysataa.Who does she think she is to treat this woman like her property.😢
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 24 дня назад
Sheekadan meel ayey ka qaldantahey. Qof ayaa been sheegooyo.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 24 дня назад
HAWIYE NAGA CILMI BADAN WALHY KIISKAN IYO KIISKI TALIYE QOSLAAYE IYO KIISKII SAYID CALIBA WAA KIISAS SHAYDAAN MAAHA KIISAS INSI
@maxamedaxmed5071
@maxamedaxmed5071 17 дней назад
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GOLAHA OO LOOGA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA XEERKA SHAQADA SOOMAALIYA Muqdisho Luulyo,20,2024: Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo ahaa kalfadhiga shanaad kulankiisa shanaad waxaa shir guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 145-Xildhibaan, waxa uu ajendihiisu ahaa akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya oo uu soo diyaariyay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, waxaana Xildhibaanadda ay qodob qodob uga doodeen hindise sharciyeedkan. Dhinaca kale waxaa jiray Xildhibaano ka tirsan golaha oo guddoonka golaha u gudbiyay mooshin ama soo jeedin ku saabsan Hubka sharci darada ah, dagaalada sokeeye iyo dhowrista xasaanada Xildhibaanada, kaasoo ay saxiixeen 18-Xildhibaan. Sidoo kale Xildhibaanadda ayaa waxaa loo qeybiyay warbixinta akhrinta sedaxaad ee Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Xuquuqda Naafada Qaranka Soomaaliyeed.
@luulmaxamed2257
@luulmaxamed2257 21 день назад
Hana runtii waaruux wnaagsan
@leylomohamedabdulahi5232
@leylomohamedabdulahi5232 20 дней назад
Ninku moryansna
Далее
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
ELA NÃO ESPERAVA POR ISSO 🥶 ATTITUDE #shorts
00:20
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00