Тёмный

"Waraabinta Geela waan ku jimicsadaa" Yuusuf Xaaji Siciid (Oday geel dhaqato ah) 

MM Somali TV
Подписаться 514 тыс.
Просмотров 108 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 20   
@adamjama3442
@adamjama3442 2 года назад
Maashalah qof shaqadisa u daacada kuna faraxsan. Shaqo xalala ilahay hakula garab galo.👏
@suliman4u
@suliman4u Год назад
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله لكم و بارك فيكم يا أيها الاشقاء في الصومال الحبيب
@ahmedayaanle7021
@ahmedayaanle7021 2 года назад
Qurux iyo macaankeed Rabi loogu mahad naqo hadaan laga masuugayn miibaa lahaan jiray Masha Allah Alle haku barekeyo Amin amiin
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 года назад
Illaahay hakuu barakeeyo xooga iyo geelaba Aamiin Aamiin Aamiin
@cabdimustafe4273
@cabdimustafe4273 2 года назад
Ibaraahim faarax macaaneeye suxufi sare hore u soco zxp
@awshan571
@awshan571 2 года назад
Wallahay waa halyeey 🥰raggeedi ✅❤️🙏👏🏽
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 2 года назад
Masha Allah
@buraale134
@buraale134 Год назад
Mashallah calool xita maleh Wana 80 jir cafimad qaba
@HamzamoussaI
@HamzamoussaI 2 года назад
Hadraawi u cod eeka Mansha allah
@madarcabdulle2519
@madarcabdulle2519 Год назад
axc
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 года назад
Tolay faaaido maka hayaa dad kafan looga iibin waayay na la aragye
@dhulgariir
@dhulgariir 2 года назад
Walaal kolay wuu ka hayaayoo waxaad ka aragtaa inuu yahay nin xoogiisa oo xalaal ah quuta Noloshu inta ifka oo qudha maaha Aakhiraa lagu waarayaa ninkii xaaraan iska dhawra
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 года назад
@@dhulgariir insha Allaah khayr baynu u rajayn reermiyigu kolay salaada iyo cibaadada way ku ilaawane
@nuhliban4375
@nuhliban4375 2 года назад
Wuu ka hayaa faa,iido waqtigaas buu xalaal ku gaadhay
@abwaansugun
@abwaansugun 2 года назад
Kolay bahalka magac mooyee mangac lagama helo maalinbaasta mooye
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 2 года назад
Riyihiinii meeye
@nourdabar4537
@nourdabar4537 2 года назад
66s
@AbdaalGood-ey1mr
@AbdaalGood-ey1mr 11 месяцев назад
Qarnigii 21aad geel la arooriyo oo biyo loo dadydayo aqoon xumo ilaa maxaynu jaahiliin sii moqonaynaa
@abdisalamatoshjibril8958
@abdisalamatoshjibril8958 2 года назад
GEELKA kulahaa wariyuhu kkkkkkkkkk Afsoomaaliga hala barto intaanan saxaafada labaran
@ahmedsamatar6887
@ahmedsamatar6887 2 года назад
Masha Allah
Далее
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 6 млн
QOYS DHIBAATAYSAN
5:06
Просмотров 766
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 557 тыс.