Waan aamunsanahey sidaa waxey raadinayaan waa sinwaan geed gaaban iyo mid dheer us reee galbeed isku tageen allah adaa ka awood badan ee u gargaar reer gaza waxaan waa ruwaayad yaan la amiin
😭😭Ilaahow dhibka ka qaad reer Falastiin ☝🏻🤲yaa rabi in sodas loo laayo dadkeeni anagana aan iska raaxaysanayno u soo hiili yaa allah Ilaahow 3000.000iyo ka badan ooga dhig yaa allah ducadeeni u aqbal ☝🏻☝🏻🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Alle ha ugargaaro walaalaheen Aamiin talaalka waxa kawayn ayay ubaahanyahiin talaal qiyaano ah waaye talaal waa kuu osaama lagu ogaaday meeshuu kujiri kana waa khiyaano qof aadili adana aad talaali waa waxa layaableh waxaa loo diiday biyihi iyo baad ki oo caruuta la talaalayo dhagax ayay caloosha ku xiran yihiin Maalin walbana waxaa si arxandaro ah loo dilaa raxan Ayaga ka mid ah waa caloolxumo aan loo dul qaadan karin waxa jiraa rabi tala ku filan
Wll mid ayaa jirta Xabad joojin kama dhacay Meesha la idhaado Israel 🇮🇱 Palastine 🇵🇸 sababto ah Waa dhul diimeed oo mid ba tiisa sugaya Christian Waxa uu sugaya ciise halka Yuhuda ay sugayan Dijal halka muslim ay sugayan Qiyamaha
@@Aragsan192 ururka freemazon Waxa uu u sameesan yahay in Dijaal uu soo dago dijaal Waxa uu soo dagaya Marka dadku ay noqdaan bilaa iiman oo waana shaqo imika la wado Waxa aad arkaysaa muslim lgbtq ah iyo muslim Israel taageersan iyo kuwa kale markaa Marka ay arkeen ciise ayey ka dalbadeen Waxa ay dooniyey isaguna Waxa uu qof ilaahay u daacad sida iyaga ay ka dooniyey Waxa in uu dulmiyo dad waa kuwii rabay in ay dilaan halka ilaahay kor u qaaday markaa Waxa ay rabaan mid Waxa ay rabaan u sameeyaan kaasina waa dijaal
War abdi xaafid waxa war farxadlee maha wa munaafaqadii reer galbeedka taqlal muxu sheekia bomba qu socdee iyo xasuuq waxba qu hos jira u damacsayihin mareykaku
Anigu waxaa la yaabay khayaanada reer galbeedka yaa la talaalayaa, hadii caruurtii la laayey waxana dhaawac yihiin intii kalena gaajo loo laayey waxaa qabaa waxaa soo galaya waa sidii loo basaasi lahaa
Yaa aaminayo in israa'il ay xabada joojineyso,waa iyagii oo gumaada caruurta, maxayna tari in canug maranta la talaalo berrina la laayo,sow tii ay burburiyeen goobihii lagu daweeyn lahaa? Marna ha rumeysanina in caruurta falastiin darteed ayan